Тёмный

Xogta 3 Shaqsi oo Fowsiya kursiga kula dagaalamaya, & Rajadii Raila odinga oo hoos u dhacday, Guusha 

Suldaanka TV.
Подписаться 396 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Опубликовано:

 

29 май 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 88   
@baaricade3354
@baaricade3354 Месяц назад
Dowlad ii maxamed siyad bare ka dib waxas ugu wax qalad badan Mudane farmajo 🎉🎉🎉🎉🎉
@user-rz9yh8xz2s
@user-rz9yh8xz2s Месяц назад
Maxamad siyad allah unaxariisto. Waxbarasho bilaasha cafimad bilasha dad isjecel waxasosar badan warshado iyo magacdheer oo somali lahayd. Allaha inxaristo
@IsaaqHassan-zz7ps
@IsaaqHassan-zz7ps Месяц назад
Never give up. Never give Up. You will succeed inshallah
@ahmedaddow4875
@ahmedaddow4875 Месяц назад
Guud ahaan waxa uguficnaa adan cade allaha unaxariisto kuwa hada noolwaxa ugu fican shikh sharif
@ismahaan12
@ismahaan12 Месяц назад
Waxaan massage udiri lahaa Mudane Madaxweyneheeyga Forever MAXAMED CABDULAAHI FARMAAJO DHAL MAGAALO Welcome Again INSHAA ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏🙏💯✅
@safiyaabdullahi9862
@safiyaabdullahi9862 Месяц назад
Waa Mohammed Siyaad Bare absolutely
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 Месяц назад
Masha Allah waa maxamed siyad bare allah ha u naxriisto kuwa hada jira waa baqaan waana ila meereyso xukun markuu jira waa in shacabka is wada raacan waxan hada jira waa siyaasad guneyste OO AH KALA QEYBIYO XUKUN TASNA NAMA AN FACDO FOWSIYO XAAJI GUUL INSHA ALLAH
@hawaosman5599
@hawaosman5599 Месяц назад
Madaxdena, dhamantod,wasodadalen,Lkn,Madaxweyne,groilhada,mjiro,Adan cade,Allah unaxaristo, janadi,Allah gelsho
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 Месяц назад
FOWSIYO XAAJI HARI MEESO GUUL GUUL GUUL INSHA ALLAH
@user-eq1tq4it1l
@user-eq1tq4it1l Месяц назад
Xasan md wayne ma aha ee cali dheera kadhaw halkuu kuwadaana 9 mdw ayaakasoosarikara ee Aad ugudabagala❤
@user-ec6br2vr1r
@user-ec6br2vr1r Месяц назад
Guud ahaan waxaa ugu fiicnaa maxamed siyaad barre
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 Месяц назад
XAANSHI BUU QORE XASQN SHEEKH INEY SOOMAALIYA KANAASULEEN
@osmannur9901
@osmannur9901 Месяц назад
Waa Maxamed Siyaad Barre ,ma jiro nin la tartami kara .intakale waxey ahaayeen bilaash wax ma tarayaal ah.horumar iska Daa'e musuq maasuq ayey noo geesteen.
@ShukriIsmail-cc9nu
@ShukriIsmail-cc9nu Месяц назад
Allahaunaxariisto m s bare ❤❤❤
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Месяц назад
Aden cabdulle cisman Aden cadde waa mw ugu sharaf badan afrika waa mw demoqradiga u horeeya afrika oo dhan xasan ayax waa ninkii ugu magac xumaa dadkii iyo dalkiiba iibsaday sharaftii magaca soomaaliya god kuriday
@omarosmaan689
@omarosmaan689 Месяц назад
Guul foosiya
@bashirjama7626
@bashirjama7626 Месяц назад
Waa Mohamed siyaad bare
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Месяц назад
Foosiya xaaji Aden xasan ayax waligiiba shirqoolo hadhigo hakahadhin allaha Ku garabgalo adigaana Ku guulaysan insha allaah xasan dalka iyo dadka uu iibsaday foosiya 1
@user-dk7hh9iv9x
@user-dk7hh9iv9x Месяц назад
Waa jaalle maxamed siyaad barre
@hawaosman5599
@hawaosman5599 Месяц назад
Adan cabdule,wa,madaxweynihi ugu democracy, aha,udhabardegay,xoriyada,dalkena
@hirabmimiHii-nl1ui
@hirabmimiHii-nl1ui Месяц назад
FOSIA ADEN ALLOW garaabgal, sharafta somaliyeed kor uu gaad mamo🇸🇴
@cumarmaxamed233
@cumarmaxamed233 Месяц назад
Mahamed siyaad bare
@ahmedfarah1926
@ahmedfarah1926 Месяц назад
Maxamed Siyaad Barre Waa Madax Weynihii Ugu Waxqabad Badnaay KaaLinta Koobaad GaLay
@fadumayusuf-bt9qq
@fadumayusuf-bt9qq Месяц назад
asc waa shariif shiikh axmed
@tahaliilali2089
@tahaliilali2089 Месяц назад
Jale mohamed siyaad Bare
@MuuzeAli
@MuuzeAli Месяц назад
madaxwaynaha ugu saamaynta badan waa ilaahay how naxariistee waa maxamed siyaad bare
@MaryanHasan-fw5ht
@MaryanHasan-fw5ht Месяц назад
Siyaad bar Yaa gaarikara
@hawaosman5599
@hawaosman5599 Месяц назад
Waa,Aadan,cabdule,cisman,waa Boqorka,dimoqorsiyada,sharfta,mantakunaloneysa,Asaskedi,ninkikenay
@user-td2vy9zr3h
@user-td2vy9zr3h Месяц назад
Dr's Fowzia haday calaf ku leedahay way heli kartaa, wax Rabi kuu qoray cudwalba oo ishortaagtaa kaama baajin karaan.
@dahirnurjama4293
@dahirnurjama4293 Месяц назад
Xildhibaanad Fowsiya must not give up her ambition for chairman Africa Union.
@hasandiriyeabdifarah6379
@hasandiriyeabdifarah6379 Месяц назад
Waa pro. Hasan Sheikh Mohamud Calasow Aden (Carabey ama Aden-Jango ama Aden-Nasanjago) oo ah reer Imaam Mohamed Arwaq (Mohamed Waqron) oo ah imaamkii aan sugeynay oo aan Samali Somarin ilaa Imaam Ahmed Gurey wixii kadambeeyay, waa Allah Mahadiis in aan maanta Allah noodooray labagoor marlabaad, Aamiin Wabillahi Tawfiiq.
@IsaaqHassan-zz7ps
@IsaaqHassan-zz7ps Месяц назад
Foosiya xaaji Adan
@user-hc3nd1jz9l
@user-hc3nd1jz9l Месяц назад
Fowsita yussuf Haji guuul an urajeyna I.a
@MohamedMohamed-le7dd
@MohamedMohamed-le7dd Месяц назад
Madaxweyne Mohamed Siyad Barre
@muuseaadan7458
@muuseaadan7458 Месяц назад
Wa farmaajo
@SahlanAbdi-tn6cm
@SahlanAbdi-tn6cm Месяц назад
Waxa ugussmen badna mr mahamed siyad bare
@ismailabdalla7953
@ismailabdalla7953 Месяц назад
Keep going fowziya
@AhmedMiguil-is1xl
@AhmedMiguil-is1xl Месяц назад
Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ugu saameyn badan waayo waxaa la soo doortey 2 jeer isagoo dabadii dalku halis gali gaarey oo Formaarjo laga fara maroojiyey waana sababta mar labaad usoo noqdey.
@abdirazakmohamud5874
@abdirazakmohamud5874 Месяц назад
Gen.Mahamed Siyaad Barre iyo Farmajo
@ruqiyaxayeesi8048
@ruqiyaxayeesi8048 Месяц назад
Xasan sheekh hadaad fowsiya ka fuqi weydo ayaa ka fujinaya barlamanka.
@issackadan7702
@issackadan7702 Месяц назад
Fawzia..yay.harin
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 Месяц назад
Masiibo qaranimada iyo rajadiisoomaaliya goddheer buukutuurey
@mahmoudhassan8043
@mahmoudhassan8043 Месяц назад
Gen. Maxamed Siyaaad Barre. Allaha u naxariistee.
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 Месяц назад
DOWLADA WEY KU QASBAN TAHEY INEY KA JOOJININ OO FOWSIYO AY MATASHO SHACABKA SOMALIYED WAA U DUCEYNEYNAA INU ALLAH U FUDUDEEYO CADOWGEEDA HA DHACO GUUL QURAN AYAAN HORDHIGNEY XASIDKEEDA INSHA ALLAH
@ahmedmedwaismed2086
@ahmedmedwaismed2086 Месяц назад
Asc Suldanka tv Dawlada somalia haday ka tanaasushay tartankii kursiga, sidaad nooshegteen, fowsiya ayay ku matalaysaa tartankeeda dawladediiba tartanka kumajirtee ? Warkiinu siduu yahay.
@user-tb7qt2rn6k
@user-tb7qt2rn6k Месяц назад
Waa muxamed siyad barre Qabriga ilaahoow kuu nuur Waxaa ku xiga farmaajo Xabiibu malaayiin.
@user-eq1tq4it1l
@user-eq1tq4it1l Месяц назад
Waa fosiyo udaaya haa iliiskamadawlagaliyo xasan xaraash lacag haduu arko wuuqadan xasan diyaarad kuladhacdaydhe rag kafiican ayaakatagay tane
@Sarta100
@Sarta100 Месяц назад
Guul fowziya xasan sheeq ka fuq fowziys soomaali oo dhanaa taageerssn hadaa diido waa ks shalayn doontaa dub dambana laguuma dooran doono. Mar dambe ismaaciil geelle haka haro fowziyo..
@MaankaCade12-hv9zc
@MaankaCade12-hv9zc Месяц назад
Jaale siyaad
@abaraqoabaraqo4999
@abaraqoabaraqo4999 Месяц назад
Waxaa ugu saameen badnaa aadan cabdule aadan cade uguna wadanisanaa uguna daacadsanaa
@MaryamaHassan-go9xk
@MaryamaHassan-go9xk Месяц назад
Mohamed Siyaad Barre yaa u saamen badna
@issackadan7702
@issackadan7702 Месяц назад
MW..Mohamed.abdullahi.farmajo
@calibare1641
@calibare1641 Месяц назад
Madaxweyni uguwaxtarkabadnaa allahaunaxariistee waa maxamad siyaad bare intiika danbaysaysomaali dayacbeykujirtay nikiikuxagay waxqabad waafarmaajo wàayowuxunabadgeliyay hantidiiqarankaiyo tanshacabka kanuliitanawaaninkaboobay hantidiiqarankaiyotiishacabka waanaxasansh kiiugudhibyaraa waacabdiqaasimsalaadxasan walaahi anugumaihimareexaan amahawiyewaadhaartay
@ShamsoDahir-mj6sf
@ShamsoDahir-mj6sf Месяц назад
Mudane dal xoreeye xafdullah madaxweyne Hshm mudan e mar sedaxaad iyo inta nooshey dalka iyo dadku waa kuu bahanahay
@sour.candly7868
@sour.candly7868 Месяц назад
MW Maxamed Siyaad Barre Alle ha u Naxariistee Wuu soo Xiri Lahaa Ninkan Jeegada Dheer Badda Soomaliyeed inuu Leeyahay isagu Shaqeystay ismooda .......5 Calan maku Dhici Lahaayeen Dadkan Qabiilku Lafaha ka Galay......🤫🤫🤫
@user-du8cz6zr5u
@user-du8cz6zr5u Месяц назад
M.c.farmaajo
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 Месяц назад
Gabahaa soomaaliyey halays garabtaago
@issaahmed4949
@issaahmed4949 Месяц назад
Mohammed générale
@user-td2vy9zr3h
@user-td2vy9zr3h Месяц назад
Mw. Nool ee ugu saamaynta badani , waa Mw. FARMAAJO. WAA IINTA NOOL. INTA DHIMATAY, AUN. WAXA UGU SAAMAYN BADNAA, AUN. MW ZIYAAD BARE. NOTE: MIDNA KUMA IGU CIDMAAAHA.
@ahmedaddow4875
@ahmedaddow4875 Месяц назад
Maxaad ugareebtay madaxweyne Cali mahdi
@abaraqoabaraqo4999
@abaraqoabaraqo4999 Месяц назад
Walaasheen fowsiya waxaan kutalinayaa in ay tartanto ooaanay kaharin waayo waxay ubadan tahay in lagu xurmeeyo gabarnimadeeda waana gabar uqalanto in ay hogaamiso afrika
@abaraqoabaraqo4999
@abaraqoabaraqo4999 Месяц назад
Afarta waxaa u mudan mohamed c/laahi farmaajo
@IsaaqHassan-zz7ps
@IsaaqHassan-zz7ps Месяц назад
Ma nin baa gaadhi kara siyaad bare.
@MariamAd22
@MariamAd22 Месяц назад
Xassan sheikh ayaa uguu samiinbadaan uguna mudan madaxweynayasha sababto ah Labo mar ayaa lodootay madaxweynah dalka ', lkn dadbadaan waxay qaban farmaajo ayaa uguu sameynbadan madaxweynayasha nool, isla markas farmaajo dibdabe looma amiinidoono sababtuna fashilkiisa wa la ogaday hadda dadbadaana waxa ay amiinsanyihiin in farmaajo iyo xisbigiisu ay gacan saar dhawo ay laleyihiin kooxda khawarijsta
@adinandayow591
@adinandayow591 Месяц назад
Farmajo
@user-eq1tq4it1l
@user-eq1tq4it1l Месяц назад
Xasan kiniya ayaakadabeeya
@user-eq1tq4it1l
@user-eq1tq4it1l Месяц назад
Sxb waa m/c/hi/m/ ayuu ahaa ninka qabka iyo. Wadaninimada baa ninka haloodayo
@farahmuhamed2909
@farahmuhamed2909 Месяц назад
Abaa Siyad Aya Somali kadhigay Downlad awoot badan oo qeymo leh Manajiro Nin kalintisa buxin karo.Hada dadjoga waxa dhawenkaro xabibol malayin oo qaabka iyo military dhisay oo hada xassan uu burburiye
@zakariamaftux278
@zakariamaftux278 Месяц назад
Waa farmaajo waayo waxa uu sop celyey badi hawadi ciidankii oo uu dhisay qabkii soo maaliya oo uu soo celiyey gaalad oo uu meeliska saaray
@fadumaahmed684
@fadumaahmed684 Месяц назад
Cashurtas dowlada somaliya iska leh not Ethopia hut waa eeyo 1977 ayey rabta iyadoo kala daatey
@GadhkaXaaji-bz2cy
@GadhkaXaaji-bz2cy Месяц назад
Soomaalia.mw.waxaakanoqday.hawiya.iyo.daarood.waxaaloodarsanayaa.daaroodka.hawiye.waxbaaay.burburiyaan.daaroodana.waydhisaan
@AbdiEgueh-td5by
@AbdiEgueh-td5by Месяц назад
Waxaan u dirayaa muxamed farmaajo
@user-rx6pv4tc5p
@user-rx6pv4tc5p Месяц назад
Madaxweyne farmajo wey Yan
@sour.candly7868
@sour.candly7868 Месяц назад
Governatore ayaa iibsanaaya Baddihi Soomaaliyeed MW Wadanka oo Jooga see Awoodaas ku Yeeshay Baddase Ma Shaqsi baa leh mise Soomaali oo Dhan ............Dhaxalse Ma la iibiyaa............🤭🤭🤭
@AxmedGurane
@AxmedGurane Месяц назад
Farxiya FFFGGGGJJJJ
@user-hc3nd1jz9l
@user-hc3nd1jz9l Месяц назад
Dalxureya
@luulluul1427
@luulluul1427 Месяц назад
wariye aqoonyahan ah matihid waayo gabadhan FOWZIYO YUUSUF XAAJI AADAN WAA XILDHIBAANAD MIDA KALE BAARLAMAANKA IYO MADAXWEYNAHA YAA SAREEYA?
@bashirabdihirsi766
@bashirabdihirsi766 Месяц назад
HADII LARABO WIILKAAS NIJAASKA AH ODAGA INUU DILAA LAGA YAABAA FUSUQ AYUU KA BILAABEY SACUDIGA
@sour.candly7868
@sour.candly7868 Месяц назад
MW Maxamed SIyaad Barre ayaa ugu Saameyn Badnaa Wuxu ahaa Geesi waayo Ma Haweysan Cadow Wadanka intuu Xukunka Joogay itoobiya ugu Horeyso ...................Waxan laheyn Hal Calan 🇸🇴 .........Haddase 5 Calan Been ah ayaa la Yeeshay .........Aamarkiisa Cid ishortaagi Kartay ma Jirin balse Maanta Governatoreyaasha qaarkood Ma Maqlaan....inuu Soo Xiri Karo kii Amarkiisa Qaadan Waayo ayey aheyd..............
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 Месяц назад
MUQDISHO KALA CARAR AYAA KA BILABATAY AL SHABAB OO KU SOO FODLEH INAY DALKA QABSADAN.
@xajiibraahim316
@xajiibraahim316 Месяц назад
Waa xabiibul malaayiin maxamed ca.farmaajo ayaa umadda soomaaliyeed ugusaamey badan.
@ashahassan8878
@ashahassan8878 Месяц назад
Madaxweynaha ugu saameynta badnaa waa maxad siyaad bare mana jiro madaxweyne la tartami kara waxqabad iyo wadaniyad ilaa iyo haddana wixii uu qabtey yey soomi intifaacsaneysaa adiga naftaadu hadaan siyaad bare afsoomi qori lahayn maadan furateen RU-vid ka aad ku shaqeysanaysid inkasta uu khalad ka galay diinta ayna sababtey in qy waxqabadki8sii yareysa6 hadana 8lahay waa gafuuru raxiim aadenena wuu khaldamaa laakiin wixii ka dambeeyey madaxweynayaal maaheyn waxay badankoodu ahaayeen jawaasiis ay dawlado shisheeye keensadeen markalagareebo cabdiqaasim iyo farmaajo waxaana siyaad kusoo xiga farmaajo markaan saas leeyahay igama aha qabyaalad oo farmaajo iyo siyaad waxaa iga xiga madaxweyne ku sheegyaalkii xukunka soo marey qaarkood laakiin sida aan u arko xaqa yaa saas iila muuqda
@IsaaqHassan-zz7ps
@IsaaqHassan-zz7ps Месяц назад
Foosiya xaaji Adan
@user-ss2mg7lh2l
@user-ss2mg7lh2l Месяц назад
Farmajo
Далее
Самое Романтичное Видео ❤️
00:16
Zlatan embarrasses Speed 😂 #ishowspeed
00:32
Просмотров 8 млн
DEG DEG
17:13
Просмотров 3,4 тыс.
Самое Романтичное Видео ❤️
00:16