Тёмный

Xogta dahsoon: israel Burburki iyo Khasaarihi Kala Kulantey Gantaaladi Xutiyiinta 

Husein Kurdi
Подписаться 111 тыс.
Просмотров 16 тыс.
50% 1

israel Burburki iyo Khasaarihi Kala Kulantey Gantaaladi Xutiyiinta

Опубликовано:

 

21 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 19   
@abdihakimmohameddiriyesank1730
@abdihakimmohameddiriyesank1730 5 дней назад
Thanks Hussain
@SaedoMoha
@SaedoMoha 5 дней назад
Yaa salaam codkaaga waan jeclahay xuseen kurdi
@TaliyeDabaal
@TaliyeDabaal 16 часов назад
X kurdii ma ahan
@seed3966
@seed3966 5 дней назад
Oo ma dagaal yaa hadhsan umad dhan yaa lagu maaday 😎 yahuud allaah hajebiyo iyo inta caawinaaaya 🤲🤲🤲
@cabdiaadannanismastaana2110
@cabdiaadannanismastaana2110 5 дней назад
All hogta daahson wan idin slmy.
@ibraahinShariif-f1o
@ibraahinShariif-f1o 5 дней назад
Ilaahayaw iskudir yuhuuda iyo wixii ukaalmaynba ilaahayaw islaamka midee oo kadhig ul iyo diirkeed اللهم انصر اخواننا المجا هدين في غزة وفي سا ئر فلسطين اللهم انصر نصرا عزيزا مؤزرا 🇵🇸 🇵🇸 🇵🇸 اللهم ثبت أقدامهم وانصرهم علي عدوك وعدوهم يارب العالمين يا أرحم الراحمين 🤲 🤲 🤲 🤲 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸 guul guul guul xamaas ilaahay idamk 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
@cabdimacalin1844
@cabdimacalin1844 5 дней назад
Fadlan codka kurdi daruuri maahane barnaamijka adigu daahi ❤❤❤❤❤
@maxamedmuqtaar256
@maxamedmuqtaar256 5 дней назад
naalkaan waa lawaayay
@cabdimacalin1844
@cabdimacalin1844 5 дней назад
@@maxamedmuqtaar256 sxb sare
@kaysemohamed2004
@kaysemohamed2004 5 дней назад
Yaa kugu hayst in aad eheltihiin, ma muran baa ka jira, hor uga soco
@Fays2010
@Fays2010 5 дней назад
Mudane Kurdi inaan qaraaba ahaan kusoo gudbisaan akhbaarta waxaa ka wacan inaad professionalism kusoo gudbisaan.
@yousufsuleiman02
@yousufsuleiman02 5 дней назад
Xusen kurdi waan ku salaanay marka hore marka labaad maxaa muhim ka dhigay inaad sheegto qoraaga waxa ad isku tihiin inaad sheegto mahadsanid
@kaadhiM
@kaadhiM 5 дней назад
Hard man 🎉😊
@Somali_Geologist
@Somali_Geologist 5 дней назад
General hore oo iraaqi ah
@aminaabdi2192
@aminaabdi2192 5 дней назад
Walaikuma salaam
@yahyeyamyamoffial5460
@yahyeyamyamoffial5460 5 дней назад
Israeli waa ina dabka lasaaraaa😅
@ibraahinShariif-f1o
@ibraahinShariif-f1o 5 дней назад
Itoobiya warkeeda haba sheegin abwaan masarbaa timid iyadu haday waxqaban cruuta iyo hooyoo yinka hoosteed lugu cunahayay ayay wax uqaban lahayd kaaga darane iyadaaba ugu kaalmayn haysay inlagumaado walaalahood marka soomaali wax ay uqaban majirto danaheeda ayay wadataa marka soomaali xalkeeduu maxuu yahay ayaa taal xaqii qada markii laga hadli waa inay iyadu iskutashato oo midnimo muujiso oo ay iska dhaafto waxa kareebay qayrkeed ee guraga laga guuray fadhiisiyay marka hady midnimo muujiso cadaw kasta ayadaa ka adkaan insha alaah soomaaliyeey heeryada iska dulqaad oo cudurka dhaxdiina ah ee idn daashaday iska tuura ilaahay kayaa ba oo madaxa kor uqaada oo wax kalagarta ilaahayaw soomaalida midee oo kadhig ul iyo diirkeed aamiin xalku wakaa say ilatahay
@Aabe9
@Aabe9 5 дней назад
nio waa laku wayy
@ibbrahimkosaar1887
@ibbrahimkosaar1887 5 дней назад
İsrail waxa ku dhacay fashil aad u fool xun oo aanay ka soo kaban Karin waligeed waanay Çadahay in isku dhex yaacsantahay wakhti xaadirkan taaso ay sababayso 1 dagaalka daba dheeraday kaasoo ku riday niyad jab aad u wayn 2 dhaqaale burbur baahsan oo ku habsaday 3 dagaalka oo aan la garanaynin halka uu ku dhaman doono Sidaa darteed waxa muuqata İsrail in ku dhici doonto god dheer oo aanay waligeed ka soo bixi doonin umana dul qadan karto dagaalka jihooyinka badan kaga bilaaban Hada wixii ka dambeeyana waxa gudaha İsrail ka dagaalami doona caloshood u shaqaystayaal aan la aqoon meel ay ka socdaan Taasina ay ku keeni doonto dhibaato hor leh
Далее
How to split your drink
00:45
Просмотров 1,1 млн
Farmajo
18:46
Просмотров 3