Тёмный

Xogta Magacabista Asad Dinayo, SacudigaOo ciidankii Imaradku dhisay la wareegay,Sanbalolshe oo Nisa. 

Suldaanka TV.
Подписаться 422 тыс.
Просмотров 28 тыс.
50% 1

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Опубликовано:

 

11 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 26   
@ahmedshire1382
@ahmedshire1382 22 дня назад
Ariinta sucudigo u yiime somalia Waxan u malaynaaya,inay la xidhiido, shiidalka turkiigo ka qodaya somalia,waa ariin laga so Sheeqeeyey
@Sarta100
@Sarta100 22 дня назад
Asad waa u qalmaa taliyaha ciidanka booliska waxaan leenahsy hambalyo waa nin yar oo firfircoon geesil wadani ah sxb asad asoo haysta taageerida puntland iyo dhamaan maamulada kale iyo dowlada fedraskja asad muqdisho ku soo dhowoow .dalkaaga caasimadiisa..
@abdisheikh6094
@abdisheikh6094 22 дня назад
Waxaa la rabay in dadka soomaaliyeed la isu soo jiifo ee ma aha si laaluush ah jago loo bixiyo si qalalaase loogu abuuro maamulada hadda asad waxaa loo magacaabey in uu dhibaato ka abuuro putland iyadoo lagu xumeenayo deni arimaha noocan ah mid qof mas,uul ku dhaqaaqo. Maanta ka dib haddii dagaalo kacdhacaan putland oo uu asad ku lug yeesho yaa mas,uul ka ah.
@user-jo9iu2cm8c
@user-jo9iu2cm8c 22 дня назад
FARTAAG IYO SHANBALOOSHE WAA JAAJUUSIIN U SHAQEEYA ETHIOPIA ( OGAADA SOMALIYEEY )
@ashasalah2835
@ashasalah2835 22 дня назад
SUCUDI IYO IMARAAD, WAA SHAQAALE YUHUUD, HADDEY XINIINYO LEEYIHIIN, ILMADERTOOD AYEY YUHUUD KU DUBANEYSA, LABADOODO WADA JIRA, YEMEN OO MISNA ILMADERTOOD AH, AYEEY 5 SANO CIR, BAD IYO BARRI KA GARACAYEEN, HALKAASO CARUURTII YEMEN IYO WAYEELBA
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 22 дня назад
Ha ka reebin Qadar iyo inta saakooyinka wayn xirata
@ShucebAdan
@ShucebAdan 16 дней назад
miqalamaw diyan 7:04
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 22 дня назад
Muqdisho u diyaargarow calooshi-u-shaqaystayaal iyo Imaaraad haddii Diyaano bilayska loo dhiibay! Diyaano qas-wade!
@walchalowwalsugow2143
@walchalowwalsugow2143 22 дня назад
SACUUDIYA HADI AY SOO GASHO SOMALI GODIDA SHIDAALKA WEY UU DHAMATEY WAAYO MA OGOLO SHIDAAL SOMALI LAGA SOO SAARO
@MAOmar-oy2uh
@MAOmar-oy2uh 21 день назад
waa khalad iyo iskahorkeen Daruud , inta Sulub lagu bedellayo Diyano ma jago banaan buu waayey muxuu kufalayaa jagada inadeerkii laga eryayo ?
@ShucebAdan
@ShucebAdan 16 дней назад
miqalamaw diyan
@ShucebAdan
@ShucebAdan 16 дней назад
diyan makufikiray xalada dalka
@caaqilodawaa8794
@caaqilodawaa8794 21 день назад
Waxa nasibdaroah in uu xasan shikh u isticmalo P/ Lan sidi xasilonidaro iyo qalqal abni logalinlaha inu fuliyo. Asad Diyano oo cidamadi Bosaso jogay oo BS. inu dhaqale losiyo iyo musharoyin laguhowlgaliyo
@CashaCabdixasan
@CashaCabdixasan 22 дня назад
MAJEERTEEN UGU DAMBEES KU GUULAYSTAY IN OGADEEN KA ERYO XAMAR. JSL
@bulohus8548
@bulohus8548 22 дня назад
Jooji Adeb darada! Mj iyo og Xamar malahan ? 2991 dii baa - Laga eryey !!!
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 22 дня назад
1. Jagooyinka noocaas oo kale ah Majeerteen kuma qancaan! 2. Diyaano wuxuu Xasan Dhiiqo u magacaabay in Puntland qas iyo dhib laga rido!
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 22 дня назад
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was
@sahalAbdillahi-u6q
@sahalAbdillahi-u6q 22 дня назад
silidll😅😅❤lldli
@sahalAbdillahi-u6q
@sahalAbdillahi-u6q 22 дня назад
sil❤😅😂
@dr.mahmdabshir7760
@dr.mahmdabshir7760 22 дня назад
Ceeb duf ku baxe!
@aaminoculusow2124
@aaminoculusow2124 21 день назад
haa waa qalmaa waa nin wadani sh
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 22 дня назад
Been badanaa tuug
@user-rd9hw6bz5f
@user-rd9hw6bz5f 22 дня назад
Haddaad.been.sheeg.tay.sheegtay.mais.kawaddaa.weligaa.
@mohamedabdishire4356
@mohamedabdishire4356 22 дня назад
Wa Allah mahadis in Asad Diana Xassan Gurguurte u magacaabay taliyaha Booliska federalka si lo burburiyo Puntland waxan idin sheegaya in Asad Diana ay uga dhammatay Puntland sidi kuwi ka horrayay runtiisuna ay so baxday
@sahalAbdillahi-u6q
@sahalAbdillahi-u6q 22 дня назад
On est très social monar inattente suivre total la main tentarque c'est la vie péb c'est fâché et cuisine oh les affiches❤😮😊😅😮😂❤
Далее
Дежавю, прескевю и жамевю!
00:59
Почему не Попал?!
00:15
Просмотров 27 тыс.
Дежавю, прескевю и жамевю!
00:59