Тёмный

Xogta Xasan Sh Miyuu xilka ka qaadayaa Xamse Bare, Waa kuma RW Cusub, Musharaxiinta Galmudug oo… 

Подписаться
Просмотров 10 тыс.
% 425

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Опубликовано:

 

8 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 16   
@AbdifatahMohamed-g3l
@AbdifatahMohamed-g3l 4 часа назад
RW cusub oo ka imaanaya 2 beelood midkood Mareexaan iyo Dhulbahante
@Terza56
@Terza56 5 часов назад
War Hassan Qoslaaye caadi maha waaba ciyaalka xaafada RW Hamza maxuu haleeye yaab waaye😂😂😂😂
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 5 часов назад
Xasan gurguurte mahelayo nin ka jilicsan oo wuxuu doonayaa u samaynaya
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 2 часа назад
Yaa isgaaray jaale kkkkk
@mohamedderia3522
@mohamedderia3522 4 часа назад
Doqonoow waa tii uu Xasan Dulli ku tegilahaa,waayo RW cusub loo ansixin maayo marka labaadna hadii loo Ansixin waayo Gurguurte waa la dhacayaa, waana sida danta u ah Soomaalida.
@Cadeey12234
@Cadeey12234 2 часа назад
Xamse qaab daradiisa hanaga hor wareejiyo
@AminoHussein-c3e
@AminoHussein-c3e 2 часа назад
Umalayn mayo inumaanta joogo. Soomaaliya nin dhinaca saaraya xasan xaarash Qaran .
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 4 часа назад
Warya suldaanka tv aabah ki gabah toli jiray was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was malin iyo haban been ba la tagan tahay rwsr xamza cabdi barre xil laga qadayo wa shegadi ahmed fiqi xilka laga qadaya fashilki shirki wadatashika bey iska qarani yan
@nuradinabdi5192
@nuradinabdi5192 4 часа назад
Ahmed madobe & Dani o ka so hor jeestey figrada Mr xasan sheekh ma waxa mas,uul ka ah xamza? Mise siyaasad xumida madaxweyne?
@AbdiHassanabdi007
@AbdiHassanabdi007 2 часа назад
Acwb waa yaab dowlada xasan shiikh maxay talaabo uga qaadi la,dahay ( 1- dowlada imaaraadka oo maamul goboleedyada dabada ka riixeysa iyo Itoobiya ay ku taageereyso inay bada soomaaliyeed boobto 2- Itoobiyaan airlines inay ka sii shaqeyso soomaaliya isticmaashana hawada soomaaliya?), 2daas arimood bal ha la iiga soo jawaabo , mida kale suldaan tv waxaan kaa codsanayaa inaad arinkaan baahisid Adigoo mahadsan.
@MohamedAli-nm8oe
@MohamedAli-nm8oe 4 часа назад
Wuxuu keenayaa hamza2😂😂
@CabdullahiHawarwaaa
@CabdullahiHawarwaaa 4 часа назад
Imaaraati waa in dalka soomaaliya ay wadanka laga saaro maxaa yeelay waa cadow soomaali
@siciidmaxamed2281
@siciidmaxamed2281 Час назад
Xasan waa inu radsada rag danta somalia socodsin kara o u gasha sefta kala baxa
@MohamedmuuseJilacow
@MohamedmuuseJilacow 5 минут назад
War waas waa hadal ciyaaleed dadka beenta ka daaya
@Terza56
@Terza56 4 часа назад
Hassan Qoslaaye wax u kala ogyahay e naftiisa ayuu been u sheegay lkin in darbiga u soo taabto ayey egtahay