Тёмный

Xuduud Cajiib ah lagu ooday Ubaxyo ama Flowers oo u dhexeeya USA iyo CANADA 

Sola Portal
Подписаться 148 тыс.
Просмотров 6 тыс.
50% 1

Barnaamijkan xiisa leh waxaan ku booqday xuduudka USA iyo CANADA oo ku yaala magaalooyinka STANSTEAD CANADA iyo DERBY LINE USA, taasoo runtii ah xuduud cajiib ah oo ka duwan kuwa kale oo aduunweynaha ku yaala

Развлечения

Опубликовано:

 

23 июл 2023

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 29   
@shlmhd7386
@shlmhd7386 Год назад
Thanks solo portal barnaamijyada aad aya u jeclahay hore u soco bro guul iyo gobonimo
@abdulkadiralimohamud8994
@abdulkadiralimohamud8994 Год назад
Waa meel aad u qurxoon oo ay dhisteen dadkii lahaa. Thank you Mr Abdinasir sola
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Год назад
Waw was cajiib al cajiib Macalin salaam gobeed hawada kuu soo marinaa
@sadia_844
@sadia_844 Год назад
Sola welcome to Canada
@MrUkun
@MrUkun Год назад
Thanks Solo, great video as always!! We hope to see our Homeland (Somalia) to see one day like this, beautiful buildings, blue Skies, and very quiet place!!
@rufaiahmed8641
@rufaiahmed8641 11 месяцев назад
Macalin video ga aniga iyo caruurtryda ad ban ula dhacnay thnks ban ku lenahay
@SolaPortal
@SolaPortal 11 месяцев назад
Thanks
@abdisalaamabdi7980
@abdisalaamabdi7980 Год назад
Waaw m.a cajiib L.K.N Somalia goormee bilicdan yeshaney
@warsamaosman0894
@warsamaosman0894 Год назад
Waligeed mayeelanayso. Zoomalidu waa cawaan cawaankuna hore'umar masameeyaan.
@MrUkun
@MrUkun Год назад
Somali weligeeda ma yeelanayso, inta ay Qabiil iyo Qurun usku laaynayaan. Ayaga ha heshiyeen awalan. Sarahan aan araknay waxa dhisay dad wadankooda jecel, daacad u ah, lacak fiican la siyo, aan qabiil an aqoonin.
@mohamedabdirahman4269
@mohamedabdirahman4269 11 месяцев назад
runtii waa meel aad u qurux badan Sii nabad ahoow sola portal Toronto , callgary , montreal , Canada 🇨🇦
@daadirmuxudin1828
@daadirmuxudin1828 Год назад
Aad baad ugu mahadsantahay vlog aad u nacfi bdn ayaad inooso gudbidaah
@mohamedgindi907
@mohamedgindi907 Год назад
Zola illaaheey umahadceli baabuur mahadcelintiisa iska daaye
@truecomment3650
@truecomment3650 Год назад
SOLA BAABUURKAAN WUU KA HELAY maa daama yurub baabuur sidaan u waawayn oo raaxo badan aanu lahayn kkk Mahadsanid Be safe sola and drive safe ❤ from Calgary, Canada 🇨🇦
@budkaxaajichannel1568
@budkaxaajichannel1568 Год назад
Sxb way buuxan ford ayaa la dhahaa gaarihan naguma cusbo
@Dreamy-M
@Dreamy-M Год назад
Baryahaan laguwaayay 😊
@cabdiraxmanqasim5519
@cabdiraxmanqasim5519 Год назад
Ustad sola wad ku mahadsantahay dalxiiska aan kula qadanay
@SafiyoCismaan-zb7sm
@SafiyoCismaan-zb7sm 3 месяца назад
Si fican ayaad noogu adashay mahadsanid
@abdirahman125
@abdirahman125 Год назад
M. Allah ilike to travel around the world
@soomalnesebet4181
@soomalnesebet4181 Год назад
I live in Vermont state
@farhaanmacalin2220
@farhaanmacalin2220 10 месяцев назад
Ustaad Sola , Gaarigan aad buu u mahadsanyahay maxaad kawada 😅?❓ FORD Miyaad sponsor u noqotayna ?
@user-ss7ir3nd9m
@user-ss7ir3nd9m 10 месяцев назад
Macalin live good ka soo hadal company jira miyaa mise waa fake thanks teacher
@GaajoDiid
@GaajoDiid 11 месяцев назад
Solo legend 🇸🇴I’m new RU-vidr
@hassanmohamed8937
@hassanmohamed8937 Год назад
Solo hada qorax jòog bad ku noqotay Saabtuna waxad no shegtay goobta ad usAfraysid Casharadi Hollywood sidaas miyay ahaayeen Saaalama mudaane
@farhaanmacalin2220
@farhaanmacalin2220 10 месяцев назад
Goormaad isleedahay soomaalidu dhulkeeda sidano kale ayey ka dhigan doonaan ? 🤔❗❓
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 Год назад
Meelahan waxey u ektahay dhulka Shabeelada dhexe
@khadrayusufgelle2615
@khadrayusufgelle2615 Год назад
Hahhh gaadhiga maxad kaga naxsan tahay sole ilahay umahdceli isaga aya ku nabdkenaye
Далее
Macalin Sola iyo tala xumida Somalida
34:14
Просмотров 4,3 тыс.
Mr Hollywood in Johannesburg
29:40
Просмотров 5 тыс.
Your bathroom needs this
00:58
Просмотров 16 млн
This Is What Life Is Like In Small Town Iowa
25:50
Просмотров 651 тыс.
eVisa Kenya for Somali Passport holders
14:08
Просмотров 10 тыс.
Nimcaan Hilaac iyo Abdinasir Sola maxaa dhexmaray?
29:36
10 Most Isolated Towns In Canada .
13:39
Просмотров 549 тыс.
Garowe Online on Decale with SolaPortal
30:27
Просмотров 16 тыс.
Sola Travel Vlog London
29:23
Просмотров 19 тыс.
Пранк над Махачевым🥶
0:19
Просмотров 10 млн
I meet Mr.Beast
0:15
Просмотров 26 млн
Лимон жиросжигающий
0:21
Просмотров 1,9 млн