Тёмный
No video :(

Xukuumadda JSL Oo Beenisay in Madaxweyne Rayaale ka Baaqsan Jirey khudbad sanadeedka Dastuurigaa 

Kulmiye Party
Подписаться 67 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

#DEG_DEG_DAAWO
Janalkan Kulmiye Party waxaad si joogto ah ugala socon kartaa ama ka helaysaa Wararka iyo Barnaamjidyada Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE iyo guud ahaan xogaha dalka Somaliland.
Website-ka Xisbiga KULMIYE: www.kulmiyepart...
FACEBOOK- KULMIYE PARTY
/ kulmiye
FACEBOOK - Warbaahinta KULMIYE
/ warbahintakulmiye
FACEBOOK- KULMIYE MEDIA
/ kulmiyemedia
TWITTER- KULMIYE PARTY
/ xisbigakulmiye
Baraha Bulshada ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE:
FACEBOOK- Muse Bihi Abdi.
/ musebiihi
TWITTER - Muse Bihi Abdi
/ musebiihi
KULMIYE MEDIA OFFICE
Mahadsanid.

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 34   
@abuahmed5748
@abuahmed5748 Месяц назад
Waar kani Cid qabata muuna laheyn ama wax U sheega...waa Habeen dama!!!
@walaalahadaarudacwa8120
@walaalahadaarudacwa8120 Месяц назад
Asc waar Booyadani cidwalba miyay u jawaabaysaa cajiib Ahmed Yaasiin Iyo Daahir riyaale udub ayay ahaayeen iyagaa iska kaa og you are empty container
@abobasement346
@abobasement346 Месяц назад
Kani waa nice horgaleh kkk
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Месяц назад
Guul Qaranka Somaliland. Hoog iyo Baaba Somalia-Talyaani.
@VivaWNP143
@VivaWNP143 Месяц назад
xaar ka buux waaye kani
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 Месяц назад
dalka haduu ilaalinayo muuse cabdi dameer muxuu dalkii iyo badaii xabashi uga gatey
@MoussahassanWaberi-po1eq
@MoussahassanWaberi-po1eq Месяц назад
Wlhi wuxu u dhimanaya af xumo
@user-bx9zz7oz7p
@user-bx9zz7oz7p Месяц назад
Xaaraaye
@mahdimahameddiriye9992
@mahdimahameddiriye9992 Месяц назад
Isku xishoo ina buuniyoow!!!
@zahraibrahim6236
@zahraibrahim6236 Месяц назад
Imaka aya laso helidona madaxwayne riyale o qudbadi jedinaya niinka wayn maxa beenta ku kalifay subxanallah
@zahraibrahim6236
@zahraibrahim6236 Месяц назад
Dawladi dhaman mujahid buuni aya kanol ilahay cimrika iyo aqlikaba haku dayo amin Amin yaa rabi
@sultanc.kariim9366
@sultanc.kariim9366 Месяц назад
Mujaahid kaa dhac kaas aad leedahay wuuka nool yahay waaka ugu beenta badan awdalna 1 cod ka keeni maayo xaranbay ka tahay ina abiib ayaa ka badiyey umana jaabi karo wuuka cabsanayaa hadaba hadii kulmiye kaasi ka noolyhay hays dhiibaan waxba yaanay kaanbayn galin lacagta hayska haystaan way udhamatee
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 Месяц назад
😂😂😂😂😂 walee waa qoslay mujaahidkii sidaynu ku ogayn ma waxbaa laga badalay xil.m.abiib waa geesi wlhi shacabkii reer boorama ee maalinki dhawayd fagaaraha balaadhan kusoo dhawaynaayay ina abiib iskadaa buuniye wlhi in aanay xitaa muuse biixi oo madaxwayne ah dad intaa leeg waligii boorama kusoo dhawayn .. Ina abiib waxaa uu muujiyay oo uu dadka u cadeeyay in uu mulkiilaha gobolka AWDAL asagu yahay muuse iyo kulmiye midna aanay waxba u haynin oo ay waliba gacantooda ku ridayaan
@djamamoumin23
@djamamoumin23 Месяц назад
Buuni tuug qudhun saqajaan Amus doqon dhintaad teheee.
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 Месяц назад
jin dagaagey been badanaa
@abdirashidalidof8016
@abdirashidalidof8016 Месяц назад
been kunool
@OmarAhmed-fg7kc
@OmarAhmed-fg7kc Месяц назад
Waxan maqli jirey calol wayn iyo caqli meel mawada galaan warhedhe melxun bay kagashaye kolay waxa layidhi wano dhalanbaa ka adage bal ninyow sidan isku dhaan
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 Месяц назад
Caaaac bacaac
@EngasadAxmed
@EngasadAxmed Месяц назад
Baran baro .jiir xaarwal.waal
@saleebanshire1427
@saleebanshire1427 Месяц назад
Shaqadii aad qaban jirtay tan ma aheyn futooy 😮😮
@user-de6vw1rs6w
@user-de6vw1rs6w Месяц назад
Wiilkani Cid walba adhas buu kula yidhaahdaaye; Ina Abiib miyuu ka baqaa? Mise waa Ilma Adeer! Cahaba Rabbi!!
@user-dz6yq5fx2q
@user-dz6yq5fx2q Месяц назад
Buuni joog
@timroyacoub8369
@timroyacoub8369 Месяц назад
😂😂😂😂😂
@deeqahodanmo2823
@deeqahodanmo2823 Месяц назад
Waar ninkaasi waa geesi qaran buuniyow yaa kuyidhi u jawaaab anaga wuxuu noogu jiraa axmed yaasiin halka ina mooge.
@raageomar6000
@raageomar6000 Месяц назад
Bal hada maxaad sheegtey niyow ninkani xisbiguu la dagayaa yaa kaqabta
@raaidamaxamed2237
@raaidamaxamed2237 Месяц назад
Oo daahir rayaale makulmiyay moodeen waakuwan Kahadlayee waar rayaale ilaa gabadhiisaa wax laga sheegay nimankii waxaa sameeyay ayaa ayaa daahir rayaare maanta isku dhadhajinaya oo kulmiyaw hagal galanin waxaad galabsataa yaale
@user-vt7fk1kx1k
@user-vt7fk1kx1k Месяц назад
Jiir Bararay, Adigu ma’Afhayeen ayaad tahay , horgal xun ayaad tahay,
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 beenaale buuniyow Axmed-yaasiin sh. cali ayaanle waa nin kaa sharaf badan kaana sumcad badan adiga waxaad maalinkasta xag xagataa raga aad isku gobolka tihiin adiga oo lacag lagugu soo siiyo in aad maalinkasta soo caydo rag aanad gaadhayn
@user-rj8wo2qh5u
@user-rj8wo2qh5u Месяц назад
Business.waa.ina.xasansheekh.mmaxamuu.shaqaalihiisi.hore.ayuu.ahaa.xamar.markuu.joogay.
@ahmedgurayport9736
@ahmedgurayport9736 Месяц назад
idoor waa laangaab, Waqooyi galbeed from Wajale to Berbera 35% waa Gadabursi iyo 15% oo somali kale ah, togdheer 30% waa Dhulmahante (buhodle). Laangaab hadal badni bay nagu qabsadeen. way dhamaatay
@sagiimamoula2263
@sagiimamoula2263 Месяц назад
Silkii hooyada ba meel kusheeg xanfajo iibujii kakkaka guudabuur adoon bu u ahan dona Issaq abidki kkakakaka
@ahmedgurayport9736
@ahmedgurayport9736 Месяц назад
@@sagiimamoula2263 emotional idoor
@deeqahodanmo2823
@deeqahodanmo2823 Месяц назад
Waar waa 1% hadana waa laandheere banaan degay
@user-dc7kk3bi9p
@user-dc7kk3bi9p Месяц назад
Guul buuni nin rageed
Далее
🫢 #tiktok #elsarca
00:11
Просмотров 4,4 млн
لدي بط عالق في أذني😰🐤👂
00:17
Просмотров 3,7 млн
3d printed demon core vs real
00:24
Просмотров 7 млн
🫢 #tiktok #elsarca
00:11
Просмотров 4,4 млн