Тёмный

XULKA FANAANIINTA MUQDISHO IYO BARNAAMIJKA CIIDA 

Balanbaalis Studio
Подписаться 987 тыс.
Просмотров 355 тыс.
50% 1

Hoyga Murtida Iyo Madadaalada
Balanbaalis Studio Mogadishu Somalia

Опубликовано:

 

17 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 443   
@maqdisbidhan1255
@maqdisbidhan1255 4 года назад
hablaha Muqdisho o fananiinta ah wlahi wa hablaha ugu asturan hablaha somalida ee fanaaniinta ah Keep Going my singers Somalia Music's
@amaaljaamac3480
@amaaljaamac3480 4 года назад
Really walhi Tasan been ahyn
@nafisobaxsanofficial7330
@nafisobaxsanofficial7330 4 года назад
Asc balan baalis hambalyo guleysta aabidkiin
@badriyaahmed1511
@badriyaahmed1511 4 года назад
Wll wa run way asturan yihn lkn iyago sa u astutan un bay hadana danada ruxayan bisinke hada hady nga dayan way ficanan lahyd
@ubeydyarre757
@ubeydyarre757 4 года назад
Aad iyo aad dhaqankii iyo asluubti bey wali heestan masha allah
@filzanwiilotube6620
@filzanwiilotube6620 4 года назад
Somali maxamed fadlan dar ilahay igu saara allha idin sharfo
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 4 года назад
Kusaray adna saar is dhafsi ceeb miya
@filzanwiilotube6620
@filzanwiilotube6620 4 года назад
@@anfacdadkaagaofficial6479 ku saarey wlshey
@abdiazizali7555
@abdiazizali7555 4 года назад
Maxa lagu saraa
@xaliimoducaale514
@xaliimoducaale514 4 года назад
💗💔💔💔💔💔
@marwonashaad1665
@marwonashaad1665 4 года назад
Shaadiyo io xaajigeda io ayaan wadani io wiilka LA qaadayo io Gbdha u dambeyso❤👌 yaa igu dooq ah☝
@naciimoaamir1099
@naciimoaamir1099 4 года назад
Wlhi aniga 🤣
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 4 года назад
Aniga👌👌👌👏👏👏
@naimanuur6073
@naimanuur6073 4 года назад
Inta shaadiya Sharaf iyo abdi fiyax hestoda ka heshay like isaara thanks 💖✌
@anfaccabdi676
@anfaccabdi676 4 года назад
Waaw shadiyo iyo zeygaada codkina allh idiindhafo
@abshirdaud8070
@abshirdaud8070 4 года назад
💯💯💯💛💛💛💚💚💚💙💙
@fatxicadey6366
@fatxicadey6366 4 года назад
M.a Hogaamiyaha Muqdisho Dayax Arkaa Dhaman fananinta reer muqdisho Sidaa u midowden waa wax lgu Farxo runtii 👏👏👏👏👏✅
@mxali6824
@mxali6824 4 года назад
Woow faniinta reer muqdisho masha allah❤❤💋🇸🇴
@samiirahussein9032
@samiirahussein9032 4 года назад
Sheydaan manki analagu sofuroya ilahow nagu shartir insha alah 🤲🤲alow naga yel kuwi qatumo suban kudisho insha alah alow sonka iyo salada naga aqbal ya alah alow qatumo xuman kamagan galnay😭
@libanibrahim2979
@libanibrahim2979 4 года назад
Inkaasto fankaa faaido la heen bal fiire hablahaa iidor iyo hablahaa somali xamar diintaa iyo a sturaan ka muqdaa 🇸🇴❤️🤙🏼
@amiiraaragsan3661
@amiiraaragsan3661 4 года назад
BAladan dabada meer meerinaysaa asturan miyaa Hablaha isaaq qurux iyo haybad toona gaadhimaayaan balada kalyayaha buurbuuran hhhh
@zakariyeofficial5467
@zakariyeofficial5467 4 года назад
@@amiiraaragsan3661 hhhhhhhh inteh ku soxanuntay huno runta miyaa didasa neh aniga qabiil shagimayo lkn waxaa layahey hablaha somaliyat ee joogo hargeysa sidaas isku dhama 🙏🙏🙏🙏🙅‍♂️
@shaadiaofficial7006
@shaadiaofficial7006 4 года назад
Hooyada caqli xumada kawase hablaha afka kalabax kuwa qurux iyo style cidi ku gadhimayside nagahan futada iyo naasaha social media ku dhameyay bila akhlaqda miyaad hoos dhigaysa hablo illahay sharfay orod niicda meelaha laad laxyay ciyaysa
@poqoradareersheekhisaxaaq8601
@poqoradareersheekhisaxaaq8601 4 года назад
Hhhhhh illaahay ba qurux aanu ku xaragoono nagu manaystay Hana cayuumin 😂
@amaaljaamac3480
@amaaljaamac3480 4 года назад
@@amiiraaragsan3661 Qurixi Waa tiiqarson Hablaha Reer waqoyi quruxdi sikhaldan bey ufahmeen
@jijoeilmichannel728
@jijoeilmichannel728 4 года назад
maasha alaah waad ka baxsateen reer muqdisho horay usocda laakiin faanaaniita labiska halaga dhiso sida reer hargeeyso ❤️❤️❤️😍😍❤️❤️
@wllalpuyol4085
@wllalpuyol4085 4 года назад
Inta cabdi wali heestiisa kaheshay like Team Blanbaalis Studio Idin jeclahy
@fuaadcalixaashi7119
@fuaadcalixaashi7119 4 года назад
Xaaska dayax farxiyo inta sugeesay oo weysay like iisaada
@abdiaziz8036
@abdiaziz8036 4 года назад
Muqdisho waxay iska celisay Hargeysa xaga gabadh wa top cod macaan 💙 Wax hogaamineysa gabadhii ka soo baxday Tartarkii .Marka laga reebo wiilka ka soo baxay ,dayax iyo maxamed inta kale waa in la soo dhisaaa..
@leylaabdulkadir3257
@leylaabdulkadir3257 4 года назад
Balan balis thank samii cadde laa antaa abaar waxa tahay bilicdii casiimada muqdisho 💗💗💗💗💗
@Muqdisho669
@Muqdisho669 4 года назад
keep going reer muqdisho Dds Ayaan idinka soo Salaamayaa Gobolka Abwaanada Ee Doolo Soomaaliya waanu Jeclahay Reer DDS Ahaan One ☝️ Love ❤️ Somalia 🇸🇴
@ubahisse5337
@ubahisse5337 4 года назад
Masha Allah cilaanle wakaqaday walal jira anaga xaa wajacelnahy walalahena jigjiga viiv one love
@abdiasma9844
@abdiasma9844 4 года назад
Keepgpin gree
@nahaaldiamond7786
@nahaaldiamond7786 4 года назад
Wale Wales helay jecliya magaladeda io dadkeyga muqdisho cdy 👌👌👌🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤💖💖
@qamarmacalin3062
@qamarmacalin3062 4 года назад
Thanks Queen
@ismaadde9427
@ismaadde9427 4 года назад
balanbaalis hore usocda fanka muqdisho kor baa uqaadeen👏👏👏
@fadumosalahabdullahi8171
@fadumosalahabdullahi8171 4 года назад
Wow shahadiyo iyo cabdifataxa❤️❤️❤️💯💯💯
@Ronaldothegoat73
@Ronaldothegoat73 4 года назад
Inta meesha ka heeseyso waxaan ujeclahay cabdi wali iilama sinid fanaaniinta kale iska hees looma heeso insha allaah waxaan kuu rajeynaa asaaga inaad u horeyso fanaan lagu daydo inaad noqon doonto nastexo dayax ayadana waan uhambalyeeyna guruubki tartanka labadiina baa la idinka soo xushay waadna uqalantaan keep goning ❤❤❤❤❤💕💕💕💕💕💕💕❣❣❣❣❣
@bakarrabdirahman9999
@bakarrabdirahman9999 4 года назад
Woow fanaaniinta reer muqdisho ilxun idiin ma aragto masha Allah
@zuldanking5015
@zuldanking5015 4 года назад
Saami cade Gacanta allow ku barakeY ciida inta karantiiL ikula jirto sideda oo klo yan lawada modan wllken sami cade 🔥✊🙏🏿
@abshirmohamed5899
@abshirmohamed5899 4 года назад
Ya salam salimnaa minal balaa xamar wad uqalanta caasimada dalkena wacan 🇸🇴❤. Viva hobolada iyo caasimada dalka.
@abdifitahqorane8258
@abdifitahqorane8258 4 года назад
Sidii hore maad yar dhaami I like it 👍
@princessayanaragsan4243
@princessayanaragsan4243 4 года назад
Aar Xamar dhar Ma yalaan wlh Wxaz oo dhar ah Shaadiyo sharf dharkeda wxka zhidan maleh♥️🔥
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 года назад
Mashaalaa waangaranaye biliis walalaha somaliyeed cidaan ahan nama dhagaysato marka biliis isara sheer
@ramlacabdi4852
@ramlacabdi4852 4 года назад
Eshcalaa hesta musiceda waka heley wlhy inanka alle faraha kaama gooyo musicada tumaya😘❤❤❤🙏
@nitaqurux8257
@nitaqurux8257 4 года назад
Shaadiyo iyo abdifatah Ayan iyo kobciya Inta ayan ka heLa KowakaLn kama marno FanantinTa Reer Muqdisho Abid jira
@maxamedamiin448
@maxamedamiin448 4 года назад
Shaadyo iyo jclkeda baa ogu shidan m.a❤❤❤❤💋👌
@maankadeeqa2486
@maankadeeqa2486 4 года назад
My dhiiiiiga ayaan wadani fanaanadeena hor mar wacan ina adeerteey❤️❤️❤️❤️❤️❤️iyo sakariye kobciye iyo shaadiyo iyo abdifitaax❤️❤️❤️👏👏👏
@ahmedabukar4687
@ahmedabukar4687 4 года назад
Cabdi wali horay usoc
@nuuriyoali2323
@nuuriyoali2323 4 года назад
Ayan wadani yey somali kathy walal
@faadumoaxmed8481
@faadumoaxmed8481 4 года назад
nuuriyo ali Soomali waxay ka tahay soomali Maxamed, soomali maryooleey Kastee
@mustafcarab7327
@mustafcarab7327 4 года назад
Cabdi wali hormar wacan Sami wa ciltiraha fananin Yar Yar
@umumucadyare3101
@umumucadyare3101 4 года назад
Gabadhahena qaliga viva muqdisho caday
@aymanabdullahi8009
@aymanabdullahi8009 4 года назад
232 dayax sida oo wiilka yare cabdali la dhaho sida gadal uga so waday waa ilbaxnimo iyo garasho cunuga yar unknown ayu iska dhagaya inkasto una fanka mudnayn in la isku dhirigaliyo hadana qofka marka oo uso ban baxo waxa mudan in karti loo yeelo. Dayaax👍
@honycad3631
@honycad3631 4 года назад
Wiilkaas dayax caaanimo ugama baahna codkiisa ayu fanka ku jooga
@dheemansheikh4219
@dheemansheikh4219 4 года назад
Shaadiyo sharaf VF Afitxa 😍😍😍😊💯🔥💯🔥✌️✌️🔥🔥❤️❤️❤️😍😍
@ubahisse5337
@ubahisse5337 4 года назад
Balanbalanlis hor marka magalada muqdisho one love xulka fananinta xidigaha muqdisho keep going my brother my city muqdisho cadey I m from mareykan and from muqdisho
@istarcawad2132
@istarcawad2132 4 года назад
Waaaaaaaaaaaaaw faniinta muqdisho ayayooo eshcalaaa daaadax kal iyo laab ❤🙏❤🙏❤🙏❤🙏❤🙏❤😘😘😘😘
@zackhusein9606
@zackhusein9606 4 года назад
Sanadkan mugdisho another level Dayah humble man Finest couple shaadiyo iyo abdifatah
@amirabukar2913
@amirabukar2913 4 года назад
6:03 fanaanada magaceed cod bey heysaa masha allah caadi maahan Heestasne waa hees loo dhan yhy cod Erayo music intaba ,
@quruxsanfiicanbadn6131
@quruxsanfiicanbadn6131 4 года назад
Qoftaaan muna miski mahoo dhmaan fanaaniita mugadisho boqortooyo 🥰👑🥰👑🥰👑🥰👑🥰🥰👑🥰👑🥰👑🥰👑🥰❣❣🥰❤❣💕❣💕❣🌹❣🌹
@abdirahmanabdulle7555
@abdirahmanabdulle7555 4 года назад
Waaw cadi mahan fanaanba muqdisho usoobax day horay usocda
@waligaawanaagsanow1875
@waligaawanaagsanow1875 4 года назад
Dayax dalnuurshe Ayaan wadani iyo wiilka laqadayo ...cajib ♥️ Haka reebin muno miski iyo tobanle
@bileabdibile2855
@bileabdibile2855 4 года назад
Masha allaah waa barnaamij kalacsan 💟💟💟💟💟
@munashire1150
@munashire1150 4 года назад
Hees shadiyo iyo c fitaax caadi maaha iyo wiilkay yar c wali yaa ila arkay
@h.yahyemohamed2894
@h.yahyemohamed2894 4 года назад
Nasteexo dayax abdi ❤
@fathumaupdimoha1110
@fathumaupdimoha1110 4 года назад
Omg *Shadia* and *AbdiFatah* top❤
@fardowsadiriye9350
@fardowsadiriye9350 4 года назад
Ish Cala wiil ❤️❤️❤️👌👌👌👌👌👌👌the best video
@husseinalhaji7228
@husseinalhaji7228 4 года назад
Ninkaa yaree cabdiwali kingeero hadii larabo inuu soobaxo hoyga fanka keena HARGEYSA anagaa udiyaara
@abasskhanbarrow482
@abasskhanbarrow482 4 года назад
fanka somalida..masha Allah ..we can wait enough to see it on eid inshaa Allah
@apdirizaknaik593
@apdirizaknaik593 4 года назад
Shadiya sharaf and abdivatah .........waiting
@xalaawinevergive-up5924
@xalaawinevergive-up5924 4 года назад
Abdiwali yare is nice soo soco abdiwali
@ridwanruuxiofficial8967
@ridwanruuxiofficial8967 4 года назад
Maxamed tobanle in uu catobay cidii aragty like isara
@TheMaestro8
@TheMaestro8 4 года назад
Gabar maatahay xaa kutusay waxaas?
@ayuushiftin6416
@ayuushiftin6416 4 года назад
Waa runtaa wllhi
@ridwanruuxiofficial8967
@ridwanruuxiofficial8967 4 года назад
@@TheMaestro8 haa wll gabar
@munacabdullahi3710
@munacabdullahi3710 4 года назад
Masha allah fanaanin aan ku faano waxaan aad iyo aad ugu farax sanahy faanaanin somaliyeeg waan idin ku faanaa allah ha idin xafido fanaanin keena guul marwaliba balan Calais studio adiya nah hormar wacan ayaan kulee yahay walaal mcn 🙋🙋👌👌👌👍👍👍✌✌✌🖒🖒🖒👈👈👈❤❤❤❤
@munacabdullahi3710
@munacabdullahi3710 4 года назад
@@Balanbaalis adaa mudan walaal mcn hal su aal ma ku weydiin karaa adoo mahadsan waxaan kaa rajeynaa jawaab insha allah walaal iyu qaali ah ❤❤❤👍👍👍👌👌👌
@ahmedgeele6141
@ahmedgeele6141 4 года назад
Horey uso balanbaalis studio Horeyna uwad hawsha aad bulshada uheyso
@yarkaxamarlehwaaye1171
@yarkaxamarlehwaaye1171 4 года назад
Waxaan ahay qofkii afaraad like ii saar cafimaad ku ciida somaliyey
@yoman4950
@yoman4950 4 года назад
Dayax dalnuurshe 💗
@hibohassan8939
@hibohassan8939 4 года назад
Dharka dhalaala ayaan reer muqdisho kunacayi
@farhiyomohamed7140
@farhiyomohamed7140 4 года назад
like iku cawiya bilacag somali maxamed qasatan Balanbaalis maqal ma jira hello Balanbaalis maqal majira like dhac dhac iku siya blz 💙💭💙. 🥰🙏
@xamdawardhere3922
@xamdawardhere3922 4 года назад
Masha Allha wallhi waan ku faraxsanahay fanka muqdisho
@nimcocabdi3432
@nimcocabdi3432 4 года назад
Shaadiyo cabdi fitaax see labiska ugu dhistay eeg waxuu shaati weenaadaba
@jihanosman9925
@jihanosman9925 4 года назад
dalnuurshe garashadisa masha alah fananka yar wuu so dhaweyay
@mohamedyare153
@mohamedyare153 4 года назад
Fananka ugu codka mac mrka rag iska dhicis leyska daayo waa dayax bal dhageso inta yar hesta
@sabiriinnuurmaxamed8056
@sabiriinnuurmaxamed8056 4 года назад
Waaw waad nuureysaan waan ku faraxsanahay eidan ima dhaafeyso barnaamijkaan inshaallah💙💭💙💭💙💭💙💭💙💭💙❤❤❤❤❤eid mubarak
@kaldeeqaadan7521
@kaldeeqaadan7521 4 года назад
Bisinka barnaamij kala kacsan baa soo wadaan msha allah 😍
@basra.93mohamed86
@basra.93mohamed86 4 года назад
War waa tagnee masha Allah meel qurux badan dad qurux badan oo shidan weewee fanaaninta hargeysa markaan waa la tartami karnaaa weweee🥰❤💋👌
@mohamedhared5361
@mohamedhared5361 4 года назад
Waa wada fananiin cod macaan
@abdiaziz8036
@abdiaziz8036 4 года назад
Magaceed gabadh qaadeyso ragow xal u raadiya dadka ❤️❤️Cod baa ku duugan
@bishaarobarre9705
@bishaarobarre9705 4 года назад
Masha allh muqdisho cadey
@simanebella8952
@simanebella8952 4 года назад
Reer xamar ciyaar ayay leeyihin horay muqdisho🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sir__cmc
@sir__cmc 4 года назад
Cabdi wali waA waxkale wlhi🦁
@GurmadMahdi
@GurmadMahdi 4 года назад
Inta ku farax san in fanka somaliyeed hormar gaaro like and subscribe ❣️
@mohamedyare153
@mohamedyare153 4 года назад
Keep going reer muqdisho fun haplaha asturan ugu kaaley m.a
@ayaninabeautycooking1687
@ayaninabeautycooking1687 4 года назад
Hormar wcn balan balis
@axmedbaari8158
@axmedbaari8158 4 года назад
Super waxaa ah heest cabdi wali yare kingeero waan ku wataa Midaa unbaa sugayaa
@sagalhassanarab9995
@sagalhassanarab9995 4 года назад
Waw meshan Fananin iyo Waryal Rer Uk ah uga jeyda Muqdisho ma Stay home ku Gasheyn
@aminam1535
@aminam1535 4 года назад
Wooow jecliya fananiinta muqdisho wada jirkoda wa idinku fana balanbalis studio mahad sanidin💐 eid mubarak
@muhiyodinali2426
@muhiyodinali2426 4 года назад
*Yes hargeisa waxba kgama hayo* *Muqdisho ayay ka shidan ciidkan* ✨😘🤩♥️💋💘😊☘️💝❤️♥️💯✨
@khadaramin796
@khadaramin796 4 года назад
awaY Fartuun balbaladhka
@nimcosultan2508
@nimcosultan2508 4 года назад
Reer xamarkii oo Heesihii bartay iyo murtidiii Walee Reer waqooyigii Tobobarkoodii waad la haysaan hore u socda👏👏👏👏🤣🤣🤣🤣🤣
@qaaliomar1613
@qaaliomar1613 4 года назад
Naya hes maxa laga baranaa uf nag wax fcn shegte majataqanaa naya rer xamar kadhamaw
@naimamohomed5245
@naimamohomed5245 4 года назад
Kir kac kud
@axlamali6332
@axlamali6332 4 года назад
tnx👍🏿bal ...
@bilanbelo5614
@bilanbelo5614 4 года назад
inta team shadiya io abdi fatax Leki ii saaar 💘🔥🌹🥀🏵️❤️❤️
@araweelo2aaden126
@araweelo2aaden126 4 года назад
Mansh allh fananti adunka igu sharaf badan wa kuwan wada asturan nolada dhamntiibaa
@mohamedahmedkahin5540
@mohamedahmedkahin5540 4 года назад
Maanzha alaah jacayl dhaxal gala waxdhama lawaa
@mohamedabdi5005
@mohamedabdi5005 4 года назад
Xulka fanaaniinta aad io aad qaas ahaan abdiweli kingeero😍
@FilmKoob
@FilmKoob 4 года назад
Horumarkaaga Iyo Dadkaaga Jecliyaa Muqdisho From Hargeisa😍😙🇸🇴
@hafsaabdirahman8627
@hafsaabdirahman8627 4 года назад
Boqoradii muqdishan sugaynay hamdi bilan
@adammohamed2522
@adammohamed2522 4 года назад
Waw dhmntoda wey shidamyihiin lkin ani idinku caririnayo mayo 🤣🤣💯 shadiyo sharaf iyo abdifatax yare dayax dalnurshe aya idinka sugayaa 💯💚💚 inta ila qabta like 👍
@wanaagaqoyska7887
@wanaagaqoyska7887 4 года назад
Saami cade 🙏♥️ Ninka Waryaha Cowke codkiisa u egyahy 🙏🙏 Hampalyo Hampalyo 🙏🥰🥰
@daacadxasan8173
@daacadxasan8173 4 года назад
M.a waa ii farxad keep going
@qadiijoabdiwahab8083
@qadiijoabdiwahab8083 4 года назад
Mash alah cial xamar keep going
@malmo4235
@malmo4235 4 года назад
Allow Reer Muqdisho labis bar waxaay sidan naagahan hargeisa hala keeno walahi Reer miyi. Caadi ah 😂😂😂🤭🤭🤭🤭🤭🤭
@sadiyaisman
@sadiyaisman 4 года назад
Masha Allah fanaanaiida muqdisho cadey wllhi hormar ayeey gareen oo ugu horeyso shadiyo sharaf & xajigeeda c/ fitax yare horay usocda aya idin leyahahy fananiinda oo dhan🇸🇴🇸🇴🇸🇴👌👌👌💚💚💚♥️♥️♥️🌹🌹🌹
@Salmaan358
@Salmaan358 4 года назад
Balanbalis Kwataa Saxip
@ishwaaqali8305
@ishwaaqali8305 4 года назад
Banbaalis studio 💓🔥🔥
@mariamhilowle8714
@mariamhilowle8714 4 года назад
Waaaaw hees kala kacsan noolaada fanaaninteena🥰🥰🥰
@caishacuud451
@caishacuud451 4 года назад
Shaadiyo io Abdi fitah👏👏👏🥰👌ayaan wadani io sakariye kobciye👏👏👏maya horta😘👌Abdi wali ibrahim👏👏❤👌io gabadha ugu dambeyso❣👌wn kahelay wlh illhey ha Idin xafido fananinteyna sharafta io qiimaha bdn dhamaantod❤❤❤❤❤❤❤❤❤ balanblis🥰🥰🥰
@ayuubcabdiafraxcabdiafrax3460
@ayuubcabdiafraxcabdiafrax3460 4 года назад
Our city have best girls of the world I love my home mogdishu
@zaadiqhussein5671
@zaadiqhussein5671 4 года назад
Wllh Fanka Waa jeclahy Ani Lkn Bil Ramadan Dhexdeda Oo Shayadiintii ina kafaaidaysno Nalakaga Xiray Hada Xiligan Fusuq Bilawdan Soo illhay Noocaroon Maayo Sxpyal 🤔
@shukriarsenal4324
@shukriarsenal4324 4 года назад
Ash cala hees all songs
@ahmedsaggaf6530
@ahmedsaggaf6530 3 года назад
Palyback by by Waa u dhamaatay wax badan baa somalida lagu soo waday been iyo af dhaq dhaqaajis goor dhow weey u DHAMAANEYSA ku waan mise fanka weey ka baxaayaan
@umumuhiimchannel5418
@umumuhiimchannel5418 4 года назад
Abdi wali ibrahin kingeero keep going
@s24somalitv
@s24somalitv 4 года назад
Saami Cade sxb aawi heesta baashaal Berigaan Xamariga.
@ninweynweeyaan4024
@ninweynweeyaan4024 4 года назад
Kayaree xidiga ah ee tartanka kujiray waa talented guul
@liibaansahardiid8918
@liibaansahardiid8918 4 года назад
Balanbaalis studio anigu waligayba waan ku watay nooleeyaha fankow
Далее
Dora was kidnapped and then… 😨 #shorts
00:18
Просмотров 2,8 млн
Добрая весть 😂
00:21
Просмотров 536 тыс.
Dora was kidnapped and then… 😨 #shorts
00:18
Просмотров 2,8 млн