Тёмный

Xuseen Siyaad iyo Nafiso Cabdulqaadir Heesta Minankiinii anaa imid Xasuustii AUN Magool iyo Tubeec. 

SMS Somali TV
Подписаться 54 тыс.
Просмотров 180 тыс.
50% 1

Xuseen Siyaad iyo Nafiso Cabdulqaadir Heesta Minankiinii anaa imid Xasuustii AUN Magool iyo Tubeec.
Heestaan waxaa horay u qaaday AUN Magool iyo Tubeec

Опубликовано:

 

15 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 85   
@dirisleabdi6852
@dirisleabdi6852 2 года назад
Hadaad magaca ALLAAH aragtay love saar♥️
@skyshooter4009
@skyshooter4009 Год назад
Nacas! layk magaca ilaahay hakutuugsaniin. Munaafuuq.
@zahrasheikhabdi2082
@zahrasheikhabdi2082 Год назад
@xabiibomohamed3418
@xabiibomohamed3418 Год назад
​@@zahrasheikhabdi2082 ❤❤❤❤❤❤❤
@M.OZIL4
@M.OZIL4 2 года назад
Gabadhan qofka ku dhaqan Waa qof xasiidnimo dishay malinkst heesta dhaqaysta wlhi ila tartank ku guulastena waan la socoday 👋🇫🇷
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 2 года назад
Maashaa allah gabadhaan hala gacanqabto Hami ayaykaleedahay fanka
@abdirahinabdimajid1729
@abdirahinabdimajid1729 Год назад
Kulama talin lahayn in ay fanaanad noqoto oo ay shaqo ka dhigato marka loo eego marxaladda nololeed ee dadkeena oo waxaan kula talini lahaa in ay professions kale lahaato lkn passion-keeda faneed meelaheeda isaga baashaasho🤗
@abdirahinabdimajid1729
@abdirahinabdimajid1729 Год назад
I just love how delicately and beautifully she vocalized the song❤Nafiso is simply 💎💯♾️
@camirhaji6520
@camirhaji6520 Год назад
Wow halkeeda ayay dhigeen iyago aan ahayn fananin hore ahayn oo tartamaya hore usocda
@Abdisalandeeq
@Abdisalandeeq Год назад
Maansha Allah labadan fanaan wax ceeba male dadka bersentaygekooda hoos u dhigayoow waxaad ogaataan dadkani inaysan fan hore ku jirin oo masrax la istaago ay hada ugu horayso markaa waxaan odhankaraa 100% way buuxiyeen shuruudihii laga rabay iyo waliba labada fanaan ee ay ku tartamayaan heesohooda
@bashkaxaaji2322
@bashkaxaaji2322 2 года назад
Nafiso iyo maxamad hesihii qiimaha lahaa wad dhigteen barteedii oh my God sidana dadka hesahoda macana loo qada 🌹♥️♥️🙏
@abaskulmiye5232
@abaskulmiye5232 Год назад
Laban dhalinyaro wa codaadka ugu qurx badan o dhageeyga ku dhaco aad iyo aad ayaan ula dhacsanay wax an ku tilmaamo ma garan karo wadnaheeyga wa ruxeen
@cayniabdi6817
@cayniabdi6817 2 года назад
Wixiina cod wuudhaafay keep going
@maxamedcabdiraxman3453
@maxamedcabdiraxman3453 Год назад
Axyaaa heees halkeedi ayaydhigeen ✅✔️xusen xared iyo Nafisa cabdiqadir xasuustii xaliimo khaliif magol iyo maxamed salebaan tubeeec ellehadiin naxariisto labadiinaba🤲🏻🤲🏻
@naimabarre7088
@naimabarre7088 2 года назад
WOOOW XUSEN XARED IYO NAFISO NICE VOICE 2 LEGENDS 🥰🥰🥰
@cabdisamad2032
@cabdisamad2032 2 года назад
Masha allaha 100
@marialkon7383
@marialkon7383 Год назад
I would like to advise our African female singers to avoid completely bleaching their skin. Please you look beautiful in your natural color.
@alibinali9851
@alibinali9851 2 года назад
The best singer 👩‍🎤 🎤 🎶 🎼 ❤️
@alibinali9851
@alibinali9851 2 года назад
Walahi maasha Allah voice off magool you're the best singer 👩‍🎤 🎤 🎶 🎼
@hawahaji6087
@hawahaji6087 2 года назад
heesku weey kasobexeen wiilka iyo gabadhu laakiin muustikada xuun
@MohamedAli-no5wp
@MohamedAli-no5wp Год назад
Mansha Allah nafiso woooooow soo good
@AyaanxusenAbdullahAyaanniita
Abaayo voice Ka maxa u dheereen weydayy
@cashasiciid5526
@cashasiciid5526 2 года назад
Alla cod qurxanaa Masha Allah tabarakallah
@KawasarKowsar
@KawasarKowsar 4 месяца назад
Waaaw
@amrankaafiso370
@amrankaafiso370 2 года назад
Nafiso keep going sister
@M.OZIL4
@M.OZIL4 2 года назад
Big Talent Woow
@xabiibomohamed3418
@xabiibomohamed3418 Год назад
Aad io Aad Ayeey ii farxad giliyeen runtii WXn moodey Magool iyo Tubeec Maa so labtey Aaba is dhaxay
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 9 месяцев назад
Murtidii tilmaamaye U macnee sidii roon.
@xaliimoaxmed9249
@xaliimoaxmed9249 2 года назад
Waaw good boy
@user-dm8pk5of9u
@user-dm8pk5of9u 11 месяцев назад
Masha allah
@sab8049
@sab8049 Год назад
Good Mashallah tabarak
@jamaisse9852
@jamaisse9852 2 года назад
murtidii tilmaamee maaha murtidii halmaamee.
@mumtaazsheekh9396
@mumtaazsheekh9396 Год назад
16juun 2023
@Salmaabdulshakur2547
@Salmaabdulshakur2547 Год назад
Ya salaam
@idleabdirahman7408
@idleabdirahman7408 2 года назад
Waaw Sadiya iyo Xared Meesheedii baad dhigten
@yuusufxamaraawi5679
@yuusufxamaraawi5679 2 года назад
Waaw waaw saaswaaye
@CumarCawed
@CumarCawed 24 дня назад
X 1:10 ariir
@user-di6sl1tg9n
@user-di6sl1tg9n 8 месяцев назад
11111❤😊
@hindinoormuse5966
@hindinoormuse5966 Год назад
❤❤❤❤❤❤
@barniabdirahman6475
@barniabdirahman6475 Год назад
Nafiso good wow
@rahimamohamad8042
@rahimamohamad8042 2 года назад
Absolut wa labo fanaan o aad u cod macaan heestaan iney qaadaney aheyd malina tartanka ugu dambeyo 1 ey ku galilahayene
@duniyobbc3748
@duniyobbc3748 Год назад
Xusuus Xaliimo qaliif magool
@zahrasheikhabdi2082
@zahrasheikhabdi2082 Год назад
@barniabdirahman6475
@barniabdirahman6475 Год назад
2 good
@caashaxasan964
@caashaxasan964 Год назад
Nafiso waaaw
@fawzymohamed7784
@fawzymohamed7784 2 года назад
Imarisaaaa Mise imadhisaaaa heestan erayada gabadha halaga saxo
@mohamedsheik7334
@mohamedsheik7334 2 года назад
sixid uma bahno imarisa kofur lagadhaha imadhisana waqoyi waa gabar iyo gabadh cml
@caaishomahamed5562
@caaishomahamed5562 2 года назад
Teeda kle gabadhu waa carab gojo
@M.OZIL4
@M.OZIL4 2 года назад
@@caaishomahamed5562 maxa ka wada hno
@user-di6sl1tg9n
@user-di6sl1tg9n 8 месяцев назад
🥰😍❤
@mursalhadhiye3734
@mursalhadhiye3734 2 года назад
Aad Iyo aad
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Год назад
Halaa halaa ❤💯
@ishabube1960
@ishabube1960 2 года назад
❤️❤️
@rahimamohamud8629
@rahimamohamud8629 2 года назад
nafiso wa magool xusen iyo nqriso haleyskudaro
@alirobleh1226
@alirobleh1226 Год назад
XUSSEYN KOW DHEH.
@amrankaafiso370
@amrankaafiso370 2 года назад
💯💖💯💯💯💯💯💯💯💯💯🍫
@cabdisamad2032
@cabdisamad2032 2 года назад
Yasi
@SAMAALE1
@SAMAALE1 2 года назад
NAFISO ISOO QABO
@mohamedfarajar9550
@mohamedfarajar9550 2 года назад
Wlhi qoftaan waa sowt bilaa suurah Ilaa magoolba waxaa la dhihi jirey sowt bilaa suurah🥲
@munasudi3392
@munasudi3392 2 года назад
Waalida dhaqanta
@omarsulaymanali7380
@omarsulaymanali7380 Год назад
heestan Gabadhu meesheedi bay dhigtay laakiin wiilku ma gaadhsiin halkeedi
@marwaankamil8188
@marwaankamil8188 2 года назад
Axsan cod
@jamaisse9852
@jamaisse9852 2 года назад
i marisaa iga jaray ka daa dhada(iga jadhay)
@saidmussa6461
@saidmussa6461 2 года назад
Mooryantani heesaha biliqeystey maxey ahyeen
@anisadahir3258
@anisadahir3258 Год назад
Wale biliqo aan caadi aheyn baa meshaan kasocoto🤣🤣🤣🤣
@jannaatmd6314
@jannaatmd6314 6 месяцев назад
Qlbigaaga nadiifi 😊
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 Год назад
Magool iyo tubeec aanba moodee.
@ionsi1
@ionsi1 Год назад
Adigoo i maqlaa mansab lee laba dheh .. Erayada badana way qaladeen
@atamayste4593
@atamayste4593 2 года назад
Way way fsnka so noqday
@hanadabdi6147
@hanadabdi6147 2 года назад
Cajaib wijiga cad gacmaha madow make up ruxii kuusaray qaf maalin ah mashan
@ahmedtaajir5983
@ahmedtaajir5983 2 года назад
Tartan playback halke lagu arkey war masraxa ciyaarta ka daaya
@husseinmohumed282
@husseinmohumed282 2 года назад
Gacmeheeda iyo wajigeedu iskuma eeka inantan heesaysa mayla aragtaan
@mohamedmuktar3854
@mohamedmuktar3854 2 года назад
Wa labo nocley
@summiali9579
@summiali9579 2 года назад
Hhhh another level weye poweh...😂🤣😆😉
@hodmanxuseenofficial4450
@hodmanxuseenofficial4450 2 года назад
Waxey marsatey meykab wll
@mmhhgg22
@mmhhgg22 Год назад
Shabeel naagoodoow gabdhaha adiga laguuma dirin labeeb maad tahay
@cabdirisaaqmaxamuudhuute9666
@cabdirisaaqmaxamuudhuute9666 2 года назад
Naagta waawa is cadeeysee gacmaha maxeey ugu tagtay ma daawadaa ku kala goday
@reemabdi4833
@reemabdi4833 2 года назад
Cadeys maaha waa make up ka aan midabkeda aheyn aa lomariyay
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 Год назад
Kkkkkk kabo bolbaro le waye
@cabdirisaaqmaxamuudhuute9666
@@reemabdi4833 luwaha maalamariye buulbiraha
@amrankaafiso370
@amrankaafiso370 2 года назад
Magool gawa dheedi
@abdallahwadani1157
@abdallahwadani1157 2 года назад
Waaw
Далее
Vibes in Ney York🗽❤️! #shorts
00:26
Просмотров 21 млн
Mininkiinii
11:30
Просмотров 15 тыс.
Heesta Dalmar - Nafiso CabdiKadir iyo Xuseen Xareed
8:38
TARTANKA HIBADA QOFKA WAREEGA 1AAD QAYBTIISA 7AAD
19:36
Vibes in Ney York🗽❤️! #shorts
00:26
Просмотров 21 млн