Тёмный

**Xuseen Yusuf Tarabi Ahun | Indha Deerley | With Lyrics Click CC 

Caweyska Dalmar
Подписаться 844 тыс.
Просмотров 159 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 155   
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 лет назад
For lyrics click CC - Hadaad rabto erayada kilik CC
@cabaascalicaddaan6383
@cabaascalicaddaan6383 6 лет назад
Caweyska Da
@ahmedfarhan1601
@ahmedfarhan1601 5 лет назад
Cabdi cali bacalwan
@abdinaasirsaciid3977
@abdinaasirsaciid3977 4 месяца назад
Thanks 🙏
@raage4231
@raage4231 4 года назад
Nolosha waa shalay maanta Iyo bari Tariiq 15/12/2019 Time 9:40 pm Hadaad IGA dambeysi isoo duceh in riyadeyda alle ii rumeyo
@altovldamir4719
@altovldamir4719 4 года назад
wizz luzz ilahay haku fududeyo riyadada iyo hamigaga
@mohamedabdi2157
@mohamedabdi2157 3 года назад
Illahay xaku rumeyo riyoyinkaga
@abdalajidhaaye7764
@abdalajidhaaye7764 3 года назад
Ilaahay haku rumeeyo
@zakiphotogirphey748
@zakiphotogirphey748 3 года назад
Allah riyadada hkuu rumeeyo
@MohammedDaahir-uj2ww
@MohammedDaahir-uj2ww 11 месяцев назад
Illaahay murraadkaaga oo aan macsi lahayn ha ku siiyo wll. Imminka haddii aad nooshahay noo soo jawaab wll.
@suhaybahmed5703
@suhaybahmed5703 6 месяцев назад
Axyaa hees ciid mubarak Amestardam netherland ban anigo kaligay ah ku dhagaysanaya Waa Ciidi ugu horaysay een kaligay ciidayo wan kaso fogaaday hooyaday iyo familygayagiba xuseen tarabi allaa yarxama raaximiin jaceylkayga sumaya ayaan uqaada heestan alle Ha Iidaaye old is gold reer hargeisa big all of them ❤️✌️
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 месяцев назад
Aamin
@alexlegrand6669
@alexlegrand6669 6 лет назад
Ilka u eeg daruurtee Ciridkaaga dogolka ah Mowluhu ku daahiyo Debna dhuxusha moodidee Mar mar dib ugaa faydiyo Sanqaroorka soo dagey Indha deeraleey Daymada xishoodkaa Markaad luqunta dadabtaa Hadba laygu didayaa Oo layga darayaa Indha deeraleey Dumar ugu fil roonay Dayax shan iyo tobanaay Dahab lagu misaalyeey Da’da tii todobiyo toban Guga loogu darayeey Indha deeraleey Dib timahaa u dhacayee Dilimahaa dhabarkiyo Garbahoo dhan daahiyoo Sida dixida xaada Dayr u ah qadaadkiyo Suniyaasha duuda ah Caman doobir laheey Daymada xishoodkaa Markaad luqunta dadabtaa Hadba laygu didayaa Oo layga darayaa Indha deeraaleey Dumar ugu fil roonay Dayax shan iyo tobanaay Dahab lagu misaalyeey Da’da tii todobiyo toban Guga loogu darayeey Indha deeraaleey Markaad socodka damacdee Daganida talaabadaa Miisaanka lagu daray Laafyahaa la daawado Dadku waxay yidhaahdaan Mey daarin ciidee Daa’uus la moodyeey Daymada xishoodkaa Markaad luqunta dadabtaa Hadba laygu didayaa Oo layga darayaa Indha deeraaleey Dumar ugu fil roonay Dayax shan iyo tobanaay Dahab lagu misaalyeey Da’da tii todobiyo toban Guga loogu darayeey Indha deeraaleey Ereyadii abwaan maxamed cumar huuryo AUN Codkii Alfanaan xuseen Yusuf Tarabi AUN
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 лет назад
Alex Le Grand waad mahadsan tahay lyrics.
@Ahmvdov
@Ahmvdov 6 лет назад
Boqortooyo
@alfazaalhaji5988
@alfazaalhaji5988 3 года назад
Quranka sida uxifdi skifo
@amarehadaweh9683
@amarehadaweh9683 3 года назад
@@alfazaalhaji5988 adigu hadaad quraan xafid tahay maxaa ku dhigay RU-vid 😂😂😂
@IbrahimMohamed-ti1nx
@IbrahimMohamed-ti1nx 2 года назад
@@alfazaalhaji5988 ilaah amarkii war nio adigu maxaad halkn ka haysa😂😂 Laka yaaba ninkaa inuu kaa quraan akhris baadiyo.
@mukhtarothman2184
@mukhtarothman2184 2 года назад
Dumar ugu fil rooneey Dayax shan iyo tobanaay Dahab lagu mitaalaay Da'da tii toddoba toban Gu'ga loogu darayee.
@CSeerbiya
@CSeerbiya 5 лет назад
heestan erayada Huryo ayaa lahaa laxankana Rashiid Bullo, Xuseen Yuusuf Tarabi 1993 ayuu ku dhintay Diridhaba
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 лет назад
Ilaahay ha u naxariisto
@amiinabdirashiid3724
@amiinabdirashiid3724 5 лет назад
Allaha KU naxariiso hasen tarabi
@mohammedqadarali2252
@mohammedqadarali2252 2 года назад
Wankaxume 😭❤️👑
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 года назад
Sxb wuxu Ahaa Reer hargyasa AHUN
@calioumarx4289
@calioumarx4289 Год назад
Allah yarxamo
@qumanhorusocod6177
@qumanhorusocod6177 3 года назад
Xusuus igu qaaliya Anigaa ismoodijirey inlaygu tilmaamaayo xiligaan soobaxay. Allaha ku naxariisto. Waaxaan daawanooyaa 02/15/2021 maalin Isniin ah saacadune 05:22 pm
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 года назад
Aamiin
@CabdirisaaqMxamuud
@CabdirisaaqMxamuud 10 дней назад
11/10/2024 habeenimo sabti soo gelayso ayaan dawan heestan hamiban leyah isoo duceey
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 Год назад
Waaaaaw cameraman ka RTD ee reer jabuuti waa professional cameraman musicians ka kolba kii garaacaya guitariska ama saxophoniste ayuu ku qabanayaa isaga uu camerada dul dhigaya hadba ka qalabka ka dhawaajinaya heerkaa waligood ma gaadhin kooxihii Waaberi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Qolada muusiga inta badan Waa waaberi. Waxaad isku qaldaysaa nin camera wada iyo nin muusiga garacaya ama tuumaya. RTD wakhti fog bay jirtay tvyada Soomaalidu wali may gaadhin heerkaas
@MustafeCadaawe
@MustafeCadaawe 4 месяца назад
​​​waa musigii kooxda 4ta mars .geelo iyo ina hande wiilka guitarka garaacaya iyo Maxamed sahaala oo darbuukada tumaya miyaa waabari ah bal waxaad ku hadlayso day. Maxamed alto iyo Khaliif na waagaas jabuuti ayeey degenaayeen kooxda waabari lamay socon
@abdiabdirahman5861
@abdiabdirahman5861 4 года назад
Qoftii hess qafdo ilahey aktisa mxa kuyal ilow nodambi dhaaf adiga qafuru rahim ah amiin
@ugaaskakaofficial5239
@ugaaskakaofficial5239 2 года назад
Ameen
@dailyxiin
@dailyxiin 4 года назад
Indho deeraleeeyeey ! *Xuseen Yuusuf Tarabi* AUN legendry *Caweyska Dalmar* mahadsanid walaaL qaaliH...
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 года назад
Sida uu ka sheekeeyay mulaxankii heeskan laxameeyay AHUN Rashiid Baaluu Ibraahim Heeskan waxaa loo sameeyay gabadh hindiyad ahayd oo uu dhalay oday ganacsade ah oo hindi ahaa oo magalaada berbera tukaan ku lahaa. Abwaanka heeska sameeyay AHUN Huuryo , mulaxanka AHUN Rashiid, iyo fanaanka heeska qaadaya Xuseen tarabi iyo rag kale oo bahda fanka ah , intaas oo wada socota oo riwaayad ku dhigayay magalaada Barbara ayaa waxaa casuumay ganacsadaha hindiga ah. Casuumada qadada ayaa waxaa cuntada dhidhigaysay gabadha qurux deeda heesta lagaga hadlay oo uu dhalay ganacsasaha hindiga ahi . Gabadhii waxaa ka helay abaawan AHUN Huuryo , Kadibna Rashiid ayaa ku yidhi gabadha wax ka dheh , sidaas ayuu ku tiriyay heeskan abwaanku , waxa uuna ku dhaartay Rashiid in sida uu u sifeeyay ay ahayd gabadhaasi quruxdeedo . Iyado muuqaal waraysi ah uu kaga waramayo Rashiid sheekadan waxaad ka heli kartaa RU-vid ka .
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
@@sangemohammed2057 Mahadsanid Wlaaal Xog Muhiima Ayaad Nala Wadaagtay
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 3 года назад
@@dailyxiin meel kasta oo fan lagaga hadlaayo , labadeenu waynu joognaa Cajiib soo maaha 🤭😂
@dailyxiin
@dailyxiin 3 года назад
@@sangemohammed2057 Haaa inadeer Anigu fanki Hore Si Walba yeelay oo iska dayn kari Wyay😄
@mohdekc
@mohdekc 3 месяца назад
abwaan ustaad maxamed cumar xuseen huryo
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 5 лет назад
Waaaaw kooxdayada reer jabuuti noolada waan dhaafinay sida musigga loogaraaco reer Somalia daawada sida Guitar pedalka iyo sexophonka loogu xaragoonayo
@cqanikhamiis2771
@cqanikhamiis2771 Год назад
Badankood waa somali
@yurubjiiqale1936
@yurubjiiqale1936 4 года назад
Waaaw amaan way ku dhamatay heestan💕💕👌
@ayaanali175
@ayaanali175 4 года назад
Yaa dhageysanooyo hestaan caawa 😅❤️ jecliyaa in lii qaado 😂
@ugaaskakaofficial5239
@ugaaskakaofficial5239 2 года назад
Masha allaah aniga waalal
@ilwaadcabdulahiilwaadqurux1907
@ilwaadcabdulahiilwaadqurux1907 3 года назад
2021 yaa ila daawanooyo
@afeenkahimiloqaran7392
@afeenkahimiloqaran7392 4 года назад
masha Allaha unaxriisto Hussein yuusuf Tarabi
@heybadaheybada1332
@heybadaheybada1332 Год назад
Allha ha unaxariisto xusen yuusuf tarabi
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Aamin
@shacniinamuuse1407
@shacniinamuuse1407 Год назад
Heesteydiu ❤️❤️
@mohameddulin2863
@mohameddulin2863 2 года назад
Doon birta xiliga abaarta ayaa dhulka laga qota waxay u egtahay baradhada macan, oo wayn waxa laga cabaa oo ku Jira biyo, sidda qun baha
@abdiahmed2070
@abdiahmed2070 2 года назад
Ereyadii AHN Mohamed Cumar Huryo. Laxankii AHN Rashiid Bulo. Codkii AHN Xuseen Yuusuf Tarabi. Taariikh lasameeyey waa 1969
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Aamin
@haboonofficial3101
@haboonofficial3101 4 года назад
HeesKan WaxN Fiirsanaya Decemper/19/2019=12=31/Mlin xasuusleH qofka Dabaday Fiirsada Like Ha isaaro
@nasrajam8621
@nasrajam8621 4 года назад
No
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei Год назад
Eesh cala hees waw xusuus dheer
@faisamohamed2618
@faisamohamed2618 6 лет назад
waa ka helya runtii 😍😍😍
@امايوب-ت4م
@امايوب-ت4م 4 года назад
الله يرحمه ويغفر له ويجعل قبره روضة من رياض الجنة
@امايوب-ت4م
@امايوب-ت4م 4 года назад
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته يارب
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamiin
@saahirlayl7882
@saahirlayl7882 5 лет назад
Alha yaa arxama raaxmiin aslkii fanka weeyaan cidi idnkama danbay xaga fanka iyo suugaanta
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 6 лет назад
Allah yarxama Fananka uduceeya wlalayal
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 лет назад
Mohamed Wardi goormuu dhintay?
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 6 лет назад
Caweyska Dalmar wakhti hore sidaan filayo Alle naxariisti jano Ha ka waraabiyo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 лет назад
Mohamed Wardi ilaahay ha u naxariisto. Fanaan kale ayaan ku qalday.
@isxaaqmaxamed854
@isxaaqmaxamed854 6 лет назад
Caweyska Dalmar aamin bro Alle naxariisti jano Ha ka waraabiyo isaga iyo wixii muslime dhintayba Nin aan aad utaagero weeye isaga iyo kuluc
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 лет назад
Aamin ilaahay ha naxariisto
@ahmedosmanmohamed7438
@ahmedosmanmohamed7438 6 месяцев назад
Heesta iyo sideeda danbi ah hadana Eray kalo oo danbi aad u weyn ayaa ku jira (mawluhu ku daahiyo)
@ßí777-e1c
@ßí777-e1c 4 года назад
Abwaan aadan tarabi walalkiis weye fanankaan. Waayo
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Maya walaalo ma aha magaca ayaa isku mida, aniga waydiiyey Abwaanka.
@muna143khadar8
@muna143khadar8 4 года назад
heestan aanbaan ujeclay allah how naxaristo 🤲🤲🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
aamin
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 4 года назад
Heestan gabadh baan u qaaday Oo igu shumisay. Waan ka hela Lkn dambaab aya ku jira. " Mawluhu ku daahay " wa no comment !
@malyunali9305
@malyunali9305 4 года назад
Nn b bbbbbbbb bbbbbbbb bbb
@malyunali9305
@malyunali9305 4 года назад
Bbb bbb. Bbbbbb. Bbbbbbbbbbv. Bbbbbbbb
@charkodeqsalampeace1919
@charkodeqsalampeace1919 2 года назад
Waa daahii sharaxaada halkan waxa loo jeedo ee sidaa ula soco sxb.
@abwaantaajir4649
@abwaantaajir4649 3 года назад
Manta oon dawanayo heesta tariikhdu waa 19/02/2021 wana malin xasuus mudan oo Ku astaysan malintii Xassan cali khayre iyo cabdiraxman cabdishakuur dariiqyada muqdisho lagu bursaday orodkooda la yaabay Farmaajo ha noolaado xusuuusta ila xasuuusta
@almukhtaarihajihussein5626
@almukhtaarihajihussein5626 4 года назад
26 sep .. 2016 sacada wa 9:30 supxnimo ..... wa xusus ku wayn noloshayda ana ilawi donin .... xususta jacayl la magc baxay.......حب المستحيل .... wa qisdiii classmate jacyl ku gala ka kulul dab iyo naaar 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 sharf iyo cisi ku nolow gabdh aan jecala waligyna an jecalan doono
@SharmaakeCabdulaahi-n7q
@SharmaakeCabdulaahi-n7q 8 месяцев назад
Xusen yusuf tarabi wuxu aha madax dowladi kacankaa gudomiyaha degmada oodweyne rag wa ragi hore mahafsanid
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 месяцев назад
Ahun ma aqaan wakhtiga Oodweyne madaxa laakin horaantii 1970s wuxuu ka shaqeynayey Dawlada Hoose Hargeisa. Wuxuuna deganaa guri u dhaw geedka gobka meeshii xabalaha laga burburiyey. Ahun.
@Oreo1017-c7i
@Oreo1017-c7i 3 года назад
Heestan barigan 17 jirka ahaa baan jeclaa anaa ismoodi jiray
@ahnedciise8618
@ahnedciise8618 2 года назад
Xusen yusuf heeslayaable
@cabdishakuurcalidarwiish8469
@cabdishakuurcalidarwiish8469 5 лет назад
dayax shan iyo tobanaay dahab lugu misaalyeey axyaa hees
@osmanabdi8274
@osmanabdi8274 6 лет назад
Muusigaa yaab leh
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 5 лет назад
Heestan indha deeraleey waa hees dhamastiran dhinac walba balse waxaan fahmi waayay eray ku jira oo ah ( caman doobirley ) iskasta oon fahmay erayga caman oo dhabanada ama daananka layidhaahdo balse ereyga ( doobirley ) muxuu yahay. Please iisoo macneeya waxaan filayaa ereygan inuu afsomaliga reer woqooyiga yahay ana waxaan ahay reer galbeed jabuutiyaan ah.
@abokoraim8264
@abokoraim8264 4 года назад
Doobir waa geed-quwaax oo dhulka lagga hoose lagga soo saarro gaar ahaan marka dhulka barwaaqada yahay ee rabbi raxmada shubbo ayey doorbirtu soo baxda. Qof yaqaan uunba,garan karra. Dhir kale oo badan oo qaarkood sun,ah ayaa isu eegyihiin ayaa jira , laakiin Reer-guiraagu waa yaqaanin marka lagga caruurta.
@Kiineyaliyow
@Kiineyaliyow Месяц назад
Doofir waa dadka daanka kuleh tushta ama markay qoslan waa qurux hada waa lasesta iyado fake dumarka canka tushta kuleh waaye
@Kiineyaliyow
@Kiineyaliyow Месяц назад
Doobir waa tushta daanka qofka dumarka marku qoslo ama isago caadi kuleh tushtas baa doobirley kawadaa walaal Allaha unaxariisto waa dadki hore
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Месяц назад
Markaas waa daanka go’ta markuu Qofku qosolo miyaa.
@zackyhiilweyne4194
@zackyhiilweyne4194 5 лет назад
Qaabka muusigada udhaceeso ayaa yaab leh
@MustafeCadaawe
@MustafeCadaawe 4 месяца назад
Waa musigii kooxda 4ta mars ee jabuuti
@ubax7758
@ubax7758 8 месяцев назад
Fanankan ma ki ay jaclayd marwo maxamed miya asxabey 😢
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 8 месяцев назад
Maya
@AbwaanIlkacase-y5y
@AbwaanIlkacase-y5y 3 месяца назад
Qaliif thanks
@abdihassan4382
@abdihassan4382 2 года назад
allaha u naxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Aamin
@YusufYusuf-rh2lx
@YusufYusuf-rh2lx Год назад
‏ الله يرحمه ويغفر جدي حبيبي❤
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Год назад
Aamin.
@NadirCumar760
@NadirCumar760 22 дня назад
yuusuf xuseen tarabi
@shafleabdi9790
@shafleabdi9790 2 года назад
Asxabta waan salaamay ilmaadeera,yaal karaamo korkiina ha ahaato fananka ilaahay haw naxariisto lkn waxaan codsana yaa cidii xog u haysaa fanaanka halkuu ku dhashay xiliguu dhashay gobolkuu kasoo jeeday
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Walaal ma aqaan wakhtiga uu dhashay, laakin wuxuu ahaa reer Hargeysa inuu ku dhashay Hargeysa baan umalayn, xaafadood waxay u dhoweyd geedka gobka ee Iskuulka Gacan Libaax u dhow, wuxuu ka shaqeyn jiraya oo u dheere ed fanaananimad Dawlada Hoose ee Hargeysa, meeshaan ku dhashay iyo xafoodood aad bay isugu dhoweyd, waxaan umalayn inaan arkay horeentii 1970s aniga oo yar. Ilaahay ha u naxariisto aamin
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 Год назад
@@caweyskadalmar sxp xafadoodu waa gedd goble dowlada hoose wuxu bixin jiray teysarada sxp Angu teysarada AHUN isaga isiye
@axmedjimcale7559
@axmedjimcale7559 2 года назад
Soomaali maxamadey caman doobir maxa laga wadaa? Please help a brother!
@mohamednurhussein3260
@mohamednurhussein3260 4 года назад
2010 ILAA HDA HEESTA KALIAYA EE ANAN KA XIISA DHIGIN
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 5 лет назад
nila amaanyee ma mudantihiin?
@leilailmi718
@leilailmi718 3 года назад
Siwayn
@hassanabdiawqalinle8569
@hassanabdiawqalinle8569 4 года назад
Allaha unaxariisto xuseen
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamin
@engineeerabdalla5935
@engineeerabdalla5935 3 года назад
27 November 20/20 Daawashadiisa VideoGan iiso Duce inu Alh Hadafkan leyahay igarsiiyo🙏🙏
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 года назад
Aamin
@sheikhsalah9613
@sheikhsalah9613 Год назад
What a legend
@somaliboy37
@somaliboy37 4 года назад
Xasuus iyo waayo waayo
@muusaguled4250
@muusaguled4250 2 года назад
Waxa u eel gashay jaceylkaTrabi Fanaanad weyn.
@anabmusa5603
@anabmusa5603 2 года назад
Waa Marwo maxamed gaasiira
@saadaqmohamuudxusenshireth2425
Axsan hees
@nawaalizmaaciil9833
@nawaalizmaaciil9833 3 года назад
Malin xasuus igu ah 3 February 2021 malin arbor ah 17:04 galab nimo
@AL_shahada
@AL_shahada 2 года назад
Iyatarkan iyo tiyatarka jabuuti kee minweyn dhashay kee basaborki hesto wadankisa laxogay dhaxalki aabahiis yase kuxiray jabuti fahad yaa ladiliraba shirkadaha jabuuti lofarisiyay culimadi laogoleysiyay dhoof rag indhaha kushana iney jiran hadana is ikiran maxa lookala badalay oo iskudidan xadis bila xadis yasoxulay xadis afka ugufanay iskudhib dad iyo dal xafad gala dagay elatareya tahay yaajabuti elatare iskudiray dhexfaristay shirkadaha kusoarursaday dacar daaco qurun dab danbas
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 года назад
Allow kuu naxariiso
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 года назад
Aamin
@mohdekc
@mohdekc 3 месяца назад
asaal huryo
@mahamedkader1719
@mahamedkader1719 6 лет назад
hees mcn wlahi
@asmayusuf4906
@asmayusuf4906 2 года назад
Wow
@mohadirir9776
@mohadirir9776 5 лет назад
illahow unxariso
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 лет назад
Aamin
@ahnedciise8618
@ahnedciise8618 2 года назад
Hees mcn
@DeeqaabdiDeeqaabdi
@DeeqaabdiDeeqaabdi 3 месяца назад
2024😂
@abdiahmed3179
@abdiahmed3179 3 года назад
23 /07/20021 inti dawaneso like dac igu sii plz.
@assadothman8715
@assadothman8715 7 лет назад
Alfanan xuseen waa hesska an ugu jeclahay hees kiisa wad mahadsan thy
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 лет назад
+asad cismaan adiga muddan
@azoum3607
@azoum3607 7 лет назад
Caweyska Dalmar p/z wllo hussein mu noltahay mise u dhintay ?.. se yu aha qoloma yacni gabadh ban ku murano i dhahday wa sudani e hoyadi ba doonali ah e thankz huno
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 лет назад
+Azoum 360 Xuseen Taraabi fanaan Somali ah, AUN
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 5 лет назад
xiligaaney gabdhahena organka tuma jireen, kuwa hada lahaa arkay gabadhii u horeysay e dj ah a so baxday.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 лет назад
Gabadho miyeena ahayn Muslmo Qassim Hillowle?
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 5 лет назад
@@caweyskadalmar haa wa iyada ina qaasim hilowle.
@altovldamir4719
@altovldamir4719 5 лет назад
Ahmed Aden waxaa layidhahda geello waxaay hash’s jabouti gar ahaan ssheekh belbela sheekh muse hada waxaay qadaa heesaha wadaniga ah
@lovelyunicorn610
@lovelyunicorn610 2 года назад
Fananka mala dilay horta?
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 года назад
Ma maqal. Ilaahay ha u naxariisto Aamin
@lovelyunicorn610
@lovelyunicorn610 2 года назад
@@caweyskadalmar aamiin walal
@abuuyusuf9469
@abuuyusuf9469 4 года назад
Wwwww
@AbdirahmaanMustafe-dz8st
@AbdirahmaanMustafe-dz8st Год назад
Fh
@saahirlayl7882
@saahirlayl7882 5 лет назад
Alha yaa arxama raaxmiin aslkii fanka weeyaan cidi idnkama danbay xaga fanka iyo suugaanta
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 лет назад
aamin
Далее
HEESTII INDHA DEERALEEY LYRICS  BY HUSEIN Y TARABI
9:57
**Xuseen Yusuf Tarabi Ahun | Heesta Jamaaday
6:49
Просмотров 26 тыс.
TAARIIKHDA ABWAAN AADAN TARABI   QAYBTA 1 AAD
32:37
Просмотров 139 тыс.
Heesti libaanto codki xuseen yusuf turabi iyo mandeeq
11:58
Caashaqa Ma Dhaafnaa
10:10
Просмотров 62 тыс.
Indha Deeraley Xuseen Yuuusuf Tarabi.wmv
10:05
Просмотров 520 тыс.