Тёмный

Xuutiyinti o Drone sooriday & kariim khan o godkiisa biya ugu galay carabtii o so nolanaysa waxyar 

Dulmi Diid
Подписаться 406 тыс.
Просмотров 78 тыс.
50% 1

wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
xuutiyintii o daroon sooriday & kariim khan o godkiisa biya ugu galay carabtii o so nolanaysa waxyar!
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Опубликовано:

 

14 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 138   
@DulmiDiid
@DulmiDiid 4 месяца назад
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@nestehamohame
@nestehamohame 4 месяца назад
Adiga mudan jizkumlahu qeyera
@thinkabout.2504
@thinkabout.2504 4 месяца назад
Taas waa terrorizing. Yuhuuda iyaga argagixiso ah oo sidaas maxkamadihii u argagax galinayo hadana xornimo udirirka ayay rabaan inay dhahaan waa argagixiso! Magacan dhan ee argagixisada yuhuuda keentay in muslimiinta loo isticmaali hadana waa iyaga argagixisada kaliya ee aduunkan ku nool
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MaryanAli-k4l
@MaryanAli-k4l 4 месяца назад
​@@nestehamohame❤❤❤❤qqqqq
@az.o.4694
@az.o.4694 4 месяца назад
Karim khan inshaa Allaah waxba ku dhici maayaan
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 4 месяца назад
Xutuyiinta caadi ma ah Allaah akber Axdulaah 💪🤲🤲🤲💯💯🇵🇸
@QaliyaMilki
@QaliyaMilki 4 месяца назад
Allaah ayaa uhiilin doono ❤❤❤
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 4 месяца назад
karim Khan allaha ayaa lajira inshallah 🇵🇸
@sahroali1196
@sahroali1196 4 месяца назад
InshaAllaha.waa.kaguuleysanaa.kariim.khaan
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 4 месяца назад
Allow uagar gaar walaalahena Reer Falastiin Yaa Rabi
@ikranmahamud1159
@ikranmahamud1159 4 месяца назад
Haduu nin adag yahay waxaa uuma joojin. Doono Allaah ayaa ku fillan qofku haduu allaah aamino waxba kama qaadi karo qof miskiin ah allaah ayaa waxna dilla waxna nooleeya free falastin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumohashi5621
@fadumohashi5621 4 месяца назад
Maashaa alah waa soo dhaway naynaa sacuudiga alaha hurdada kasoo kiciyo wadamada islaamka oo sacuudi ugu horeeyo
@niimaneur4842
@niimaneur4842 4 месяца назад
Illaahay ha jabiyo yuhuuda mel kasto ee jogan
@housseinali4145
@housseinali4145 4 месяца назад
Carab kaqado dhawr wadan ❤🇩🇿🇸🇾🇱🇧🇮🇶🇾🇪 dawlad ahan iyo dadnimo , u firso wa shata wadan ee colaadu kadhaman 🤲 الهم أعز الإسلام والمسلمين
@Apdi_maalik
@Apdi_maalik 4 месяца назад
Lubnan kudar
@housseinali4145
@housseinali4145 4 месяца назад
@@Apdi_maalik walal ( لبنان 🇱🇧 ) Wa wadanka kaliyaa manta falastin darted loburburiyay wlhi wa dad nool in walbo gaal iyo muslim leyihin , wa kudaray eee ada u firsan walalkey
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 4 месяца назад
kiriim khaan haduu illaahe Aminsanyahy waa ka bad baadaya Galadan Dhagartooda insha Allh
@halimaahmed8756
@halimaahmed8756 4 месяца назад
YA ALLAH falastiininta walaalohood arabta iyo muslimintaba uu sikhir
@fathiwarsame7628
@fathiwarsame7628 4 месяца назад
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 4 месяца назад
Wacaleykum salaam warahmatullaah wabarakatuhu Sheikh dulmi diid.
@hassanKenedid
@hassanKenedid 4 месяца назад
Mashallah guulaystay Yemen
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 4 месяца назад
Allaah akber guul xamaas muqawinda Alqasaan 🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪☝️
@MariaAbdalla-to4rn
@MariaAbdalla-to4rn 4 месяца назад
أشكرك يا معلمي ع معلومات كل مره اتبعك اول بأول
@ApdilladiifHazanHaji
@ApdilladiifHazanHaji 4 месяца назад
Alla Haa Ku barakeeyo Shiekh❤
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 4 месяца назад
Mahadsant walaalkey dulmi diid qeersheeg mahadsant ❤❤❤❤
@DrMaalim-gv3fw
@DrMaalim-gv3fw 4 месяца назад
Asc guul falistiin insha allah mana cabsadaan muslimka
@AbdiAziizHassan-sz6kp
@AbdiAziizHassan-sz6kp 4 месяца назад
Sh Alle ha ku barakeeyo
@sirkaal
@sirkaal 4 месяца назад
Allow uu gargaar walaalaheeba oo dunida dhan isku raacdey inaay dulmiyaaan.
@UgbadomarYusuf
@UgbadomarYusuf 4 месяца назад
اللهم أعز الاسلام ولمسلمين
@-vm7mr
@-vm7mr 4 месяца назад
أللهم ناصرك الذي و عددت يا أرحم الراحمين🤲
@shamsohussein
@shamsohussein 4 месяца назад
Allah ha u gar gaaro walalaheena
@JawahirHaji
@JawahirHaji 4 месяца назад
#All eyes on the rafah#
@hasmedroukya162
@hasmedroukya162 4 месяца назад
Waa masiboyine yahuuda ALLAH umbaa joojiinkara
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 4 месяца назад
اللهم انصراخواننا في غزة يارب
@badmove8428
@badmove8428 4 месяца назад
Asc sheikh wax soo xasuustay hadalkii RW xamza si yar usoo nolaneynaa
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 4 месяца назад
Scw scw scw scw scw scw wacaleiku wasalam ❤❤❤❤ sheikh doua pray 🙏 Falastiin yamane gull gobonimo ❤❤
@xaajigaXaajiga
@xaajigaXaajiga 4 месяца назад
Manta ma jirti wax ladhaho beesha calamka Lkn waxa jira ku tashta awoodada Somalia ethiopian haday soo werarto ma besha calamka ayay adi mise iska cabin bay samen?
@Dahaboaxmedmxamed
@Dahaboaxmedmxamed 4 месяца назад
صلي الله عليه وسلم
@ifrahismail1110
@ifrahismail1110 4 месяца назад
الله الله سعودي اليوم تكلمت ar sucudi maanta wey hadashy.
@SuldaamadaQoordheere
@SuldaamadaQoordheere 4 месяца назад
Diyaradu waa mQ9 allhu akbar
@Mohamed1f7ug8k
@Mohamed1f7ug8k 4 месяца назад
Shiqoow Aqbarta Weey badan thy Daqiiqada Noo badi
@somalitechnology5098
@somalitechnology5098 4 месяца назад
Sheekh waxan ahay qofka ugu horeysay daawado muuqaalkan
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 4 месяца назад
Illahay belaayo hawsoo diro Yehuda iyo inta caawinaysa
@minshiinohomefashion6078
@minshiinohomefashion6078 4 месяца назад
Alla aya ka awod badan ya rabi adomahaga rer Palestine u gar gar
@anime_isamazing3989
@anime_isamazing3989 4 месяца назад
Xuuti caadi mahan
@daherosoble9975
@daherosoble9975 4 месяца назад
Asiga carapkaan mowictiraafo playtiine Sauddiga waa laheyste
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 4 месяца назад
Abowe horta waan ku salaami walalo waa mama muscab iam kenya iam somali abowe ha sugin. Kuwaas waa dhinteen waligood naftu soo galimayso waxaas waa dhiban yihiin. Carab waanaag naagna xoogmalah
@saidaahmedmohamed4996
@saidaahmedmohamed4996 4 месяца назад
Arintaan waa khayr waayo allaah wuxuu dadka barayaa 100 face oo ay leeyihiin reer galbeedka iyo gaalo oo dhan xuquuqul insaan ayaan naqaanaa ayaa burburaysa xaqiiq da ayaa banaanka u soo baxaysa oo waliba dad nuslimiina ay aaminsanyihiin
@hibaqahmed4405
@hibaqahmed4405 4 месяца назад
Kkk astaqfurullaah dad waxaa jira ayagoon cidna daba socon sidaas oo kale shaki u qaba qurbaha waan ku arkay dad badan oo saas ah oo xataa ku dhahaya talefanka waa la iga dhegaysanayaa
@QamarAli-tk8ss
@QamarAli-tk8ss 4 месяца назад
أللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم 😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤
@hassanKenedid
@hassanKenedid 4 месяца назад
Allahou Akbar
@Xamse.nuux124
@Xamse.nuux124 4 месяца назад
Zxp.waxaan.rabaa.daanta.galbeed IYO.GASA.MAXAY.KALA.YIHIIN.MA.SIDA SOMALI.IYO.SOMALIN.BAAA
@KingMohn21
@KingMohn21 4 месяца назад
Alxmlilah 🤲
@kamaalUsmaan1075
@kamaalUsmaan1075 4 месяца назад
Waa marki 4aad saaxiib
@istahilhassan-px1fx
@istahilhassan-px1fx 4 месяца назад
Asc shaikh aaway coursadii 2 week waa ladhafaye
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 4 месяца назад
ALLA'AHAYOW falastininta ugargaar yaa MA'ALIKUL MULK.
@None-e5j
@None-e5j 4 месяца назад
Ilaan wadnomahaystaane carabduye
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 4 месяца назад
Wadanka ujoogo miyuuna abni lahaayn
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 4 месяца назад
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu
@Fahadaxmedyuusuf
@Fahadaxmedyuusuf 4 месяца назад
Kariim kahn iyaga naftigooda muu xiro bakhtga
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 4 месяца назад
Warkaas inuu ka qa to waa qalad
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 4 месяца назад
Allaha ugu hiilìyo awoodiisa walaaleheen palestine amiiiiiiiiin yaarabi
@KhadraMuuse-h4w
@KhadraMuuse-h4w 4 месяца назад
Sucuudiga nagtii badogeleysa ilahay walalahod hawsakhiro fulynimana hakadulqsdo🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@ruqiyomohammedsiyad6367
@ruqiyomohammedsiyad6367 4 месяца назад
Amerika Iyo isræl aa ka danbeyo xalka Abdulkarim khan 😭😭😭
@sahroali1196
@sahroali1196 4 месяца назад
Caawa.ayaa.loodharnaayaan
@umuyahya6866
@umuyahya6866 4 месяца назад
Allahu akbar.
@DrMaalim-gv3fw
@DrMaalim-gv3fw 4 месяца назад
Hacabsan lariim qaan
@umuabdillah3676
@umuabdillah3676 4 месяца назад
Wsc waxay kudayanayaan yurub carabta
@farahahmed3116
@farahahmed3116 4 месяца назад
wasiirka sucuugiga maalin hore ahaa
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 4 месяца назад
Tar tiib tartiib ayay usoo noolaanayaan eensha Allah. Igdaa calaacalka caliyoow carabi waa .....😮
@khadijamohamed4237
@khadijamohamed4237 4 месяца назад
Oo
@AKLIBAN
@AKLIBAN 4 месяца назад
Karin khan Wa nin iman le, ee yuhuudi maha, sheekhoy a khaldamin.
@sadiafedow3753
@sadiafedow3753 4 месяца назад
I want to ask about the job. Are you guys ready to be ready at the end of the month.pls
@hegesaleh6394
@hegesaleh6394 4 месяца назад
Wa marki 5 shanad hutiyinto soritan tiyarad marakanku leyahay
@hegesaleh6394
@hegesaleh6394 4 месяца назад
❤❤❤❤❤❤
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 4 месяца назад
Middakale yuhuudu wabudhcad oo waynu ognahy lakiin hadii marakan kuracay calamkakale ama golaha abniga waxaloguyedho maxay udiidiwayen wadashaqayn toda
@NaasirCabdi-ii6sn
@NaasirCabdi-ii6sn 4 месяца назад
Drone ayay soo rideen waa mission qalab ayaa ku xidhan Drones ta niman kan Asxaabu fiil reer yaman soo rideeen
@abdiazizwarsame3371
@abdiazizwarsame3371 4 месяца назад
Diyaaradaan waa tii 6 lixaad eey dhulka soo dhigaan xuutiyiinta qiima heeduna waa $ 30 million dollar.
@shukriwarsame9192
@shukriwarsame9192 4 месяца назад
Gabadha ka horeysay ee gambiyan ahayd dhinaceeda dhulka way dhigi weydeen asagoo nin ah inuu ka daraado weeye
@saylirobleh5698
@saylirobleh5698 4 месяца назад
Carabi uma mahad celinaayan Spain way ku dirayaan yahuud ayaa dirsatay
@MuhiyadinHassan-ov3rs
@MuhiyadinHassan-ov3rs 4 месяца назад
Even if karim khan will die there is no problem because God will protect against them and he will be blessed by Allah
@hoododayib4626
@hoododayib4626 4 месяца назад
Ana qifki 4❤
@CjabaarSaalax
@CjabaarSaalax 4 месяца назад
Bahdilka Maanta Naheysto Wxa Weyen In Luuqdii Islamka ku Hadalkeda Laga tagay Xita Carabtii Luuqada u dhalatay Ayaa English ku Hadleyso Wllh Islamka Meeshi igu liidatay Ayuu Marayaa
@abdiazizmohed6981
@abdiazizmohed6981 4 месяца назад
Waxay leeyihiin Sheekhoow waa Socon weynee markaan aan Orodno
@zahramohamedcadey7108
@zahramohamedcadey7108 4 месяца назад
😅😅😅 ya Allah
@wiilkiimaxamuud
@wiilkiimaxamuud 4 месяца назад
Wlhi waa waxa aniga igu dhacay oo dadbadan oo yurub jooga haysata 😮 oo buuqa Ku furo waa ley daba joogaa iyo dad baa imucaaradsan iyo dad baa idaba jooga waana run toot oo waxbaa kajira lkn ma is xakameynkaraan dadka qaar Ani aniga oo fahan san dadka ayaa xataa salaanta ka qadaa oo aan iska dhigaa qof aan faha saneen marna waan usar beebaa marna waxaan ku dha haa waxaad thy waa lagaa yahay 😮 wlhi dadka yurub Ku waalan oo dhan dadbaa waalan qaar kood hadii aadi lakulunto waxaas oo kalle isdaji waligaa hadag dagin isku day in aad fahanto waxa ha reerahaaga ka dha caayo 😮 inta aadan go.aanka qaadan 🎉 Hana isku dayin in aad gacan qaado
@shukrisharaf7074
@shukrisharaf7074 4 месяца назад
Carabta waa xaasaska usa iyo isreal hadal kooda marabno because nin iyo naas laguma dhaxdambaabi karo
@sahroali1196
@sahroali1196 4 месяца назад
Inta.doorashada.mareykanka.ayey.sugaayaan
@hoododayib4626
@hoododayib4626 4 месяца назад
asc ❤
@SumayaMohammed-t7h
@SumayaMohammed-t7h 4 месяца назад
Balaayo idiin hagoog naatay waan nebcahay maryaha ay ku dadanyihiin carabta
@zian-seeko
@zian-seeko 4 месяца назад
Walal ma waxa rabty iney is qaawiyaan Maryaha dhigtan dharkan wa dhaqankooda weyna ku faanan ee habarka ka dhaaf dad jihaad ku jira weye uducee hada qof muslima tahy shukran
@abdallaawale2460
@abdallaawale2460 4 месяца назад
Tii labad mahan ee waa tii 6 secamal 5 hore ana laa socday
@D5dropD5drop
@D5dropD5drop 4 месяца назад
Hadal waxba ma taro ee arabtu dirac iyo googarad xirta
@adonallah2302
@adonallah2302 4 месяца назад
Hadalka sacuudi waxba ha u arkin haduu geynaa hanti raaligalinaa
@KhadraMuuse-h4w
@KhadraMuuse-h4w 4 месяца назад
Sucuudiga naftii basogashay🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@halimabeledi5102
@halimabeledi5102 4 месяца назад
Hal marbuu dhimanayaa hais adkeeyo reerkan dadkay ka cabsiyan waa say wadankan ku qabsadeen
@adoonkiialle3871
@adoonkiialle3871 4 месяца назад
Aad ayaad u mahadsan tahay sheekhoow laakiin sacuudiga & Masar & imaaraatka waa ducfi wax LA soo hadal qaato ma ahan waa sxbada israil
@sacaddhaalib2336
@sacaddhaalib2336 4 месяца назад
Wcs wrx Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@calibare1641
@calibare1641 4 месяца назад
Hacayrsaoyuhuudu doqonka wuxuisbarbardhigay yuhuud xasuuqweyn geysatayiyo falastiin laxasuuqaayo kariim khaan haduugeesiyahay yuhuuda reerfalstiin xasuuqday buuxukun kuridilahaabalse wuxuukudarayfulaynimadiisa falastiiniyiinlaxasuuqaayo
@FaadumoIbraahimmaxamad
@FaadumoIbraahimmaxamad 4 месяца назад
Wax bama qadayaan
@calishaakir1
@calishaakir1 4 месяца назад
HAL XAARAAN AH NIRIG XALAAL AH MA DHASHO. MARKAA SUCUUDIGU WAA KII AYNU NAQAANAY EE HA DHEGAYSANINA.!
@Amatallh1915
@Amatallh1915 4 месяца назад
Qofka muslimkaa waxasoo dhan ee ay samaynyaan mosaad waxaa kaga filan ku xidhnaanshaha ilaahay
@maryanilmi5344
@maryanilmi5344 4 месяца назад
Maadka maasooh noolaadooh ee saacuudiigu maalaah caakhiiro baay kaasooh waaraamaayaan.
@mohamadjamaboodle-qu1cn
@mohamadjamaboodle-qu1cn 4 месяца назад
SCW❤SCW ❤SCW ❤
@ahmedsheikhamud5809
@ahmedsheikhamud5809 4 месяца назад
OGOW ARGAGIXISAD LA SHEEGAYEY CAALAMKA WAA ISRA,IL IYO MAREYKAN. OGOW WAXA MARQAATINA KA AH DOWLADIHI REER GALBEDKA QAARKI KA HOR YIMID FAKARKODA KHALDANE SRA,IL IYO MAREYKAN , OK HADAANEY ARGAGIXISA AHAYN MAXAY U HANDADAYAAN DOWLADIHI FALASTIN GARAB ISTAGAY
@mataan10hasan77
@mataan10hasan77 4 месяца назад
Wcs❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤scw❤❤
@mamacalimamacali8875
@mamacalimamacali8875 4 месяца назад
Waxaas uma joojin doono ninkaas horay ha u socdo
Далее