Тёмный

Yaa ku guuleysanaya doorashada Mareykanka, Trump oo cadaanimo ku faanaya & Haweenayda Madow 

Gaylan Media
Подписаться 387 тыс.
Просмотров 10 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

23 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 21   
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i
@CabdikhadarIsmaaciil-f5i 2 часа назад
Labadoodabaa iyo yuhudabaa dhamaantoot mesha alle ha kasaro oo baqtigodaa hala wayo meshayka baxeen❤❤❤
@NasriinMahamett
@NasriinMahamett Час назад
Trumb ha guuleysto
@IbraahimcabdiqaadirXuseen
@IbraahimcabdiqaadirXuseen 39 минут назад
Doorashadoodu waa laba darn mid un dooro midna dankuu ma ah
@MahamadAbdiAbeey
@MahamadAbdiAbeey 2 часа назад
Galan midiya asalaamacalwykum masha alaah
@somalimediaproduction143
@somalimediaproduction143 2 часа назад
Laba daanyeer
@CwaasicXasan
@CwaasicXasan Час назад
Kamaal alah ku guelysiya
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Час назад
Welkom 🤗 Farah
@musayusuuf8798
@musayusuuf8798 Час назад
Inaaad Dubka madawga ahee inaga dhexeeya&Maadaamay Dumar tahay mooyaane ismadhaaamaane 2baduba waaa kufaaar Aaankaladhicin
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 2 часа назад
Labadooda qadiyad islamka ma tagerayan wax naga galayna majirto 🥶🥶👿💀☠️
@khadrayoonis9420
@khadrayoonis9420 2 часа назад
INSHA ALLAAHU MR. D.TRUUMP WAAYO ADUUNKU UMA BAAHNA 50 GR. GOLD WAAYO WAR BADAN AYAA KA JIR WAXUU RABA NIN GURIGA CAD KA SOO BAXA OO EDEB U YEELA CARUURTAN KIBIRTAY EE MASAKIINTA XASUUQA UGU JIRA🎉
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 32 минуты назад
Trump waa ciyaal suuq
@abdihafidmohamoud6928
@abdihafidmohamoud6928 2 часа назад
ferat 1
@XuseenSiciid-zr3o
@XuseenSiciid-zr3o Час назад
Maxaan idinka galay gaalda aad 12 casho uqasarin adeer naga dhaaf waxan
@CismaanCeydaruus
@CismaanCeydaruus Час назад
WAA ISKA CADaha .marekan naagi maxakumi karto waa sharciga marekan toraam baa sobaxaya
@mohamudkilwe
@mohamudkilwe Час назад
trump waa qof xanuusan cidna ma rabto
@StarMohamed-g7c
@StarMohamed-g7c 2 часа назад
Madame Harris is gonna win
@Atoosh55
@Atoosh55 2 часа назад
Trump ayaa uroon America oo guuleysandona & awooda marekanka lamacamilka aduunka kana joojinkara yuhuuda dulmiga ay ku heyso walalaheen falastiin jojinkarana hilada marekanka aysiso yuhuuda is badal kenikara falastiin oo free ah Aragtideyda wayo dhaqankiisa hogaan waa nin rag ah
@Jibriil571
@Jibriil571 2 часа назад
Ninkii muslim ah ee u codeeya, waa qof xasuuqa qaza ka qayb qaatay !! Waxba yaan loo codayn labaddaba !! Jibriil oo jooga Hargeisa, Somaliland ayaa sidaa idin leh !!
@Mahdi-hc3ud
@Mahdi-hc3ud 2 часа назад
Kii soo baxaaba waa ay ay ladhalay lakin siyaasadoodu maha mid qof keliya hu taliyo taladooda way cadahay
@fosiyaabiib9380
@fosiyaabiib9380 32 минуты назад
Ma fudada walee
Далее