Тёмный

Yaabkii Aduunka indha adeyg maad ku tilmaameysaa mise Jaahilnimo Arintaan? 

Dulmi Diid Clips
Подписаться 68 тыс.
Просмотров 13 тыс.
50% 1

‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/...
Yaabkii Aduunka indha adeyg maad ku tilmaameysaa mise Jaahilnimo Arintaan?
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Welcome to Dulmi Diid Clips Channel where you will find a variety of contents like high quality content like Cars, Mobiles, Cameras, mics, and hundreds of other technology gadgets reviewed, in depth with tips and tricks about products,
so please sit back and enjoy the ride!
My filming gadgets/devices
www.ulanzi.com...
DJI Osmo Action 3 - amzn.to/3e12T3F
BOYA Wireless Lavalier Microphone - amzn.to/3T9AmIf
Ustine Selfie Stick - amzn.to/3rnPQw9
USB C to 3.5mm Jack - amzn.to/3fCO485
Spigen Rugged Armor Case - amzn.to/3E6lcPt
DJI Pocket 2 - amzn.to/3E6OP3l
Ulanzi J12 Mic -
www.ulanzi.com...
amzn.to/3C27TwN
Rode Mic Me-C - amzn.to/3Sw5C4f
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung.
DISCLAIMER: DulmidiidClips assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Опубликовано:

 

10 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 48   
@dulmidiidclips
@dulmidiidclips 26 дней назад
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar. Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta! dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
@CabdiraxmaanDaacad-e3h
@CabdiraxmaanDaacad-e3h 26 дней назад
Wallo kusoodhawaada Maraakiista Abusakariya waa online hamooganaanina
@begreatfulleverythinguhave7966
@begreatfulleverythinguhave7966 26 дней назад
Waxan ku dhashay degmada balcad oo warshadii dharka ku taalay, abahay wuxu aha makanig warshada balcad abaha hada wa wayeel balse warshadi mar dhexe way shaqaynaysay hada loo raadin laha ama cidaacada la galin laha wa la heli laha cid ka shaqaysa saad sheegtay markaysan lacag iyagu leedahay kaga bixin ayna hayni kan masuulka ka ah masuulka qof qabiilkisa ileen cudur qabiil ba nagu dhacay ... faraha laga qaado... sheikh maxamed ilahay ha ku barakeeyo.... warshada balcad dadkedi ha loo raadsho idaacadaha ha la isticmalo....😔 waxa igu daran ihaanada iyo aqoon la anta dadku moodi in an waligayo ahayn sadaas 😢 meeqa warshada ban leheyn.... maxase young generation our country cid barata looga wayay.. kumananka sanad walba qalin jabiya maxay barten 🤔اللهم ألف بين قلوبنا وأصلح دات بيننا وثبتنا على الصراطك المستقيم
@samanjecel6079
@samanjecel6079 26 дней назад
Subxanllah somali dhib baa Hesta waxa laa dhahay inta mamulxumo Kaa gooyso lacag yari kama gooyso☝️🇸🇴
@samanjecel6079
@samanjecel6079 26 дней назад
Allah xaqa haa nagu suga anaga iyo inti muslim ah waa dhibato umada somali Hesta mamulxumo🇸🇴
@damacibrahimducali2942
@damacibrahimducali2942 26 дней назад
bisinka oo maxaalookeensaday hadii anlagushaqaynayn yaab badanaa
@itzManha125
@itzManha125 26 дней назад
Waa heesanah dad yaqaano lkiin qabiil yo haduu habo gud yaaa awoodo labdaas aa hor tagan dalkaan
@malyunukash2975
@malyunukash2975 26 дней назад
Bismilaahi Raxmaani Rixiim Umadaan geeridii aa la halmaansan yahay. Naf walba waa la xisaabin. Marka Alaah ha soo hadeeyo, xaqa Alaah ha fahamsiiyo. Amiin Amiin Amiin
@AbdirahmanBinAbdullahi
@AbdirahmanBinAbdullahi 25 дней назад
Manshaallah sheikh sida ad uga hadasho arimaha Somalia
@aminadaud7256
@aminadaud7256 26 дней назад
Waa xaasidnimo iyo nasiib daro isku jirto
@samanjecel6079
@samanjecel6079 26 дней назад
Somali waxa aduunka Kaa rebey madax jahiln ah iyo qabiiyald iyo aqoon laan somali Allah uu maqn iyo inta Caaqliga leh☝️🇸🇴🇸🇴😊
@abdisharif8315
@abdisharif8315 26 дней назад
LAAKIIN SHEEKH MOHAMED OGOW NINKA HADLAYAA WAA MUCAARAD EE MAAHA NIN XIL HAYA.
@CabdimadoobeMaxamed-e8j
@CabdimadoobeMaxamed-e8j 26 дней назад
Waa dhibka hasta umada soomaaliyeed wisiir caafimaad baa lagadhigayaa waxana kamayaqaan cafimaaka waa wisiir caafimaad bes
@mohamedYasin-c2k
@mohamedYasin-c2k 26 дней назад
Wall lamii markii horee himar ama dameer biyolee ayaa meydha kolkii habshii gumeysii yimado kuwii itopiyan aya lameydha
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 26 дней назад
Soomaalidu waa xaasidiin ma ogola isaga maahane in cidkale ceeshto waxaay walaalo yihiin yuhuuda
@adammohamed5339
@adammohamed5339 26 дней назад
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@ahmednuuraden9552
@ahmednuuraden9552 26 дней назад
Soomaali oo dhan bay tani haysataa
@Aminatt31828
@Aminatt31828 23 дня назад
oo xata ugu yaran maxay ugu keensan waayeen shaqaale marka hore ee dhowr bil ah sida 2-3 bil uu baro ka bacdiba ay isticmaalaan wax weyn maaha
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 26 дней назад
Illaahow u gargaar umada somaaliyeed meel Walba ay joogaan waa dhibanyihiin
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 26 дней назад
Soomaalidu shaxaad. Mooyee. Waxkale mayaqaanaan
@MaxamedfaraxTalan
@MaxamedfaraxTalan 26 дней назад
Sheeko bilooyin kasi wareegtay hada ogatay ..Dulmi did ....somaalia ku jooog fadlan
@PeaceBeuponhim7
@PeaceBeuponhim7 26 дней назад
Lol😂😂😂😂😂😂astaqfurullah
@bushraaliseid181
@bushraaliseid181 23 дня назад
Gaari dhulka maxay u soo gadayaan haddayna garanayn si loogu shaqeeyo May dad u diraan nadiifiya oo siiyaan lacagta la khasaarinayo
@saeedisa9798
@saeedisa9798 26 дней назад
Madaxda waxaay umaleeynaa waa kuwo baadiya kayimid.
@xalwoxalwo-g9h
@xalwoxalwo-g9h 26 дней назад
war shada ad shegeyso 2 waxa kala qatey labada nagood e horjoogaha damujadid dadka xabalihi kafakan wayen iyo dad diwladi maxamed siyad shacab dajisey shacabkas dhul aylahayen aya dowlada u bahatey sibilicda casumada iyo dangud darted dadka diwladi dhulodi kaqadey dhul aydajisey xasan aya ibsadey kimaki hore aylahayen iyo kilogu badaley o qoskasta boski lasiyey sabarlogi ayheysten labadi xasan ayaka qatey
@Amran-xf4zs
@Amran-xf4zs 25 дней назад
Arimaha noocaan oo Kale ah waxay cadeyn u tahay jaahilnimo, xaasidnimo iyo doqonimo tii ugu weyneyd bulshada soomaaliyeed lugu hayo meel walba ay joogaan
@zainababdi781
@zainababdi781 26 дней назад
Waa been 8 million for only that one
@Walalka252
@Walalka252 26 дней назад
Birr ayuu ku dhahay dollar maaha 8 Million Birr waa 8k dollar
@mohamedYasin-c2k
@mohamedYasin-c2k 26 дней назад
🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎🐎
@abdisharif8315
@abdisharif8315 26 дней назад
DJIBOUTI AYAAN KU ARKAY ILAA SODON GAADHI HOOVER AH OO LAGU XAAQO JIDADKA IYO DUKAAMADA HORTOODA LKN LACAGTA UU SHEEGAY MA ETHIOPIAN BIR BAA MISE WAA DOLAR, HADDII DOLAR AY TAHAY WAA BEENTII.MID IS WEYDII GAADHIGAN MEEL LAGU NADIIFIN KARO KUMA TAAL JIGJIGA.
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 26 дней назад
Waxee. Aheed in lacagtaas dadka la shaqaaleysiiyaa oo dadku dhaqaan jidadka
@nimodiriye6260
@nimodiriye6260 26 дней назад
Gaadhi waxnadiifna waxaa horeeya jidadkii uu nadiifinlahaa majiraan horta
@MEHMET-x9z
@MEHMET-x9z 26 дней назад
Kkkkkkkkkkk yaaaab 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@samira-141
@samira-141 26 дней назад
😂😂😂😂👈🏽🤲🏼🤲🏼❤️❤️❤️👍🏽
@ahmednuuraden9552
@ahmednuuraden9552 26 дней назад
Kkkkk jaahilnimada, maamulka Jigjiga, looguma talagelin in uu adeeg bixiyo waa hantilumis
@abdirahmanabdi6223
@abdirahmanabdi6223 26 дней назад
Wax kasta waa labarankaraa ee maxaa loo waayey dad juhdi geliya oo barta
@user-pz2kj3fq5h
@user-pz2kj3fq5h 26 дней назад
Waryaa jigjiga somaliya ma aha ee waa ogadeniya ay itopia hoog kuhayszto
@sucdimoha2157
@sucdimoha2157 26 дней назад
Hhhhhh jigjiga madaxda nogu fadhiya kursiga waan ogeyn iney taasi kale nooso wadeen hhh takale baaburkaas in laso iibiyo ayaba khalad ahyd waayo carro iyo dhiiqo laamiga kama dhamaanayo hhhh sorry😂😂😂😂
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 26 дней назад
kkkkkkkkkkkkk wa cagli xumo iyo doqonimo
@abdiganidagane3567
@abdiganidagane3567 26 дней назад
😂😂😂😂😂. Aduunka waxaa ka jiraa wax ladhaho employees training Program. Wax walba oo cusub waxaay ubaahan tahay dad loo taba baro oo sifiican loogu tababaro, haddii uu halaabo hagaajini karaan, trouble shooting iyo maintenance
@Kimodadon
@Kimodadon 26 дней назад
😂😂😂😂😂😂😂
@kaaha1233
@kaaha1233 26 дней назад
Acudubillah 😂
@user-np9gl8ej8v
@user-np9gl8ej8v 26 дней назад
Qofkas so gaday gariga nadafada maleeh dami siday ilatay lakiin wasirka wadooyinka aya iskaleh hadi u jiro, hadi kalena wixi qabil San nadafada xamar.
@farmaajoanigagardadiyey
@farmaajoanigagardadiyey 26 дней назад
Daniel Hagari waxaa soo dhow Dhamaadka noloshiisa.😡
@abduulabdirizak895
@abduulabdirizak895 26 дней назад
Walaaloow beenta iska jooji marar badan ayaad ku sheekaysaa intaad soo uruuriso ayaad halkan ka faafisaa !!?? Jigjiga anagaa joogna waxaan aad sheegayso ma jirto waa been abuur ilaahay ka cabso faafinta beenta waa dambi wayn ???????
@abassadan2541
@abassadan2541 26 дней назад
😂 muuqalka nageyso walaaal
Далее
Презентация iPhone 16 за 4 минуты
04:00
Cleaning🤣 #shorts #トイキッズ
00:18
Просмотров 6 млн
NOLOSHA IGU CADABTAY TAAS WALASHAY MA EHEN JANAMA EHED
59:28
Презентация iPhone 16 за 4 минуты
04:00