Тёмный

YOUTUBE iyo FACEBOOK kee lacag badan laga sameeyaa? 

Подписаться
Просмотров 22 тыс.
% 2 463

Waxaan ka hadalnaa sida lacag looga sameeyo Internet-ka, hadii aad xiiseeneyso soo dhawow.
✅Subscribe
🔔Notication-ka furo
🟢Koorsada ka dalbo website keena
👉abdishakur.me/student-registr...
Telegram: t.me/abdishakurhm/

Опубликовано:

 

4 фев 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 267   
@shaafofficial
@shaafofficial 5 месяцев назад
Muqaal hal million u qalma Teamkeena channel kaan ku xiran dadka kale nasiib ayaan dheernahay Runtii 👏
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 5 месяцев назад
mahadsanid wll key
@user-ej6vv2ro3y
@user-ej6vv2ro3y 5 месяцев назад
​@@AbdishakurHM macalinow what's app aan kaala soo xariiro iisheeg email ka waan fahmi waayee.
@sportschannel6235
@sportschannel6235 5 месяцев назад
​@@AbdishakurHMpro
@Duca954
@Duca954 5 месяцев назад
Wllkeyow shuruuda lacagta wan buuxiyay iga caawi​@@AbdishakurHM
@mubarik1528
@mubarik1528 5 месяцев назад
​@@AbdishakurHM asc wll lkn nooma sheegin 1000views somalia youtube iyo facebooga lacagta intee leeg laga sameeya
@Dunianalka_2020
@Dunianalka_2020 5 месяцев назад
Wllhi ninkan wax aysan noo sheegin youtuberada kale ayuu noo faa.ideeyaa waa darajo aad dheertahay dhigaa abaal badana ay kaaga hayaan dhamaan teamka halkan ku faa.idey like me thank u more and more🎉
@LiibaanSaafi
@LiibaanSaafi 5 месяцев назад
Fursadaha lacagta laga sameeyo so bar sona badi bahida dhalinta tas aya ugu muhiimsan usted
@AxmedCaDeH
@AxmedCaDeH 5 месяцев назад
War ustaatka 200k hala gaadhsiyo 100k Uma qalmo ee waa idin sidee ha lagu yaaco RU-vid ka thank you for Mach teacher❤❤
@maryamaruun5654
@maryamaruun5654 5 месяцев назад
Min Billaaw illaa iyo dhaaamd nala soo wada g ustad sida youtube lacag loogu sameyo i.a
@LuqmaanMaxamed-bc5cg
@LuqmaanMaxamed-bc5cg 24 дня назад
Maa sha allaah
@hennafoosladan6773
@hennafoosladan6773 5 месяцев назад
Maasha Allah walalkeey
@maxamedsomaali1104
@maxamedsomaali1104 5 месяцев назад
RU-vid podcast, sida losameeyo, maclumaad keda nosogudbi, sxb, waliga sida ugudhakhsaga badan. Hadad wakhtiheshi🎉
@ahmedaflax350
@ahmedaflax350 5 месяцев назад
m.a ustaad waad mahadsantahay sida hagar la,aanta eed wax ugu soo gudbiso walaalaha somaliyed una jeceshay wanaagood khayr badan allaha ku siiyo ustaad horu soco insha allah daacad nimadu waadarajo gooni oo rabbi dadka siiye ❤❤
@AxmadRm-vd8wj
@AxmadRm-vd8wj 5 месяцев назад
Mahadsanidin ustaad guulayso
@Safwaan2
@Safwaan2 5 месяцев назад
Ustaad waad mahdsantahay ee nala soo wadaag 1:- sida tiktok lacag looga sameeyo 2:- sida loo sameeyo thumnail, 3:- waxaa muuqaalka ku jirtay Facebook hadduu ogaado inaa Somalia joogtid waxa laga yaabaa uu kaa xidho ads lkn dad badan oo dalka joogaa waa ay ka sameeyaan haddaba siday suurtagal u tahay arintaasi ustaad. Sharaf iyo karaamo.
@cawilyareofficial1933
@cawilyareofficial1933 5 месяцев назад
Mahadsanid ustaad Allaha kubarakeeyo ❤
@Nasdaammedia
@Nasdaammedia 5 месяцев назад
Congratulations 🎉coming soon.100k ubadan u qakantaa.
@abdullahimohamed5336
@abdullahimohamed5336 5 месяцев назад
Mahadsanid Mr Abdishakuur masha.allaah waan dhameysaney muuqaalkan waliba si dagan thanks
@ruwaydaseid
@ruwaydaseid 3 месяца назад
Masha allah
@halqadfilmschannel7068
@halqadfilmschannel7068 5 месяцев назад
Haa wa ubahanahay
@zakariaaxmedhassen4202
@zakariaaxmedhassen4202 5 месяцев назад
Thanks bro si fiican baad uga hadashay mowduuca
@nuurcadecawil
@nuurcadecawil 5 месяцев назад
haa zxb ku soco
@apdinur5466
@apdinur5466 5 месяцев назад
Soo badin fursad ceykaasa walal
@user-vi3kv9er8w
@user-vi3kv9er8w 5 месяцев назад
Wlhie bilahi tolahi the best teacher
@AbukarAbukar-ub4fg
@AbukarAbukar-ub4fg 5 месяцев назад
Engener cabdi guulayso
@ZeynabAxmad-th8ui
@ZeynabAxmad-th8ui 5 месяцев назад
Tnks teacher💯
@CamirAcademy24
@CamirAcademy24 5 месяцев назад
Masha Allah hore usoco ustaad
@user-tx4vx6oi1t
@user-tx4vx6oi1t 5 месяцев назад
Thanks bro
@izraclaahi1824
@izraclaahi1824 5 месяцев назад
Thnkz wll
@Zaascn
@Zaascn 5 месяцев назад
شكرا يااخي الغالي
@Sudeysi-ut2yp
@Sudeysi-ut2yp 5 месяцев назад
Sxp sida fecebook lacag loga sameyo kasoohadal adigoo somali joogo
@jaamacwarsame819
@jaamacwarsame819 5 месяцев назад
Eng Abdishakuur mahamed zhb xagee kaala soo xariiraa
@Abaalfx
@Abaalfx 5 месяцев назад
First
@maracaddenews2375
@maracaddenews2375 5 месяцев назад
Shugran ustaadi
@suldaanofficially
@suldaanofficially 5 месяцев назад
Thanks
@cabdiqanirobot
@cabdiqanirobot 5 месяцев назад
muuqaalkan waa dhameeystay waa mahadsantahy waxaana kalo kaaga mahadcelinayaa in serverka maanta aan facebook ugu shaqeey ina na bartay mahadsanid inka badan million jeer
@user-ew8db8zs5j
@user-ew8db8zs5j 5 месяцев назад
Soo sii daay wll mcn
@Islaam252
@Islaam252 5 месяцев назад
Amiin
@user-ld2nt2ln2h
@user-ld2nt2ln2h 5 месяцев назад
Waa danaynayaa soo samee zhp
@osamamohamudib8328
@osamamohamudib8328 5 месяцев назад
mhsnid eng abdishakuur👍
@jaamacwarsame819
@jaamacwarsame819 5 месяцев назад
Zhb xagee kaala soo xariira waan ku baahnahaye
@ajlyrics3690
@ajlyrics3690 5 месяцев назад
Congratulations 100K 🎉🎉🎉🎉
@Nasrirgb
@Nasrirgb 3 месяца назад
Lkn noomaad sheegin 1 k intay noqonayso Somalia facebook ame youtube Thnks macalin intaa noo soo raaci
@saciidcismaan5960
@saciidcismaan5960 5 месяцев назад
Walahi wad naga waasheen team youtube. Waxa dhahdiin maalin walba lacag baa la sameeyaa. Ujeedadiinu anigu wan fahmey waxa is dhahdeen somali wey lacag jecel yihiin uga sheekeeyaa barnamijo lacago si dad badan ey inii daawadaan. Walahi idinkaaba lacag naga sameeyey. Mida kale taleefanadiina wad qarsatee. Barnqmijkiinu haduu run yahay hormuud xitaa wey iman laheed
@user-lf4ib3rt6m
@user-lf4ib3rt6m 5 месяцев назад
Zxb youtubeka lacagta sidee loo furtaa
@ZACK__JM
@ZACK__JM 5 месяцев назад
Hnblyo wllo🎉🎉🎉🎉
@Muriye
@Muriye 5 месяцев назад
He is big legend
@user-jl1pn6pc8r
@user-jl1pn6pc8r 5 месяцев назад
Waad kumahadsanthy brother cilmiga aad noo faaidaysay
@user-gu5dn7dp1b
@user-gu5dn7dp1b 3 месяца назад
Mudane alha kubarakeeyo anugu waan kuguxidhnahay anuguwaxaañ istcmaalaa faysbuuga marka waxaanrabaa inaadiifiiriso
@FahimAnimals
@FahimAnimals 5 месяцев назад
Sxb qaabkee loo sameeyaa videoyada motivationalka 🎉🎉🎉
@Motivate90172
@Motivate90172 Месяц назад
Eng.Abdishakuur wan ku salamay wllo waxan u baahna inaa youtube aad iga caawiso 🙏🙏
@shahidkhatter
@shahidkhatter 5 месяцев назад
Ta yuutubka rabnaa
@moohazaani
@moohazaani 5 месяцев назад
Coming soon 100k
@user-rk5eq4jl6j
@user-rk5eq4jl6j 5 месяцев назад
Mahadsantihiin
@Opthale
@Opthale 5 месяцев назад
zhp Abdishakuur sida loo sameEyO oO youtubeka cusub video soO gali 😊
@nabiilmohamed7015
@nabiilmohamed7015 5 месяцев назад
Horay u so co
@maslahabdi7205
@maslahabdi7205 5 месяцев назад
Qaababka lacagta looga sameyn Karo Nala wadaag eng
@AbdishakurHM
@AbdishakurHM 5 месяцев назад
Hadii uu jiro mowduuc aad daneeneyso iigu soo qor comment mahadsanid
@Dunianalka_2020
@Dunianalka_2020 5 месяцев назад
Iisheeg muuqaal qof leeyhy hadaan editing ku sameeyo ama jar jaro copyright ma noqon karaa
@Wildlifeof
@Wildlifeof 5 месяцев назад
How to get more views in youtube
@Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
@Abdulaahiabdirashiid-nx4ws 5 месяцев назад
Qaabka loo sameeyo RU-vid channel ustaad
@Ahmedhassan13463
@Ahmedhassan13463 5 месяцев назад
Ustaad Q&A Noosoo Sameey Facebook somalia Lagu Furay Lacag Malaga Samayn karaa
@moaliali454
@moaliali454 5 месяцев назад
Mahadsanid macalin. Facebookgaga thumbnails Ka helay sidee u samaysaa. Nala wadaag please. Hambalyo 100k . Next stop 200k
@engxaraar109
@engxaraar109 5 месяцев назад
Mahadsanid sxb macluumaad aan hore aad looga hadal baan kaa faaidey. Waxaan Ku weydiiyey codkaaga aad buu u wanaagsanyey ee microphone noocee ah baad Ku duubtey.
@Hupi12112
@Hupi12112 5 месяцев назад
Teacher adoo mahad san pls wxd for example ahaan noogu soo gelisaa sida fiverr translate ahaan loogu isticmaalo adoo lacagna ka sameynaya🙏
@FahadSaxar
@FahadSaxar Месяц назад
Sxb fadlan aniga igacawi yutub chanal waxalagabahanayahay iyosidalosameyo respect me❤❤❤❤❤
@hoygasheekoyinka9073
@hoygasheekoyinka9073 5 месяцев назад
4:48 waannkaa sugeynaa macalin
@FadumoAhmedMohamed
@FadumoAhmedMohamed 5 месяцев назад
Ka so hdl wll muqaal dhamystiran
@IdirisDahir90
@IdirisDahir90 5 месяцев назад
Itoobiya aniga oo joga masamaysan Kar sxb eng ta kale dee dhalinyarada jogta Itoobiya yad ku halaynaysa ma dad kale oo an iniga ahayin bay dawadan marka bl qorsha nagu daraso
@kingzola6392
@kingzola6392 5 месяцев назад
Ustaad sida lacagta loogu xidho Facebook muuqal ka soo samee
@user-wf6hr1xq5k
@user-wf6hr1xq5k 4 месяца назад
Sida ugu fudud ee lacag loo sameyn karaa adiga oo dhalinyari RU-vid
@fakateshortos
@fakateshortos 5 месяцев назад
Side lo samesta facebook page ustd😢
@caanooleofficial3584
@caanooleofficial3584 4 месяца назад
Ustata aniga xada ku dawanaayo ayaa xageysiin iso gashy mrka faa iiido miyaa kugu jurtaa mise wd iska xiraa
@user-gz8sh7tk3z
@user-gz8sh7tk3z 5 месяцев назад
Waaa face sida laga sameeyaaa
@IbrahimYuusuf-nh1sm
@IbrahimYuusuf-nh1sm 4 месяца назад
Haa runtii ani uunbaa is og 21 ahay
@UstaadMohamed-di6ey
@UstaadMohamed-di6ey 4 месяца назад
Engineer qodokaas ah inaad soo gudbiso applications iyo websites sifudud lacag looga sameeyo Waa noo muhiim hadaa nahay dhalinyaro
@mursalgadhka9394
@mursalgadhka9394 5 месяцев назад
Ustaadi hadda anuu 900 subscribers iyo 50k hours iyo above ban haystaa Mana apply gray karee sabab?
@user-dt7wr8me1w
@user-dt7wr8me1w 5 месяцев назад
Google adsense side loguxidha youtubeka soomaaliya
@Ms.Taleeh
@Ms.Taleeh 4 месяца назад
Eng Abdishakuur madsanid runtii sifican ayaad noogu sharxday
@ShaaficiDhaanto
@ShaaficiDhaanto 5 месяцев назад
Ustaad hal Mar na fahan sii adeega aad bixisid ee serverka aad baan ugu bahanahay shuruudo badana waa buuxinay
@abdianshax5850
@abdianshax5850 4 месяца назад
Asc sxb waxaan rabaa in aan waxkabarto cryptocurrence marka si aan ugu shaqaysto marka xageen kabartaa intaana bilaaabin maalgashiga kahor
@mohaisack-hu4vh
@mohaisack-hu4vh 4 месяца назад
Anaa page sameystya Anaa hormariyana ubaahan Ee igu caawi ustaad
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 5 месяцев назад
Xagee kala soo xidhiidhaa ustaad
@yaraani2526
@yaraani2526 4 месяца назад
Wcs
@sadiiqcabdi9166
@sadiiqcabdi9166 5 месяцев назад
Asc maduul qaabka ugu fudud oo lacag looga sameeyo noo sheeg waliba istay by istayb
@adamcqadir96
@adamcqadir96 5 месяцев назад
Asc ustad ka soo hadal qaababka kale ee yutube lacag looga sameeyo adigoo mahadsan
@user-ql9pw5qv3o
@user-ql9pw5qv3o 5 месяцев назад
Asc ustaad
@AmiinAbdiasis
@AmiinAbdiasis 5 месяцев назад
Ustad muqalki server ka mxa uga saartay markay cilad iqabsatapa wn dawan jiry Lkn hda privatepaa ka dhigte
@cabdirisaaqyoonis1347
@cabdirisaaqyoonis1347 5 месяцев назад
See loogu xidhaa wadan kale
@Kingkhadarlion10
@Kingkhadarlion10 5 месяцев назад
Ustaad asc dhowr mar ayaa kula soo hadlay waxan kaa cudsan lahaa cilad iga heesato fb page inaa iga xaliso maadama aan wada buuxiye shuruudahi dhaman intaas ugu caawi ustaad Abdishakuur jwb ciladaan ayaa i heesato account some issues
@AhmedHared-bf5dt
@AhmedHared-bf5dt Месяц назад
Macalin waxaad nalasoo wadaagtaa waxa ugu fii can ee RU-vid lasoogaliyo fikrado
@cabdifataaxjaamac3661
@cabdifataaxjaamac3661 5 месяцев назад
Warkaagu waa Xadiis Jaale😮
@maxamedcismaan9906
@maxamedcismaan9906 5 месяцев назад
Engneer ciwan facebook oo page la ga dhigay yacni "professinal mode " loo isticmaalay lacag malaga sameen karaa
@user-ew8db8zs5j
@user-ew8db8zs5j 5 месяцев назад
Suaalo ayaanu iga guuxaayo
@user-mu4hw7zo9v
@user-mu4hw7zo9v 2 месяца назад
Hanbalyo
@nadiyasaid123
@nadiyasaid123 5 месяцев назад
Wllo ha youtoup sax ah noso dhig oo fudad wllo oo step by step
@Abdishakur61
@Abdishakur61 5 месяцев назад
Azc Eng c/shakur sidee ayaan RU-vid ka Aniga oo aan wax camerada soon hor fadhiisanin
@UgasBadal-pn3pw
@UgasBadal-pn3pw Месяц назад
Zxb reals tiktok shorts ka soo hadal adoo raliya zxb wayo addunka hadda ayagaa ugu fa ido badan
@mohamedwarsame1370
@mohamedwarsame1370 5 месяцев назад
Qofka isaga oo Jooga Somalia FB lacag ma ka Samayn kartaa?
@zacki_alibaba5331
@zacki_alibaba5331 5 месяцев назад
Ustaad dhalinyro badan oo shaaqo laan ah aya jiirto marka Facebook wa alad Wyn oo intaas Oo bilion aya malin walbo lcg ka subiyan marka waxan raba inad monitizition ka kaso hadashid
@aadan_machadka
@aadan_machadka 5 месяцев назад
Zhp waad mahadsanthy ee bal kasoo waran sida lacag looga sameeyo bilaw ilaa dhamaad
@mursalgadhka9394
@mursalgadhka9394 5 месяцев назад
Ustaadi tiktok creativity program beta kasoo hadal iyo dhamaan shuruudaha qofka laga rabo Mahadsanid 🎉🎉
@Engdaacadd
@Engdaacadd 5 месяцев назад
Assalaamu Allaikum ustaad waxaan ka mid ahay bulshada ku xidhan Chanel kan waxaa iga go'an inaan online business dhaqaajiyo waxaan rabaa inaan kula soo xidhiidho ustaad
@user-pw6gc9zb2s
@user-pw6gc9zb2s 4 месяца назад
sxb waan ka hellay muuqaaladaaada
@asmamohamed4809
@asmamohamed4809 5 месяцев назад
Wll waa runtada wllalkay 19 jir ayaa horta janalkaga ibaray 90 crepti c buu ku mashqulsanyahay Allah hadayee Wadmahsan saad dhaliyarada aad u cawinaysoo
@EMANEB745
@EMANEB745 4 месяца назад
Zxp adence-ga inaa sameysto rabaaye ma iga caawin kartaa plz
@zainFilms-15
@zainFilms-15 5 месяцев назад
Side loga dhiga location wadan kale
@Daacad.78
@Daacad.78 5 месяцев назад
Macalin waa iska sameyay 800 maraa wana ku shaqeyaa maxaa xal ah maku xiri karaa hada forieng countery 😢