Тёмный

Yurub Geenyo Xasuustii Khadra Daahir 2020 

Future Brothers Production
Подписаться 150 тыс.
Просмотров 1,6 млн
50% 1

#YurubGeenyo #AliJirdeHotel #FutureBrothers
Yurub Geenyo Xasuustii Khadra Daahir
Camera 1 : Director Sultan
Camera 2 : Axmed Kaarto AK
Please don't forget to subscribe This Channel.
facebook: Future Brothers Production
Twitter: Future Brothers Pro

Опубликовано:

 

20 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 268   
@RayanMahamoud-y8c
@RayanMahamoud-y8c 2 месяца назад
Tres belle voix de Youroub Guenyo!felicitation
@canabyusuf1505
@canabyusuf1505 3 года назад
Aniga rer waqoyiga wan u qiray inay nooga horeyan dhanaka fanaka waxan jamacadayda ka dhigtay magalada Borama waxan ku xasusta nabad iyo so dhawaynata somalida kale waliba wilashoda ma been badna mana yaqaaniin jecayalaka benata waxad tiheen dadkayaga oon ku faano from xamar 💯❤️
@canabyusuf1505
@canabyusuf1505 3 года назад
@@Gasle24 you welcome huno🤗
@falaxbashiir5748
@falaxbashiir5748 3 года назад
Thanks wll Qali
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 3 года назад
Reer ayeeyo mumina❤ waa dad wanagsan❤ abaayo mahadsanid ❤
@qolahabulshadakamuqo8366
@qolahabulshadakamuqo8366 3 года назад
Woooow waxad naga haysa xaasuuso badan wan kuxiisnay quruxey
@nasirismail6744
@nasirismail6744 3 года назад
Sharaf Ayay No Tahay Sawirka Wanagsan Eed Naga Bixisey Waligeed Gobtu, Gobta Ayay La Kulmi Jirtey Adiga Gob Iyo Nasab Ah Wll❤️❤️ anytime Wad Ku So Dhawan Karta Dhaman Gobolada Somaliland Wll❤️❤️
@ahmetoismael4034
@ahmetoismael4034 3 года назад
Yurub Heesaha uma Qaado ganacsi ama Caanimo wxd dareemayisa inay ka tahay Dareen ilhay iyada iyo Aniga iyo idinkaba Hayinaga madobeyo jacayilka heesahee wxn dawanaya 14/5/2021 malin jimca Ah ooo ay tahay malintii labad ee iida Ramadan sacaduna waa 10:55Am🙏🙏👏👏
@somaliyalove3997
@somaliyalove3997 3 года назад
Amiin
@ahmedbiif4059
@ahmedbiif4059 Год назад
Amin❤
@ismaciilyare9464
@ismaciilyare9464 Год назад
Laba Sano Ayaa laga Jooga Malintan Qoralka Qoray yurub Caadi Ma Aha.Wakhti Is Badalay Dheh 🥰😇
@apdulasiisipnuali
@apdulasiisipnuali 5 месяцев назад
20/4/2024. Laba Sano laga joogaa comments kaagi
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 3 года назад
Heestan waxa macaanayna laxanka oo uu saaray aabihii laxanka all marxuum Axmed gacayte yuusuf
@kadramed9075
@kadramed9075 3 года назад
*'' ‡
@hiigsimedia1892
@hiigsimedia1892 Год назад
Waa Runtaa Erayaduna waxay xambaarsanyiin dareen jacayl
@Rehaanadam9235
@Rehaanadam9235 2 года назад
Masha Allah nice voice nice song 🎶 ereyadii ama Abwaankii sameeyay Abwaan cabduqaadir xirsi YamYam Raxmatullaahi waasica heesihii Qaaliga ahaa hooyo khadro Daahir cige Thank you big actress Yurub Geeyo love from Minneapolis Minnesota USA 🇺🇸❤️🥰🥰✊
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 Год назад
Alle ha u naxariisto maamadii jcylka edo Khadra Daahir cige Yurub ayuunbaa keeni karaysa heesihii khadra daahir Sida awliyaan kuu odorasayaa .... Garta odayadaa laysoo dhigaa ❤❤❤❤❤
@vivasomaliland
@vivasomaliland 3 года назад
Waa Erayadii AHN Cabdiqaadir Xirsi Yamyam,xuuusta codkii #Khadra Daahir Cige oo hada fanka ka fadhiisatay iyo Cod Halaasi ah oo ka dhicin #Sawtu Raxma Yurub Geenyo.Allah ha ku barakeeyo. (Naftan ku ogol ee kuu abaajiday ee kuu abaydinka ah USHA MAAD U QABAN) @LOVE YOU WALAALO HALKEEDA AYAAD DHIGTAY.....
@user-Sakaria7
@user-Sakaria7 10 месяцев назад
Waa habeen arabac waa aniga iyo jacelkeyga marwa taariikhdu waa 2023.10.31 hbn xazuuz gaar ah igu yeelan doona❤
@SALMAANN-m2t
@SALMAANN-m2t 10 месяцев назад
Khadra dahir o yar sawtu ale hano ka dayo axya cod 💯 ❤ fanaanad adan utaageero
@salebanomar4603
@salebanomar4603 3 года назад
Aad ayaan heestaan mogadisho ugu xusustaa barnaamijkii salaamaha ee radio mogadisho
@gaafowgaafow
@gaafowgaafow 3 года назад
Yurub mohamed cabdi geenyo Waa qof codka habladhaca iyo horaar joogaba heybad eebe usiiyay waxaa marag Madonto ah in fanka somaliyeed Yurub uusan kamaarmin lkin ayadu aykamaranto fanku qofna asaa ubaahan qofna ayadaa ubaahan Masha allah jir oo joog waa gabar heeskasto oo horey loqaaday haday dib usoqaado ugawanagsan qofki horey uqaaday Taasna waaheybad ilaah dadkiisa hibo usiiyo masha allah Ilaahow nokaadaa waanhubaa dadbadan oo an aniga kamid ahay inaad fanka naguhayso
@arababdullahi7441
@arababdullahi7441 3 года назад
Hargesa waa jeclahay reer waqooyi walaalahee soomaaliyee
@yaasir1936
@yaasir1936 3 года назад
Madax Noo Saaran Tahay , Any Timi Welcome Camuu
@hanadyare6899
@hanadyare6899 3 года назад
mahadsanid bro anaguna waanu idin jecelnahay bro
@abdirizaqistiila2410
@abdirizaqistiila2410 3 года назад
Geenyo waa horyaalka fannaaniinta Soomaaliyeed ee qarnigan. 💖and
@mahadxikmaawi2063
@mahadxikmaawi2063 3 года назад
YURUB GEENYO WLHI WAA BEST FANAAN IN SOMALILAND ........ BEST ARTIST 🥰🥰🥰🥰🥰
@somalimiya2071
@somalimiya2071 3 года назад
Ayadaa iyo bk sowmaha 🤍💚♥️
@abdirisakmohamed2788
@abdirisakmohamed2788 2 года назад
Waa lagu aqoonsan lahaa Jamhuriyadda gooni isku taaga ah..Hahah hakugu taagnato qowdhan?
@theqodax
@theqodax 3 года назад
Jiilkii naga horreeyey haddii ay Khadra Daahir haysteen, waxaan innagu haysannaa Yurub Geenyo.
@cunaayechanel3902
@cunaayechanel3902 4 года назад
Yurub geenyo sowtu raxma..khadra dahir oo yar ayun bad thy..alle codka haku dayo
@raaxofaarax2544
@raaxofaarax2544 4 года назад
𝒔𝒐𝒘𝒕𝒖𝒍 𝒓𝒂𝒙𝒎𝒂 𝑰 𝒍𝒐𝒗𝒆 𝒚𝒐𝒚❤👈𝒎𝒚 𝒔𝒊𝒔𝒕𝒆𝒓
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 2 года назад
Sowtu Raxma Yurub Mahamed Abdi Geenyo ❤ Mahayo Jiilkan Dambe Ee Heesa Xaga Hablaha Inan La Coda Allaya Cizk Halkii Khadra Daahir Cige Kaalinti Fanaaninti Hore Ugu Jirtaya Ayey Yurub Mahamed Abdi Geenyo Ugu Jirta Faaninta Dambe ❤❤❤❤❤❤❤
@mustafeahmed4274
@mustafeahmed4274 2 года назад
Maraa waxid heesihi khadra daahir soo badi yurub geenyo ❤❤
@ibrahimmohamed4523
@ibrahimmohamed4523 3 года назад
wow reer sheik isaaq waa faanaani waweyn ya salam
@madaaleyare9424
@madaaleyare9424 3 года назад
Boqorada codka Yurub la,aanteed fan ma jiro sowtu raxma guuleeyso.
@kamallpabdikadir6511
@kamallpabdikadir6511 2 года назад
This is my First time To Listening this song .....iam in Love With song ......Yurub GeenYo.......this Time When Iam Listening this song iam in Mogadishu especially madiino Beach of jazeera........Her Voice 🥺🥺🥺💔 May Allah Protect You SisTer Yurub GeenYo.......28/9/2022 MaaLin Arpaca Ah Saacaduna 5:15:18...... KaMaaL Updiqadir Hassan.......🤞🥺
@abdirizaqistiila2410
@abdirizaqistiila2410 3 года назад
Geenyo way ku guuleysatey in ay khadra baddasho....hambalyo.
@moustaphamohamedfarah2276
@moustaphamohamedfarah2276 4 года назад
yurub maxamed cabdi geenyo waxad allah hibo ku siyey cod macaan oo dagan "talented" marka aad heesahaga xita calaamaha geedaha jasaya dad iyo xayawaan daa hadalkoda geenyo nolow abid
@GouledfarahdaherChaufeurdebusd
@GouledfarahdaherChaufeurdebusd 7 месяцев назад
❤yurubay nacambillah wan aqbalay ❤
@kamilkayf6221
@kamilkayf6221 3 года назад
Khadra daahir heesaheeda Waa jeclaan jiray barigaan yaraa ❣🥰🤝
@mahamedbilal1932
@mahamedbilal1932 3 года назад
Sido jale aad ayan u jecla hesaha khadra
@ayaanxasan4117
@ayaanxasan4117 2 года назад
AX ax ax
@sahalhassen5787
@sahalhassen5787 10 месяцев назад
Yurub waa fananada qaaliya oo somaliyeed aad ugu xeel dheer heesaha jcylka waa malin arbaca ah 1/11/2023 galain danbe
@jamayusuf7205
@jamayusuf7205 2 года назад
Khadro daahir was a legend. I hope she will be ok in life and hereafter...aaaamin...from garowe puntland....love somaliland...my brothers....
@munamohamed2573
@munamohamed2573 11 месяцев назад
Kii🗝️bye
@munamohamed2573
@munamohamed2573 11 месяцев назад
Somaliland 💚🤍❤️
@AbdelFatah-ws2py
@AbdelFatah-ws2py Год назад
Hees genyo yurab ❤
@zundusraaqiya4475
@zundusraaqiya4475 3 года назад
Wow khadro daahir iyo heeskeedii isha sacabka mari, waa hees aad uqiimo badan mahadsanid yurub geenyo,
@axmedraayo2690
@axmedraayo2690 2 года назад
Mara waaxid heeso badan o khadra mather of love ah ayan kaga fadhina yurub geenyo sawtu raxma
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 3 года назад
Yurub maxamed cabdi geenyo axyaaa wadani best song
@boqorxabxabo6663
@boqorxabxabo6663 3 года назад
Geeeeenyo yurub mohamed abdi sowtu rahma ❤️halkeeedey dhigtay
@caydicaar2410
@caydicaar2410 3 года назад
Yaaasalaaam yurub geenyo Cidkii ugu quruxda badna ayaa lasiiyay
@maxdar11
@maxdar11 3 года назад
Erayo uu sameeyey abwaankii iyo fayloskii weynaa ee yamyam iyo laxanka heesta qurxiyey axmed gacayte alle how naxariistee
@adanghane6730
@adanghane6730 4 года назад
Aad baan uga danbeeyaa qoftaan yurub geenyo codkeedu mar walba waa igu socdaa qaraami iyo kuwa danbaba
@adanghane6730
@adanghane6730 4 года назад
Waxaan xusuus ka galay maalin ciida oo aan joogo wadanka turkiga waana taageeraa mar walba yurub geenyo magacaygu waa maxamud muse sanwayne
@arababdullahi7441
@arababdullahi7441 4 года назад
Khadra Daahir somali legend
@abdullahiramsey5001
@abdullahiramsey5001 3 года назад
Yurub geenyo m. A ilaahay baa cod kumanaystay 😍👌
@shamai6435
@shamai6435 2 года назад
Yourub geenyo a super star with a super star voices exellent indeed
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 3 года назад
Can’t stop listening to this song classic Yurube geeyo sowtu rahma
@shukrisaid7806
@shukrisaid7806 3 года назад
Qaline rageedi i like siduu garbasaarta ugu saarey
@naimoomar8988
@naimoomar8988 Год назад
Manto tariiqda tahay 17 October baan si dhaab heestaan u dareemaya 😢😩dadka is jcl alle ha isku so dhaweeyo 🤲
@umismail8037
@umismail8037 3 года назад
Cood dahaab yurub geenyo mashAlah
@umuibtisaam7467
@umuibtisaam7467 4 года назад
Ismaaciil. Qalinle maad aragtaan sida ii Hagoogta ogu saaray ama garbasaarta . Cidii aragtayba like
@runsheegchannel9301
@runsheegchannel9301 2 года назад
Amazing, Love You Yurub Geenyo. ❤️
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 4 месяца назад
Mashaaaaalah tabaarakalah akhiroooooy duniba Qatimo wanaagsan jano.ffcourseee offcourseee. Familyyyyyy
@mohamednoor4405
@mohamednoor4405 Год назад
Wayowayo Avery good and good voice fantastic keep up our young stars keep up
@staystrong787
@staystrong787 3 года назад
Yurub waa dhamac aan laga laan karin 🤗🥰
@zeinabjama5680
@zeinabjama5680 3 года назад
Heesti hooyo yurub
@eng.abdirahmanhassan758
@eng.abdirahmanhassan758 2 года назад
02 July, 2022kii ayaan dhageysanayaa 11:30 habeenimo, Goor aan dhowr saacadood ka badneyn ka hor ayay dhimatey Maamo Khadra Daahir Cige oo heestan hore u qaadey. "Godka Eebahay kaaga yeel guri barwaaqeed".😭😭🤲
@barwaqoabdikadir116
@barwaqoabdikadir116 2 года назад
22 July 2022
@yusuffamily9799
@yusuffamily9799 Год назад
Allaahuma Aamiin Aamiin yaa rabbi
@cadaanicadee8019
@cadaanicadee8019 4 года назад
Yurub maxamed axmed yurub geenyo cod alle wuu siiyay 😍
@fardawsaibra1082
@fardawsaibra1082 2 года назад
Its my first time to hear this song and i liked so much🔥❤️‍🔥
@CaliCabdowsallamaxmedalmaqtari
Hesti khadra dahir cige.xasusta.waye.❤❤❤❤❤
@moustaphadjamafarah9945
@moustaphadjamafarah9945 3 года назад
Ça me touche cet chanson. Elle est doté d mots doux et amoureux.
@bellazb556
@bellazb556 3 года назад
Grave l’epitomie feminin et beautee grace👑🤘🏽blessed
@maxgedka2073
@maxgedka2073 3 года назад
C’est la parole de YamYam allah y’a rahma
@bellazb556
@bellazb556 3 года назад
Amin mais aucune idée I’ll googol who’s tam-tam ty
@ahmedbiif4059
@ahmedbiif4059 Год назад
b1 dit
@hibaaqmaxamed9625
@hibaaqmaxamed9625 3 года назад
Yurub geenyo 💚💚💚💚💚💚💚
@ashaabdullahi8061
@ashaabdullahi8061 3 года назад
8:16 🥰🥰 Manshallah gentleman 👸🏽🖤
@mohamedabdikadir755
@mohamedabdikadir755 6 месяцев назад
Boqorada codka 🎉❤ zamankaani Masha ALAAH yurub cdey
@fanole55
@fanole55 3 года назад
Waxaay ahayd 1980-gii, amigo markaas duub yar ah, waqti fiicana haystay ayaan galbihii barnaamijkii Imaqashiida ka dhagaysan jiray.
@apdulasiisipnuali
@apdulasiisipnuali 5 месяцев назад
yurub geenyo wey ku guuleysatey iney badàsho khadra daahir sawtu raxma
@asmahappy4846
@asmahappy4846 4 года назад
Halkeeda ayay dhigtay codkii khadra daahir yurub geenyo waa bedelkii khadra
@apdifataxahmettjd2894
@apdifataxahmettjd2894 3 года назад
Ooo
@apdifataxahmettjd2894
@apdifataxahmettjd2894 3 года назад
L
@apdifataxahmettjd2894
@apdifataxahmettjd2894 3 года назад
P
@apdifataxahmettjd2894
@apdifataxahmettjd2894 3 года назад
L l l
@yusufomar6021
@yusufomar6021 3 года назад
You are extraordinary singer you gave me the best I love this song and I thank you.
@AhmedSaid-ld1bg
@AhmedSaid-ld1bg 3 года назад
om
@curaybahasan5621
@curaybahasan5621 2 года назад
Hees iyo badh walahi way keentay yurub
@shamai1570
@shamai1570 2 года назад
A million thanks 😍💖🤣 Yurub Geenyo for singing songs of khadra Dahir with your excellent voice much appreciated
@mohamedahmadi4856
@mohamedahmadi4856 Год назад
Allah zwt ha u naxariisto 😢😢khadra daahir cige
@xoxo-yg6gb
@xoxo-yg6gb 3 года назад
Khadra Daahir, yurub geenyo ayaa uga cod macaan heesteeda. Wallee yurub cod lagu gaari waaye
@Daemigrant
@Daemigrant 2 года назад
A real sublime, wow. Yurub is my favourite 😎
@ahmedjr7902
@ahmedjr7902 4 года назад
Yurub geenyo taagero wayn baa kuu ahay boqortooyo fanka iskaso gaba gabe
@simanali8105
@simanali8105 Год назад
Yurup genyo swtu raxma 😶😶😶🤗
@AbdelFatah-ws2py
@AbdelFatah-ws2py Год назад
❤DIR suere mahadi DIR ❤
@sultanshaie2011
@sultanshaie2011 3 года назад
Sawtu Raxma Yurub Geenyo 🥰
@hornwarriorking3959
@hornwarriorking3959 2 года назад
Allah bless you with good voice my sister and I love you so much for this song and the way sing
@moustaphadjamafarah9945
@moustaphadjamafarah9945 3 года назад
J bien reçu le message ma reine.
@MawliidMuuse-my4iz
@MawliidMuuse-my4iz 8 месяцев назад
Alle ha unaxariisto khadra daahir..am.n Yurub geenyo boqrada codka
@abdisalandayib6428
@abdisalandayib6428 3 месяца назад
yurub geenyo super star voice ❤
@nujumaliofficial4263
@nujumaliofficial4263 4 года назад
Horumar wacan wllkey Mubarig mario🙏👏👏👏
@nadiasayid1876
@nadiasayid1876 Год назад
Thank you Habibi …. You sing this song ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️😍😍😍😍😍
@faaraxladane946
@faaraxladane946 4 года назад
HEESTU WAA ISHA SACABKA MARI CODKU WAA YURUB GEENYO
@abdoulkarimdaher7390
@abdoulkarimdaher7390 9 месяцев назад
Quelle belle chanson !
@khadrasaid3954
@khadrasaid3954 4 года назад
Khadra waa isku mid meel bay saaray
@DiiwaanLyrics
@DiiwaanLyrics 3 года назад
Yurub Geenyo
@fuaadteacher8492
@fuaadteacher8492 Год назад
Xasuustii ereyadii abwaanki waynaa c/qaadir xirsi yamyam
@blackynajah2778
@blackynajah2778 3 года назад
Yurub Halkii khadra ayaya dhigtay
@maanshire
@maanshire 9 месяцев назад
sowtu raxma heesta meshedii may dhigin in kastoo ay dadashay khadra daahir cigle alla yaa raxma fanka somalida waxy ka ahyd iftiin
@farhiasabdulahi9474
@farhiasabdulahi9474 2 месяца назад
YA AS, ya rabi towbE fariidad hORSEEDED YA SAASAABAN HORJOOGA CADCEED DUMAROO MURWO DFUMAROO LAGU FARXEY , YABSUTLYYYYYYYYYYYYY + FAMILYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYYY BADAN LAYS YAQANO
@ahmedabdi2351
@ahmedabdi2351 3 года назад
M.a yurub genyo soutu raxma wan jclhy codkaaga shushuban dagnaanta kugu jclhy 💕
@dhagaweyneyusuf9966
@dhagaweyneyusuf9966 2 года назад
Qab iyo qaranimo somalia hankenu waa heer qaranimo somalia Ahmed yusuf bangi haa
@dhagaweyneyusuf9966
@dhagaweyneyusuf9966 2 года назад
D w
@engmaxameddaahir7721
@engmaxameddaahir7721 3 года назад
Wow yurub
@daalacoofficial6369
@daalacoofficial6369 3 года назад
Cod naxariisi ku dheehan thy Yurub geenyo codkeeda markaad maqasho xitaa hadaad cadhaysan thy waad ilaabaysaa cadho inay ku haysay
@warsamejiinoow6645
@warsamejiinoow6645 Год назад
And iyo and ayaan u jecelahay yurub cabdi oo and ayaan u taageeraa
@abdirisakismailjama7819
@abdirisakismailjama7819 Год назад
Mcha allaH
@yusefabdillahi6212
@yusefabdillahi6212 3 года назад
Allah yarhamu yamyam legend khadra daahir noolow sawtu rahma yurub waad dhigtey Musigan casriyeeysan ya tumaya talo?
@buhohussenalale8300
@buhohussenalale8300 3 года назад
Way noshahay khadra dahir may dhiman huno
@cismanabdi2416
@cismanabdi2416 3 года назад
Khadra daahir way nooshahay may dhiman
@farhiafarah6954
@farhiafarah6954 2 года назад
farxad baan wadaa ila soo socdee khadraaydaahir codkaygii walee khadraay yayar aa lagusoo dhawaadaa ayaa way haa.family
@fouziaismailfouziamohamed9170
Sowtu Rahma, mashallaah
@mohamedabdinoorabdirahman7061
@mohamedabdinoorabdirahman7061 3 года назад
Sowtu Rahma Yurub Abdi Geenyo Walle Hestaan Booskeeda Ayaad dhiktay
@faysalahmed7801
@faysalahmed7801 3 года назад
Alleylee waxaasaa heesa
@immj9225
@immj9225 3 года назад
Plz guys help me how I can contact sowtu Rahma Yurub genyo plz. Someone can help me. Sowtu Rahma still we love u so much stay more time. Anyways love from west cost America California❤️❤️❤️
@mustafepirlo9606
@mustafepirlo9606 3 года назад
Simply 📞☎️
@aminkey7492
@aminkey7492 2 года назад
marqaan maa ku jirta ahahah
@gorsefilmsstudio3813
@gorsefilmsstudio3813 Год назад
Wan ku helaya zhp how baxin
@kamaalali9304
@kamaalali9304 3 года назад
Yurub maxamed cabdi sowtu raxma caleeyk caleyyk codku waa udhalasho gulayso ❤️
@igranhusein1027
@igranhusein1027 3 года назад
1¹1
@igranhusein1027
@igranhusein1027 3 года назад
Q
@igranhusein1027
@igranhusein1027 3 года назад
Qq
@arababdullahi7441
@arababdullahi7441 4 года назад
Hargesa caasumada somaliland
@Hibaaq-q1z
@Hibaaq-q1z 5 месяцев назад
Sowtu raxma mashallah ❤❤❤🎉🎉🎉😊😊😊
@abdirasidh.4565
@abdirasidh.4565 3 года назад
Ha waa kaa aqbalay geenyo
@CaliCabdowsallamaxmedalmaqtari
Hesti khadra dahir cige.xasusta
@munasiciid4318
@munasiciid4318 3 года назад
suwtu rahma
Далее
Yurub Geenyo | Wayrax | Xusuustii Sahra Axmed AHU
8:10
YURUB GEENYO / CUDURKA KAAGALA FARDAHA 2021
7:44
Просмотров 1,5 млн
Isha Sacab Ka Mari
9:40
Просмотров 33 тыс.
Yurub geenyo Hees Cusub Muna 2014
8:47
Просмотров 595 тыс.