Тёмный

YURUB U HAAJIRIDEEDII KHASAARO AMA FAAIIDO || Sh Mustafe Ismaaciil 

Daacad Production
Подписаться 440 тыс.
Просмотров 47 тыс.
50% 1

#SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
For more new video visit / @daacadproduction
Find us on Facebook :- www.facebook.c...
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

Опубликовано:

 

4 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 54   
@xaajiquusiye393
@xaajiquusiye393 4 года назад
Wlhi sheekha xaqiiq uu kahadlay qurbaha iyo yurubta dhibka nagu heysto ama kajiro luu kahadlay macalin nolosha in badan ka og weeye allaha xafido
@haajarahaajara6058
@haajarahaajara6058 4 года назад
جزاك الله خير شيخنا مصطفى وأحسن الله إليك 🙏 Xaqiiq buu kawaramay shekh waa Aqoonyahan waaya Araga Ilaahow Gaalo Naga bad badbaadi Guryohoda naga keen Oo Allow dalkayaga Noo barakee🤲❤❤💕💕
@salmatiirshe64
@salmatiirshe64 4 года назад
Waa.ruunatasi. sheekha Mustafa sheekha illaahay.ha ku.xafiido
@abdiasisabdilahi1541
@abdiasisabdilahi1541 4 года назад
Ok sheikh mustaphe
@abdiasisabdilahi1541
@abdiasisabdilahi1541 4 года назад
@@salmatiirshe64 tiirshe
@bahjosheikh1330
@bahjosheikh1330 4 года назад
Sheekhow mustafo intaas aa shegtay 💯 waa jiraan ilhey ajir iyo xasbaad hakasiyo runtaa somali ushegtay
@farxaanmakaraan1869
@farxaanmakaraan1869 4 года назад
Walahi shiiqa been muusan sheegin aniga hada sot afrika aan joogaa shaqada aan qabto iyo nasiinada shaqadeda aa badan Marka lacag dheedheel laguma sameeyo waa runtiis Waliba dhanka qurbaha Allah nagu amaansado meel walbo aan joogno
@mamacaasho6304
@mamacaasho6304 4 года назад
Maa shaa allaah alle hakuxifdiyo sheekh musfate yurub mustaqbal aakhiro waa adagtahaymaadaama aad tahay lahayste
@mohamedcasanyo2998
@mohamedcasanyo2998 3 года назад
Qurbahaan Usosocda Whll Ilahoow idhib yareeh Yarabii O Hamigygaa Iruumeh Yaraabi Habeen io dhaarar Wn Kafikira Wiil dhalinyar 22jiir ahay Isoduceyah Somaalay Canada Ayan Usocdaah Whlll Degree ayan hystaa 😭😭😭😭🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦
@bileahmed8087
@bileahmed8087 4 года назад
Allahu Akbar waxa oo sheegay walaahi warun ,daal iyo duuf iyo diinla,an iyo dey mo andhaman 💯
@khaalidabdisalaan4691
@khaalidabdisalaan4691 3 года назад
Masha Allah sheekh aqoon badan oo aan ka ogayn qurbaha noo faaiideeyey Allah haka abaal mariyo
@mohamedabdi-ml8kx
@mohamedabdi-ml8kx 4 года назад
Jazaaka laahu kheyran, Sheekh Mustafa, Intaa uu ka hadlay sheekhu run buu ka sheegay
@abdiazizmideeye8664
@abdiazizmideeye8664 4 года назад
Ilahay haku xafido sheekh mustafe waa indhaha bulshada somaliyeed
@hibomuxummed6942
@hibomuxummed6942 4 года назад
Haaa wlhi illahy hadaayo sheikh
@yasminahmed724
@yasminahmed724 4 года назад
Masha allah illahay haka xafiido cudurada soda indhihii umaadow xoogol dhaba Indheergrad jisakalahu khayrr iillahayow no illali amiiin
@bilaalmohammad8495
@bilaalmohammad8495 Год назад
Sax waye shiekh mustafe wlh dhibta talo yurub allah og wali dhibta naga haysato dalkanaga somalia
@asmahquen7756
@asmahquen7756 4 года назад
ربي يحفظك شخ مصطفى جزاك الله خيرا
@smirasiciid7112
@smirasiciid7112 4 года назад
Allh ha noo kaa daayo sheekh🤲🤲🤲🤲
@mubarakbarkhad6439
@mubarakbarkhad6439 4 года назад
Alle ha barakeeyo zheekheena
@mustafesiciidismaaciil357
@mustafesiciidismaaciil357 Год назад
Xaqiiq weeye 💯😊
@zirmukhtarmohamed2017
@zirmukhtarmohamed2017 4 года назад
Mansha allh illhay ha kugu anffaco sheek mustafe , ilahay ha so hanuuniyo sido kale anagana ilahay ha naagu anfaaco mansha aallh tabakarallh
@sabnaagaming5036
@sabnaagaming5036 3 года назад
Allaha kudhowro shiikh Mustafa
@khaalidabdisalaan4691
@khaalidabdisalaan4691 3 года назад
Walaalahen weeye soomaliyed
@gghsh3531
@gghsh3531 3 года назад
Masha Allah
@gghsh3531
@gghsh3531 3 года назад
Barak Allah
@khaalidabdisalaan4691
@khaalidabdisalaan4691 3 года назад
Ilaahay amuurahooda ha ufudaydiyo
@zeinabhussein8954
@zeinabhussein8954 4 года назад
Alla maxaad runsheegtey
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 4 года назад
Saxiix allaah SWT ha noo soo celiyo caruurta
@khamarjilaztking7862
@khamarjilaztking7862 4 года назад
😂😂😂 wlhi beenti maha sheikha Hargeisa salad igu Danbeysay lkn Hada alxmdlh waa Hanunay
@faizaabdi700
@faizaabdi700 4 года назад
Mnshallah sheikh
@HalilAbrahman
@HalilAbrahman 6 месяцев назад
shiiq mustafe👉👉🤲
@cumarxasan9250
@cumarxasan9250 4 года назад
Alle haku xafido sheikh mustafe😍
@maxamedwarsame7488
@maxamedwarsame7488 4 года назад
Jazaka lahaa
@Yonisaj12
@Yonisaj12 3 года назад
1:42 Aniga ka midnoqday ragaa. Wallaahi wa nolosha naarta. Markii dambe waxa igu dhacay murug, walwal iyo walbahaar iyo waali. Diinta iyo dhaqanka ilaashada.
@zaynabsalah716
@zaynabsalah716 4 года назад
Masha all nolow sheekh
@zaamiyasimancigale4118
@zaamiyasimancigale4118 4 года назад
Manshaa alah
@omaromar-mc9vi
@omaromar-mc9vi 4 года назад
Scwb sheekhow hadal waad dhamaysay Inti aad sheegaysa 100% waa run ilahay haaga bad baadiyo. Lakiin idika dhalin yaradi waa la iidi kasibay school lada waxa labara ciidna kama daba shaqysa way loomeen
@cabdixakiin4630
@cabdixakiin4630 4 года назад
حفظك.اللله.يا.شيخنا. .
@Topsomal
@Topsomal 4 года назад
Masha aal jazaka Allah kheyr
@demohazo6853
@demohazo6853 4 года назад
Masha Allah jazakallah
@saabiriinabdalasaabiriin1470
@saabiriinabdalasaabiriin1470 4 года назад
Jasaakallahu khayr
@fatimahmohammed6608
@fatimahmohammed6608 4 года назад
Maanshaalaah
@somaliuncutstories4137
@somaliuncutstories4137 3 года назад
Yurub wa jajab iyoburbur shekho
@rahmamohamed9664
@rahmamohamed9664 4 года назад
True 100%
@mohammedsadaq6666
@mohammedsadaq6666 4 года назад
Jasakalah
@hassanyuusuf6176
@hassanyuusuf6176 4 года назад
Meel waliba ey Somalidu joogan wei isku hoos nool yihiin.even in business.
@maleeledubi2009
@maleeledubi2009 4 года назад
Waruntiis
@shabeel7467
@shabeel7467 3 месяца назад
Wadaadow bal ciyaal kaaga Sweden degan kawaran ma kuu hagaageen mise maxaad se baasaboor ka Swedish ka ah ugu dhooftaa ee calaamada calankooda isku-talaab cross ku taalo.
@axmedjama7899somalia
@axmedjama7899somalia 2 месяца назад
Sheekhu paasapoor yemen ah ayuu ku dhoofaa. Video gaas raadi asagoo lawaydiinayo wuxuu ku dhoofo
@cabdixakiimcismaan7042
@cabdixakiimcismaan7042 4 года назад
Hargiesa yurub ka dhicin ninkii qadhmuumka aduunyo iska haysta
@abdirahinhassan1635
@abdirahinhassan1635 Год назад
Fatxi2
@sabnaagaming5036
@sabnaagaming5036 3 года назад
🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩🤩😘😘😲😲😲😲
@sacdiyoabdiwali3355
@sacdiyoabdiwali3355 4 года назад
Masha Allah
Далее
TRENDNI BOMBASI💣🔥 LADA
00:28
Просмотров 695 тыс.
Сколько стоит ПП?
00:57
Просмотров 338 тыс.
Haku Mashquulin Wixi Tagay - She Musfate Xaaji ismacil.
46:06
FAQRI BAA KA JIRA YURUB: ┇►  SHEEKH MUSTAFE
12:50
Просмотров 30 тыс.
TRENDNI BOMBASI💣🔥 LADA
00:28
Просмотров 695 тыс.