Тёмный

Yuusuf Garaad "Itoobiya kaligeed uma bareeri karto badda iyo dhulka Soomaaliyeed ee waxaa jira.. 

Somali National Television
Подписаться 756 тыс.
Просмотров 31 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

21 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии    
@alifarah5262
@alifarah5262 9 месяцев назад
Mahadsanid Yuusuf Garaad Cumar Axmed
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 9 месяцев назад
❤ thanks mr Garaad
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 Месяц назад
Aabahaa ma alshabaab baa mise waa Amisom mise waa faqash
@MaxamuudXuseen-z7w
@MaxamuudXuseen-z7w 9 месяцев назад
Yususuf garaad waa cadawgii uugu xumaa ee Somaliland waa ninkii kula dagaalamay idaacadii BBC da
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 9 месяцев назад
Soomaaliya waa mid ❤❤❤❤❤❤
@cabdibaraf
@cabdibaraf 9 месяцев назад
Somaliland waa mid
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 9 месяцев назад
wabaac wabaac goormay bid ahay 33 wax inaga may dhaxayne Ma haday mid noqotay kkkkkkkkk
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 9 месяцев назад
goormay mid noqotay 33 sano waxba inaga may dha xayne barooro dee
@ismailjama3411
@ismailjama3411 9 месяцев назад
Yusuf garaad waa khayr laawe Abaal laawe
@aminaxasan8703
@aminaxasan8703 9 месяцев назад
Yuusuf garaad waa kharlaWe xaasidah
@muhiyadiindahir7226
@muhiyadiindahir7226 9 месяцев назад
Hadal baad Haysaan Somaliland Guul
@FAHAMKA192
@FAHAMKA192 9 месяцев назад
MAXAA GUUL KUU AH GUMEYSI BAA LAGU HOOS GEYN
@menhee7408
@menhee7408 9 месяцев назад
Shacabka somaliyed ee muslimiinta ah waa wareeriseen adinkaa itooobiya iyo keenya dalkeena keenay Kuna tilmaamay nabad ilaalin ilahey quraanka kariimka ah waxoow nuugu cadeeyay ha aaminina waxaan idinku diin aheen
@fa1765
@fa1765 9 месяцев назад
Bro ayağa nabad ilaalin loo keenin o xoog ku so galayeen ee kadib lee lo sharciyey
@mubarikmaxamed1084
@mubarikmaxamed1084 9 месяцев назад
Cuqdad iyo xaasidnimo somaliland waxba lagaga qaadi maayo ee waxay ka qaadaysa dhiiranan iyo dadaal
@farahkeinan3289
@farahkeinan3289 9 месяцев назад
xasan waa okyahay xasan
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 9 месяцев назад
Yaasoomaali laana ma Hargeeysa iyo Burco
@lutfi9892
@lutfi9892 9 месяцев назад
Ethiopia bal ka bilaaba oo ka caydhiya mudo 24 sacadood ah koonfurta oo dhan markaas ayaa la ogaanayaa iney arintan idinka dhab tahay
@ashahassan8878
@ashahassan8878 9 месяцев назад
Siyaasiga gawiye cuqdad qabiil yaa indha tirtay muuse gobolada kamqan ma ssc baa inta aad xaasidnimo caloosha idiinkaga jirto yaad goonigoosadka kibriseen oo waxayna ahayn ka dhigteen markaas yey waxaas sameeyeen in badda soomaaliyeed ladgaco xassan iyo kooxdiisa yaa kamasuul ah hadii uu ssc iyo awdal state aqoonsan lahaa muuse uma suurto gasheen in uu waxaas ku hawoodo
@350relaxing-meditationtv2
@350relaxing-meditationtv2 9 месяцев назад
Hadalka wan ka xumahay lkn adne siyaasiga toos u werar adigo qabiil gooni ah u saarin
@alifarah5262
@alifarah5262 9 месяцев назад
Qoyska aad sheegeyso waa kuwii dhaawaciina Mogadishu keenayyay
@NimcoFf
@NimcoFf 9 месяцев назад
Dhulkaagu miyanu ahayn kaad lahayd anaa leh badana anaa leh wxna kaama galin
@HARGEISAH
@HARGEISAH 9 месяцев назад
Yuusuf Garaadow warkiinu waa cad yihiin, waana miyaa anaga la nasoo maro! laydina soo marimaayee sidaa u qayliya waxay idiin qabatana aynu aragno
@beryalex1798
@beryalex1798 9 месяцев назад
jahalki oo qaloocan ayaa idin galay!
@HARGEISAH
@HARGEISAH 9 месяцев назад
Aydeu waa ciyaysaa Geedigana waa la wadayaa
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra 9 месяцев назад
Jabhadihii Soomaali Galbeed ka dagaalami jiray dib haloo aasaaso.
@ahmedabdi3780
@ahmedabdi3780 9 месяцев назад
Markaa ma waxaad u jeedaa maxay Ethiopia Somalia usoo Mari wayday ama ay Somalia u siin wayday bada Somalia ee ay Somaliland ulla heshiisay 😂😂😂😂😂😂
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 9 месяцев назад
Somaliland dolad mahan mana la ixtiraf sano dhulka io bada somalia ka masul ah
@NimcoFf
@NimcoFf 9 месяцев назад
​@@nasrocabdiraxmaan4960dhulkaga oo kaliya ayaad ka masuul tahay dhul nin leeyahay cag masoo saari kartid
@goljanohargeisa6731
@goljanohargeisa6731 9 месяцев назад
Kaalaya ku dhuusa faqasheey
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 9 месяцев назад
Aqoonyahadii reer Awdal somali iyo tvdii ayaa hor ordayo Amxaarka. Waa waxaad ka heshaan
@ahmedaliugaar1312
@ahmedaliugaar1312 9 месяцев назад
Yuusuf garaad waa wadi waa la yaqaana
@bashiirtarabbi
@bashiirtarabbi 9 месяцев назад
Dadkaaga dhinac ka raac. IGAD waxay soo saaraysaa qaraar ka soo horjeeda Soomaaliya.🤣
@aminaxasan8703
@aminaxasan8703 9 месяцев назад
Afqadh muunayaal xaar ka iska duwa
@abdikadirhassanabdullahi5399
@abdikadirhassanabdullahi5399 9 месяцев назад
Ayaa kamida iyo imaaratka arabta
@aminaxasan8703
@aminaxasan8703 9 месяцев назад
Muuse biixi geesi geesi dhalay halyey qaran dibaan udooranYnaa
@ahmedhusein9696
@ahmedhusein9696 9 месяцев назад
Bada faqasheey maxxaa kka galaxy bayayada
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 9 месяцев назад
😂 waa inaad ka xishooto Faqash waayo waxay ku tustey waxaad tahay oo 5 eber bey gojacadde kugu dirtey. 32 years idinka oo dawlad sheeganaayey baa wiilal yaryar cashir ku dhigeen. Af nooliba u hadlo. Ciyaarta finalka Hargeisa bey ka dhaceysa ee isdiyaari.
@NimcoFf
@NimcoFf 9 месяцев назад
​@@peaceprosperity3951ma tuuladaadii baad iigu faanaysa dee bal adna kaalay dhul iyo aan leeyahay reer qaxaye wxn somaliga kaliyee dhul aani lahayn dad kusoo dilee akhdaay goormuu faanu kuu furmay
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 9 месяцев назад
Yusuf Garaad, markuu Ceydiid noolaay sidaa u hadli jirtay maa u hadashid.? Ceydiid Xamar ilaa Kismaayo, Xamar Ilaa Bakool. Xamar ilaa Gaalkacyo xaa ku dhacay? In beerka dhashiike loogu dhufto. Adeer Muuse Suudi Yalahow
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf
@ABDULSHAKURGOOD-be6yf 9 месяцев назад
1988 BEY SOMALIYA NALEYSAY ITOOBIYA AND SOMALILAND WAA WALAALAHEN S SOMALI YA IYADAA ISCUNEYSA
@GoojacadeCade
@GoojacadeCade 9 месяцев назад
Yuusuf garaad lawaseen baad tahay
@sahramohamed7113
@sahramohamed7113 9 месяцев назад
Yusuf masaa saad ku aheeyd wasiir arimaha dibada damiin somalida etopia waaka badan 15000000 milyan
@abdiahmed9094
@abdiahmed9094 9 месяцев назад
Somaliland shicibkedu ma dhama 5 milyan Ethiopia na wayka badan tahay 120 milyan marka qorshahedu waxa weye in mudo kooban lagu dhex milmo, lagu dhex guursado, lagu dhex tarmo kadibna sidaa looga dhigo meel oromadu iska yelato mustaqbalka
@yaacquubmowliid
@yaacquubmowliid 9 месяцев назад
Yaa ku yidhi waa 5milyan soomaalidu waa 40milyan yaa Soomaalida oodhan diwaan ka haya
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 9 месяцев назад
Yusuf garaad caqliga cilmigu aan waxba u tarin buu tusaale u yahay cuqdad iyo cadaawad lagu la xisaabtami doonuu dhex fadhiyaa Ethiopia iyo Somaliland xadhig baa u yaal mustaqbalka kkkkkkkk
@noahD1636
@noahD1636 2 месяца назад
Somalia saxeeday marka hore. Waar runta sheeg
@شمسالدينإبراهيمآدم
@شمسالدينإبراهيمآدم 9 месяцев назад
Waxaan Kutalinaaya Somalidu Meel Kasta Fadhiga Kakaca Iskadhaafa Kiilaafaad Dhexdiina Dhulkiina Kadifaaca Itobiya Mustaqbalka Ubadakiina Kafakira
@guube15
@guube15 9 месяцев назад
Hadaad isa soo raacdan dhamaantee anana ethopia oo dhan baanu soo kaxaysan markaasaanu mugdisho qabsan
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 9 месяцев назад
Somalia yadaa u baahan kkkk dadkan ma xishoodaan miyaa
@AAli-k6h
@AAli-k6h 9 месяцев назад
Xassan sheekh aya waxan o dhan so dhameyey warqada u saxixeyna ugu dhibey abiya ahmed Wayne ku wada socden xasan geele iyo muse waxasna waxa cadeyey Adna Adam iyo waait fiqi jnay Isla ogayen Waxasna waxa lo sameyanaya wa in hub iyo cidanba u muse Ka helo Ethiopia si ula dagalamo GX iyo ssc khatumo wadankana Ka dhigo boqortoyo waxasna waxa Kala shaqenaya xassan iyo geele waana shirki urursamale ee jibouti Ka dhacay Iyo socdaladii xasan ku tegey wadamo badan isaga o kaliya inu so dhamyey jn makra Ethiopia ictirafto Somaliland iyana tageran arinka Xasan shekh Ila hada isaga o bulshada somaliyed waxay ku qancan o talabo an qadin balse iska dhigiya nin an waxba Ka ogen oo malin Kaliya so hor istagau Somali parlement isaga o qoslaya Balse madaxwene dhulkisa labobayo o sida jilicsan uga hadlaya waxa marka ficilada xssan ku gadaaman shaki iyo sida jilicsan e ui boodhka isugu qasayo Somalay waxa halkaa Ka cad shaxda loo malegayo dalkena kharadkisa dalkuna xaraash yahay Wa in loo midoba difacida hatida uun Ada soomaaliyeed
@Abdulahialinour
@Abdulahialinour 9 месяцев назад
Waa caqliga daaroodka intiisa caamada ah (daarood aad u caqli badan way jiraan)
@Somfox1
@Somfox1 9 месяцев назад
Hadii Aanu Madaxweyne Xasan sheekh 1) Joojin diyaaradaha Xabashida , Jaadka Ethiopia , Safiirka Ethiopia dalka ka saarin walee Far baa ku godan .. Badeena waa la soo weeraray .. Xasanow ama is casil Ama Raac waxa ay Umada Somaliyeed RABAAN !!!!
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 9 месяцев назад
50 kun oo ciidanka bada ah ayaa faransiisku u tababaray lacagtii ciidamadaas tababarkooda iyo qalabka ay wataan iyo maraakiibta waxaa dhiibay imaaraatka marka waa in la isu diyaariyo dagaal waan guulaysan karnaa hadaan isku duubano somaliya oo dhan
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 9 месяцев назад
guus somalilan ilaahayoo cadawga yaga jebi waa soomaaliya cadaw gayagu ilaahoow naga reeb xin iyo xaasid waa maalin jimce ahi ilaahoow ducada iga aqbal Amiin Amiin miin
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 9 месяцев назад
​@@TogdheerBurco-x3p cadawga sidan ku ogayn ma laga badalay hadii lagu dhahay dhulkaga Ethiopia ka ilaalso ma qaladba subxanallah war sidas ixtiraf laguma radsodo
@noahD1636
@noahD1636 2 месяца назад
Farmajo ayaa badda bixiyey runtu waa taa 😮
@muhiyadiindahir7226
@muhiyadiindahir7226 9 месяцев назад
Intaad fahmaysay way dhaaftay Yuusuf "wax guracan baa daba jooga ku lahaa😂😂😂😂
@abdirahmanhussein6230
@abdirahmanhussein6230 9 месяцев назад
kan wax waraysanaya wax liita weeye waar sug waraysiga
@deeqaabdikarim9233
@deeqaabdikarim9233 9 месяцев назад
Hadalkiisa Waxaa Ka Muuqata Inuu Doonayey Inuu Wax Dilaalo Kkk Nin Neceb iyo Nin Diidaba Wey Galbataye Ma Cadceed baad Sacab Ku Qarinkartaa Hooyadaa Somaliland Ayey Ku Badbaadey Abaal Laawe Somaliland Guul Isha Allaahu
@Ahmedmahamud-b9r
@Ahmedmahamud-b9r 9 месяцев назад
Waa in dhalinyartu udiyargarawdo dagaalka somalia vs ethiopia hadi ay lugta soo galiyaan saylac somali full power💪💪💪💪💪
@cabdibaraf
@cabdibaraf 9 месяцев назад
Somalia maaha meeshu awoow ethopia hadad dooneysaan imika utaga lkn somaliland haku meeraysanina oo boodhka haysku qasina
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 9 месяцев назад
maxaad dagaalami ma bada hay gaad ila leeda hay mise risiq ilaah bixiyaad joojin kartaa waa xaal inaga eayn oo xaga samada laga qoray bad baydaan diidine ictiraaf kaa diideen xin iyo xaasidoow
@MubYus
@MubYus 9 месяцев назад
Waxa uu ka hadlaayo oo dhan waxa ay tahay, Somaliland haday gaar u joogsato , wax Somalia la yiraahdo ma jirayso.
@MubYus
@MubYus 9 месяцев назад
Somaliland ayay mashquuul ku yihiin , way iloobeen dantoodii iyo dadkoodii.
@shaahyahangeneral1096
@shaahyahangeneral1096 9 месяцев назад
Isaaq waa laga gardaran yahay Waayo haday Xamar yimaadaan dawladnimada wax loogama ogola oo Hawiye iyo Daarood baa qaybsada, Haddii ay dhulkooda goostaan oo u tashadaana waa la qaylinayaa,
@abdiyusuf9419
@abdiyusuf9419 9 месяцев назад
Bal u fiirsada waa ogol yihiin iyagu inay bad u ogalaadan oo waxay lee yihiin dariiqkale hasoo marto. Cajiib.
@kayseduale1771
@kayseduale1771 9 месяцев назад
Midawga afrika yaa uska leh maxay somaliya ka tahay waxba
@shabanja3432
@shabanja3432 Месяц назад
lama yaabani la yaabani
@abdiraxmanadam7646
@abdiraxmanadam7646 9 месяцев назад
Somaliland 33 sano ayay dawlad ahayd maxaad maanta la ooyaysaan yuusuf garaadow ma hadal iyo naxliga idinka buuxa ayaad wax ku yeeli kartaan, waxaad la mid tihiin durwaagii dharaarta ciyay?
@abdikadirhassanabdullahi5399
@abdikadirhassanabdullahi5399 9 месяцев назад
Britain
@maryamahmed8309
@maryamahmed8309 9 месяцев назад
Biixi wuu ka aqlibadiyey xasan waxkasta in uu dhiilagelikaro buu u saxeexay mwxasan Dad cadoow ah oo mitisa kana Afmiishaarsan Buu lugta lagalay Waxeey kaloo og yahiin in xasan intaa u duulayo wadamo kale oo uu leeyahay yaawadankeega Waxkaraba oo aan u saxeexa Taasee isaaqiina ka faaiideeysteen Why madaxweenayaashii hore way diidi jiren farmaajo kursigan kaga kici buu ku yiri Shiik shariif siilanyo waxuuku yiri Siyaad bare ma xukuma ee isku daalee maxaa inoo dana waydiiden Why waxeey og yahiin in aanay waxba u hoosgelinkarin Balse mwxasan waxwalba lugtuu ku saxeexayaa iyo gacmahaba Mweenahayagu xitaa dhaarta ma xasuusto miyaa markuu Dalka iyo Dadka qiyaanayo Safarada mwxasan ha iskadaayo
@OsmanWarsama
@OsmanWarsama 9 месяцев назад
Muse Biixi 4 degmo ayaa ka maqan oo ah laascanood, buhoodle, taleex iyo xudun. Sool degmadi kale ee Caynaba iyo Sanaag ba waa Somaliland!
@oogdhugee_3072
@oogdhugee_3072 9 месяцев назад
Somalidu hadey dan ka leeyihiin madaxbanaanida Somaliland wey aqoonsan jiritaanka iyo madax banaanida Somaliland. Wixii kale waa dood riqiisa. Ethiopia maahee Ibliis iyo shaydaan baa lala shuraakoobi si looga fogaado fashilka Somalia. Inka kala kaxeeya... ama Ethiopia markey ku duusho Somalia... walaahey bilaahey Somaliland wey taageeri oo wey la duuli... si loo furfuro Somalia oo loo xaraasho.
@elmimusa3630
@elmimusa3630 9 месяцев назад
nac nac diinaasi waay dhamaatey somaliland socotee samir iyo iimaan
@cumarimohamed7766
@cumarimohamed7766 9 месяцев назад
So ogada imrat baa kujira
@kullownuur430
@kullownuur430 9 месяцев назад
=== maqalo. Muqdisho Aqon sato Elleteriya tiggree sidii lo hishisn lahaaaaa Mell logga so hor jesto U midowga aby axmad
@sadamyusuf8676
@sadamyusuf8676 9 месяцев назад
YOSUFOW AXDIGII QARAMADA MIDOOBAY LAMA JABIN. ....1960.../ 26/JUN ...BAY SOMALILAND KU QOTONTAA .. MARKAA AAWAY XEERKII LAGU MIDOOBAY ...SOMALI XOOG BAY SOMALILAND OO DAWLADA KU QABSATAY ...XOOGNA WAA LAYSKAGA QAADAY THATS IT
@haboon180
@haboon180 9 месяцев назад
24 km ayaad sheegaysaa waxanu access usiin 900 km. Plan B : Waxaanu la samaysan Ethiopia confederacy. Casaimada Somaliland ay tahay Harar. Passport ka waxa lagu qori Federal Ethiopia and Somaliland passport.
@nusumkate123
@nusumkate123 9 месяцев назад
Very good point ...I agree with u.....if this guys can't move forward why are they holding us back....we don't want to go to Garowe to get Somali passport that can't go to any country.......let somalia give us Devorce or we will do it our way..... everyone looks after their interest
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 9 месяцев назад
Hhh ina tahay oromo afka somaliga bartay waan u jednaa😂😂
@shcyb1584
@shcyb1584 9 месяцев назад
Gumeystihii soomaliyeed iyo Ethiopia wwligood dhilifkeeda baa hor boodi jirey , iyaga iyo dabadhilifkoodana dharbaaxo libaax baa la dari jirey, hadana waxba isma bedelin waa un sidii iyo si ka sii daran. Taa ogoow.
@ahmedopone4080
@ahmedopone4080 9 месяцев назад
Eritrea sidaa oo kale eyey eheed. Waana tii looga baxay oo laga dhigay gobol ka mid ah Itoobiya. Laakiin waa taad rabtid illeen awalba sheegato oromaad eheed.
@SuhaybCabdi-ku3re
@SuhaybCabdi-ku3re 9 месяцев назад
Hoyada siilkedi ba sa samaynaysa ano hargaysa jooga Aya muuse handatab diidan waxan shwgaysano hu ha weyan ka isku qarxinayan ahay haday itoobiya timado
@farduusmohmud975
@farduusmohmud975 9 месяцев назад
Waar orda idinkaa ka danbeeya 0:51 sidaad rabteen baa sidaas ahe Sidee baa safiirka itoopiya u fadhiyaa muqdisho Tan kale Sidee diblomasiyiinti aad u yeedhen ee caalamka inakala joigtay Sidee uu u dhex fadhiya diblomasiyiinta kale ninkii dalkiisa laga ashkatoonayay Farmaajo waxad u eryqysen waxay ahyd inaad sidaa yeeshaane Muuse ayaa run idiinka dhow Oo cadaysta wuxu rabo Lkin idnku munaafiqin baad tihiin
@fa1765
@fa1765 9 месяцев назад
Kuwa badan Somaliland U maleeye in Çadow lagu yahey. War meesha laga hadlaayo Somaliland ama Somalia mahan ee Ethiopia laga hadloya 20km sq o bad ah ma yaro saldhig cidan ah laga sameeyo . Next 50, 100 years caruurta dhalan doona Ethiopian navy iyo bad an leenahey ku taal maybe somaliland iney Ethiopia ka mid noqoto. Ileen hadaba Oroma sheeganeysin so dhaweyneysin
@NimcoFf
@NimcoFf 9 месяцев назад
Badan anaa leh miyaanad ahayn kii shalay lahaa reer reer kale uma dawladeeyo oo yaad dawlad usheganaysa
@NimcoFf
@NimcoFf 9 месяцев назад
Hhhhhhhh ilaahii badaa cas ee isa IStaraatijiga ah idajiyay ayaa mahad leh meeyay kuwii ku faanayay bada ugu dheer baan leeyahay hhhhhhh bariiska yar baan idinka xidhi karaa hoyadin wase
@omarcagta3645
@omarcagta3645 9 месяцев назад
😂😂somalilad lamay midobin somali mamul goboledo leh somali fadarsla 😂😂waxay 1960 aan la midawnay italiyan somalilad waxanan la baxnay somali republic hadaba hada waayo somali manaqaan waayo somaliyada fadaralki manaqano war xata ragan hadlaya mushaharkay qatan somalilad kama shaqayso lacagta somali mxa ben layskugu shegaya somali shacabkeda iyo madaxdeduba gudcurbay gudayan 😂😂😂WAR ruwayada kadaya masakinto dantoda kashaqeya oo tastur ufura 😂😂somalilad xiliga ad kala baxden hada maha waa marku rajimki siyadbare inqilab kuqabsaday kaso tir tiray waxwalo lagu heshiiyay😂😂
@AminaCali-t2d
@AminaCali-t2d 9 месяцев назад
Nacas years kuguyiri waa maamul gobbled sowdiga og inay xornimada kaqaadatay ingiriiska siday koonfuri ugaqaadatay talyaani kkkkkkk xaasidnimaaidinhaysa
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 Месяц назад
Yuusuf garaadkaawe wuxuu usii ekaanayaa Rah buuran😂😂😂
@diim7987
@diim7987 9 месяцев назад
Fadlan sideey tahay u sheeg ---Dad kale la socda Ethiopia - who?? Ma dhihi kartin UAE (They are the only entity led by individuals with poor judgment@@)
@mahadabdi9338
@mahadabdi9338 5 месяцев назад
Kan cuqubo ma ku dhacdey
@danjire7605
@danjire7605 9 месяцев назад
Maxaa ismaaweelin ah? Muuse Biixi waa madaxwaynaha Jamhuuriyada go'aankana leh. Lkn waxaad la yaaban tihiin badheedhaha Ethiopia. Doodu waxay tahay in Ethiopia aydaan diidanayn balse Somaliland aqoonsigeedaa idin dhibaya
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 9 месяцев назад
waa run cadween Alloow jebi cagta hoose gelisaa ciil ay la ooyaan Allaha yoow cataabaan ,Alloow aanu ciidna caadaa marnayo ictiraaf ku ciidnaa Allaw ciil baxnaayoo cadaw aan ka raynaa Alloow aanu ciidnaa ictiraaf ku ciidnaa Amiin Amiin
@nimcoxaashi4474
@nimcoxaashi4474 9 месяцев назад
Ithoopia aqoon baynaan ulahayn ee marky gacantiina zoo gashaad baranaysaan wlaahy haday halkaa timaado magacii soomaali majirayo sideey anag noogumaystaan bay idiin gumaysan kahortaga hadaad caafimaad qabtaa nee
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 9 месяцев назад
Aqonsiga ma inaa badada dhibtaa isaaq xasidnimada waa ku ogaa hadan samaron nahay dhulka anaka iska leh kana difacanayno cadawga isaaq io Ethiopia hal dolad ixtiraf keda dolad kuma naqanaysid Taiwan 100 dal ixtiraf san ilaa hada dolad layaqan ma naqan adigane Ethiopia ixtiraf ka radinee
@nasrocabdiraxmaan4960
@nasrocabdiraxmaan4960 9 месяцев назад
​@@TogdheerBurco-x3phoyada ixtiraf ka was dhulka dadkii lahaa ba difacanayo isaaq hado is dhahay samaron Ethiopia ka ibi si aad ixtiraf u hesho adeer waa lagu fahan san yahay caacda na gala tag
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 9 месяцев назад
@@nasrocabdiraxmaan4960 Adeer bada hayagu way badan yihiin ina dhiloow hooyadaadii siilka malaxda lahayd wase ee siilka qadh muunaydd adaa cayda bilaabay ma anoo reer buro ah baad cay iga badinaysaa
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 9 месяцев назад
waar dhulka somaliyeed waa shan somaliana waa qaybkaliya hanagu wajaqina dhulkiina u tashada ... from saylac
@AaAhm-v1z
@AaAhm-v1z 9 месяцев назад
Amxaaryahow afkaaga uraayo meel kale la raadso Necbiyaa wax ajnabi ehoo welibana Spomaali sheegto.
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 Месяц назад
Dee somaliya aby ma rabo Somaliland ayuu rabaa maxaad la masayrsantihiin yar iyo wayn habaar qabayaasha Argagixisada ahow. Amisom ayaa amaankiina sugta😂😂😂😂
@Baaruuda2024
@Baaruuda2024 Месяц назад
Weceladan bilaa sharciga ah ee yar iyo wayn wada bukaanka ah. Halkee laga haystaa sharci sharci ayaad afkooda ka maqashaan Wadankoduna waa billaa sharci. Sharciga ay sheegtaan maxay u yaqaanaan Faqash iyo argagixiso
Далее
1Garmaqalka Muuqaal duubihii Argagaxisada.
13:36
Просмотров 1,7 тыс.
WARKA HABEEN EE SNTV 21.10.204
33:15
Просмотров 2,9 тыс.