Тёмный

zakariye Kobciye Hees Cusub Ayaamaha wanaagsani Way Kusoo Marayaan Lyrics 2019 

ILKACASE LYRICS
Подписаться 586 тыс.
Просмотров 1,3 млн
50% 1

Ilkacase Lyrics
ilkacase
Lyrics
SOMALI
Hees Qoraa

Опубликовано:

 

19 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 791   
@abdirahimmokhtar2701
@abdirahimmokhtar2701 5 лет назад
Waan jeclahay inaan codkaaga wanaagsan ku dhagaysto qur'an aad ku akhriyayso kuna helayso liibaan aduunyo iyo mid aakhiraba
@kiyaakieaxmedsiciid5987
@kiyaakieaxmedsiciid5987 5 лет назад
Abdirahim Mokhtar xaqiiqda ka hadashy my bro ilhy asna ha u danbi dhaafo
@ZeinaboAnnlii
@ZeinaboAnnlii 4 года назад
@@kiyaakieaxmedsiciid5987 t knyt 6 Mp pzznñn3zzqnnn.nm 23ee48e88544 pzznñn3zzqnnn.nm pqzZ3S Vqn v aannnnnnn5eeeeeee4 4 .999 d4ññ Ñnnnn
@ZeinaboAnnlii
@ZeinaboAnnlii 4 года назад
@@kiyaakieaxmedsiciid5987 p'x😚😑🤔
@shukriismail6588
@shukriismail6588 4 года назад
S 00
@NuurtoSokorow
@NuurtoSokorow Год назад
M.a Alah noqabojiyo qalviyadena wan karesan donaa dhibatadan😢😢
@hanisomali9852
@hanisomali9852 5 лет назад
Anaa maaanta ugu horeeyo like iisara waa maalinti ugu horeesay Youtup aan layga soo hormarin❤😭💋👄 ax heestaan mar hadee kudhaafeen maalmiihii adkaa igadaaa mashquulkoo waxaad muujisaa farax😭😭😭
@JimcaaleJimcaale-vq6iw
@JimcaaleJimcaale-vq6iw 4 года назад
Thanks my good jop
@kaahanuuraahmed3695
@kaahanuuraahmed3695 2 года назад
💔😭waxn ku sugnahy niyad jab,caloolxumo waxn la noolahy cuqdad inshlh maalin uun inan ka baxo bn rajeyn inan ku nafiso halkn usoo aday sacadu waa 11:50 habeenimo bishu waa 25/5/2022 arbaca hadii rabi iqoray inan nolol qurxoon bn rajeyn aniga iyo inta ila midka ah
@shukrimohamed4045
@shukrimohamed4045 2 года назад
Insha allh wll waanka gudbeyna Xiliya adag niyada qeer usheeg niyad jabka wuu dhamaan 😥🥰🙏
@muhiiz4728
@muhiiz4728 2 года назад
Sorry waxaan ku rajeyna nolol qurxoon
@kaahanuuraahmed3695
@kaahanuuraahmed3695 2 года назад
@@muhiiz4728 mahadsanid wll inshlh
@sharifhussienmohamed9368
@sharifhussienmohamed9368 2 года назад
Adeer ha calaacalin, 🤣 hadal jilicsan in AAN kuu sooqoro ma jecli lkn kula mid ban ahay, wan sugeyna Maekeena insha allah
@kaahanuuraahmed3695
@kaahanuuraahmed3695 2 года назад
@@sharifhussienmohamed9368 😂🙈inshlh wanyabay qacdiii hore inaad imagtay bn modey wankugusoo nafisi lahaa cay caml😂😂
@amineta9166
@amineta9166 2 года назад
Mar hadeey ku dhaafeen maalmihii adkaa ku dhaafeen Iskadaa mashquulkoo Waxaad muujisaa farax 💔😭🙏🙏 😢😢 Heeskan waxaan u hibeeyey gabar walba oo soomaliyeed oon anigu ugu horeyo oo culeys nololeed iyo ciil soo mudatay maalin 🙏 insha allh culeyska fudeyd baa xigi doona kaliya samirka iyo dhabar adeyga badi ayamaha wanagsani way nasoo marayaan 😭🙏🙏🙏
@idildaganofficial9137
@idildaganofficial9137 2 года назад
masha Allah mahadsanid qaali
@mamahooyo9379
@mamahooyo9379 2 года назад
Way nasoo maraayaan mcnto alx hadana intaan haysano Alle hanoo siyaadsho
@faizam523
@faizam523 2 года назад
@ amineta, Thank you qaali, iinsha Allah ayaamaha wanaagsan iyo waqti fiican baa iman. Amiin!🥰❤🤲🤲🤲🤲
@muparickherzi1562
@muparickherzi1562 2 года назад
Ragu ba wey mutan wllo
@umuzahir3890
@umuzahir3890 Год назад
😢😢😢😢😢😢thanks abyo mcn
@munaabdi7360
@munaabdi7360 4 года назад
Wax badan weey isoo maren malmo adag lkn ahada wey isoo maren ayamaha wanag san alxm dulilah qof kasto ey soo maren ayamo adag waxan alah ugu bar yaya sideydoo kale iney udam beey so farxad 🙏😭❤❤❤❤❤❤
@mohawacayz5323
@mohawacayz5323 3 года назад
I.n wn rajaynayaa inan maalmahaz gaaro
@aaminamahamed8813
@aaminamahamed8813 2 года назад
Aamiin yaa rabi xaalada hada ani ku jiro
@daahirali3033
@daahirali3033 Год назад
Insha alah amiin🤲😌
@saladeyofficial8814
@saladeyofficial8814 5 месяцев назад
AAMİİN
@AnisaMOHAMED-o6k
@AnisaMOHAMED-o6k 2 месяца назад
Sido kale waxaan somarey malmo adag o dhabar jab iyo cabsi ba leh lkn alxmd hada waxan kujiraa farxad meshi❤udambaysay heestan waqtigas baan dhagaysan jirey manta xasus ahaan baa uso raadshey alxmd
@rayaancabdi454
@rayaancabdi454 4 года назад
Hestan Qalbigay igataba tolow goormu janiskaygu iman inta ila dawanaysa 2020 likta hayla dhafin
@munaahmed8693
@munaahmed8693 3 года назад
Iska suug janiska wuu imani wakhtikii ficna
@aminmahamed4764
@aminmahamed4764 3 года назад
heestaaan waaa hees waagii aan jaceyl la wareersanaaa aa dhageesani jiray lakiin hada waa ka baksooday alx
@farxiiyaxuseen6977
@farxiiyaxuseen6977 Год назад
5 sano niyad jab aan dhamaad lahayn ayan ku jira allow so dadala nasrigu 😭😭😭😭
@kingzaniolo7468
@kingzaniolo7468 3 месяца назад
Hadda sethy wallo❤
@khadarmediavlogs7321
@khadarmediavlogs7321 5 лет назад
Nabi muxamed inta jecel like haysarn
@bossbursad7228
@bossbursad7228 4 года назад
Waan ku saran like lakiin garo qiimaha nebigu leeyahay xooga tahaye
@wizeboy6525
@wizeboy6525 4 года назад
Marsha Allah waan rumaysanahy
@KhadarCabdilaahi-mt3ft
@KhadarCabdilaahi-mt3ft 2 месяца назад
Lkn ogow midaan waa danbi weyn waayo nabigu oo ah makhluuqa ilaahay abuurey mid ugu qiimo iyo sharaf iyo maamuus badnaa inaad kuwarsato views yar marka kawaantaw wxn nio😢
@baarkaliinka7962
@baarkaliinka7962 5 лет назад
😭😭😭😭😭😭😭😭😭cawa wan ka xumahy ineey iga so horeyaan 30 qof lkin plz like ta iiga farxiya
@ifraaxmohamed7677
@ifraaxmohamed7677 5 лет назад
nabi Mohammed hadad rumaysantahy like iisar blz
@aarka8204
@aarka8204 5 лет назад
Meeshad magaca xabiibkena ku sheegesid munaasib ma tahay bal adiga isku noqo si kale wax u xali lkn wax islanimada halis galinayo fadlan ka fogow wll Aniga xuman igama aha hadad ii fahantayne iga rali noqo👏
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 5 лет назад
Nabiga like haku daydayin caqli daran
@nadiiraguray2957
@nadiiraguray2957 5 лет назад
Alla maxaa dhakh nabigq barty like isar maaad iska tidhaahdid
@nasiib-qalanjoahmed2015
@nasiib-qalanjoahmed2015 5 лет назад
S.c.w
@abdixakiinibrahin6183
@abdixakiinibrahin6183 5 лет назад
Like sikale Waad udhihi kartaa lkn nabigeena Halkan Heesta lagu dhagasanaayo like igu saar Ha odhan
@mohamedfarhan8728
@mohamedfarhan8728 3 месяца назад
Heestan markaan Africa ka tagaan iska soo dul duubayaa🎉😮
@suleimanabdirahman6929
@suleimanabdirahman6929 5 лет назад
Ereyada :Sakariye Kobciye Laxanka :Sakariye Kobciye Codka :Sakariye Kobciye Ninkan waxba lagama qaban karo 👏👏
@bashijama471
@bashijama471 4 года назад
Allahayow Gafkeenna iyo Geerideenna ha kulansiin.
@amranahmed7638
@amranahmed7638 3 года назад
Aameen ya rabi
@muniiramaxamed2107
@muniiramaxamed2107 3 года назад
Aamiin
@aishaadem9179
@aishaadem9179 2 года назад
Amiin ya Allah 🤲
@muunaabdiqaadir6755
@muunaabdiqaadir6755 2 года назад
Aamiin yaa rabi
@asmaa5466
@asmaa5466 2 года назад
Aamiin yaa raabi 😢😢😢
@nafisaaadam7930
@nafisaaadam7930 5 лет назад
Heestan inta ku socoto farta tag 😍😍
@taageerokingckfilmsvlogs4710
@taageerokingckfilmsvlogs4710 5 лет назад
☝☝☝☝
@dahrantacaashaqa9695
@dahrantacaashaqa9695 5 лет назад
☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@Ahmedsaeed-gf5je
@Ahmedsaeed-gf5je 5 лет назад
A
@nafisaaadam7930
@nafisaaadam7930 5 лет назад
❤🔥🙏
@nafisaaadam7930
@nafisaaadam7930 5 лет назад
😂😂😂👌🏻
@hoodoshow1301
@hoodoshow1301 5 лет назад
Danayste JacaYl aan u qaday allow Iga Madoobe Ilahay baa I hareer mariyay lkn Irbad sun ah Iyo aan afka Dhaaf siis nayn buu Igu beeray Marku dantisi Iga Wayay na wuu Iga Tagay lkn wng Iyo waxkastu dafiray ana hamigaygii Iyo qabkaygii buu Iga jabiyay Nolol Madow baan gacantayda isku galiyay allow Qalbiga ii qabooji
@sagalabdifatah789
@sagalabdifatah789 4 года назад
aamiin abyo qali horay usoco guleyso ha niyada jabin
@amineta9166
@amineta9166 2 года назад
😭😭 I hope in aad iska ilowdey xaaladaas ood hada nolol faraxleh ku nooshahay abayo quruxeey insha allh ayamaha wanagsanina wey kusoo marayaan 🙏 ma jecli wllhi gabar somaliyeed in ay xanuun nololeed marto 😢 illahay culeys yada nololeed hana hareer mariyo amin 😭🙏
@maxamedcabdiraxmaan196
@maxamedcabdiraxmaan196 2 года назад
Ax allh haku ilowsho pao asna waan hubaa qofbuu uxanusan maray noqotoba
@asmaa5466
@asmaa5466 2 года назад
Aamiin aabayo samir wax ka wanaagsan allaha ku siiyo
@mohamudmohamud4861
@mohamudmohamud4861 Год назад
Sorry apyo
@user-lv6uo3gm2m
@user-lv6uo3gm2m 10 месяцев назад
2021 mar aan ahaa f3 high school ka Ayaan dhagaysanayay heestan😢 waxaan ku jiray maalmo niyad jab ah waxan nafatyda kusasabayay anoo dhagaysanaya heestan in aan ka bixi doono 😢❤ xusuusta ka mayr maskaxdana ilowsii alx 2 November 2023 alx jamacad Ayaan dhigtaa heerkii nolosha aaanka rabayna waan gaarayaa one insha allah l hope❤😊
@yamaniosmanabdille4266
@yamaniosmanabdille4266 9 месяцев назад
You will reach what ever you like Insha Allah I wish you good Lucky
@maandeeqbeauty7837
@maandeeqbeauty7837 5 лет назад
Ayaamaha wanagsan tolow gormey iso mari donan aniga hdii ey sideyda heestan Ku tabatay like heyla dhaafin
@ahmednaleye3228
@ahmednaleye3228 5 лет назад
hoooyo may dhimatay
@awoelmiali4993
@awoelmiali4993 4 года назад
Maalin uun dear lbadenaba
@Feefoofee
@Feefoofee 4 года назад
Som Beauty Fuck
@anabahmed4153
@anabahmed4153 4 года назад
Mali un bay hagagi donta
@aftahkaramah5368
@aftahkaramah5368 3 года назад
2021 makusoo mareen ayaama wangsn wlalo👋
@hassanmatan5077
@hassanmatan5077 5 лет назад
Ax yaa hees walhi hestani waxay ka hadlaysaa aniga xaladaan ku sugna 2 weeks ayaa ka soo wareegatay walhi alx wan isku dayayaa inan iloowo wixii isoo maray isoo duceeya walayaal idinkuna
@jamiilaaxmed4137
@jamiilaaxmed4137 Год назад
Heestan cawa anigay iga turjumaysa hadala kuma so kobi karo ee waa ino mar kale wayo cala kuli xala waqtigu waa 2022 biya 10 nad 9kedi habeen a axad oo ay isnin so galayso inshslh iso duceya ina waqigaso kale ana hadi an gadha badal ked idinla wadgo inshslh
@maxamedcismaan8145
@maxamedcismaan8145 5 лет назад
Miskiin walaalkiin ah oo iskaabulo daashatay like ta ugu roonaada ha iska tirsadee 😭😭😭😭
@NadiaFarah-oq7sb
@NadiaFarah-oq7sb 5 лет назад
Maxamed cismaan illa meqa sano ayaaa iskaabulo tahay halakawaciye
@anwarzadaad7083
@anwarzadaad7083 5 лет назад
ilahay haka saaro zxp anaguba iskaabulo ayaan nahay 😂😂😂😂
@maxamedcismaan8145
@maxamedcismaan8145 5 лет назад
@@NadiaFarah-oq7sb hno waligayba beerkaa u jiifay 😭😓😓😭😭😭
@maxamedcismaan8145
@maxamedcismaan8145 5 лет назад
@@anwarzadaad7083 amiin sxb waa laga bixi
@NadiaFarah-oq7sb
@NadiaFarah-oq7sb 5 лет назад
Maskin ilahay hakaasaaro walaalsha ayaan ahay wan kusoduceyna
@abdirahmanaadan805
@abdirahmanaadan805 5 лет назад
waa meerta duuniduye qofba waa markiisee ayaamaha wanaagsani way kusoo maraayan Ish calaa erayo cajiib intas way iga gadantahay runti ❤❤❤
@AmiiraMohmed-rl7bl
@AmiiraMohmed-rl7bl 4 месяца назад
☝️❤️
@hodanhonesty7627
@hodanhonesty7627 2 года назад
Wlhi Ben ma ahan adunyado wa meerto malintan hergarana ilen WA adunye tana ii shidan Insha Allah ilahayow cimri dheer iyo caafimad taam ah nawada siii 27/6/2022
@suhaybruxani2295
@suhaybruxani2295 4 месяца назад
Mid ogow nasiib kana dadku wa u wada magan xaqiiq. 10 sano ba nolosha adag ayan ku jira se alx. Sanadkan inaan ka baxo ayan rajaynaya . Kobciyow wad ku. Mahadsantahay heesahaga dhiiri galintaa waxa laga yaba dad badano nolosha ka quustay iney heestan dhiirani iyo kalsooni ka qadaan oy noloshoda mareyaan thanks🙏
@faizam523
@faizam523 2 года назад
Ax!!! Heestu macaanaa oo fanaankuna cod, laxan iyo ereyo macaanaa. Waa fanaan dhameystiran. Legend of the all Legends!❤
@halayaamadrid2773
@halayaamadrid2773 4 года назад
Wllhi waxaad moodaa inay iga hadlayso heestani hadaad tahay fanaan somaliyeed like isaar
@allowiirumeeriyadayda3710
@allowiirumeeriyadayda3710 3 года назад
Ayaamaha wanaagsan goormee isoo mari doonaaan allow itus 😭 Dareen xanuun badan baan ku dhegaysan
@daddysprincess5532
@daddysprincess5532 2 года назад
🥺🙇🏻‍♀️
@AyanAli-mx5zp
@AyanAli-mx5zp 5 лет назад
Zakariye Kobciye Abwaan dareen jacayl oo dhab wax ku curiya barteedii baad dhigtay Mar ba waa si waayuhu Mana xigo qof gaaree Mid ogoow nasiibkana Dadka waa uwada magan
@fatxi1120
@fatxi1120 4 года назад
Waxad maaanta weeydana markle iyo baraaaa heliiii 6/10/2020 12:57 duhurnimo xasuuus 😭😭
@zakisaciid7576
@zakisaciid7576 2 года назад
Malitaas saaan ahaaa alla og manatana alx xaalkeeyga sidii mahan intana ineey iiga wacnataan alle ka rijeeynaa insha allh waa aniga oo fatxi ah 😍😘
@xasanyare7660
@xasanyare7660 4 года назад
Qof walba waxuu leeyahay heesta anigee iga hadleesaa somalida dhan dhibaato ayaaa wada heesata alle ha idiin gaar gaaaro walaalayaaal 😰😰😰
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 года назад
Burburka iyo isnacaybkaa ugu wacan
@halena__jama
@halena__jama Год назад
Qof walba waku nacaya ila hooyada mooye cidna yan laysku haleen 😢😢wana go xaqiiq ilhoww hooyo hanaga qadin dhibkasta ayada iga xalin jirty hadana waka so fogadayyy qofkan dunida uga jecla fariimahyga intu furo bu iga aamusa hoyadeyy buu naas la nuugay 😭💔marka malinta promlem ka ihaysayta uga iga xalismo ban kuso laabn heestan 2023_wed_may 17 19:39 habeenimo 😭💔ha niyad jabina
@yaxyeshuluq9479
@yaxyeshuluq9479 Год назад
Aamin wax kastoobisoo maray hooyo waa garabkaa wlhi mareey noqoto Abalkaa intan karo waan ku celin I.a
@yamaniosmanabdille4266
@yamaniosmanabdille4266 9 месяцев назад
Dulqadka badi sxb walaltinimada maaha dheldhel Walalahaga Allah iskiin jecleysiiyo Walalo dhabarka is aaadinaya wa xanun weliba qalbi jab midka ugu xun ee walal Relax 🙏
@gabarboqortoyo270
@gabarboqortoyo270 5 лет назад
❤❤❤❤❤ wax kasto kuso maray xasuusta kameer maskaxdana ilowsii wamerta dunidiye qofba wa markise ayamaha wanagsani wey kiso marayan 😢nafteyda lee lahadloyaa tallhi
@keepabdishekur2834
@keepabdishekur2834 5 лет назад
gabar boqortoyo Hghh
@nacabkudarbiyadahajiiro945
@nacabkudarbiyadahajiiro945 Год назад
Waxan darema qalbi jab xanuun badan calol xumo iyo cuqdad lanolahay inanka baxan rajeyna sanadki 16/1/2023 ilah idhayo boogaha😥🤲😢
@qaalijilacow8604
@qaalijilacow8604 Год назад
Insh Allah wan ka baxeenaa wll
@zakidaahirmohamed3005
@zakidaahirmohamed3005 5 лет назад
Waaaw Axsan hees Boqorkii jacaylka Intii igu raacsan Like isaar
@maryancawil2968
@maryancawil2968 Год назад
,a
@maryancawil2968
@maryancawil2968 Год назад
Waaaw
@shukrisaid7806
@shukrisaid7806 3 года назад
Waxaan ka xumahey ineey iga horeysey 350 qof never too late ha dhaafin like it
@FaysaalziYaad
@FaysaalziYaad 7 месяцев назад
Heestan wxn dhagaysanayaa Habeen Isniina oo ay bishu tahyy 4/2/2024 iyada oo uu iga xumaadayy dhoof aan u dhoofayayy dalka dibadiisa ilahow adaa wayne meel khayr qabat ayan ku waydiistay 🥺😭
@idiljama8495
@idiljama8495 4 года назад
Waxan ahy alx illhy cafimad siyey lkn nolosha kle kula jirta dadaal wayo waxan ahy kalidy ma haysto hoyo abe iyo cid kle o garab isisa iso duceeya plse wlayal qof walba arka qoralkyga asna illhy amuurihisa akhiro iyo aduun in illhy u hagajiyo
@sleepingbeauty8035
@sleepingbeauty8035 4 года назад
Idil Jama walaal ana jecel inaan garab kusiyo xaage kalaso xiriiraa.
@sagalabdifatah789
@sagalabdifatah789 4 года назад
Aamiin abyo qali niyada qeer usheg
@hoodo6989
@hoodo6989 4 года назад
Illllhy haysata kula jiraaa Waxa ba kama xumanayan idil jama😢😰
@cristianoronaldoteam6292
@cristianoronaldoteam6292 5 лет назад
Walikay 100 like magarin😢 Mrwlbana marjo dhigo😂😂 Ee Cwa ii cimamada🤗🤗👌
@cabdicasismoha8010
@cabdicasismoha8010 5 лет назад
shidantahy heeesata
@somalisongs4313
@somalisongs4313 5 лет назад
Hahahahahah calaacal OO qaad ha ooyine aamu Waad heliye
@cristianoronaldoteam6292
@cristianoronaldoteam6292 5 лет назад
Subeir Abdilahi baxar ApTi Guska iKa FuQ 😂😂😂
@asadmontanaasadmontana3542
@asadmontanaasadmontana3542 5 лет назад
Ha ooyin inta xasuusata like plz🐚🐚
@aaminagamadiid2693
@aaminagamadiid2693 4 года назад
Heestan waxn dhagysanYaa anoo u safrayaa xfadaydii oo aan u xoisay waqtigu nalkla qariyey in mudo ah ❤i cant wait iantaan idin so gadhyo
@ridwaanmohamed5980
@ridwaanmohamed5980 3 года назад
Wllhi waa farxad wayn lkn ma ahayn inaad timado halkan ee waxay ahayd inaad aadid heesti Abdi risaq anshax ee ahayd farxad midhan bu manki noqde ma dabaal daga farxad ku war walalo waxan ku leyahy igada mashquulko waxad muujisa farax 💚
@aaminagamadiid2693
@aaminagamadiid2693 3 года назад
@@ridwaanmohamed5980 one year ka hor may jirin heesta abdirsaq anshax😅
@ridwaanmohamed5980
@ridwaanmohamed5980 3 года назад
@@aaminagamadiid2693 hh waa runta walal hada xage ku sugantahy
@fatuushcabdi6735
@fatuushcabdi6735 3 месяца назад
2024 illaahow nolosh ii qurxi waa daalay maalin walba muruga iyo xalad cusub 😢😢
@mekupartist954
@mekupartist954 3 года назад
Alhamdulilah qofaa ogahay hadan ilaawey maxaa jecel la xanuunsadey💔😭
@hamdamowlid1646
@hamdamowlid1646 4 года назад
Jecyl dhibte lee Qof uu so maaray un baaa Garan dhibta 😭
@AyaanJamaceyy
@AyaanJamaceyy 10 месяцев назад
Mnto bisha tahay/11/20/2023 Inshalah guul aya qof kasta urejna sanadka cususb😢❤
@militaryarchive8979
@militaryarchive8979 5 лет назад
sakariye kobciye big bro legend wlhi waxaa thy fanaanka sanadka nin hal abuur leh Iwish you long life
@Fatimabintuyasiin
@Fatimabintuyasiin 3 месяца назад
Maalmo adag way isoo mareen waana kasoo gudbay alx😢❤ 19 June 2024 saacaduna ay tahy 5:44 galabnimo
@sharifgarcadde
@sharifgarcadde Год назад
In eey dunidu meerto tahay shaki iigama jiro 2018 iyo 2023 hal qof ayaa labo qof cml iigu kala muuqday, Doqon waxaa ah midkii si fudud ku hilmaama qof iska indha tiray
@ziizoahmedziizo2898
@ziizoahmedziizo2898 3 года назад
Waxan jooga batalaale jawi kale galay maanta 29.03.2021 heestaas adbay itabatay Sakariye kobciye super singer 2021 💯
@daahirali3033
@daahirali3033 Год назад
7.5.2023 sacadu 11:25 marba waa si waayuhu mana xigo cid gara nasibkana dadku waa uwada magan ilaahow maalmaha nolosha no hagaji aniyo inti ilamida🤲😌
@caliya7534
@caliya7534 Год назад
cawa dhagaysan 😢 Nasiibkayga rajeen maruun ina helo isha alh😢
@amranabdiamranabdi3191
@amranabdiamranabdi3191 Год назад
Xasusu Aya igutahy hesstan wayo aniga uur ahaa Aya dhagasn jira
@ugbaadedebsan201
@ugbaadedebsan201 Год назад
Waa meerto dunniduye Qofba waa markiisee Ayaamaha wanagsani Way kusoo marayaan 💔😭 Maalmaha qaar markaan is dhaho iska ilow waad ka gudubtee wuxunba kudhacaa maalmo kale oo kasii madaw , awal siwalbooy maalmahaygu u xunyihiin niyadayda wanagsanayd hadda se waa damqaday, sabaray waxbadab eebbow haddad inuun wax farxada iiqortay isoo dadaji 💔😪 22 oct 2022 .....
@rowdorowdo7137
@rowdorowdo7137 Год назад
Asc ogow qof xun marku Noloshada ka baxayo maha inan qlbigena racino sababto ah hadu qofka ina xumayn o boska ino banen se ku imanaya qof wanagsan iyo farxada samir qali
@hakeem2297
@hakeem2297 Год назад
Ha iloobin aduunyadu waa imtixaan.
@siciidmaxamuud4569
@siciidmaxamuud4569 3 месяца назад
Heestan waxad moda inay aniga iga hadlayso wayuhu wa igu adag yihiin runtiii wa hees i dhiri gelisayy waa meerto duniduye qofba wa markise ayamahan wanagsani way kusoo marayaan waxan so boqon donaa qoralkan markan wakhtiga ka gulaysto 1:33 habenino sabti ah 6/8/2024 😭🙌
@Qurux_Badan1
@Qurux_Badan1 3 месяца назад
I.a nolol qurux bdn ku rajeyna anigaba kula mida ahay ayamaha wngsn way naso marayan 😭😭
@mohamedmursal7231
@mohamedmursal7231 4 года назад
xaqiiq cad bay kahadalaysaa marba waa sii wayuhu ilahay naziip wanagsan ayaan kuwaydiisanay 2020
@safiyadollaroffcail2747
@safiyadollaroffcail2747 4 года назад
Hadaa Hooyo Macaan jecshay like isaar
@qalbitaajir5942
@qalbitaajir5942 5 лет назад
Fanan mar walaytaba heesihisu degan yihin weye hestana waba la dhacay👏👏 ....nd thnkx for lyrics ilkacasow 🌹
@hafsaahmet9876
@hafsaahmet9876 Месяц назад
Maantoo tahay 2/8/2024 maalin jimco eh 14:42pm ayaan comment qorayaa insha allah maalinteydan sugayaa 😭 Waa meerto duniduyee Qofba waa markiisee 😭
@AishaAhmed-cw9ib
@AishaAhmed-cw9ib 5 лет назад
sakariye kobciye fanaan aan taagero intaa uu heesaayo dareemahyga ayuu ka hadlaa 😭
@kingboy6531
@kingboy6531 5 лет назад
aisha Ahmed really i love you so much? because you are beutifull girl somali✋✋✋✋✋✋
@AishaAhmed-cw9ib
@AishaAhmed-cw9ib 5 лет назад
@@kingboy6531 thank you wll
@kingboy6531
@kingboy6531 5 лет назад
@aisha Ahmed Thankz wll ❤💖💗
@khalidxaaji6101
@khalidxaaji6101 3 года назад
Ax Markasta heestan baa ii shidan ilaahayow qalbiga ii qabooji qofkaan jeclahay miyuusan qalbi naxa lahayn ma maxaan ku qiimeeyaa cadowna ma dhihi karee? 😭😭😭😭😭
@AishaUurcade
@AishaUurcade 3 года назад
Sorry😢😢
@khalidxaaji6101
@khalidxaaji6101 Год назад
Cajiib labo sanno kadib wali Qofkii baan ka fekerayaa😭😭😭
@umucaaishaumucaaisha596
@umucaaishaumucaaisha596 Год назад
​@@khalidxaaji6101 abowe weli ma helin miyaaa qof kastaba tiisa u qooshan allow sahal amuuraha
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 Год назад
Habenku Waa Arbaca Bishu Waa 20/09/2023 Saacadu Waa 10:25 Habenimo. ■ Waa Meertu Dunidiyo ■ Qofba Waa Markiise ■ Ayaahamaha wanagsani ■ Way iso marayaan insh aalh ❤ Tariikhdu iyada is qorta 💯🥰
@cadeeybajuneey2286
@cadeeybajuneey2286 2 года назад
Sikasto malmaheygu uxunyihiin niyadeyda ayaa aaad u wanagsan alx🥺😭
@Naadiyoabdullahi
@Naadiyoabdullahi 4 месяца назад
21/5/2024 3:13 waxan daremay niyad jab ada uu weyn cil waxan sugi malintu nasabkeygo wacanin doono 40 qof ducado waa laa aqabal iso duceyo inu allah culeyskan bdn iga dulqadado oo nolosha ii wacanato 😭🤲🏻
@fatuushcabdi6735
@fatuushcabdi6735 3 месяца назад
Allah ka dulqaado abyo dhamaanten anigab cules daremaayaa😢
@Nagma-1d
@Nagma-1d Год назад
26/9/2023 still wxn ku jira maalmo anan jclyn oo jeclan laha in ay isbadaln wxn ku jira maalmo isku wda eeg obila isbadl ah obila horumar ah niyadyda wxn ka guuxya bdnaa 😢ayamaha wangzani wy kuso maryaan
@sudiyanoofficial7787
@sudiyanoofficial7787 4 года назад
Wax manta weydana Hankagaga ku haay ku haay markle iyo Berad heli aniga waxn sugaba anigo 1k like garay hankyga garab haligu siyo walalayal 🙏🙏
@hooyowaankujecelahayalleci5815
talow gormay iso marayaan ayaamaha wanaagsani Rabow isaceed😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Nimco696
@Nimco696 2 года назад
Wali maykuso mareen malmihi wanagsana mise wad sugaysa ana waan sugayaye
@abdihakimhassan2268
@abdihakimhassan2268 2 года назад
Habeenimo axad baxayso isniina soo galayso goor sheeguna sheegayso 03:07 AM 29:August:2022. Waxaan saacada isoo jeediyeyna waa hami aan nolosha ka leeyahay laakiin aan ii suurta galin. Fadlan adiga qoraalka akhriya iigu soo ducee in mar uun ilaahay ii rumeeyo.
@shukrimohamed4045
@shukrimohamed4045 2 года назад
19/1/2022 Subax barqo ah maalin arbaco Ayaan dhageysanaya heestan Saakay waxaan Rabaa inan ka gudbo wax yaabo bdn Nasiibku dadku waa uwada magan😥😩🥺
@suahybmaxamed5067
@suahybmaxamed5067 2 года назад
Heestan caawa iygu horayza tarikhdu tahy 14/5/2020 wxaa mooda inay ani iga hadlayzo inzha allh wxaan rajaynaya inuu wakhtigu noo hagaago🥺waa meerto dunidiye🥺😭🌍❤️👈
@rahmaabdi5566
@rahmaabdi5566 2 года назад
Heestan ninkaan waa ka iibzadayy🤝💥sida dagan oo iila hdlyy bnba ka helayy 🥰Haye abwe🔥👋
@najaxapdirahmaan6552
@najaxapdirahmaan6552 5 лет назад
Ereyada iyo laxanka iyo codkaba isaga leh mashalh😍😍😍
@Ahmedsaeed-gf5je
@Ahmedsaeed-gf5je 5 лет назад
I
@uptiazizmohamed99
@uptiazizmohamed99 5 лет назад
Haa Hees uu qaaaday uuna Intaba lahayn ma jirto
@AbduhalimXallo
@AbduhalimXallo 3 года назад
Najahey🥺
@beldajesakaria4877
@beldajesakaria4877 2 года назад
Habeen khamis ah 7,7,2022 , waa merto dunidiye ninba waa markiise wllhi sad moment😭
@FartuunAli-lp1vv
@FartuunAli-lp1vv 2 месяца назад
Waa merto duniduye qofkaba waa maekise ayamaha wanagsani waa we ku soo marayen😢😢😢
@CabdirisaaqFaarax-uv3br
@CabdirisaaqFaarax-uv3br 28 дней назад
Ax qlpigytaabNysaa waan rajeynayaa iny maalmuhu i wacnaaaa doonaa maalin maalmaha lamida Insha oh qof wakaa oo dhibaysid allo dhibkas kasaar😭
@safwaanmohammed2298
@safwaanmohammed2298 5 лет назад
zaki kobciye Fanan mar walpa xaqiqda ka hadla hadad hestn 2019 dawanayso like igu kazbe
@daahiromarduurgal855
@daahiromarduurgal855 2 года назад
Tollow Ayamahan wanagsani Gormay isoo Mari doonan 😓
@amiiraabdirahmaan7933
@amiiraabdirahmaan7933 2 года назад
Nafta rajada la ogow malmihi wacna way soo socdaane wllky iska samir🥺
@XabsaYusuf
@XabsaYusuf 3 месяца назад
Farxad been aha waa ka dalaY siidi ana qosol peen ii jilayay😭
@shukridaahir9389
@shukridaahir9389 11 месяцев назад
Insha,allaah maalin uun waan xaqiijindoonaa riyooyinkeyga 😢
@sainabnour712
@sainabnour712 2 года назад
Dunida waa meerto wlhi noloshuna si kastoo. U dheertahy way gaaban tahay wax kastoo Ay ku siisana way yaryihiin ayaamo xanuun badan baan soo maray illaahayow riyo iyo kedis iyo si dhaba ah midna hanoo kulmin iyo cid aan samaan ii lahayn 🤲🏻 3/3/2022.
@nafisacabdikadiye320
@nafisacabdikadiye320 2 года назад
Walaall key sakiirayi alah kuxafiidu wllo wan sugah waqtiga marku ihiiliyo alow watiga ieanaji dhamanten
@aydarmoh1049
@aydarmoh1049 7 месяцев назад
Xusuustana ka Maydh maskaxdana ilowsii! 😮❤ 2:20 am
@Qurux_Badan1
@Qurux_Badan1 3 месяца назад
Marba waa si wayuhu mana xigo cid gara nasiibkuna dadku wa uwada magan 2023 2024 oo hada lagu jiro 2sano iga yabisay wlhi wa iska adunyo wana kabixi dona malmaheygana way imanayan i.a 😭
@abaasabshir3583
@abaasabshir3583 Год назад
Waxa kasto ku soomaray xasuusta kameer maskaxadana ilowsii😥💔 still 16/2/203 08:14 subaxnimo✍
@cabdulaahicabdi9591
@cabdulaahicabdi9591 3 года назад
Hestan wax daremi karo iskaabulada ani cml ah xarfany lik ta igu cimaamad👍👍🙏🙏
@abdurrahmanabdo1538
@abdurrahmanabdo1538 5 лет назад
Abwaan, Mulaxan iyo heesaa ama fanaan alaylahee wiil dheh... heesta waxaad mooda qofkuu lahaa ha ooyin inuu wali la hadlaayo
@MarwaanCr
@MarwaanCr 4 месяца назад
Hees. Tarikh igu leh. Hadana. Malmihii wangsana. Ayaan. Ku jiraa. Hada. Alx ❤
@fatimaeme3904
@fatimaeme3904 5 лет назад
Fanankan Halkee Kala Xiriira Hees Ban u dhiiban Lahaaye Dhabtii Heesaha Sida Ay Thy Ayuu u Qaada Manzha allah Horay u soco Walalkey
@muhiiz4728
@muhiiz4728 2 года назад
Instgram kiisa wll
@dunyaali7412
@dunyaali7412 4 года назад
Heestan mantan maqlay aad ayaan uga helay 😭😭😭😭
@Anshax_Music
@Anshax_Music Год назад
Maxaad ugu dheesha Naftayda Anoo kuu Nugul adiga iLaahow Qalbigayga kasaar😭💔 Time 11:58 pm Nigth👍
@KhadraYusuf-yt2el
@KhadraYusuf-yt2el Месяц назад
Marba wa sii wayuhu mana xigo cid gaare mid ogow nasibkana dadku wa uwada magan waxaad manta waydana mankaaga ku hay markale iyo birad helin
@munakhayroffciall2409
@munakhayroffciall2409 5 лет назад
Heestani anay igusocota illhow wax khayrqaba noo danbaysii
@nasroibrahimabdulle5912
@nasroibrahimabdulle5912 5 лет назад
Aad ban uga helay wxan Ku leyahay fanankena hormar wscan we love you
@najahqueen1328
@najahqueen1328 5 лет назад
top song dadkn waayabe like ta mxay ka helan ishega bal😂😂
@shallegulleid5669
@shallegulleid5669 5 лет назад
Wa layab😅
@crisaaqjabir3466
@crisaaqjabir3466 5 лет назад
Kilakito
@xamdaquwen1684
@xamdaquwen1684 5 лет назад
Wwwww wlhi diranaan ayanba kasii qaady heestan xqiiiq fanaan kani mar walba wx moodaysa heesihiisu in ay ani IGA turjumaayan farxad Ku nolw
@farhiyaissackibrahim656
@farhiyaissackibrahim656 Год назад
I was listening 🎶 to this song one wen I hard time but if you put God fast 🙏 no one will stop you 🎉
@Abdishakurdaauus
@Abdishakurdaauus 4 года назад
Woow ceesh calaah hees hambalyo sidaad u samaysatay intaba laxan iyo eryo cajaaiba
@xaliimomohamed805
@xaliimomohamed805 4 года назад
Hestan wey i tabaneysa tolow gormey iso marayan yamaha wanagsani 29/9/2020 hada dawaneyso like ha ila dhafin
@nuurdiinmohamed456
@nuurdiinmohamed456 3 года назад
zakariye kobciye sxp haystan way iga gadantay inta iguracsan liketa haila dhafin
@najaxyar199
@najaxyar199 2 года назад
Wan wanagzanhy
@randareys8014
@randareys8014 Год назад
Wax kastoo kusoo maray Xusuusta ka maydh Maskaxdana iloowsiii Waa meerta duniduyee Qofba waa markiisee Ayaamaha wanaagsani Wey ku sooo marayaan Aduunyada waxaa loo yimid waa imtixaan nin walpana samirkiisaa uu alle eegayaaa Qof walpa oo iiman leh alle dunida wuu ku imtixanaayaaa wlipa nin wlpa ninku ka imaaan fcnyhy ayaa ugu imtixan culus Anoo dhlinyara ah wligyna cidna dhib u geysan ayaan dhib soo maray 😭😭 ayaamo fcn mey aheyn mlmahas mudo 7 sano ahyd😭 marabo inaan dib u xasuusto alx manta alle wuu ii gargaaray dhibkina waa iga saaray alx alx alx🥺
@FadxiKaamil
@FadxiKaamil 2 месяца назад
Ilhyow wan ku samranay exmtexankah aduunka kama naxin wan ku samrayaah inta ila jeclhay😢
@Imanasli
@Imanasli 5 лет назад
Best Somali lyrics chanelkeliya ee an Ka dhagaysto Weye Iminka dhowr sano 🥰🥰🥰🥰hore u so soco Wallo
@abdihasiib1731
@abdihasiib1731 5 лет назад
Darbi jiif Hanti leh😂😢 noqo noqo mar uun wlal noqo❤👩‍❤️‍💋‍👩
@yaasmiinmuhudiin2461
@yaasmiinmuhudiin2461 Год назад
22octo sacada22:21 rabbi waxaan ka baryaa in qalpi walpo murug heso rppi o qawojiyo 😪😰😓😭😥😢
@abdirashiidjees8539
@abdirashiidjees8539 27 дней назад
Qof waliba qofkiisi wuu waayey mxynu yeelna hadaba😢
@nuuramukhtaar2350
@nuuramukhtaar2350 Год назад
Waa merta duniduyee qofba waa markiise ayamha wangsani way ku so maryan 😢
@MaxamedSalaad-u8u
@MaxamedSalaad-u8u 12 дней назад
Marba waa si waayahu mana xego cid gaareee mid ogow nasibkuna dadku waa u wada magan/2024/9 hadaa iga danbayso waa ku salamy
Далее
NIMCAAN HILAAC | FARXADII DUNIDA | best Song
8:31
Isa Sheeg
11:33
Просмотров 251 тыс.