Beelaha Direed Iyo Taarikhda iyo Dadka Direed. Madaxweyne Dir- Mahe - Madoobe iyo Mandaluug Dir. Qaldho Dir Oo ay dad badan sheeganayaan iyo Digaale oo 4 Direed Adeer u ah. Waxaad Ka heleysaa Playlist aan Surre (Qubeys iyo Cabdalle) Gurgure Gurre Isaaq Gadabuursi Ciise Akisho Layiile Biimaal Gaadsan Gariire Dubruuwe ama Dabruube Garre Quran Mahe Dir iyo Wardeey Cali iyo Jaarso iyo Barsuug. FADLAN beelaha Direed ha is Xilqaaman Deegamadooda iyo Dhulkooda ha soo ban dhigaan
Car waa ninka u diida dhul ama hub ay wax iskaga celiyaan. Gar iska dhaafe xitaa gardarada baan Ku taageersanahay walaalahay surre. Ilaahay Hay cadaabo hadaan shakhsiyan hagrado.
Saakuye iyo Gabra waa Niman Oromo ah ee qolo walbaa oo Soomaali u ek ma dir cali madaxweyne ayaad ugu magac dareysaan Soomaaliyey kkkk Subxaanallaah BOORAN SAAKUYE WARDEY ORMA GABRA iyo kuwa kale oo badan waa Oromo Kuna hadla AF kooda hooyo ee Oromo dadka aad iska dhaheysaan marwalbaa waa Dir cali madax weyne joojiya filin kiina wuu qarxay Soomalaay