Umad is wada khilaafsan o mid waliba calan la ordayo calankii Wardey Cali calankii Jiido cali calankii surre calanki Biyonaai no way wllhay idin kama aqbaleyno hadanu nahay beelaha Dir e jamhuriyada somaliland ama beesha reer sh.isaxaq calan kaliya e waxan idika rabna Maamuul goboled aad madaxwey ka tihiin niyow midooba o mid noqda o Dir mideya o caasimad sameya konfur anaga waxan rasaas heynay waxan maal iyo raganimo heynay ninkii ogi waa og yahay Dir meeshi lagu dhibo waa la gaadhna ma marka ma xeraala ma tawfiiqba iyo meela badan tolkaya tihiin midooba wax noqda garabkinanu nahay