Тёмный
Guled Alifle
Guled Alifle
Guled Alifle
Подписаться
Комментарии
@mohamedibrahimq.1223
@mohamedibrahimq.1223 Час назад
❤ Guuleed sxb Rabbi ha ku xafido waxaan se talo walaalnimo kuugu sheegaya maadaama aan nahay dad Somaliyeed oo isku dhiig ah ,isku dhaqan ah ,isku dal ah iyo iyo isku diin ah"inaad walaal waxii dhexdeena yaala ee Somali dhex yaala aad dhex ka noqotaan oo aad ka fakirtaan sidaad dadka Somaliyeed ee jahligu isku geynayo isku soo dhawaysaan aanad ka shaqaysaan sidaad iskugu toli lahaydeen sida hadda aad guulaha iyo wanaaga iyo dal ilaalinta dalkeena hooyo aad ugu dadaalaysaan.Talo walaalnimo oo kaaga imatay walaalkaa Somaliyeed.
@user-nl1hj9bz4v
@user-nl1hj9bz4v 2 часа назад
guuuuuuuuuuul❤❤❤❤
@user-nl1hj9bz4v
@user-nl1hj9bz4v 3 часа назад
guuuuuuuuuuul somali gaalbeed❤❤
@jeehdinmchannel9684
@jeehdinmchannel9684 4 часа назад
Beenishaanguul waa sudaanta waqooyi Gambeelana waa suudaanta koonfureed canfartu waa eritrea
@user-nl1hj9bz4v
@user-nl1hj9bz4v 4 часа назад
guuuuuuuuul somaali gaalbeed❤❤❤insha allah
@NimcoGaraad-g4m
@NimcoGaraad-g4m 5 часов назад
Asc gen gafedhe waxaad hudatay wajjibadkaaga gull into gobanimo gafaadhe
@NimcoGaraad-g4m
@NimcoGaraad-g4m 5 часов назад
Asc gen gafedhe waxaad hudatay wajjibadkaaga gull into gobanimo gafaadhe
@user-nl1hj9bz4v
@user-nl1hj9bz4v 5 часов назад
guuuuuuuuul somali gaalbed ❤❤❤❤❤❤insha allah❤❤
@mohamednur1696
@mohamednur1696 6 часов назад
MUUSA WADDANI MEEL WALBA WUU KA SOO HANDARAABEY ISAAQ ,AWELBA SOOMAALI KALE WAX KUMA QABINE❤❤😂😂
@cabdimahadcabdilaahi2172
@cabdimahadcabdilaahi2172 7 часов назад
Beenta yaraysta pleaae
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 10 часов назад
Xad Beneed aay dadkii Cadcadaa marsadeen ayuun baa kala dhex jooga , hadalkaasi waa hadalkii Saandka ee uu Jaamac ku Hadlo, Awoowe aad baan kaaga dhex dhex arkaa Nin Rajo Dhaaw ka Qaba Curashada Soomaaliwayn, Guul iyo Gobonimo
@user-tz4rj5zf9o
@user-tz4rj5zf9o 11 часов назад
🎉44x3s😊
@MumiinXosh
@MumiinXosh 11 часов назад
Guuuuuuul❤❤❤
@sahromohamed4375
@sahromohamed4375 13 часов назад
GurGurte lagama ogolaneyo inu deal lagalo adunka ma Somalia umba bad leh madaxweynow waxanleyahay caqliga hashaqeyo Ethiopia No DEAL🙏MUSE WIXI LAGA OGOLAN WAYEY LAGAMA OGOLANEYO🇸🇴❤
@NastehoBadri
@NastehoBadri 14 часов назад
Wan idin salamay walalahy wararka sifican yad uso guudbisin lakin inyar iska saxa dad ayad uwaramaysan oo idin dawanaya oo wakhti idin siyay hadalada khayaliga ah iskadaya ee ad ikutir turaysan sida rag wawayn warka noguso gudbiya wan idin salamay
@warsanfarah9582
@warsanfarah9582 20 часов назад
Albaabkii yaraayee maraakiibtu noo soo marayeen badda cas buu abii rabaa inuu fariisto maraakiibta somaliya usoo socota eebada cas soo mareysana cashuurto welibana jabuuti iyo somaliya kalagoyso lakin muuse awdal maleh berbera hakeeno abii
@QaliQafarbaxa-l8e
@QaliQafarbaxa-l8e 20 часов назад
Warkani war aya kana dambeye qaax iyo barakac 2021
@AxmedGaagale
@AxmedGaagale 20 часов назад
Waar anagu hadaanu soomaaliland nahay dad naga ficil xun ma jiraan soomaalidana waanu ka maarmi doonaa waayo waa dad nugu cadawa oo aanu u ar kaynay dad naga mida laakiin imi ka laga bilaabo
@mohamudabdi3694
@mohamudabdi3694 20 часов назад
Soo dhawow. Suldaan
@YusufAbbas-rq7dw
@YusufAbbas-rq7dw 21 час назад
Jambalaya Halyeey wngsn❤❤❤❤❤
@SLEEPY0088
@SLEEPY0088 22 часа назад
Waxaa layiri waa nin kadhashay libaaxyada ABSAME ee Deyrka u ah soomaalida inteeda kale, waxaa sharaf u ah ABSAME inay taariiqdooda karun sheegaan oo ay garab istaageen walaalahood CIISE
@user-sx5xj4wk8c
@user-sx5xj4wk8c 23 часа назад
You know its true that isaaq wife was xabashi particularly mingistu tribe therefore isaaqis are truly their mother
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 23 часа назад
Kkkkkkkk Muuse handraab isaga isxidhaya cuqdadi saasay ku soo dhamatay
@khadija-zy3zc
@khadija-zy3zc День назад
Muuse bixi,ismaaciil cumargeele, iyo xasan sheekh waa cadawga somaliyeed, ee ilaahay sharkooda ha KUCELIYO aamiin aamiin yaarabi
@DhikiLeey
@DhikiLeey День назад
Walahi jamac galad iyo guuleey waxad tiihin wariyalak somaliyed
@fardus6840
@fardus6840 День назад
Jaamacow hakufashilmin safiirkiiba kahadlee
@guirehmoussa8848
@guirehmoussa8848 День назад
Djibouti nolol marabto lakin. Amnika qaranka aya kuxidhan. Ethiopia 1998 aya notimiday horted ayan noolayn. Ethiopia dal butburay weyin sxb.
@guirehmoussa8848
@guirehmoussa8848 День назад
Djibouti nolol marabto lakin. Amnika qaranka aya kuxidhan. Ethiopia 1998 aya notimiday horted ayan noolayn. Ethiopia dal butburay weyin sxb.
@bahdondaniel121
@bahdondaniel121 День назад
Musa bixi is really crazy😂
@alimehamud31
@alimehamud31 День назад
Waxaan idinweydiiyey Goobtan ladhaho Soomaali land Ma Badh Magaalada Hargeysa ah iyo qayb Gabiley ah miyaa?
@NastexoXusen-e6q
@NastexoXusen-e6q День назад
Wararki ugu dabeyay ee dagalada
@NastexoXusen-e6q
@NastexoXusen-e6q День назад
Wararki ugudabeyey
@cawaleibrahim968
@cawaleibrahim968 День назад
Somalilnd sidan isu badili maysee dood kale maad waydeen walahi bilaahi inay somalilnd somalilnd ahanayso tani anagu wax wayn uma aragno no worry
@hayatlove-zp4rw
@hayatlove-zp4rw День назад
2025 wax somaliland ladaho majirayso in sha Allah From awdal state
@cawaleibrahim968
@cawaleibrahim968 День назад
@@hayatlove-zp4rw awdal na ma jirayso waxay noqon boorama sida dila iyo dacawaley oo kale
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 День назад
Waa runtii Jaamac Gallad heshiiska somaliland iyo Ethiopia waxay ku tallo galleen dumiyaan dhaqaalaha jamhuuriyadda jabuuti. Balse ina cudur Omar Geelle iyo Hassan Sheekh maalintii loosexeexay Berbera port intaa buu garan kari waayay ina cudur Omar Geelle.
@abdilahihasandiriy
@abdilahihasandiriy День назад
Beenaale Beenaale dhalay munaafaq ayaad tahay
@abdilahihasandiriy
@abdilahihasandiriy День назад
Cagdheer jaahiliin ah oo iska dhigaya wariyeyaal uf uf
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 23 часа назад
Afdhogor ilbaxnimadaadu mata maalinwalba ku rartaa jaahilkaad ku caayeyesid maalin walbs ma guuro
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue День назад
Qarankii beenta ahaa waa soo oodmay
@user-pz9uw8fc8u
@user-pz9uw8fc8u День назад
Sida dumarka ayaad ushekysateen rag waawayn oo madhan
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 23 часа назад
Kuwaas madhani eed leedahay Dida dumarka u hseekaynayaa sow kaama fiicna wayba isku kalsoonyihiin oo may badalmine sidaada åø
@abdullahisaman9582
@abdullahisaman9582 День назад
Kaalay maxay ku dirireen muuse biixi iyo khatro xaayt ilaa ismaa ciil waa maqaare
@user-fy6km3js1l
@user-fy6km3js1l День назад
Asc su'aal xagee shacabka som/land ubanaan marka muuse handaraab Bari iyo Galbeedba soo xidhay . Goorma ayuu xidhayaa dhanka Deegaanka soomalidana ,dadka walaalaha ah maxaa lookala xidhayaa?
@hossainechaji6158
@hossainechaji6158 День назад
Cagdheertu ha ciyaane hooyadaa Horta amxaarka ka kici tigreebaa kudhalaye ismaaciil kumuu dhaline
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 23 часа назад
Maxaad la caytamaysaa nin waa kii wax iska celiya ee macaytamo mise afkay kaaga hadhay axmaar naxariisi kama dhaxayso jaamac ee adigu ma xorbaatahay waadiga sida raha bood boodayee
@user-qr2zr3wg9l
@user-qr2zr3wg9l День назад
.jamac.away.wararki.galbedka.siti
@noormohamud-it6ml
@noormohamud-it6ml День назад
Ninkii hadima taliyoow adigaa u halis ah miyaa sheekada muse iyo geele.
@caliphabdoe708
@caliphabdoe708 День назад
Naga foogeh
@AbdifatahMahamedaidid
@AbdifatahMahamedaidid День назад
Kow oo jabuuti maxay samaynkartaa samroon maaha halka loo wado ithiopan jabuuti laf cad bay toobin ku haysaaa dhul isaaq buluxaar weeye halka la asteyay
@cabdijaamac6968
@cabdijaamac6968 День назад
Ciidamada jamuuriyada 😂😂😂
@cabdijaamac6968
@cabdijaamac6968 День назад
😂😂😂😂😂
@adoursouldan5757
@adoursouldan5757 День назад
Kibirka muuse albaab kastaa xidhmaya
@GaraadJaabur-je3ig
@GaraadJaabur-je3ig День назад
❤❤❤❤❤ guuul guuuul gulllll isha allaah siti