Тёмный

Heestiii xalay Hargaysa laga qaadayay waxay ahayd gantaal Muuse biixi ku riday Xamar 

Guled Alifle
Подписаться 14 тыс.
Просмотров 48 тыс.
50% 1

Heestiii xalay Hargaysa laga qaadayay waxay ahayd gantaal Muuse biixi ku riday Xamar

Опубликовано:

 

25 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 423   
@nrx8684
@nrx8684 2 дня назад
Waligeey ma arkin nin Hawiye ah ama nin Darood ah oo leh amxaar aa i xigo subxanallah
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 дня назад
Aday ku jirtaa Anagu waanu nidhi anaba na arag
@nrx8684
@nrx8684 2 дня назад
@@user-sz7sn2rv9r fadlan aada amxaarada
@shamisali4599
@shamisali4599 2 дня назад
@@user-sz7sn2rv9radiga adigaba amxaara qoral ku folxune orod dalkaga ku ekow qurun buryadaleh hilibka cerinka cunaya 😡👹👹
@XaawoMohamed-m7f
@XaawoMohamed-m7f 2 дня назад
Lama arin lama ma Ealing gaalo dad Rabat Islam king ja iifayey yahuu
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 День назад
Adigay ku maysataa amxaar indho adkaa ayaan maqlijiry wuxu madhilaa 😂😂😂😂😂😂😂😂 viva Somaliland
@sdfgdfty1179
@sdfgdfty1179 2 дня назад
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته الأخ العزيز جامع جلت أكبر خطأ ان تدعوا بما طلبوا سفاء قومنا اللهم اهدي قومنا فإنهم لايعلمون اللهم احفظ بلادنا الصومال من كيد الخونة من بني جلدتنا والحبشة
@abmoh9216
@abmoh9216 2 дня назад
Ugu duceeyo in ilaahay caafimaad siiyo
@Abdirahmanismail-in1gx
@Abdirahmanismail-in1gx 2 дня назад
1aQ
@maryansalabaan6773
@maryansalabaan6773 2 дня назад
Jamac galad guulyso inadeero waxa tahy halyay qaran oo dalkeena u halgama anaga hadanu nahy darwiish waxanu ku hayana xushamad thanks inadeer
@user-oz1bc9uv7h
@user-oz1bc9uv7h 2 дня назад
War jaamacaw ilaahay ka cabso xabashi walaahi inaanan jeclayn doonaynine aniga reer hargaysa ah oo waliba beeshe dhexe aniga iyo 60% ma qabno mana aaminsanin in xabashiyi xigaal ay tahay ee waxaanu u naqaana cadaw
@saaradahi6675
@saaradahi6675 2 дня назад
Allah ummadda ha badbaadiyo
@yasminjama2703
@yasminjama2703 2 дня назад
Guuleed iyo Jaamac fadlan taariikh dib u raac Sayid Maxamed Abdullah Hassan ayaa hore u sheegey
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 дня назад
SAYID Maxamed Abdula xasan kulaha ma Ninka oromo hablihii uu guuriyey xaasas ku ka dhintay na oromo bay guursadeen, orod wax soo baro, wax iidinka munaafaqsan lama aarag ee,
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 дня назад
Sayid iyo siyaad labadii gaal ee waa waynaa ee khamriga cabi jiray
@takulahhc7828
@takulahhc7828 2 дня назад
kuwani waa cagdheertii cuqdada qabtay ee xabashida ah
@abahoussein620
@abahoussein620 2 дня назад
Ma oga waxa kuso socda walahi kkk
@cabdisahal3477
@cabdisahal3477 2 дня назад
Anagoo ah Cagdheerta aad sheegi amxaaro waanu necebnahaye iidoorrow maxaad amxaaro ku jeclaateen.
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 2 дня назад
Alla Xaaasid Sanaa Acuudubillahi MINASHEYDANI Rajiim Wallahi Sidaas Uma Maleyneyn in ey Sidaas Noo Neceb Yihiin Rer Hargeysa imisa Xildhibaan ama Wasiiro ama shaqaale Dawladeed Iyo Ganacsiba ku Nool Xamar Insha Allah Allahuma Balaqnaa
@CabdiBalad-hs6sc
@CabdiBalad-hs6sc 2 дня назад
DUCADAAN MAAMULKA MUUSE AYAA WATAY LKN SHACABKA HARGEYSA WAA DAD AAN JECELNAHAY IYAGUNA NAJECEL LKN KUWA HAYSTA ALLE HANAGA QAADEE❤❤❤
@NuuraIsmaaciil-it4uz
@NuuraIsmaaciil-it4uz 2 дня назад
Caloosha ifin xnuunysee xbashi idinkay ifin graacdaa ee anaga waxba nagma qaadi karto idinka allha hayngu slido amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@moali7156
@moali7156 2 дня назад
ISAAQ maxay oogu guuri la' yihiin xabashi dalka ay degan tahay, halkan iyo Hargaysa, Burco, Awdal, Sool waa dal soomaaliyeed! Iga gaarsiiya Muuse iyo inta dabo ordayso.
@Iphone20249
@Iphone20249 2 дня назад
Ma ayaydaaba leh waqooyi wa dhaxalkii awowgayo
@Hagimumin
@Hagimumin 2 дня назад
QOFKA WUXUU JECEL YAHEY AYUU AKHIRO LA YIMAADAA!!! MARKA AAD GAAL GAAL DHALEY JECLATO AKHIRO AYAGAA LA MEEL TAHEY, GAALNA NAAR AYUU KU JIRAA EE HA LA OGADO
@AyaanMohamed-nn4ru
@AyaanMohamed-nn4ru 2 дня назад
Kalay de Ala muusow maxaa qac weyn dad ka yedhsisey😂😂
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 дня назад
Dalka yaa soomali siiyay ilaa muqdisho oromaa leh
@khadijac9841
@khadijac9841 2 дня назад
😂😂😂😂​@@AyaanMohamed-nn4ru
@Tamsim3358
@Tamsim3358 2 дня назад
😂😂😂😂 waasha, kuwa xabaalaha qoto baan dadnimo ka sugaa miya🫣
@Hasuni675
@Hasuni675 2 дня назад
Illahay waxan kaaga baryaynaa walaalow in xabashi aad udhexdo 130 kahor ayuu halyaygii umada idinkoo gaala raacay oo caruurtiini macatab wataan idinku sheegay inaad gaalada iyo idinka inaad walalo tihiin idoor wahaashliyo kufriga wacad allaa uyaal waa niman walaala taniyo waaga aakhire .
@AyaanMohamed-nn4ru
@AyaanMohamed-nn4ru 2 дня назад
Wa iga qoslisey is ka ooy waa cilantahaye😂😂😂
@Hasuni675
@Hasuni675 2 дня назад
Ayan walale ma ooyaye manfac iyo maaltoona igama soogalee lakin wiil soomali ah ayan ahay oo qof Somali ah aan cuqdad uqabin kaliya waxan kanaxay ceebaha badan EE taariikhdu idinka qorayso EE laduubayo Amxaarow Gaalada kuwa ugu qaadhmuun Uguna fariiqsan Uguna dulaysan ninkii sharaf kadoona ama kufaana waa qof walaanan aad baan kuu salama Ayan
@AyaanMohamed-nn4ru
@AyaanMohamed-nn4ru 2 дня назад
@@Hasuni675 hadaba anaga ini neceb wiixi somalia shegtaba shaley intaan idinkeney calan iyo dowlad iyo qabiila dhan baa lafahaygii cunteen mnatana markan horumar yar gaadhayno baad lugta nagu dhagatzn ma saasa wllo lagu yahay Amxaarka horumarkeyga ogol baan kaa soo dhaweysanayaa Ethiopia waa dad hana iska weyneysiin labadinba ilahay waad u simantihiin diinta mooye qabri laba mitira ba lagugu ridayaa cidna ku maracayso waxa dad iskaga weyniisa khalada ilahayna wuu necebyahay kibirka inikuna Amison iyo turkey iyo Emirates iyo Kenya iyo UK baad dhulkina u sexeexden Italy ledahay wan ka xoroobay mnta sidii dad mesha leh bey uhayastan waxaso dhan ma Arkeysid wxan xurmiyo sharaf kaa waayey adoo wllkey shisheeyan ka helay
@zamzamali4347
@zamzamali4347 2 дня назад
Walaal haku qaldamin iidoor iyo amxaaro waa isleeyihiin waxanu ku soo bedelanaynaa soomaali galbeed
@mowliidabdi6030
@mowliidabdi6030 День назад
Waa lagu wasaa kaad sheegaysaa adoon ila jooga oo ii marti ayaan u aqaan waxaana ugu gabyey islaamnimo nimaan kugu dhaqayn muaminnimo khaasa gaal maxasta kuu dhoowra oo aad magansataadhaama laxayey waxaa layidhi hadalka maantidhaaheen hadaad ogtahy ka lagaa odhanaayo reer miyi geela dabada qabta oo wasaatahy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 2 дня назад
Jaamac😅dameer❤adiga❤hooyaaba❤anaawasa❤kusoofadhiiso❤budhka❤oonintii❤hadalkan❤iintamiidhan❤oohinta❤iyo❤baroorta❤ah❤adiga❤iyo❤somaaliya❤ haku❤deeqo❤awraagu❤adiga❤somaaliya❤nin❤tiisii❤daayacay❤tukale❤dugsanaayaa❤aniga❤igaba❤doqonsan❤
@maryanali6192
@maryanali6192 2 дня назад
Hees ayuu ka sheekeynayaa waxba kama jiraan cidina necba cadawna nooma ah cadowna uma nihin dhan xiir fooqal dhan xiir somali xabashi idinka ayaa u keenay ,korneylkii ugu horeeyey ee xabashi u tegeyna adeerkiin ayuu ahaa c/yuusuf munaafiqiin
@khadijac9841
@khadijac9841 2 дня назад
Maogtay horta taariikhdaa in snm lasiiyay oo layidhaa iyagaa soomaaliya dumiyay laakiin walaahi billaahi waxan afkiisa kadhagaystay Allah hownaxariisto cabdilaahi yuusuf wuxuyidhi hadaan isleeyay soomaali sidanay kudandayn jabhadna manoqdeen Ethiopia na umagaleen markaa soomaali waxba makhriyaan
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
Allow falastiin labaada ha naga dhigin rabiyow umadaan caqligooda soo celi
@yasinhassan3840
@yasinhassan3840 2 дня назад
Isaaq baa gaalka madaw inay hoos fadgiistaan raba ee u sheeg
@Mideye157
@Mideye157 2 дня назад
Nimanka Hargeisa Xabashida ha loo daayo. Meesha rajo kama soo socota
@cabdiaxmed3577
@cabdiaxmed3577 2 дня назад
Horta. Idinka laftiinu. Miyaydaan xaasidiin ahayn Somaliland ku xaasida. Bal. Hadaladii aad ka tiraahdeen. Dib ufiirsada. Sidaad uhadli jirteen walaahi inaanu qof uhadlijirin. Markaa hadan waxaad ileedahay walaalo ayaan nahay. Waar xishooda.
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 2 дня назад
Reer cuqdalaan waxaan rajaynayo in Allah u aqbalo heestaas oo filimka itoobiya ay soo wado aan iska fiirsano oo reer qudalaan ay noqdaan sida reer falastiin oo ay ay noo soo qaxaan inshallah
@user-qu7ez2np3w
@user-qu7ez2np3w 2 дня назад
Inta badan qofku wuxuu jeclaado oo ama ku fekero wuu helaa aniga riyo ayaa la igu tusay iyadoo hargaysa ciidamo shisheeye ahi joogaan oo taangi saaran oo midka taagiga saaran indhayar yahay oo English uu igula hadlaayo nacam inaan been sheegayn riyadaa waan ku riyooday
@omarhersi7179
@omarhersi7179 2 дня назад
Jamac galadow nagada Aminata oo istafurulah dheh
@kayseduale1771
@kayseduale1771 2 дня назад
Haday Miydinkaa xormiyo sharaf leh waxaa tihiin faqashtii aanu ogayn
@Mfarah100
@Mfarah100 2 дня назад
Ilaahay dad xunkaa Somali, Somaliland haddaanu nahay ha naga fogeeyo...ehelu naarka.. wax la soo dhaweysto maaha.
@LAANDHEERE360
@LAANDHEERE360 2 дня назад
Kusoo dhawaada laydh la aan iyo canjeero duqusleh waan idin soo dhaweynayaa
@faadumoelmi7439
@faadumoelmi7439 2 дня назад
Horta aad bay uqaldameen reer Hargaisa qaar kamidi lkn maxaad u habaari qoladii kale ee ee sstv baa idinka falanqayn wacnayd
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 2 дня назад
Subxaanallaah ⁉️ Allow kuwaa soo hadee yaraball caallamiin 🤲 Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲🤲
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 2 дня назад
Aniga hadaan rayigeeya aan ka hadlo waxaan dhisi lahaa awdal State ka bacadi cidaan isaaq ah kama neefiyeen war koodan ma soo qaadeen daba markeey dhulka ku dhufaan iyagoo raali ah iyagaa soo noqon lahaa waxaa cidaan ka waalaya waa dadka buunbuurinaaya
@abmoh9216
@abmoh9216 2 дня назад
Sax
@MaarigAbdi-mw6ij
@MaarigAbdi-mw6ij 2 дня назад
Maxaan kugu raaca sidaasad ufakaraysaane History raac kahor adigu soomidoow itobiyaanka iska saar iyo shabaab markaa ana iikaly riyada kabax
@user-fm8ej5yb4f
@user-fm8ej5yb4f 2 дня назад
@@MaarigAbdi-mw6ij adigu yaa tahay ma oromo mise soomaali markaad i soo cadeeyasid waxaad tahay un buu hadal inoo furmaayaa
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 2 дня назад
Aadbaan idiin salaamay wiilashayda Guuleed,Jaamac, Nuur iyo Ilka Case Aadbaan idiin dhegaystaa anoo Canada degan reer SSC Khaatumo ah 🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nasirabdi6614
@nasirabdi6614 2 дня назад
Gumaydiga ay radinayan ilahay ha tuso
@rashidahmed8794
@rashidahmed8794 2 дня назад
Rag ciil cadaabta ka dooray baa Somalidu ku maahmaah daa..
@NaasirMaxamed-sx2oh
@NaasirMaxamed-sx2oh День назад
Cagdheer guumaysi xabashi ku koray oo awowyaashood la waso uma xumid from jabuuti😢😢😢😮😮😮
@CabdiiJaamac
@CabdiiJaamac 2 дня назад
Adiga imika faalaynaya amxaar baa nooga kaadhaw xaasidiinyahaw
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 2 дня назад
ISAQ HALLA SII DAAYO MEESHEEY RABAAN HA AADEEN SAMAROONA HADEY RAACDO IYO HADII KALE IYAGEEY UTAALLAA WAAXOR😊
@filsanmo4987
@filsanmo4987 2 дня назад
Daa guleedow xabashidu ha xanuunjiyeen kuwa u yeedhanhaya cabashida
@hibojama5798
@hibojama5798 2 дня назад
Reer soomalind wuxuu ilahay nimcada u siiyay ee waxaas oo dad ah ay waxaba uga qaadi waayeen waa dacad nimada walaahi iyagaa kaa dacadsan kunjeer
@cagaarwaddani2994
@cagaarwaddani2994 2 дня назад
Guuleedoow waan filayey inaad ka falcelin doontaan heestii xalay kķkkkkkk
@assisdjama1608
@assisdjama1608 День назад
Xabashi iyo soomaali horeyba waa looga waayey xidhjidh
@user-zn1tz1ln9l
@user-zn1tz1ln9l 2 дня назад
Hadey wareysan lahaayeen haweenka iyo caruurta falastiinta gaza lagu gumaadaya.maanta in xabashi la yiraahda waxay noo dhamaan somalida koonfurta.
@danabguuled5491
@danabguuled5491 2 дня назад
Maasha allah Guuleyso Mudane Muuse Biixi cadowga Guule illahay ha jebiyo Guulaa kula jiree guuleyso biixiyoow. Guul guul guul.muuse ayaa Muuse cadowgu hoos ha maro, wow! Muuse Muuse Muuse Muuse Muuse Muuse Muuse Muuse Muuse Muuse Muuse shar gudban shaydaan xijaaban bisinka la hayaa,Jaamac galad ma waxaad Ka xuntahay wanaaga guusha Somaliland?
@ikranabib7919
@ikranabib7919 2 дня назад
Guul Somaliland ❤❤❤ happy 26 June all Somalilanders ❤❤❤❤❤❤
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 2 дня назад
Naa iska amus xaar land waa yahuud ilmo Abaarso ilmo qawma luudh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Soomali waa mid ❤❤ Idoor waa la idin fangarayaa idoor xaar Wayne reer ordaaye futo jeclo futo awal futo yonis kkkkk Goojacade inaan kaa saaro sababay sababay inaad Ethobia tuugsato😂 no more aqoonsi urtayahay😂😂😂😂🎉🎉
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 2 дня назад
Xaar land down Somali guul 26 June gpbolada wasooyi er Somalia awoowgaa nayaa waa kii gaalada ingiriiska xambaarsanaa ee. Uu sayid Maxamed cabdule xasan baa idin ka tuuray oo awawgaa uu xambaarsanaa oo uu dhabarka kaga xaari jiray kkkkkkkkkkkkkkkkkkk ush idoor wecelo 😂😂😂😂😂😂😂🎉
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 2 дня назад
Nayaa hawiye darood waa soomali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Idoor yahuud 😂😂😂😂😂😂😂
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 2 дня назад
War jamacaw idoor waa yahuud ilmo qawma luudh waxba ha u ducayn ilahay ma jecla xaar land saa reer qawma luudh bay noqdeen 😂😂😂😂😂🎉🎉🎉
@user-tz4hy6tw8f
@user-tz4hy6tw8f 2 дня назад
Yaahuu qabiilauste wsxa.ku kelifay madaxda somalidu daw kuwa leh somali lanf wan burburisan mar qudha mad ka hadasihid cadaawada loo qabo
@niciimamaxamed8441
@niciimamaxamed8441 2 дня назад
Anoo isaaqa oo kasoo jeeda kiladhka shanaad waan ognahay dhibaatadii xamashada ka gaysatay dhulkaasi iyo sida dadka ay u gali jireen ee allaw soomali tusi xaqa waxa la soo dhawaysto maaha dadkaasi Allaw umada caqliga u soo celi😢😢😢😢😢
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 2 дня назад
ADIGAA KAXUN AMXAAR SABABTOO AH WAXAADKUSEEXATAA REER SOOMAALILAN OO BAABA'A ILLAAHAY WUU ARKAA UMADIISA REER SOOMAALILANOW GUULEYSTA CADAWGIINA. HALAWAAYO ILLAAHOW AAMIIN
@yasinhassan3840
@yasinhassan3840 2 дня назад
Anigoo laascaanood iyo buuhoodle jooga ayaa ku leh aad baad ugu waalateen axmaar xun oo uraya. Tan labaad maxaad markaan iidiin la hadalno xamar afka ugu taagtaan. Idooroow
@shamisali4599
@shamisali4599 2 дня назад
@@yasinhassan3840Wlhi aniga wan kayabay ssc ka baqayan xamar afka ku tagayan hade qudbey nayan xamar ayago soo qadin maba hadlayan xabashada ha adan xamar maxay ka raban
@Hada23234
@Hada23234 2 дня назад
@@yasinhassan3840 anaku xamar ban naqan hadan cid wax kashegeyno tuloyinka kashekeyneyso waa somalilnad ku sexo ama hadba xafad kasodhagaxtur
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 дня назад
Matii Afewyne Iyo Somalia Reer Najaashibaa 100 jiirnoodhaama Nagahadha Guriba’ydega Eh Xaasidiinyahay
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 дня назад
Ee Aadlabadiinani Uhoraysaan
@user-yo9nz4fv3i
@user-yo9nz4fv3i 2 дня назад
Jaamacow iidoor inuu saa uhadlo yaa gaarsiiyey aderkey garaad jamac cimrigii allaha dheereyo marka halayabin afka ayey kadhahen bal waaka car hanokenan amxaro kumadhacan
@user-cx9vn6nr6h
@user-cx9vn6nr6h 2 дня назад
Kkkkk jamca xasid nimada daa adiga la nolan lahaa itobiyo hadey ficantahay😊
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 дня назад
Jamacow Isaaq ama iddoor deer ban iskaga xirey naa xadud cusub bana aduunka geyney naa reer konfur hadaana hay uma baahnin jajiskii hore ilmihiisa
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 дня назад
Waxaan labada kalmad oo hore ban fiiriyey maba dhameysan waan is dhaafiyey waayo aniguba ma oran karo walalaheen reer somaliand axmaro ayaa iiga fiican afkeygana ma soo marin karo runtii jiritaankeyga muslimnimo iyo teyda somalinimoba ima siineyso oo dhaawac weyn ayey igu tahay lakin shacabku sidaas ma wada aha dad xun ee siyaasi aan aakhiro iyo aduun midna aqoon baa na rogay
@SundusMuxumed
@SundusMuxumed 2 дня назад
Inader waad mahadsanthy waaad ihadashy oo wx aan qalpiga ku hayay band ka hadashy Ethiopia dadkaygii bay laysay ciilna way ibaday meel aan kaga baxsadana ma jirto oo waan ku noolahy meel an kaga baxsadana ma haysto oo waa dhulkaygii marka kuwan u hesaya ee uyedhana I.a ilahy in uu igaga jediyo ayaan ka rajaynaaa ileen iyaga uyeedhy ee😢
@nrx8684
@nrx8684 2 дня назад
Subxanallah war Jamac wadanka ha habaarin
@ayaanleg
@ayaanleg 2 дня назад
JAAHILOOW, REER XAMAR WAXAAN U NAQAANAA... DAAROOD IYO KOONFUR OO DHAN.
@khadarhassan9786
@khadarhassan9786 2 дня назад
Jaamac Qosol weeye 😂😂😂😂😂😂
@amiiraamiira4314
@amiiraamiira4314 2 дня назад
Ilaahay hanaga qabto xabashi iyo kuwa wata indoor amxaaro
@user-wb4tt6zm4z
@user-wb4tt6zm4z 2 дня назад
Xumanty iyo xasdnimdy bad wall wadd. Tasbad wally wadan maxn miso dhiqda side bad tahy wall cajb
@Isko790
@Isko790 2 дня назад
Anigoo ah shàcabkii waaa run waan JECELYAHAY xabishada idinka laftiina cagdheer midbaan idinku soo ridaynaa iska eega
@AbuurTttd
@AbuurTttd 2 дня назад
Xabashi af soomaaliga bartay baatahay markaa cidu wax kaa waydiinmayso masiirka soomaaliya xabashi hadaad jeceshahay orod uguur dhulka soomaali baalehe
@Hoyadey
@Hoyadey 2 дня назад
Bogooda basbaas wan iyo waraabe Jaamac gallad waa nin caqli badan OO wadaniyad badan allaha ku dhowro walal
@ismacilabdi1278
@ismacilabdi1278 2 дня назад
Horta iidoor haday Doonayaa maxaa UGA. Celebayana haraacan Oo ha is jeclaadah Ilahay haku salido Aamiin aamina
@abdul3509
@abdul3509 2 дня назад
Xamar maxay noogu naxariisanwayday from 1981 to 1990 sidii arxandarida ahayd ee naloo xasuuqayay malintaa xabashaa hambadayadii noobaxday xagay somaliyi joogtay iyo ku wii muqdisho uqaxay waa taad jasiira xabaal wadareeka aad uga qodeen . Habaarka galad ilaahay isaga hakukoobo aamiin . Becouse ninkaasi waa munaafaq waynaaday.
@farhiamursal7256
@farhiamursal7256 2 дня назад
Idoor ha dhaco xaar land ilmo qawma luudh 😂😂😂😂😂😂 Viva Xamar idoor no more ictiraaf Viva garaadka soomali oo dhan garaad jamac ❤❤ Viva muqdisho viva all somali oo dhan except idoor xaar land go Ethobia awal baad yahuud land kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 дня назад
Jamacow SNM Waad ogtahey cadaawada ay Somalida uqaban iyo denbiyada ay umada ka galeen in mar hore somalida loga digo oo labaro waxa ay yihiin hada kii heestaa qorey baa. Mogdisho lagu sodhaween oo waliba shaqo la siin oo mad xadka qaran loodhiibi donaa horey bey na usodhacdey
@halimohussein8462
@halimohussein8462 2 дня назад
Allah nooma keeno xabashi iyo oromo
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 дня назад
Alle hanoo keeno oo hanoosoo dedejiyo Amiin Amiin Amiin
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud 2 дня назад
​@@user-sz7sn2rv9r oo Hana wasaana kudar deee
@baadodhugad4157
@baadodhugad4157 2 дня назад
Jaamacow Duco ma aha Axmaar haku Gumaysto Balse Hargaysa iyo Jigjiga may noogu badalaan
@maxameddhamac7426
@maxameddhamac7426 2 дня назад
Galadoo kalasaar shacabka iyo xukuumad bari tagaysa waad arkaysay shacabka ku sidii uu ugafalceliyay arinka xabashida markaa hakugafin shacabka wllaalahaaya
@SafiyoYusuf-tc6hc
@SafiyoYusuf-tc6hc 2 дня назад
Allaha Soo hanuuniyo ninkii Soo alifay iyo intii ku luuqeysaba wey qaldanyahiine
@AAhmedMooge
@AAhmedMooge 2 дня назад
Xabasha idinaka dhowu
@Yaasiin1
@Yaasiin1 2 дня назад
Xaasidimada heesti sheeegayso iidnka ku kiraa oo buka
@NaasirCabdi-ii6sn
@NaasirCabdi-ii6sn 2 дня назад
Shakhsi ha U habaarina dalka
@fadumajelle3220
@fadumajelle3220 2 дня назад
Subxaanallaha reerkaan waa waasheen
@user-ft9zr8dk4t
@user-ft9zr8dk4t 2 дня назад
KU MAHADSANIDIN FALAQAYNTIINA UFAN OO RUNTA HUWAN❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@NounareDj-qo2sq
@NounareDj-qo2sq 2 дня назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Xabashi weeye labadan
@AdenaliAden-ky6ne
@AdenaliAden-ky6ne 2 дня назад
Kkkkkkkkkkkkkkkkk. Thanks. Thanks. Thanks
@user-zw2bx2rg3i
@user-zw2bx2rg3i 2 дня назад
waa ruun tii. Geesii. Jamaac galad. Allee. Hasiiyoo.. xurmeeyn iyo. Sharaf taa. Xabaashiidaa. Aay donaayan
@leilaamar8056
@leilaamar8056 2 дня назад
Doghoto has 11 eyes 😂😂😂 love that ..issak wa doghmo reer balayo.. every balayo is doghon
@jeimoha3286
@jeimoha3286 2 дня назад
Md Cabdi qaasin salaad isna ereyga xabashida wuu isticmaaley
@user-dk7hk3ph1b
@user-dk7hk3ph1b 2 дня назад
Jaamac.ducada.ku.badi.ha.arkaan Rer.hargeysa
@khadarmuhamedchannel
@khadarmuhamedchannel День назад
Waxay kudanbayn doonaan xaaalaada falastiin ku jirto❤
@abdisalangabeyre6066
@abdisalangabeyre6066 2 дня назад
WAAKIGU RAACSANAHAY AMXAAR HALA MIDOOBEEN
@warsanxidig9749
@warsanxidig9749 2 дня назад
DHULMA GUURE DADKA GUURA ,ORODO XABASHI U GUURA DHULKA SOMALIBA LEH.
@maandeeqcookingmuxadrahcha7392
Mashaa allaah
@IkramMaxamud
@IkramMaxamud 2 дня назад
Waa run 💯 💯 💯 💯
@maanshaallah8752
@maanshaallah8752 2 дня назад
War waxani Soomaali ma aha eewaa waa Oromo iyo xabashi afsoomaaliga baratay marka Hargeysa way isku dhex jirta marka lafti naga
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 дня назад
Sooydinkii odhanjiray Isaaq waa oromo dee waasax maxay kuula xumaan
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle День назад
uguura amxaaro awalba Damero la rarta baad aheedeen
@khadra-km6lq
@khadra-km6lq 2 дня назад
Xabashida raaca
@user-pe4ig2tv5b
@user-pe4ig2tv5b 2 дня назад
Waa sax somalid sida ay ku socoto gumeysi ayey ku noqondontaa ileen iygaa isku jeeda 34 sano ayaa laga faaiideysanayey keny iyo itoobiyna adey ku sugayan abahiin wase aqligin ha shaqo is daya
@user-do6pe6fr4c
@user-do6pe6fr4c 2 дня назад
26 Jun ma ogaadeen baa lahaa
@nuurmacoow3523
@nuurmacoow3523 2 дня назад
WAXAA HUBAAL AH IN DADKA KUHADLA AFKA SOOMAALIGA WAXAA UGU TAARIIKH XUN WAA SNM TUSAALE IN SOOMAALI GALBEED LAGU DARRO ITOOBIYA WAXAA KADANBEEYEY SNM GUMEYSIGI INGIRIISKA WAXAA ASKAR U AHAA SNM 1993 MAXAMED IBRAAHIN CIGAAL WUXUU MELES KACODSADAY IN WOQOOYI KAMID NOQOTO MAAMUL KATIRSAN ITOOBIYA MAANTA WAXA DOONAYA IN ITOOBIYA QAADATO WAA SNM
@alijama3401
@alijama3401 2 дня назад
AFSOOMAALIGA WAAD TAQAAN JAAMACOOW. XASAN SHEEKH. ANAGOO QAYILAYNA AYUU RABAY BADA INUU NAGU DUL KIREEYO. OO WAA KA LEH HA NOO YIMAADAAN EE XAQA ILAAHAY HA KU GARANSIIYO. ..XABASHINA WAAD OGTAHAY IN AANAAN KAA JECLAYN EE SIYAADADA. LA QABSO
@najahdarajo4689
@najahdarajo4689 2 дня назад
Inta Xasarada Ah Adiga Kaw Ka Ah Ee Jecel Xumaanta Iyo Xaqdiga Reer Somaliland Cadawga Somaliland Cagta Hoosteda Alla Hadhigo
@FadumoHas
@FadumoHas 2 дня назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@user-ed3ho9hm8u
@user-ed3ho9hm8u 2 дня назад
Xabashigu idinka iyo naagihiina maanu idin wada qabin ha iskaga qayliyina aabayaashiin cag dheer yahay uraysaa
@user-vq7ir2vu2v
@user-vq7ir2vu2v 2 дня назад
😂😂😂 Yaushega inaysanba xurmiyo Sharafba aqoon amxaar Balse ilahay xumaanta amxaar leyahay faraha hausaro dadkajecel . E gaal io amxaar uyeeranaya insha allah 🤲
@AyanAbdi-hc3re
@AyanAbdi-hc3re 2 дня назад
Anaan dhalan xasuuqii isir nacaybaka markii loogaystay dadkayga. Hadan maalinkasta xanuunka waan dareema waxaan ugu yar ee idareensiyaa waa markaan maqlo lahjadiina iyo calanka shaydaanka. Amxaar waaka badbaadiyey waalidkay we allah ka sokow suura galiyey inay I dheleen, tariikhda madowna isii gudbiyaan saan kuwaan dhalay ugu gudbiyo. Waanay dhacdayba Allah mahadaaleh.
@abdifitahabdullahi4675
@abdifitahabdullahi4675 2 дня назад
Kkk cuqdad udhimo wxaa tihii amxaaro iyo dhasheedii. Qabiil qaran manoqdo. Ooyinta 33sano joojiya kkkkk
@user-oe3bw7gv1x
@user-oe3bw7gv1x 2 дня назад
Wallaahi summa wallaahi waa taariikh runna adeer annaa u taagnaa runbaad shegtay ayaneey
@Hamdi11225
@Hamdi11225 2 дня назад
Naagahaaba ugu daran waxa amxaarada uniikinayay
@rugiyomahamud4961
@rugiyomahamud4961 2 дня назад
SaaS hadhihin Allaha soohanusho
@NimcoNuura-cx5pw
@NimcoNuura-cx5pw 2 дня назад
Akhas! Somalinimo ninkii wax ku qabow soo sheeg!!! Somalinimo waa magac indho suxaad ah, 40 sano iyo dheeraad ninkii huwada magaca Somalinimo Silic buu ka dhaxley dhiigiisa ladaadshey, gabdhaha laguma dhaafo waa,mid lakufsado, midlagubo iyo midla uusxaalo, ninkii Silic iyo Saxariir raboow Somalinimo Xambaaro. Islaamnimo iga badan, Axmaarna badh ah.
@halimohussein8462
@halimohussein8462 2 дня назад
Ducadaa wacan hala duceeyo
@sacdiyomursal156
@sacdiyomursal156 2 дня назад
Subxaanalah
@abdulrizakelmi7692
@abdulrizakelmi7692 2 дня назад
away caqligi umada Somaliyed xasan madharge so ninki intu dagalka nagaliyey o dagal itobia wa cadaw meshan kasugeynay inu dagal nagu mideyo so kala qeybinti isla malmo yar kadib tastur naguma kala qeybin ayado dalki lagu so dulay yaan siyasi daneyste ah malinba suud no so xiran dunida wey hormartay xiligi benta wey dhamatay somalina wey so jooda kakac dheh beenale
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 2 дня назад
xasan waa nin waalan ma miyirqabo
@faizaali2889
@faizaali2889 2 дня назад
Waa run walaahi
@cabdilaahidaahir7178
@cabdilaahidaahir7178 2 дня назад
Heesta aad maqasha waxaa iskaleh muuse biixi laxanka faysal dhurwaa Kamara waxaa inoo dubay saleeban gaal
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 2 дня назад
Haduu leeyahayna dee waa sax intaana iderasle baad kasoo daawatay kkkkkkkkkkkkkkkk dhurwaana caymaaha waydinka ula baxat dhurwaaga cali harti kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@ahmedmohamedabdi8814
@ahmedmohamedabdi8814 2 дня назад
Subxaanallah
@zeytonzeyton6100
@zeytonzeyton6100 2 дня назад
Bismillaahirraxmaani rraxiim Ilaah hasahlo dhib na Allow nagahay
@aragsan5690
@aragsan5690 2 дня назад
Jigjiga muuse dajiya iyo reer amxaaro.😊
@Umo580
@Umo580 2 дня назад
SOOMALIYA 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@gardodifardoodi
@gardodifardoodi 2 дня назад
Ilahayo anaga guuri xabaahada somaliland ku daji dacarta qareerkeda ha dhadhamiye
@AyaanMohamed-nn4ru
@AyaanMohamed-nn4ru 2 дня назад
Afkaga kuma noqoneyse Afka dabeeysha ka qarso😂😂
@gardodifardoodi
@gardodifardoodi 2 дня назад
@@AyaanMohamed-nn4ru oromo cusub baa tahay soo dhawa
@abdihashi9863
@abdihashi9863 День назад
Sowdenkii ku dhaantaynjiray (ogaadeen waa Itopiya Asafe Askar ma iqoraysa) maxaa cusub
Далее
DAGAALKA SAGALSOMALI IYO SUCDI #ARIMAHABULSHADA
13:31
Просмотров 3,5 тыс.
" 26 June waxaa iska leh Somaliland" || Ruwaayad
21:36