Тёмный
VOA Somali
VOA Somali
VOA Somali
Подписаться
VOA Somali, waa qeybta luuqadda Af-Soomaaliga ee Voice of America (VOA).

Waa warbaahinta caalamiga ah ee dowladda Mareykanka, oo warar iyo akhbaaraad ku bixisa 40 luuqadood, ayada oo toddobaad kasta gaarta 236.8 oo qof. VOA Somali waxay baahisaa macluumaad isugu jira warar, warbixino, wareyso, madadaallo, iyo barnaamijyo gaar ah.

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

Fallanqeynta doodii Tim Walz iyo JD Vance
9:03
18 часов назад
DAAWO BARNAAMIJKA GALKA BAARISTA
17:41
Месяц назад
KUMUU AHAA ISMAACIIL HANIYEH
6:58
2 месяца назад
HOGAAMIYIHII XAMAAS OO LAGU DILAY TAHRAN
2:07
2 месяца назад
TALIYIHII SUDAN OO DIL KA BADBAADAY
2:16
2 месяца назад
CIIDAMO RUUSH AH OO LAGU DILAY MALI
3:19
2 месяца назад
DUKAAN DHARKA IYO KABAHA LAGU KIREEYO
3:31
2 месяца назад
MUDAHARAADO GILGILAY VENEZUELA
2:32
2 месяца назад
Комментарии