Тёмный

CIIDAMO RUUSH AH OO LAGU DILAY MALI 

VOA Somali
Подписаться 556 тыс.
Просмотров 11 тыс.
50% 1

Koox xiriir la leh ururka Al-Qaacida ayaa sheegtay in ay dishay 50 calooshood u shaqeystayaal ah oo ka tirsan kooxda Wagner ee Ruushka iyo 10 askari oo Mali u dhashay kadib weerar gaadmo ah oo ka dhacay gobolka Kidal ee waqooyiga Maali.
Mar walba nagu xirnow
🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe www.youtube.co...
🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: / voasomali
🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: www.voasomali....
🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: / voasomali
🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

Опубликовано:

 

3 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 7   
@mohamedguleid5330
@mohamedguleid5330 2 месяца назад
Labada argagixiso oo kala daacish iyo reer galbeed ayaa ka danbeeya waayo waxa maalgeliya reer galbeedka iyo carabta dabadhilfka u ah ee khaliijka waxa ka dhacay Mali markii laga eryay dalka lkn ruushku aad ayuu kolayba u nugul yahay
@baashiahmed9304
@baashiahmed9304 2 месяца назад
Rer galbedka iyo arka gixisada wa is ku mid
@saalaxsheikhmohamedislaaws8521
@saalaxsheikhmohamedislaaws8521 2 месяца назад
Balaayo gaalo ujanjeerto VOA
@inaxamze2342
@inaxamze2342 2 месяца назад
Wall Wagner ma ahan ee waa vagnar understood
@Madadalo1
@Madadalo1 2 месяца назад
Marki la qorayo wagner loqora marki lagu dhaqawaqayo waa vagner tusale wrong saan loqora cadaneh dhawaqed waa rong 👍
@culayteam6029
@culayteam6029 2 месяца назад
Kasoo hadla shirqoolka omar barbar
Далее
Тренд Котик по очереди
00:10
Просмотров 220 тыс.
How Israel Assassinated  Hezbollah Commander?
8:48
Просмотров 2,7 млн