Тёмный
KalshaaleTv
KalshaaleTv
KalshaaleTv
Подписаться
Комментарии
@abdiaziizleo8808
@abdiaziizleo8808 3 дня назад
Hada 2025 daawanyso like qac kusii😂❤
@khalidkilas.6552
@khalidkilas.6552 5 дней назад
Intuu xilka hayay hadaba maxaa dhacay guud ahaan dalka dad nool nool ubad iyo mirigeyda ah ayaa rasas nool lala dhacay 😊
@35015555
@35015555 5 дней назад
Waaaw
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 9 дней назад
Saxane haye 😂😂
@IsxaaqHassan-z9c
@IsxaaqHassan-z9c 13 дней назад
madxweynahaa gaydhsiyaa
@AlihurreDirir
@AlihurreDirir 13 дней назад
Ey wuu ciyaa Buurmadow Wuu hadlaa
@apdywalikarama5768
@apdywalikarama5768 15 дней назад
❤❤ dhal garaad ismuujiya
@abdul-rahmanbelel
@abdul-rahmanbelel 18 дней назад
MacquuuL maaha inaad sawirato isbadelka waqtiga 9 Sano ka hor wiil yar oo raynrayn farxad iyo ciyaar ku jirey heesano kalena bashaaal iyo ciyaar u dhegaysan jiray maanta wuxuu la daaladhacaya mawjadaha nolosha wuu hamiyaya wuu fikiraya siduu u dhisan lahaa hooy uu ku dego iyo nolol lagu nagaaan karo , inta ila midka ee xaladahan noloshu la marayso dhamaanten eebe hayno fuduudeyo 🤲🥺 📍Hargeisa . 08 Oct 2024 Abdirahman. Taariqdu waa muhiim si kastoy tahay
@ahmedjamac8421
@ahmedjamac8421 21 день назад
Dhulbahante midobay 10 sano Kadib arkay gabaygan
@apdywalikarama5768
@apdywalikarama5768 Месяц назад
Eebe ha unaxariisto 😢
@FaysalCarmiye-k1d
@FaysalCarmiye-k1d Месяц назад
8/9/2024 4:54 arday nimo fasalka 8aad 2025 itaxaanka shahadiga u fadhiisanaya i.a kaalin sare Hadad qoraalkayga akhrinaso like isaar
@LoveJaan-c4p
@LoveJaan-c4p Месяц назад
Colaada halajoojiyo😅😮😢😢
@Samiiro-z8n
@Samiiro-z8n 2 месяца назад
Geesi Geesivdhalay🇸🇱❤❤❤❤
@HassanAbde-v2u
@HassanAbde-v2u 2 месяца назад
Wow granada waa fadiyaan
@saalimmataan4734
@saalimmataan4734 2 месяца назад
50 sano ka dip hadaad daawanyso like io comment iga bixi😂❤
@cadnaancawil7203
@cadnaancawil7203 3 месяца назад
23.july2024 ... Hargeisa WoW habeen arbacii soo galayso jawigu Adbu u roobanyahay .. waxaan sawiraya jawiga quruxda badan Asaxaab sido kale aad u qurxoon waxaan dhegta La raacaya Erayadan Macan 😢😂❤❤ writer MaaN Maxamud .. Xasan Muuse... xasan shaaH❤
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 3 месяца назад
Waa Oroomada inagu dhexjira ee inna sheeganaysa. Dhaqankan ma lihin.
@fardowsawarsame1739
@fardowsawarsame1739 3 месяца назад
ASC WAA IDIN SALAAMEY SAMAFAL C.MAALIG & FANAAN N.HILAAC WAXAAD TIHIIN 2 HALYEY OO AAN TAAGEERO MUG IYO MIISAAN KEH WAAN IDINKUFARAXAA MARKASTA OO IDIN ARKO WAAN IDIN DUCEEYAA DHAMAAN TEEN ILAAHEY XAQA NAGU DILO OO HA NAGU NOOLEYO AMIIN
@GoojacadeCade
@GoojacadeCade 3 месяца назад
2BA GARAC AYAAD TIHIIN
@SakariyeCali-t8v
@SakariyeCali-t8v 3 месяца назад
The song very interesting❤❤❤❤❤
@MahubaBare-nv3yw
@MahubaBare-nv3yw 3 месяца назад
Punteland iyo Somaliland waa dad heshis ku ha in Xamar la qarxiyo buuraha ayay ka soo dhofiyaan shabaabka
@zuperabdiali123
@zuperabdiali123 3 месяца назад
Wakhti buu aha wlhi xasuusu wa dhamac barigii hestasi so baxday isla sanadka 2014 bishii 9 September ayan ku dhagaysanayay sudan anigu ku mirqamaya wakhtigii adkaa ee tahriibka alxmdulillah inkasto asaxaab badan meshas aan ku wayay oo aan markasta illahay ubaryo hadana kolay xasuus uun weye markastan maqlo hestan amaba aan dhagaysanayo wan xasuusta wakhtiga aanu so marnay hargaysa wan uu xiise illahay nabad haygu keeno 9 ka sanoba wadanka wan ka maqanay illahayow amuraha sahal ❤❤❤
@NehaAbdi
@NehaAbdi 4 месяца назад
I love this song it reminds me off someone 😭😫 wherever you are I wish you nothing but the best ❤
@AiSomaliland
@AiSomaliland 3 месяца назад
Don’t worry life goes on, It reminds me some1 as well named xawa ❤️this brings back memories 🔥
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc 4 месяца назад
Allah haw naxariisto
@Haytam-x2h
@Haytam-x2h 4 месяца назад
Rer mudug salid qunbe
@NuuraCabdi-z7q
@NuuraCabdi-z7q 5 месяцев назад
2024😂😂 yala dawanaya
@HamzicMahamed
@HamzicMahamed 5 месяцев назад
Coronalfarkudwarnoosoodirsitti 6:41 6:43
@gabaldayefilms36
@gabaldayefilms36 5 месяцев назад
Wllhi heestani waxay i xasuusisay xiligaan yaraa iyo dadkan la socon jiray shalay hees ayay ii ahayd mantana tariikh 😢maxamed siciid cabdi bk fanaan aan jeclaa fankasa ❤
@AbdulahiMire-l8h
@AbdulahiMire-l8h 5 месяцев назад
😅😅😅😅😅
@ZakiAli-kw7xv
@ZakiAli-kw7xv 5 месяцев назад
xasuus qaali ah ayay igu ledahy wlh heestani malinkas livela ahayd dawanayay
@cumarabdullahi
@cumarabdullahi 5 месяцев назад
Hadii aad 2024 dawaneyso😂 like 👍
@muxudiinmoddel916
@muxudiinmoddel916 5 месяцев назад
Adaa dadka ii xigee muqdishaay miyaan ku xumeyn karaa loo moo iska dhaho ileen erayada muqdisho ku socdanaye
@HaboonMohamud-mm4ti
@HaboonMohamud-mm4ti 5 месяцев назад
Daal garaad baa taahay
@adiljama5162
@adiljama5162 5 месяцев назад
2024 😂 yadawanaya
@gabaldayefilms36
@gabaldayefilms36 5 месяцев назад
Zxb aniga daawanaya 2024😢😅
@hawamahadfarah9595
@hawamahadfarah9595 4 месяца назад
hees xaawo ladhoho ina helo mudo igu qqaadate lkn hees mcn ba nalo qaade am happy wa ereyo mcn 2024/5 ban dawanaya
@Zahra-ri2pl
@Zahra-ri2pl 5 месяцев назад
Caadi mahan wadaadka coldoon fanaan ay ayaa tahaye.masha allah allah idin xafido.
@caydarusjano8847
@caydarusjano8847 5 месяцев назад
10sano kadib xasuus ayay itahay❤❤❤
@AbdizYusuf
@AbdizYusuf 5 месяцев назад
Geesi morgan wixii caayo wa laangaab, noolow aabo morgan 2024
@abdishukriibrahim3158
@abdishukriibrahim3158 5 месяцев назад
Wlhi waa xasuus waagii ardeyga ahaa ayay ii celisey Big leng bk
@moxaaji9793
@moxaaji9793 6 месяцев назад
10. YEARS Ayaa Kaso wareegtay Waqtigaas Hada 😢😢😢
@MaxamedCabdullahi-h2e
@MaxamedCabdullahi-h2e 6 месяцев назад
Asn zoaocsn mcxh❤😂😢😮😮😅is the most important part 😂
@januarySl2024
@januarySl2024 6 месяцев назад
Dhiig kugu furmey, kumaankunka caruur ah ee aan waxba kuu geesan ee aad diyaaradaha iyo madaafiicda ku xasuuqday. Waad xanuunsanaysaa illeyn damiirxumadaada kama seexatide ! In aad fuley awood naageed nin ku ahaa Sawaakhroonow waad isogtahay. Cadaab iyo damiirxumo iyo caruurtii dumarkii iyo raqaydii aad xasuuqa u qoorshaysay ayaa ku cadaabaya inta aad nooshahay. Waana suuragal in Somalilaand gacanta kugu qabato oo noloshaada aad xabsi ku dhamaysato fulay-yahaw SNM tu eryanjirtey ee caruurta iyo maatada xiniinyaha u sheeganjirey ee ee cabaayada iyo khimaarka kaga dhuuntay Hargeisa. Kooma aan kaa dhamaanin iyo juudaan ku dil !
@nehajiiabdiyere5154
@nehajiiabdiyere5154 6 месяцев назад
This song reminds me of someone special 😢 I wish nothing but the best 😊
@Amazing20234
@Amazing20234 5 месяцев назад
Xidigaha geeska uu ku daayay
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 6 месяцев назад
Laabsalax ❤
@hawaibrahim9609
@hawaibrahim9609 7 месяцев назад
Nice MashAllah 😘😍🥰
@SaadaAbdi-p6z
@SaadaAbdi-p6z 8 месяцев назад
Niman je t'aime
@Apdalla_Montana
@Apdalla_Montana 8 месяцев назад
9sano kadib hadaad daawanaysid waad legend dhaaftaye like isku muuji👍😅😅
@MATAANoffishical9791
@MATAANoffishical9791 7 месяцев назад
2014kii waliba meel miyi ah sxp😢 meelbaa I xanuunta markaan maqlo heestani😢
@Apdalla_Montana
@Apdalla_Montana 7 месяцев назад
Legend👏
@SureeyaSureeya-u6n
@SureeyaSureeya-u6n 8 месяцев назад
Xaradheere Dhul, Iyo Dadba Wanaag Xaradheere Dhulkii Dhay,Manka Dhulka Ugu Qaaliya 💪💪💪💪💪💯💯💯💯💯🙏🙏🙏🙏🙏 🎉🎉🎉🎉🎉👍💯💯💯💯💯🎉🎉🎉🎉🎉💐💐💐💐💐👏👏👏👏👏
@Nawaalmubaarik11
@Nawaalmubaarik11 9 месяцев назад
Wlshy xawa Abdirahman boqoradayda ilove you❤😢adaa dadka ii xigee miyaan ku xumayn karaaa marnaba xaaway anigu❤🎉
@SiidicabdiMaxamed
@SiidicabdiMaxamed 9 месяцев назад
Heestaan❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢
@nafyarofficialtv2986
@nafyarofficialtv2986 9 месяцев назад
Jah heestan caadi maaha tuntii❤