Тёмный

Gabay ( KUUJA HAABA ) Muranka Badda Somalia Cabdiraxmaan AWTAAD 

KalshaaleTv
Подписаться 39 тыс.
Просмотров 104 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

25 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 46   
@simanquruxx269
@simanquruxx269 8 лет назад
abwan Awtaad ii noolow abtigay qali ### Viva Reer hagar rer Buhodle
@abdulqadirawil1235
@abdulqadirawil1235 7 лет назад
ghhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh abti nooow
@axmedwarsame5620
@axmedwarsame5620 5 лет назад
+Moha Amip sxbow wax yaysan iskaga kaa qaldamiN qabiil haddii la sheego qabyaalad ma aha nabi maxamed scw baa Qabiilkiisa ku faani jiray QABIIL IYO QABYAALAD KALA SAAR
@munjatsaid7877
@munjatsaid7877 5 лет назад
Maasha Allah wiilkaanyar ilahow xifdi, laakiin meeshaan aadkeenyo kuheysato waa ila qaldantahay waa wadanka labaad oon leenahay oo dadkoodu na xumeynin ee yaan lagu dirin umadda usoo carartay Somali haddi ay hanti leheed waa meeshey dhigato ,baddana waxayka mittahay dalkeena laqeybsaday wax kugaar ah keenya ma aha ee fanta haysa ummadda kunool halaga fakaro waa caqligeyga iyo fikraddeyda iska gaaban qeyrbaan kuurajeyn
@nagadahmed1678
@nagadahmed1678 4 года назад
Maasha allah abwaan illaahay ha ku xafido cadawga soomaaliyeed cagta ka hoos kuwa na beecinayana illaahay hanaga babto shartooda
@saidahmed7784
@saidahmed7784 5 лет назад
Ina kala kaxeeya intaan ,kiisku qori gaadhin Masha allah
@Xasan-xn5xk
@Xasan-xn5xk 4 года назад
Masha Alleh Alleh ha kuu daayo Abwaan 🤲🤲🤲
@asiaaar5002
@asiaaar5002 8 лет назад
masha Allah abwaan da' yar misna caqli baddan abwaan awtaad Allah haku barakeeyo inadero
@osmandahir9404
@osmandahir9404 8 лет назад
Amiira Aar
@cabdirashiidmarchisio7002
@cabdirashiidmarchisio7002 5 лет назад
Masha Allah Abwaan Qaali ah Alle Haku barakeeyo
@hawakarshe7976
@hawakarshe7976 7 лет назад
manshallaha young. smart. allow moo daa abwaamkan, oo. moo xafid.
@ibadofarah7596
@ibadofarah7596 4 года назад
Mansha Allaah 💚
@daqaadam7362
@daqaadam7362 8 лет назад
mansha allhaa i lahya ha ku daayo i nabdana
@abdullahiabdullahi834
@abdullahiabdullahi834 5 лет назад
Mansha allaah abwaan dhiiga ayaad idhalalisay
@Xasan-xn5xk
@Xasan-xn5xk 4 года назад
Alleh hanoo daayo dawlada barakaysan ee somaliland
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
Asc wiilakani waa wiil reer buhoodle ah axmed nuur xasan cawaale ayaa dhalay
@cabdiraxmaanmaxamuud2487
@cabdiraxmaanmaxamuud2487 4 года назад
Wuu dadaalay. Afaf qalaad ayaadse ku badan iyo erayo soo laablaabto. Waxaan kula talin lahaa in uu afsoomaaliga barto, gabaygana si wcn uu barto si uusan u soo celcelin erayada culus iyo kuwo fududba. Sida kale hore u soco
@mohamoudcabdi9293
@mohamoudcabdi9293 3 года назад
18 gobol ee somaliyeed ayu kalinta 1aad ugalay ninkaan
@adnacali481
@adnacali481 5 лет назад
Mzha allah Abwaan qli ah allah haku zharfo
@naemayusuf570
@naemayusuf570 6 лет назад
mnshalhh abwaan awtaad
@AdamAdam-mt1fy
@AdamAdam-mt1fy 6 лет назад
Ninkan waxaa adeer u ah ismaaciil mire iyo cali dhuux aadan iyo samatar baxnaan iyo axmed dirir iyo aadan carab
@safosagal112
@safosagal112 5 лет назад
Kiilomitir masiineyno gaal amese kenyanee waaruntiis masiineyno
@anasadan3073
@anasadan3073 8 лет назад
mashaa allaah
@adanyare4190
@adanyare4190 8 лет назад
walhi waa gabey aaad u qaali ah alow adiga sidaan noo dhaami karo
@nimcoh1532
@nimcoh1532 7 лет назад
masha allaha
@galaydhproduction8765
@galaydhproduction8765 5 лет назад
mnsha allh
@abdiqadirmohamed9360
@abdiqadirmohamed9360 8 лет назад
mansha allaah ninkaasi waa gabyaaa lkn waaa kolay maaha reeer xamar ninkaasi waaa 3 qolo mid kooduun 1-ogaadeen 2-harti waliba dhulbahante 3-isaaq waayo sadexdaa reer ayuuunba gabay inta caamka ah waxaa soo raaacaa waa wax iska yar lkn walhi mansha allaah ninkaasi waa gabysaa
@simanquruxx269
@simanquruxx269 8 лет назад
Abdiqadir Mohamed abwan Awtad waa sax wa Dhulbahante reer Hagar weye wana reer buhoidle
@abdiqadirmohamed9360
@abdiqadirmohamed9360 8 лет назад
Siman quruxx thnkz wllo waan garty waxaan dhagaystay isagoo xamar ka gabyaya markaa waan garty inaanu reer xamar ahay mansha allaH waa garadadii ha noolaado
@cabdirisaqafhaye2820
@cabdirisaqafhaye2820 8 лет назад
Siman quruxx soor
@ahmedgedow8647
@ahmedgedow8647 7 лет назад
Abdiqadir Mohamed ninku waa dhulbahanti Wali reer hagar oo adan hagar ah oo Wali ka sii ah cali adan oo reer Awale ah
@abdulqadirawil1235
@abdulqadirawil1235 7 лет назад
hhhh oo inader yaa saa kuu baray ,,cawale cai ...adigu ma qadaawe ku dhalay
@aminamohamed8109
@aminamohamed8109 5 лет назад
Guulayso abwaan
@bahjayarmahad2760
@bahjayarmahad2760 5 лет назад
Maaasha alllah abwaan awtaad alaya cisak
@hamdickariim2752
@hamdickariim2752 8 лет назад
mansha allah
@saaficabdullahi8317
@saaficabdullahi8317 7 лет назад
Hamdi C/kariim
@nimcoh1532
@nimcoh1532 6 лет назад
Masha Allah
@mohamudoilcompany2472
@mohamudoilcompany2472 7 лет назад
Nooc maa abwaan ari baa tihiii
@sinatuubapaskamemorial8672
@sinatuubapaskamemorial8672 5 лет назад
Tilaa, Tykkää ja Kommentoi
@caqilnasri3424
@caqilnasri3424 8 лет назад
masha allah
Далее
ДУБАЙСКАЯ ШОКОЛАДКА 🍫
00:55
Просмотров 603 тыс.
GABAY SUUFI KA HADLAYA, ABSHIR BACADLE AUN.
28:45
Просмотров 163 тыс.
DEGDEG YAAQBARIWAYNE (4884)
26:26
Просмотров 16 тыс.
Waraysi Nimcaan Hilaac  iyo Cabdimaalik Coldoon MUQDISHO
1:03:16
GABAY Abwaan Axmed Colaad QORANE  ( MAXAA DOORSHEY )
10:02
ДУБАЙСКАЯ ШОКОЛАДКА 🍫
00:55
Просмотров 603 тыс.