Тёмный
DrMawliid Ku-dar
DrMawliid Ku-dar
DrMawliid Ku-dar
Подписаться
Cinwaankaygan RU-vid ka waxaan ku baahiyaa casharo ku saabsan caafimaadka anoo ku sharaxaya afkeena hooyo "Af-Soomaali".

Hadii aad jeclaan lahayd inaa taageerto hawsha casharo soo gudbinta ah iyo wacyi galinta aan halkan ka wado waxaad noqon kartaa xubin joogta ah adoo ku biiraa membership ka adoo taabanaya halkay ku taalo JOIN ama linkiga

ru-vid.com/show-UCFIGc1THVL0P05Uh5-0baLAjoin
Комментарии
@mafiayt3496
@mafiayt3496 6 дней назад
Aada umahadsantahy macalin 🥰🫡🫡🫡🫡🫡🫡
@kumeelgaadh3438
@kumeelgaadh3438 8 дней назад
Macalin hesology waad ku soo bixi
@Apdullahi_Youseph_Hussein
@Apdullahi_Youseph_Hussein 9 дней назад
Dr wxaa u paahna inaa kula so xidhiidho fadlan
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 8 дней назад
t.me/DrMawliidKudar
@Farxiyomaxamad-b9v
@Farxiyomaxamad-b9v 10 дней назад
Dr 4 sano kadib daawaday see isaga daweeyaa iga caawi walhi waxba waan qabsan waayey dr 😢
@mohamedkhadar7601
@mohamedkhadar7601 11 дней назад
Mushkilada dadka saniska dadka qaar dad la colobaan ama ku odhanaya hebel colbaan la ahay waxna kuma samyn sanifkaa noogasoo faai,dee
@mohamedkhadar7601
@mohamedkhadar7601 11 дней назад
bro aqoontada hadii dadku ka faai,daysan lahaayeen garaadka in isafahan habdhaqan ahaa isku badli lahaa
@sakariyecabdicaliaxmed6142
@sakariyecabdicaliaxmed6142 11 дней назад
Ustaad wali wakula socda adna waad umahadsantahay
@mohamedkhadar7601
@mohamedkhadar7601 12 дней назад
google haduu arku calamaado ka aqristo kadib urumayato waayo xaaladaha cafimaad wa isku calaaamad ekanaan kartaa hypochondriasis
@FilsanAli-e5x
@FilsanAli-e5x 12 дней назад
Cacharkiii 1 aad ee gynecology meeee
@omarabukarabdikadir5686
@omarabukarabdikadir5686 12 дней назад
Mxaa farqi u dhaxeeyo rate and rhythm Dr...
@ayuushabdisalan9301
@ayuushabdisalan9301 13 дней назад
Thanks ustd
@NimcaNather-sg3py
@NimcaNather-sg3py 14 дней назад
Shukrn dr.
@Nima-n9e
@Nima-n9e 17 дней назад
Kkkkkkk
@FarhioAhmed-x2e
@FarhioAhmed-x2e 17 дней назад
Thanks teacher ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@FarhioAhmed-x2e
@FarhioAhmed-x2e 17 дней назад
Thanks teacher
@abdallaSiikaawe1
@abdallaSiikaawe1 19 дней назад
Aniga waxaasa ihaysta shaki iyo welwel ayaa igu badan
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 21 день назад
Asc ustaad intee kaala soo xiriira
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 20 дней назад
t.me/DrMawliidKudar
@MohamttAbdikhadir-vs4ph
@MohamttAbdikhadir-vs4ph 21 день назад
Wadna garaac io dhidid aa lasocda😢
@ayuushabdisalan9301
@ayuushabdisalan9301 21 день назад
Udtdii🫡
@cabdirisaaqfaarax3926
@cabdirisaaqfaarax3926 22 дня назад
Dr mawlid Ahmed faarax kudar adeer ilaso hadal waa cabdi Faarax halkan lanbarkayga ma kugu qora adeer
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 21 день назад
Waakan numberkayguye +79287018614 dhanka WhatsApp ka igala soo hadal adeer
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 23 дня назад
Allow aqoontada ku ziyaadi oo ajarkaa sii dr sifcn baad nogu sharaxdey wana ushere gareyy ardeyda asxbtyda
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 23 дня назад
Waad mahadsantahay wll 💯
@BarliinkhalifBarlin
@BarliinkhalifBarlin 24 дня назад
Asc d,r ani cadadii wan wayey bishaan 8 daad markii aan baaryna wuxuu itusayaa negative
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 24 дня назад
Dr.aad ayaan ula liita xaaladan 😢 Inaad iga caawisaan raba aad ayaan ubaadha muuqallo ku saabsan arinkan adiga ayaa noqday wlha qofka ugu soo dhawaa ee iisheegay qaabka la iskaga dawayn karo idinka alle please dr. Ila soo xidhiidh lambarkaaga iiso qor Arinkaan (xaaladii waxbarasho dugsi sare ku jiraa mana aha sahal aad ayuu iigu badan yahay xanuunkan 😢😢
@amalmuse7624
@amalmuse7624 28 дней назад
Masha'allah mahadsanid wll inta aad noga faa'iidaysay aqoontada alle ha ku barakeyo cilmiga, caqliga iyo cimrigaba.
@mubarikmoumin9880
@mubarikmoumin9880 28 дней назад
Alle hakugu anfaco Dr mawliid cilmiga aad nala wadaagaysana alle jazaa'i giisa haku siiyo wll
@xamdicalimaxamuud9865
@xamdicalimaxamuud9865 Месяц назад
Mahadsanid 👩‍⚕️ ❤
@KhadarMohamoud-jj5tw
@KhadarMohamoud-jj5tw Месяц назад
manzh allah mahdsanid dDr mawliid
@asmahkhadar2332
@asmahkhadar2332 Месяц назад
Alxamdulilah goor ficanbu ilahay ika baray😂 shaykastoo channelkaga ku jira wan ubahna wlhi mahadsanid
@aishaMoha-pg2hr
@aishaMoha-pg2hr Месяц назад
Mida kle dr naaska intiisa finanka ku wareegsan baa isoo weynaaday lablabo subixii xanaaq badan wareer taagnaanshada i dhibta dhabar xanuun qandho iyo jirka oo i kululaada markaa baaray negative wye dr jwb plz 😊😢
@aishaMoha-pg2hr
@aishaMoha-pg2hr Месяц назад
Dr tellkaada isiii wax baan kula wadaagaa ii faaidey i.a 😊
@ismahanmawlid2399
@ismahanmawlid2399 Месяц назад
Chronic sinusitis ayaaba i hay dr malyga dawayn karaa 2 sano ayaan la dhibany dhakhtiir badan waan teegay is bedela kama hayo
@mubarikmoumin9880
@mubarikmoumin9880 Месяц назад
Manshallah Dr mawliid alle hakaa jazaa'i siiyo juhdiga aad galisay wll inad cilmiga nala wadaagto si aanu uga faaidaysano
@qalinlemedia1526
@qalinlemedia1526 Месяц назад
Xagee kaalaso xidhiidha Dhimashan qarka usaaranehe dr WtsAppkga ireeb
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 Месяц назад
Facebook ayaad igala soo xidhiidhi kartaa isla magacan ayaa iigu qoran FG:Anigu dalka ma joogo waxaad u baahan tahay dhakhtar dalka jooga ood u tagto
@mubarikmoumin9880
@mubarikmoumin9880 Месяц назад
Alle hakaa abaalmariyo wll Dr mawliid
@abdirahmanhambalayso4711
@abdirahmanhambalayso4711 Месяц назад
😂
@Nafisa23-uz3yf
@Nafisa23-uz3yf 2 месяца назад
Dr xanunkan waa iskuarkay in mudoo ah jirkayga intan tabto aan dhahaya qandho ihayasa hadana waxba ima hayaan dr heer waxa gaara aan cuduro aan ihayn dawadoda qaato kadibna naftayda kadhadhiciya inee xanunkan ihaayay mudo 1bil cml wa fiicnana markas hada bartee aaka bilaaba dr daawada sifican inoogu soo sheg dr sychatric mahelikaree kheer allah kusiiyo
@KhadarMohamoud-jj5tw
@KhadarMohamoud-jj5tw 2 месяца назад
very interesting topic , thank you Dr mawliid ku dar , casharka chemotherapy waan sugaynaa incha allah
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 2 месяца назад
🤝🤝🤝💯
@MaxamedMaxamuud-d8q
@MaxamedMaxamuud-d8q 2 месяца назад
Dr wad mahadsantahy marka hor sid ad bulshad adugu ad shaqanaso khar ayku rajan Dr xanuunka dhakhatair hor ay utagay se waxb way ka garan waye Dr waxa ikal sarta ma dhakhar odhan ay utaga mis dhakhar ku takhasus gar ahn xanuud guud
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 2 месяца назад
Dhakhaatiirta ku takhasusay hadaad heli karto iyaga u tag waanankuwa Ku takhasusay cudurada faafa (infectious diseases) hadaanad heli karina dhakhtarka cudurada guud
@Hibomohamed-nm4sg
@Hibomohamed-nm4sg 2 месяца назад
Mahadsanid wllo 10bari malagu garankaraa uur
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 2 месяца назад
Haa waa la ogaan kara se iyadoo uur jiro ayuu negative soo qori karaa qalabku markaa in aan lagu degdegin ayaa wanaagsan.
@aishaMoha-pg2hr
@aishaMoha-pg2hr Месяц назад
​@drmawliidku-dar66dr 25 Dr Ani calaamado badan isku arkay hadana negative buu leeyaha ekfakshin inaan qabo u maleynaa.marka saa maqlay dadka qaba cayoow ma.ogaadaan maxaa ka jira 😊
@MaxamedMaxamuud-d8q
@MaxamedMaxamuud-d8q 2 месяца назад
Dr an lugt iwantahy sid lao daweeya xage kal so xiidhina
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 2 месяца назад
Halka aad joogto dhakhtarka kuugu dhaw u tag ee guud isagaa ku baadhi doona kuna eegi doona,hadii aad u baahato dhakhtar khaas ah hadii laga helayo halkaad ku nooshahay isagaa kugula talin doona,anigu wixii aan ka odhan karayay ee wacyi galin ah muuqaalka ayaan kaga idhi.caafimaad ayaan kuu rajeynayaa in shaa Allaah ✅
@MaxamedMaxamuud-d8q
@MaxamedMaxamuud-d8q 2 месяца назад
@@drmawliidku-dar6625 hargeisa ay joga Dr adiga sid kula so xiidhidh ka waxaxn qaba xanuunka ad ka shakasay lugt maroodiga
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 2 месяца назад
Anigu dalka ma joogo waxaad u baahan tahay dhakhtar ku arka oo baadhitaana kuu dira si joogta ahna xaaladaada ula socda.
@BishaaraSaalax
@BishaaraSaalax 2 месяца назад
Asc Dr markan fahmay xanuunka ihaayo Dr ayan udakay wan ficnaday Alx
@FadxaqaliMarwo
@FadxaqaliMarwo 2 месяца назад
Dr bal talo isoo sii walahi xanuunkan xaajigygii buu hayaaa Ilaaa yaraantiisii 😢😢😢😢😢
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 2 месяца назад
Talada aan ku siin lahaa waa inaad dhakhtar nafsi ah (psychologist/psychiatrist) u gayso ama kula taliso inuu u tago isaga ayaa talo ku haboon siin doona in shaa Allaah ✅
@FadxaqaliMarwo
@FadxaqaliMarwo 2 месяца назад
@@drmawliidku-dar6625 Dr aaad baad umhdsnthy ilahay ha kuu barkeeyo cilmiga
@FadxaqaliMarwo
@FadxaqaliMarwo Месяц назад
​@@drmawliidku-dar6625Dr xanuunkani dhalma la aaan ma keeni karaaa😢
@FadxaqaliMarwo
@FadxaqaliMarwo Месяц назад
​@@drmawliidku-dar6625jaskalaha khyr wll
@LeoMessi-ww4ry
@LeoMessi-ww4ry Месяц назад
​@@drmawliidku-dar6625dr qof qaba xanuunka schizophrnia ciidanka malateroga maku biiri kara 🇸🇴
@Yaxye-g1w
@Yaxye-g1w 2 месяца назад
20 jir ma ku dhici karaa laleemada ka soo hadal
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 2 месяца назад
Xanuunkani waa mid yimaada xiliga gabawga SE qofka hadii dhibaato ka gaadho qaybaha maskaxda ee uu saameeyo wuu yeelan karaa calaamadihii Parkinson
@aslimade8022
@aslimade8022 2 месяца назад
Dr muhiim baan kuu ahaa contact ila samee
@aslimade8022
@aslimade8022 2 месяца назад
Asc Dr muhiim baan kuu ahaa
@qureeshoxaaji4315
@qureeshoxaaji4315 2 месяца назад
x ray flim kasoo hadal soo micnee flim ka x ray da
@lailaismail1317
@lailaismail1317 2 месяца назад
Jazakallahu qayr
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 2 месяца назад
Waad mahadsantahay wll 💐💯
@mubarikmoumin9880
@mubarikmoumin9880 2 месяца назад
Shukran Dr mawliid alle hakaa jasaa'i siiyo dadaalka aad ku bixisay inaad aqoon noo biiriso
@sagalhassan4518
@sagalhassan4518 2 месяца назад
dr plzz iso jawb
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 2 месяца назад
Hadii aad su'aal hayso waad i waydiin kartaa