Тёмный

Ma CAARO ayaa kugu kaadiday mise fayrusbaa jidhkaaga soo galay oo dibinta ku buuray? 

DrMawliid Ku-dar
Подписаться 6 тыс.
Просмотров 171
50% 1

#herpes #labialis #coldsore #feverblister #afsoomaali #soomaali #caafimaad #caaro #dibinta #kaadi #drmawliidkudar

Опубликовано:

 

22 июн 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 11   
@abaasadanomar3706
@abaasadanomar3706 14 дней назад
Treatment acycolovir
@barkhadahmed
@barkhadahmed 17 дней назад
Taydu kaadiba wayka weyntahay 😂😂
@msslajecley143
@msslajecley143 17 дней назад
Hhhmmm wlh qurafadka soomaoida aminsanaa dr maantale ogaade iney virus 🦠 tahay waaiga fujise ustaad hadiikle rayiga qaldana siihaysan lahayn sharfanid 😊😂😂😂😂😂😂😅💕👌
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 17 дней назад
Kolay xanuuno badan waynu ka daba tagi doonaa si aynu qaladaadka laga aaminsan yahay meesha uga saarno in shaa Allaah ✅ 😊
@abdirahmanomar7505
@abdirahmanomar7505 14 дней назад
Waa mahadsan tahay bro. Waxaa rabay inaa ku weydiiyo “GOOSAGA” ama Cambaarta Maxaa sababa?
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 14 дней назад
Waxa keena fungus mar ayaan cashar ka soo samayn in shaa Allaah
@abdirahmanomar7505
@abdirahmanomar7505 14 дней назад
@@drmawliidku-dar6625 waad mahadsan tahay.
@barkhadahmed
@barkhadahmed 17 дней назад
Dr anigaaba imika ilaa.xalay dibinta hoose caaro igaga xaartay 😂😂
@drmawliidku-dar6625
@drmawliidku-dar6625 17 дней назад
Ma ku ogayne xaga Allaa layga soo diray hadaa 😊 caafimaad baan kuu rajaynayaa sxb iyo inaad ka jarato caaradaas intaad soo qabato 😂
@barkhadahmed
@barkhadahmed 17 дней назад
@@drmawliidku-dar6625 Sheeko kale weeye macaaraan qaban karaadee Hayaay adkaatay weeye markaa Furuhu waa 9
Далее
Blood Transfusion  Somali
4:54
Просмотров 9 тыс.
How to win a argument
9:28
Просмотров 329 тыс.
Hodgkin's Lymphoma
1:00:50
Просмотров 136 тыс.
Antihypertensive Drugs
2:38:07
Просмотров 298 тыс.
maxaa sababa garaaca wadnaha inuu siyaado ???
9:13
Просмотров 53 тыс.
Barnaamijka Caafimaadka Umahatul Khayr
43:07
Просмотров 84 тыс.
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Просмотров 897 тыс.