Тёмный
somalworld
somalworld
somalworld
Подписаться
HOME OF SOMALI NEWS AND VIDEO
hargeysa kamarada qarsoon  " tagsiga"
4:40
10 лет назад
sharax kooban bugga lacsimo
36:30
10 лет назад
Комментарии
@SakiCabdi-qp6hz
@SakiCabdi-qp6hz 3 дня назад
M mooge legend ki dadkisa u god galay❤
@mokta_r87
@mokta_r87 6 дней назад
29/07/2024 maxamed mooge libaan alle naxariistiii jano haka waraaabiyo boqorka fanka ayuu ahaaa nasiib uma yeelan inan arko lkn inan codkiiisa ku raaxaysto oo aan dhegaysto mar walba ayaaa aan nasiib u yeeshay alle abaaalkiisa janatul firdawsil aclaaa ha dhigo isaga iyo dhamaaan umada somaliyeed intii dhimatay 😢😢
@suhaybabdixakiin
@suhaybabdixakiin 10 дней назад
Fanka dabe wax aan ka xiiseeyaa ina ali tea iyo bk ma dhagaysankaro kuwa kale maxaa yeelay wax la isku dhaafay waa laxanka Ninkaa in ali shaaha xitaa hadii uu eraydiisu dam yihiin wax uu ku kiciyaa waa laxanka hadaba toon u dhacayay Fans ali tea like dhac kusiiyay❤
@mohawaayeel4866
@mohawaayeel4866 10 дней назад
Lagu sugay cadceedee Sagalkiiyoo daruurtiyo Lagu xiray sitaaxee. 🫂♥️🔥
@user-zv5vw7pg4n
@user-zv5vw7pg4n 16 дней назад
❤❤❤❤❤
@user-ri1cs9nt1v
@user-ri1cs9nt1v 24 дня назад
Allow unaxariiso dhamantod
@user-dv2cy3ob9s
@user-dv2cy3ob9s 26 дней назад
Aloow kuu naxariiso
@maxamuudqoslaaye6520
@maxamuudqoslaaye6520 Месяц назад
Saxarla
@user-ru3hp2is7f
@user-ru3hp2is7f Месяц назад
Salfudaydku xaawa janadii ka saaray ha nagu soo noqone halkaga ku eekow waxba kuuma yaalan halka aad dhabarada ugu soo jirto .......
@user-sd3pv8hn8m
@user-sd3pv8hn8m Месяц назад
Allaha Ha Unaxriistow Nin Qaali aha bu aha
@FaisalGadhka
@FaisalGadhka Месяц назад
Gadhka 2024/7/1 Burco ❤ qofkii iga danbeeyow like ta
@yaasiinjaamac-py9le
@yaasiinjaamac-py9le Месяц назад
>>>>>>>>>🎉🎉◇◇◇◇🚼🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚰🚼🚼🚼🚼🚼🚼🔴🟢⚪🚼🚼🚼🚼🚼🚼🚼sland...automatically.
@yaasiinjaamac-py9le
@yaasiinjaamac-py9le Месяц назад
Sug..kheyr.. aqooon fasiri..sidii.aad..deeegaaan.garasho.dheeer🦌🦌🦌🦌🏔🧭⛰
@cabdulahiaxmed1445
@cabdulahiaxmed1445 Месяц назад
18jun 2024talado21.07 fidnimo Waxan kuraxeysanaya saxarlay allha tofiqda Hana wafajo
@abdulahhussen
@abdulahhussen Месяц назад
Allahu uu naxaristoo
@abdulahhussen
@abdulahhussen Месяц назад
Very good
@queenmiiram970
@queenmiiram970 2 месяца назад
Saxarla magacaas waan labaxay ILAHAY amarkii heesta manan aqoon lkn inaan aan isbaranay ayaa dhawr jeer ii qaaday reer jigjiga inuu isaga samaystay u haystay lkn iminka aniga heeso qaaramiga dhex wareegaya arkay taarikhda 2/6/2024 Laascaanood Khaatumo 🐎 state
@OmarshirdonRadwan
@OmarshirdonRadwan 2 месяца назад
❤❤❤❤❤😂
@user-br8ts2vu6e
@user-br8ts2vu6e 2 месяца назад
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 месяца назад
AXMED YAASIIN SAREEYE IYO AAMINA FAARAX WAA REER SOMALILAND ❤❤❤❤❤❤
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 2 месяца назад
KKKKKKKKKKK WAA CIRKAA OO SHAADH IYO NIGIS LOO GELIYEY
@ABDALLA.2006
@ABDALLA.2006 3 месяца назад
2024 La maraya Alxm
@MukhtaarcaliCilmi
@MukhtaarcaliCilmi 3 месяца назад
ilahay ha u naxariisto abwaan xaaji aadan afqalooc wuxu aha nin aad u argtii dheer
@aiderusahmed1312
@aiderusahmed1312 3 месяца назад
Khaalid diiga
@user-um6hy6mc5c
@user-um6hy6mc5c 3 месяца назад
رحمه الله رحمة واسعة وأسكنه الفردوس الأعلى يارب العالمين ☝️
@abdimuhumed8411
@abdimuhumed8411 3 месяца назад
Saaxiibkay mohamed yusuf cilmi xilka wareejiyay gudoomiyaha uk ee xisbiga wadani
@IltiredoualePort
@IltiredoualePort 3 месяца назад
Allah unaxaristo Mohamed mooge
@samiamahamed3626
@samiamahamed3626 3 месяца назад
Allah yarhamun aamin
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 3 месяца назад
Suugaan seynis sports..!!!!!!!!=mid.kuugu..do.i.karta.sida.roob/hadii.aad.cilmi.doontey?ka.gudub.musik/.hubi.ereyada.ugaadhso.oo.macneyso...tilmaan.ab..awood.. kasiidheeer.(eebe)
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 3 месяца назад
Saxar=.xar.abor./×ar=.(xaar).lloo.ga.jeedaa.meel.wax/ka.yimaadeen???..weeyi.. he.hubi.dhinacyo.farabadann
@RachidOmar-lg6hl
@RachidOmar-lg6hl 3 месяца назад
Allah yarhama et allah narixito , élargissez et eclaircissez le tombeau
@jhonatanberrios5831
@jhonatanberrios5831 4 месяца назад
Vive la république de Djibouti 🎉
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 4 месяца назад
Erayadii Abwaan Hadraawi AHUN
@user-qv7ml7pt5u
@user-qv7ml7pt5u 4 месяца назад
Samaan Lagumadoonee Xornimo Waasange ufuule, Naftuna Saacadbayleedahoon Cidina Seegayne.
@user-qv7ml7pt5u
@user-qv7ml7pt5u 4 месяца назад
Ninkaan Gurigu Aaminu Ahayn Eegiwaa Dibade
@user-qv7ml7pt5u
@user-qv7ml7pt5u 4 месяца назад
Ilkuhu Wadajirkay Hilbaha Adag Kugooyaane
@user-qv7ml7pt5u
@user-qv7ml7pt5u 4 месяца назад
Ifka Talo Makalaqaadannoo Waan isku Ogayne.
@user-qv7ml7pt5u
@user-qv7ml7pt5u 4 месяца назад
😢Ammaana Alla Meel Madhan Umbaan oohinahayaaye
@ahmadmawliid6055
@ahmadmawliid6055 4 месяца назад
31/3/2024
@user-mw2pj7fw9d
@user-mw2pj7fw9d 4 месяца назад
Wa ruuwayadi sadex ba isku faantay ee abwanki xassan cilmi allaha u naxaristo
@DhabarXuseen-fr2eg
@DhabarXuseen-fr2eg 4 месяца назад
Kkjkslklklkllklkalllkklklksllklkklkkl
@alinuromer5876
@alinuromer5876 4 месяца назад
Allah Ha u Naxariisto Aamiin.
@AbdiSamad-mp6go
@AbdiSamad-mp6go 4 месяца назад
Song is good ❤❤❤❤Machallallah
@justagalwhocomments
@justagalwhocomments 4 месяца назад
3:07 best bit
@user-ng8lj5mz8b
@user-ng8lj5mz8b 5 месяцев назад
Maxamed moge libaan
@user-yw4is1pr9f
@user-yw4is1pr9f 5 месяцев назад
Waw en fier cette tiatre
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 5 месяцев назад
Micnaheed good iyo guurba waalesugu gargaaraa
@abdihamiddanti4661
@abdihamiddanti4661 5 месяцев назад
Heestaan waxey kujirtay ruwaayaddii aqoon iyo afgarad,1971 ayaa laqaday Waxaana qaaday maxamed moge liban,Hal abuurka heesta waxaa iskaleh Abwaan maxamed ibrahim warsame(hadraawi) taloow yaa sawir iga siinkaro saxarladaan sida ay u ekeed!!!!! Mise waa sarbeeb waxu. Heesta waxeey ledahay sida tan. Ku-sinnaan dharaartii, La sar-gooyay dunidee, Rabbigay sameeyee, Cirka sare u taagee, Xiddigaha siraatiyo, Dayax suudi-meeriyo, Lagu sugay cadceeddee, Sagalkiyo daruurtiyo, Lagu xidhay sitaacee, Dhulka gogol la seexdiyo, Sabo lagu negaadiyo, Laga dhigay sin-dadabkee, Buuraha la saaree, Dhirta samayda ciiddiyo, Salka loogu joojee, Saddex-laab bad iyo webi, Lagu yidhi sabbeeyee, Dabadeed la saanyee, Qofba meel siiyee, Sal-dhiggeedu qaydnaa, Cidi uma sinnaynoo, Dadku ruux sabooloo, Saranseer ku raagiyo, Guryo-samo nin yaalloo, Sidka dhalay ku maaloo, Hela seer-ma-weydiyo, Laba kala sed roonbaa, Subax noolba joogee! Waan soo socdaa kow dheh, Waxna waan sidaa laba dheh, Samir yeelo weligaa, Saxar-laay ha fududaan, Sal-fudaydku Xaawuu, Jannadii ka saaree, Ruuxaad sugaysoo, Maqan waa la saadshaa, Sahan waa la dhawraa, Ha sahwiyin, ha selelin, Salka dhaban ha noqonin, Ha saluugin qaybaha, Qalinbaa saxeexee, Waxaan Saatir kuu qorin, Ha u suul-dahabaalayn, Kala saar run iyo been, Kala garo sir iyo caad, In salaaddu weligeed, Kala tahay sunniyo faral, U ogow sax iyo maan! Inaad saama-jiiddiyo, Sanqadh-tirasho kala daa, Naf jacayl sawaaboo, Sanka kuu dalooshoo, Kuu sudhay hoggaan baad, U siddaa maqaarkee, Ha ku daba saqlaysee, Ha u gaabin seetada, Sogsogtiyo cadaaddiyo, Ha ku saydhin laamaha, Waan soo socdaa kow dheh, Waxna waan sidaa laba dheh, Samir yeeelo waligaa, Saxar-laay ha fududaan.
@GouledfarahdaherChaufeurdebusd
@GouledfarahdaherChaufeurdebusd 5 месяцев назад
Heesahani waxay ka marag kacayana ❤❤bilawgi ilbaxnimada beesha ciisa somali eiskaleh caasimada jabuti❤93%❤degaanahan❤waxayna xagahorekagajiran fanka lagu ilaaliyo luqada afkeena hooyo❤guled farax dahir dit pesto dalac❤
@SafahousseinSafa-zd4xh
@SafahousseinSafa-zd4xh 5 месяцев назад
Ilahay ha ku naxaristoo 😢🥺
@user-ss2ye8ic7q
@user-ss2ye8ic7q 6 месяцев назад
Ahhh xasuuhoraaa😊