Тёмный

TAARIIKHDA IYO GABAYADII XAAJI AADAN AF-QALOOC 

somalworld
Подписаться 29 тыс.
Просмотров 111 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

22 окт 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 56   
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 10 месяцев назад
Aabihii Xoriyadda Soomaaliyeed. Xaaji Aadan Allah haw naxariisto
@MuwaadinSoomaali
@MuwaadinSoomaali 6 месяцев назад
😢Ammaana Alla Meel Madhan Umbaan oohinahayaaye
@MukhtaarcaliCilmi
@MukhtaarcaliCilmi 5 месяцев назад
ilahay ha u naxariisto abwaan xaaji aadan afqalooc wuxu aha nin aad u argtii dheer
@MrDucaysane
@MrDucaysane 7 лет назад
Allah yarxama xaaji aaden Af qalooc Allahaw nin ma ahaa bal hada u fiirso 90 jir isagoo dhaafay ayay maskaxdiisu sidaa u shaqaynaysay taasi waxay cadaynaysaa inuu ilaahyaqaan xalaal cuna ahaa rest in peace our legeng he was true patriot
@kandarabi927
@kandarabi927 4 года назад
Ilaahoow geest ma haar Xaaji Aaadan af qallooc
@AhmedMohamed-tv6kr
@AhmedMohamed-tv6kr 4 года назад
Walaal 120 Sano ayuu ku dhowaaday haddaanu gaadhin.
@BTC173
@BTC173 3 года назад
Wuxuu jiray 115 sanno waxa uu ku aasan yahay ceerigaabo wuxuu dhintay 1986
@ahmedabdirashid2521
@ahmedabdirashid2521 6 лет назад
Alaha unaxariisto xaji aadan wale waxa u fahansana somalidu 2018 inesan wali fahmin!!!
@mohamudaliabi5890
@mohamudaliabi5890 3 года назад
alaah janadiisa firdawsa haku abaalmariyo abwaan iyo halgamaa xaaji aadan
@MuwaadinSoomaali
@MuwaadinSoomaali 6 месяцев назад
Ninkaan Gurigu Aaminu Ahayn Eegiwaa Dibade
@zropo9798
@zropo9798 2 месяца назад
Ololaha ha daynina xornimo aamus lagu waaye
@MuwaadinSoomaali
@MuwaadinSoomaali 6 месяцев назад
Samaan Lagumadoonee Xornimo Waasange ufuule, Naftuna Saacadbayleedahoon Cidina Seegayne.
@maxmudmaxamud
@maxmudmaxamud 8 лет назад
illaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo dhamaan culimadii soomaaliyeed ee u soo halgamay diinta iyo dadka geeska afrika umada soomaliyeed ee maanta noolna allaah iimaanka ha ku sugo oo ha ka sooro beenta iyo walaahoowga
@MuwaadinSoomaali
@MuwaadinSoomaali 6 месяцев назад
Ilkuhu Wadajirkay Hilbaha Adag Kugooyaane
@samaarag6359
@samaarag6359 6 лет назад
alle ha u naxariistee x.aadan waxa lagua tilmaami karaa afkii shalay iyo ereygii maanta. tan iyo waagaa uu gabyay waxa is daba taxan wax allaale wixii gabayadiisa uu kaga hadlayey.
@حسينمِرى-ذ3خ
@حسينمِرى-ذ3خ 3 месяца назад
Allaha Ha Unaxriistow Nin Qaali aha bu aha
@ahmedmusa3748
@ahmedmusa3748 5 лет назад
Maansha Allah maanteey joogtaa arintaasi iyo kasii daranba subxaanallah subxaanallah subxaanallah
@MuwaadinSoomaali
@MuwaadinSoomaali 6 месяцев назад
Ifka Talo Makalaqaadannoo Waan isku Ogayne.
@ubaxbashi1621
@ubaxbashi1621 2 года назад
Allah unaxariisto abwaanka
@ahmedkhalif5327
@ahmedkhalif5327 8 лет назад
Great history like it
@ahmedmusa3748
@ahmedmusa3748 5 лет назад
Nin ragoo aragti dheer buu ahaa lakiin Allahayoow yaa ilka ugu geeya xaajiga Adan afloow fariintan ( dadkii aad lanooleeyd kuweey dhaleen kuweey sii dhaleen kusii 10 laabantay( sheeple nimadii) not people and not 🐑 sheep but between sheeple dadkii diintooda ka madhani waa sheeple ooy hogaamiyaan kuwii uu nacay Allah subxaanallah by researchers investigators detectives in Islamic method
@امانيالمطيري-غ1ح
allaah yaa raxmu xaajiga
@abdiazizsalah912
@abdiazizsalah912 4 года назад
Masha allah
@cawohassan5686
@cawohassan5686 8 лет назад
great men in somali history
@Badwi1114
@Badwi1114 10 лет назад
alah ya rahma xaaji a afqalooc
@hoodogazz5961
@hoodogazz5961 Год назад
Allow kuu naxariiso qiimo iyo qadarintii
@adarsheikh-ali9290
@adarsheikh-ali9290 6 лет назад
Mashaallah ilahow fardowsal aclaa kugee maanta waxa taagan inuu ogaa baad moodaa
@qarulxira8697
@qarulxira8697 Год назад
Ifkana talo ma kala qaadano Oo Waa isku ogayne ….. Waa tabta ay yihiin maanta ….
@hamsehashi2499
@hamsehashi2499 6 лет назад
ilaahay haw naxariisto Al xaaj Aden Afqalooc Bahda Tixmaal na way Salaamanyiin Riiraashna isna Alle haw naxariisto
@DonKako
@DonKako 4 года назад
Hamse Hashi Wuu nool yahay Riiraash.
@yoonisali2099
@yoonisali2099 8 лет назад
allaha u naxariisto halyeey soomali uu ahaa
@abdirahmanaqli5487
@abdirahmanaqli5487 8 лет назад
ماشاء الله ياحاج ادم
@mohbulshaawi597
@mohbulshaawi597 7 лет назад
allah yaa raxma
@maxamedxidig7849
@maxamedxidig7849 4 года назад
Masha alaah
@abdirashidmaxamed4665
@abdirashidmaxamed4665 4 года назад
Ninkan gabayga tirinayaa waa XUSEEN ALXUSEINI ISLAMIC stereo HARGEYSA ninka leh weeye.
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 4 года назад
Allow Kuunaxariizo xaajigu waayo kala duwan ayuu ujoogay soomaali oo gumaysigu u iman iyo intuu uyimi waxii laysla malkay iyo markii uu gumaystihii tegey sooaali oo dhisantay haddana is dishay ...1864........1987
@davidgossey2531
@davidgossey2531 4 года назад
Kuwi ina cabduke xasan nebiga ka dhigi jiray ee beenta buun buunin jiray ba is leh ma ina cabdule xasan uun ha laga shekeyo kkkk wa kuwi darood ee an gabayna aqoon ee sadexda nin ka gabyi jiren ina cabdule xasan iyo cali dhuux iyo iyo qamaan war isaaq wa wada gabyaa wa wada abwaan aftahan
@khalidoday8943
@khalidoday8943 3 года назад
Yaaa waar nio odaygani horay gobayadisa umaan maqal ee allaha unaxariistee indheer garad somaaluu ahaa
@falilaali6182
@falilaali6182 5 лет назад
Asc marka hore gorma ayay ahayed markii uu bilaabay tirinta gabayada xaaji Aadan Axmed afqalooc
@ahmedbilaawe452
@ahmedbilaawe452 6 лет назад
Ilaahaw kuu naxariiso
@maxamed-Saalax
@maxamed-Saalax 4 года назад
رحمة الله تغشاه
@mobayle8508
@mobayle8508 7 лет назад
Waxqabadka 90 jir uu ku bilaabay waa hawl adag.
@babyfunny2025
@babyfunny2025 4 года назад
Sxb yaa haayya qeeybta 2 aad
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 2 года назад
OGI OGI ALE UMA NAXARIISTE YAA YIDHI SHAYDAANKII INA CABDILA XASAN WUXU AHAA GOBANIMO DOON.
@abdiaziizali1263
@abdiaziizali1263 7 лет назад
qabyaalada ka daaya taariikhda
@gavenblsn4753
@gavenblsn4753 3 года назад
dulligaa ku jira noloshu waa idinku deelqaafee
@aimtransportationllc953
@aimtransportationllc953 9 лет назад
Great history
@ceblamohamud4591
@ceblamohamud4591 4 года назад
Reerke ka so jeday abwaanku walalayaal
@ceblamohamud4591
@ceblamohamud4591 4 года назад
Caruurtisu labo miyay ahyd
@ahmedismail9468
@ahmedismail9468 3 года назад
Abwaan Xaaji Aadan Afqalooc wuxuu ahaa Nin Garxajis ah kasii ah Habaryonis kasii ah Muuse Ismaciil ka dega Ceerigaabo iyo Gobolka Sanaag
@aminkafi1059
@aminkafi1059 8 лет назад
Qofkan Laga Sheekaynayo Magaranayo Hadana SAYID MAXAMED CABDILE XASAN baa Laleeyahay Ina Cabdile😏😏😏
@A-Dirir11
@A-Dirir11 4 года назад
Mohamed Amin Bahda tixmaal ee reer djibouti waxay ka sheekaynayaan halgamaa xalaal cun ah, malaa school baanad soo dhigan suugaantiisa fasal walba class one ilaa form four way ku wada jiraan. Ta kale dee ina cabdile xasan waa ina cabdidale xasan dee haha
@AhmedHassan-tc9gu
@AhmedHassan-tc9gu 8 лет назад
war hedhee waxan gabay maaha ee way kasinaysteen bahasha ragba illahy hibo ugadhigay
Далее
Taariikhdii Xaaji Aadan Afqalooc
43:04
Просмотров 1,8 тыс.
Djibouti: Tixmaal iyo Abdi Haybe Laambad
53:29
Просмотров 116 тыс.
Sayid Maxamed VS Ogaadeen
27:47
Просмотров 377 тыс.
Silsiladii Siinley oo dhamaystiran Full: HD
1:37:20
Просмотров 1,5 млн
Tixmaal- Idaajaa
46:42
Просмотров 144 тыс.
Ismaaciil Xayd Xirsi (Afloow)  - Milyaneerkii Ararta
34:11