Тёмный
Abwaan Sharlaawe
Abwaan Sharlaawe
Abwaan Sharlaawe
Подписаться
KALA SOCO HALKAN SHEKOOYIN KU XIISO GALIYA
Hal sano kadib maxaa dhacay.....
3:17
Месяц назад
Комментарии
@suufishirwac1789
@suufishirwac1789 Час назад
Ka janankan ma tala waa la wasa
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 2 часа назад
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@Halkaynoomaraysay
@Halkaynoomaraysay 2 часа назад
275 macnaheda waa saan The Meaning of the 275 Angel Number Today we uncover the meaning of the angel number 275. Have you ever been driving down the road glancing at your odometer, only to discover that it reads 275? Or looking at the clock each day and it reads 11:11? If so, you’re not alone. The angel number 275 is a mysterious phenomenon that has appeared in people’s lives for centuries. It’s believed to be your guardian angels sending you a message or a sign to help guide you on your path.
@Idildhamays
@Idildhamays 2 часа назад
Subxanallah war qof dhintay ha been abuuran
@amiiraizmail
@amiiraizmail 2 часа назад
Intaad abwaanka dhinty title ka kuso qoranayso aad ledahy ma dadkasu ka mida ahaa views ku you meel khldan kaa galin
@MaryanYuusuf-jo7zx
@MaryanYuusuf-jo7zx 2 часа назад
Asc aboowe
@fatmazahra9441
@fatmazahra9441 2 часа назад
Qofka marku aqoon leetahay sasu kuficanyahay Masha Allah aqliga Allah hakusiyadiyo walal.
@user-nz8xk7ql9q
@user-nz8xk7ql9q 2 часа назад
Asc eddo hana halayn Kuwan maaha tariikh fhamaystiran. Laakiin allaahbaa inaga og. Ee allaahbhaynaga xijaabo.
@warsamamed368
@warsamamed368 3 часа назад
War niyahown kani walahi wa nef xoolo ah. Ck ama idirsle ragaasbaaba aqli dhama oo kaniyad san dadka waxan hala soo hor fadhisan sx
@MaryanRuun-jv1jc
@MaryanRuun-jv1jc 3 часа назад
Qaarkood calaamadii ayey muujinayaane adiga dadkaas qaldan mugdiga kusocda hadoodin Allah kabaq fanaan qeyr leh miyaa aragtey waa mufsidiin dhamaantod
@nimcoxuseen3449
@nimcoxuseen3449 3 часа назад
tirada aad sheegaysid sheekhoow waa laba god kaliya wxa laga hadlayaana waa sadex gode lahayso cabdoow 000 upto 999
@IsmacilCabdi-he5qc
@IsmacilCabdi-he5qc 3 часа назад
Acuudu bikalimaatilaahi taamat min shari maa khalaq😢😢😢
@kingcaskaawy
@kingcaskaawy 3 часа назад
Tiro siman=2,000 sagaaltuur =2,000-9=1991 sodonkeen =1991-30=1961 sideed hoo =1961+8=1969 =1969 xiligii kacaanku qabsaday wadanka Abwaan sharlaawow wax hubso
@user-ph3qm3hp8f
@user-ph3qm3hp8f 3 часа назад
Nin wax badan og ma tihid
@maxamuudcadde2109
@maxamuudcadde2109 3 часа назад
Tiro siman 2000 sagaal keen 1991sodon jar 1961 sideed hoo 1969 waa seben abaareed oo loola jeeday xiligi uu xukunka qabtay ayaan maqli jirnay
@arrehnadin89
@arrehnadin89 4 часа назад
Abwaan sharlaawe asal asal dhalay
@CABDIQANIKHADAR-dp3tg
@CABDIQANIKHADAR-dp3tg 4 часа назад
Wll qof dhintay inad ka hadashid waa caqli xumo
@ibrahimabdalle2088
@ibrahimabdalle2088 4 часа назад
Abwaan sharwade
@ahmedkanadi5779
@ahmedkanadi5779 4 часа назад
Hadraawi alle haw naxariisto haku tusaalayn adigo fasiir qaldan ka bixinaya
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 4 часа назад
Kan yari hadal badanaa qof hadal badan xigmad maleh Waxaana la yidhi nin. Hadal badan yooday waan kudey na waa laga maqlaa Markaa ninyohow xigmad iyo hadal kooban ku hadal hadii kale iska aamus aamus ayaa kuuu khayr badan
@yaslamitop9366
@yaslamitop9366 4 часа назад
hadalka deji walal isbes u dhaxeysi waa maxay wada baas ayad ka dhigtay
@Suuban19
@Suuban19 4 часа назад
Abwaan hadal yuu ku daalin dadka aad runta usheegeysid oo danbiga io malada xun ka badbaadoysid adey far kugu godeen Marka iskadaa 2024 wax caqli leh oo lala hadlo aaba iska yar Dadku ayagoo waweyn bey caqli 7 jir leeyihiin.kana raali noqo maangaabyada hadalkoda guracan
@daango19
@daango19 4 часа назад
qof dhintay oo dunidapa joogin inaad views ku radsato wa caqli xumo meshi udanpesay
@MuxibakhaalidRashid
@MuxibakhaalidRashid 4 часа назад
Subxanllh 😢
@user-rs6js5yx6q
@user-rs6js5yx6q 4 часа назад
Een! Abwan xaajada haisku qasin.. Howlahan wa iska cadyihin..kaliya shartoda Allaha na mootiyo.
@Suuban19
@Suuban19 4 часа назад
Waa runtaa abwaane
@katramandeq45
@katramandeq45 4 часа назад
Msha allah nin caqli badan ilahow kuu siyadi aqliga warwilkan madax wene somali uu ku fcnaa rayigeyga waye
@Maymuun330
@Maymuun330 4 часа назад
Abwaan ani youtubka aaba kashakiyay tiriangle woku sawiran yahay mida kle sbabte lacag la idinsiiya waxa sodubeesan danta ugu jirta mexee tahay caqliga hashaqeeyo
@XuseenUgas
@XuseenUgas 4 часа назад
Ader Hadraawi laguma Tuhmi Karo maansooniyada Mar Hore Ayuuna ka Digay shartoda Oo Uu Kaga Hadlay Maansada dabahuwan waa Asagii lahaa dijaal korayaa Qarsoon
@ubaxali6837
@ubaxali6837 4 часа назад
Waryaa. Maqarin kartid suldaan seeraar wuxuu ku heesay 275 Waa calaamada shaydaamada iska aamus. Doqon yahow Somali people way yaqaanaan calaamadaha iyo numbarada waad is ceebeeysay
@AbdoulgbarIbrahim
@AbdoulgbarIbrahim 5 часов назад
Hhhhhhh calosha ku tagan ilaa hadrawi oo dhintayena ma kahadhi wayeday
@haaruunyusuf2617
@haaruunyusuf2617 5 часов назад
Asc sxb MAANSADII ALLAHA U NAXARIISTE MAX'D IBRAAHIM HADRAAWI EE AHAYD (tiro siman sagaal tuur sodon keen siddeed hoo) SXB SIDAAD U MACNAYSAY SAX MA AHA MACNAHEEDA SAXDA AH WAXA WEEYE ( tirro siman sagaal tuur wuxu ula jeeday tirrada siman waa 100 laga jaray 9= 91, sodon Keen waa 91 oo laga jaray 30 = 61, sideed hoo macnaheedana waa 61+8= 69 hadaba waa xiligii uu siyaad barre qabsaday dalka, aad baan kuu salaamaya sxb.
@Hadafkayga
@Hadafkayga 5 часов назад
Adan sahan isku mabdabanu nahy anigu reer hargeisa ah aya aminsan inan midawno dhalinyaradu somalind ma aninsanin snm waxan aminsany awod dawald nimo io dal adunka wax ka ah dhalinyaro wax baraty ayan ubahany oo Somali kawada tashata ayaheena odoyal an meel iska dhigno somaliyey toso isku tirsada ninka sameyay aya aderkay ah marka hadafkas Allah hayno rumyeeo
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy 5 часов назад
Habaar qabe sharwade maa Hadraawi kuugeeyey
@Suuban19
@Suuban19 4 часа назад
War balaayo qabe dhameyso muuqalka aqoonyahankena ha caayine
@user-cq1xu6ht7t
@user-cq1xu6ht7t 5 часов назад
Tirada show isku mid ma ahan
@user-od3xp7jz9u
@user-od3xp7jz9u 5 часов назад
Ninkaani wa nacas man gaab ah wlhi maytiida iskaga tag xayraan yahaw reaction garan mayside
@Suuban19
@Suuban19 4 часа назад
Ninkan run waxaan aheen mayaqaano wuxuu kahadlaa 100 mar buu ka fikiraa Ee sida maangaabyada caaac ma soo yiraahdo😮😮
@kaaha1233
@kaaha1233 5 часов назад
Soo akhriya buuga la dagalanka nuurka wlhi yaabad u dhiman doontan😲
@user-zp6jb6no8n
@user-zp6jb6no8n 5 часов назад
Ujeedkaa muhiima
@hayaathabiib9608
@hayaathabiib9608 5 часов назад
War heedhe tiro waa la samayn karaa. Laakiin waxa jiraa waa wax jiro.
@abdisagal779
@abdisagal779 5 часов назад
Orado niyow afkaka qadhmun ka Jedi hadrawi taclin dined iyo mid kaleba Wu lahaye. Jahil mu ahayne
@hibao9569
@hibao9569 5 часов назад
Number English kuma jirin waa number somalia waxa shakiga keenay waakaa
@HudaNuura-1
@HudaNuura-1 5 часов назад
Waryaa waad edeb darantahay ee abwaanka somaaliyeed ee shintay ka hara illahay ha unaxariistee
@xareedshow6011
@xareedshow6011 5 часов назад
رب أعوذ بك من همزات الشياطين و أعوذ بك رب إن يحضرون
@InnocentTreeSwing-cb1jz
@InnocentTreeSwing-cb1jz 5 часов назад
Oo adna xogti miyaa dilaysaa layaab😂😂
@mohamed88466
@mohamed88466 5 часов назад
Hees baa tidhaahda 666 baan kugu ladhay
@simanmohamed6353
@simanmohamed6353 6 часов назад
KADAAB, BEEN BAAD U FASISHAY HEESTA HADRAAWI . TIRO SIMAN =2000 SODON GOO -30 SIDEED REEB +8 SAGAAL GOO -9 = 1969 KACAAN " SIYAAD BARRE". 😅😅😅😅😅 BEENAALE 😅😅😅😅😅😅😅😅😅 .
@eazrayiylmohammed9743
@eazrayiylmohammed9743 6 часов назад
أعوذ بكلمات الله التامات من شر كل شيطان وهامة
@user-cn1bo7no2q
@user-cn1bo7no2q 6 часов назад
Tiradu waa inay macno samaysa markad dhagaysato, lkn hadad micnaha heesta iyo numberka wax ay ka hadlayso lama fahmayo
@xamsomaxamed5490
@xamsomaxamed5490 6 часов назад
Tirasiman sagaltur sodonxoor sideed hoo wuxu kawaday halxìrale
@_faatax
@_faatax 6 часов назад
Naxliga xumaanta xisdiga iyo xaasidnimada kaa buuxda ayaa kaa dhigtay mid cunsuri ah oo neceb reer Somaliland gaar ahaan reer sheekh isaaq heer aad gaadhay inaad tidhaah Somaliland saddex bilood ma gaadhayso waxaanse sugayaa maalintii uu ku qaban lahaa nacaybka nabsiga aad u qabto calanka tawxiidka leh Nin kasta oo nagu af dheeraayaa uu na eedaa