Тёмный

Aadan Sahanoow Maxaan ka doodnaa Hadaba hadiiba ar... 

Abwaan Sharlaawe
Подписаться 60 тыс.
Просмотров 22 тыс.
50% 1

Aadan Sahanoow Maxaan ka doodnaa Hadaba hadiiba ar...

Развлечения

Опубликовано:

 

4 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 451   
@KOKO_BUULE_45
@KOKO_BUULE_45 4 дня назад
Dunidan Ma Soo Marin Ruux ka sharaf Badan kana Run badan Nabi Muxamed_ﷺ ❤️😢
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 3 дня назад
Salalaahu calayhi wasalam
@Cabdulaahi70
@Cabdulaahi70 3 дня назад
Scw
@user-zw9is9ee1l
@user-zw9is9ee1l 4 дня назад
Abwaaan halkaa kasii wad waa dad ehel ah waa dad somaliyeed marnaba kalama go,I karno reer somali land waxa kabtaada iyo tolkaaga dhaxda ayaa looga jiraaa walalheena aan jecelnahayoow sodhawaada ❤❤❤❤
@hamsemohammud-ig2rf
@hamsemohammud-ig2rf 4 дня назад
Waan idiin ixtiraamnaa na ixtiraama
@khadiijaabdqadir
@khadiijaabdqadir 4 дня назад
​@@hamsemohammud-ig2rfhano qabanina wll pls dadka iska hadlaya
@Som-efootball
@Som-efootball 3 дня назад
Abwaan Sharkaawe geesi Somaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Allaha ku Sharfo ❤
@HoussenAbdi-fc2ls
@HoussenAbdi-fc2ls 4 дня назад
Somali ciise ka ahow no qabiil From djbouti ❤
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 4 дня назад
Dadnool ayaad tihiin😂😂
@Yooco.
@Yooco. 4 дня назад
No qabyaalad dheh
@Samatar_abdi
@Samatar_abdi 4 дня назад
Waa runtaa wlhi sxb
@XudayfiCabdiwaxid
@XudayfiCabdiwaxid 3 дня назад
@@Yooco. no qabyaalad🥰🥰😋
@aidarousmohamoud9260
@aidarousmohamoud9260 4 дня назад
Wuxu ka hadlayo aadan maad fahmin wll Sharlaawow Mawduuca uu kaala hadlay caadi u ataag zxp🫠
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 4 дня назад
Muxuusan fahmin abwaan sharlaawe bal adigu dee soo daa caqli foorara looma baahnee soomaalino ayaa nagu fillan from SSC Khaatumo 🇸🇴💪🏇🩵🇸🇴
@awaleh23
@awaleh23 4 дня назад
Aqoon uu ku fahmo male 😂 dadkani indhahay iska ridaan oo runta uma badheedhan.haku daalin wll
@Zer_updirahman
@Zer_updirahman 4 дня назад
@@arraweellohasan3996Heatka kugaadhayy Adigu lapada dhinac dhinacna mahaysatid dhulapahante dulmanoww 😂❤
@user-fl6mx3et2v
@user-fl6mx3et2v 4 дня назад
Aadan sahan inuu la doodo baa khalad ah waayo labo nin oo isu qalma ma ahaba waayo waa aqoon yahyan iyo nin qabyaali ah
@maahirkee3656
@maahirkee3656 3 дня назад
Markan waa laga badiyy abwanka
@Yazzirl-Films
@Yazzirl-Films 4 дня назад
Waaa ku saxantahay abwaan anoo daga gobolada waqooyi hayb ahaana ah warsangali siduu aadan u aminsanyahay qadiyadiisaa gooni goosadka ah ayaan ana u aamin sanahay midaynta . Aadan wuxuu yiri ragaa harti waqooyi anagaa isla dagna oo isdilna faraha naga qaada siduu u rabo in loo tixgaliyo gooni goosadkiisaa ayaa anagana khasab ah in ay beesha dhexe ama somaliland noo tixgaliso waxaan rabno
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 4 дня назад
tabtaasa la ahaanaya shoodhe noo midayn no ictiraaf qiyaamuhuna sida ha inoogu dhaco
@Yazzirl-Films
@Yazzirl-Films 4 дня назад
​@@adamsaciid4919 shoode inagoo saa isku haysana hadii Ethiopia dhinac naga soo gasho maxaa nooxala imikay soo bax baxsanaysaaye😂
@maxamedcabdikariin3610
@maxamedcabdikariin3610 3 дня назад
Illaahay ha ku xafido abwan sharlaawe aad baad umahadsantahay sida wanagsan ee aad nogu soo gudbised xigmada iyo aqliga salimkah iyo xaqiiqada dhabtah ee jirta ❤❤❤❤❤
@Suhaybcabdirisaaqnuur56
@Suhaybcabdirisaaqnuur56 4 дня назад
Hadan nahay khatumo ●anag somali🇸🇴 👍Muqadisho🔍📌👈🏿 ayan runtu notala xaqiqidu waa saas || somaliay waa somaliya || Muqadisho waa ii sool 💙
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 4 дня назад
Waqooyi anaa u dhashoo walaalahay koonfur jecele miyaa la i khasbayaa from SSC Khaatumo ❤️💪🇸🇴🇸🇴🏇🩵🥰
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 4 дня назад
Maasha allah tabaarakallah ❤️ Abwaan barteedii baa dhigtay,Runtii oo shaabad ahna waa ku dhejisay waxaad tahay halyeey Soomaaliyeed ilaahay haku xifdiyo iA SSC 🇸🇴💪🏇🩵
@user-id4mf4be6z
@user-id4mf4be6z 4 дня назад
SOOL iyo sanaag waa go'een mana soo noqonayaan dooda naga leexi abwaan 😂❤❤
@xasansalad7014
@xasansalad7014 4 дня назад
Firi gobolka goay sool maha miya mise xitaa sanaag ba goaday
@HamzeMed-py6up
@HamzeMed-py6up 4 дня назад
Kkkk sol dagmada moyaan ee inta kaleh waa somaliland adero sanaag majority maa isaaq
@Farxanyare99
@Farxanyare99 4 дня назад
Waa saa adigu aminsantahay sool ka hadal ma leh, adigu waa ogtahay anaguna waan ognahay sanaag waxa ka 15% .​@@HamzeMed-py6up
@adamsaciid4919
@adamsaciid4919 4 дня назад
sanaag ma hooyadaaba leh hhhhh
@ummaisha876
@ummaisha876 4 дня назад
Mashaa allaah,Nin Caqli iyo xikmad u saaxiib ah. ALLAAHUMMA BAARIK.Habaryar mar walba ka shaqee isu soo dhawaynta dhalinta Soomaaliyeed.
@fatumaali1463
@fatumaali1463 4 дня назад
Geesi hooyadaa markay ku dhashay way labaysay mansha allah Aadan intaa hakula fahmo waan sugeynaa 👍👍👍
@xamsecabdiwahab9419
@xamsecabdiwahab9419 4 дня назад
🎉wallaahi billaahi abwaanku wuu garnaqsaday anoo reer waqooyi ahbaa qaba sidaa soomaaliyey gari allay taqaane
@abdifatahhero1020
@abdifatahhero1020 4 дня назад
War sharlaawow see wax yeeshay m.a caqliga allah hakuu barakeeyo bro❤
@umumaxamedamiin2185
@umumaxamedamiin2185 3 дня назад
Wcs wrwb Allah afkaaga malab iyo caano jannada laga keenay lagu qabay Illaahey Amarkiis mexeey Ummadda Soomaaliyeed adiga oo kale ugu yaraa weysay maanta adigaa ugu mug weyne ineey dad kula gartaan aa yar marki caadifad laga yimaadee kuwa kugu beegsadaa beeg sadaa bada doonee Alloow ku dhowr yaa dhaqan galiya adinka oo kale jah dhabtase waa laga dhagraa Ummaddeena Alloow noobadi adinka oo kale
@HadhWanaag-rr7uk
@HadhWanaag-rr7uk 4 дня назад
Abwaan sharlaawe dhankaaga baanu kasoo jeednaa
@abdikfilabile270
@abdikfilabile270 4 дня назад
Car su,aalaha haka soo jawaabo, Waqooyi ayay kaga dhagtay idoorka Waqooyi xgee ladhaha Horta? Ma int yarta Oo Beshiisa dagto
@user-dn5he6jx6w
@user-dn5he6jx6w 4 дня назад
Xalka ay somalia waqoyi utalo Aya ladhaha waqooyi lascanood to borama
@ikramahmett5550
@ikramahmett5550 4 дня назад
Caytan ma jiro waa lacaqli hadlayaa adeer
@hawoali120
@hawoali120 4 дня назад
Mashaa Allah guulesta guulesta dhunyaro malshad isu soo dhawenteda ayaad kasha qeysiin wan idin wataa ❤❤❤
@abdiwaliahmed8539
@abdiwaliahmed8539 4 дня назад
Ultra legend Alle haku barakeeyo sxb
@sahromudey6415
@sahromudey6415 4 дня назад
Wcs abwaan sharlaawoow warkaad u sheegtay aadan waa sax
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 2 дня назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ maashaa allaah abwaan waad rubadantahay
@akafi1212
@akafi1212 4 дня назад
Waa runta 💯💯✅✅✅✅✅ Masha Allah tabarakallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@Gracias2024
@Gracias2024 4 дня назад
Ninkan waqooyigu shegayo Ha no shegabo From ssc
@Diiriye14
@Diiriye14 4 дня назад
Nio 😂 warka cad ban kugu jeclahay😅😅
@user-ve3fy9cq7m
@user-ve3fy9cq7m 4 дня назад
Warka cad wax caqli ku salaysan ha noqdo xujadad qabtan reer somalia si caqliyaysan uga dooda .cadifadu labada daraf way inaga reeban tahay ok
@Buuro423
@Buuro423 4 дня назад
Jawaabtada waad ku mahadsantahay Lkn xasan sheekh Hargaisa iska dhaafe lascanod kama taliyo
@yurub5288
@yurub5288 3 дня назад
Guul somalilaan cadowgeedo hajabo guul somalilaan Allow dhawr somalilaan ✊✊✊✊✊💚❤💚🖤🤍💚💚
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 4 дня назад
M.A GULEYSO 🎉❤
@Fardawsacc
@Fardawsacc 4 дня назад
Doodan maxa faaido ku jirta hada md isku faanteen mise wax bd meel isla dhigteen war Heedhe xageed u socotan somaliyeey jigjigan yaab la fadhiyaa ☹️ bal Arinkina Allaha sahlo anagu khayrkinan jecel nahy
@xasansalad7014
@xasansalad7014 4 дня назад
Ana yaaban sida labo qof oo xil haya cml udoodayan waxba maso kordheyso mey iska dayaan
@Jdieheue
@Jdieheue 4 дня назад
Wlh wxba makala ogid bro waxakhriska iyo waxbarashada badi
@isuroonhassan7072
@isuroonhassan7072 4 дня назад
Maasha Allah Abwaan shirlaawe spot on .
@maxamedmukhtaar2118
@maxamedmukhtaar2118 4 дня назад
Mahadsanid abwaan jawaab fiican
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t 4 дня назад
Masha allah caqliga iyo cafimadka cilmiga allaha kuu barakeeyo wiilkan siduu ifekerayo iyo siduu wax u arko haday dhalinta somaliyeed wada ahan lahayeen somaliya iyada calamka qabsan lahayd ilahow udama qabyaladda kadawe
@sacdiahussein3032
@sacdiahussein3032 4 дня назад
Sax ma shaa Allaah abwaan rabi haku xifdiyo dad run ma wada rabo
@umuzaki7515
@umuzaki7515 4 дня назад
MAASHA ALLAAH HALKEEDI BAAD DHIGTAY ABWAAN SHARLAAWE WARKU ISMA SAARNA ❤❤❤
@user-sg6wv6og1d
@user-sg6wv6og1d 3 дня назад
Masha Allah 🎉🎉
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 4 дня назад
Mansha allh dhalin fakartaa qarana ka dhashaa dooda oo dooda hadaan la rogrogin ragbaa heline ❤🇸🇴👋
@anabhassan6508
@anabhassan6508 4 дня назад
Abwan mansha Allah
@fatumanur7067
@fatumanur7067 4 дня назад
Maa shaa Allah Abwaan guuleyso
@XilibanJano
@XilibanJano 4 дня назад
O waxn ku moday qof caqli leh lkn manta ayn ku ogaday😂😂😂😂
@saabiriinaxmadmaxamad7947
@saabiriinaxmadmaxamad7947 4 дня назад
walhi hadal kar ayaatahay guuleyso mar walib wll❤❤🎉
@salmaanluude3461
@salmaanluude3461 3 дня назад
Mahadsanid Abwaan
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 4 дня назад
Alla aftahansana ina aderkey m.a❤❤❤❤❤
@Dalla_Ade
@Dalla_Ade 4 дня назад
20min to 4min 😂
@AGUUN
@AGUUN 4 дня назад
😅😅😅
@cabdirashiidjaff6995
@cabdirashiidjaff6995 4 дня назад
Sasu oga cilmi badan yahay😂❤
@ahmedkhaliif7789
@ahmedkhaliif7789 День назад
Hadal yar micno badan xigmada la zheego ayaaa aH
@Cabdulaahi70
@Cabdulaahi70 4 дня назад
Waad riyoonayaa intii somali cid iska soo celin kartaa majirto
@user-bx9of8ht2q
@user-bx9of8ht2q 4 дня назад
Abwan sharlawe ❤❤❤
@abdifatahhero1020
@abdifatahhero1020 4 дня назад
Kulaha hadaa rer awdal iyo rer laascanod sirtid ana wanku sirayaa wow tusaale cajiiba
@kiinahmed3397
@kiinahmed3397 2 дня назад
somaliaand ha lagu waasho,.
@abdulahihassanjimale8149
@abdulahihassanjimale8149 4 дня назад
BAHASHA WAY MICNA BEESHAY'
@user-ws6hn8wl7z
@user-ws6hn8wl7z 4 дня назад
Guuul umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mohamedismaaciil40784
@mohamedismaaciil40784 4 дня назад
Waxan idil odhan labadinibu isfifaacba kujirta Adna somalia laga dhadhansanaya adana s.land....marka ilmaderayal wax khayr leh umada usheega siyasad inaga daayo aduunka alle ayaa mamula haday midoban alla qorey haday kalatagana waaqoraal alle. .. Manajirto dad aduunka laqasba saa xor utHY uunba aduunkana xor utahay
@SaadAhmedidan
@SaadAhmedidan 4 дня назад
San ku sugayay wan ragasaday sharlawe
@JaamacSheeko
@JaamacSheeko 4 дня назад
Muse qufil iyo xandaraaf waxba ma qabti somalia keep going form Boorama 😂
@yurub5288
@yurub5288 3 дня назад
Adey kugu kooban tahay haku walan somalilaan
@Yuusuf-x1d
@Yuusuf-x1d 4 дня назад
Abwaan wli wax baa nugu kaa dhiman
@user-bf1vw3eq2x
@user-bf1vw3eq2x 2 дня назад
Wllhi san ku madayay ma tihid Somaliya wan jeclaa Lkn wllhi wu i nacsiiyay ma sasad no necebtihiin Abdi iyo bariba muusow na maamul adeer سمعا وطاعا لما تامرنا❤
@mtr_mohamed-1663
@mtr_mohamed-1663 3 дня назад
Wax garad❤
@user-eb5ow4sw9t
@user-eb5ow4sw9t 4 дня назад
Abwaan guumayso xiqiiqda cidna madafirikarto somali waa iskumid meel walbo way isaga egyihiin xaga maamul ahaan iyo caadifad ahaanba
@Umo580
@Umo580 4 дня назад
SOOMALIYA HANOOLATO 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 REER MURQAN LAAN IDOOR AMXAAR BAYRABAN
@isahkismeil
@isahkismeil 3 дня назад
hhhh meesha cay ma ool wllky lkn aragti ayaa layis waydaar sanayyy mesha aragti cafimad qabta la kaalay
@sadaamahmed70
@sadaamahmed70 3 дня назад
Waar anaka somalia wax noo yaala ma jiraaan wlhi. Ee tashada anaku wanu tashanee ilaahay wax Somaliland dhaama waydiista nimanyahow ilmaaderda nahay carab waa isku mid hadana wakala dal dadku way kala danaystaane. ❤️🤍💚
@HudaDheeman-ns2gm
@HudaDheeman-ns2gm 3 дня назад
Malaha hadalkiisa si fiican umad fahmin ee ku noqo meel xeel dheer bu kala hadlay lkn runta ma rabtaan wllo sen iskugu imanayna marka
@Ismailandirahman
@Ismailandirahman 4 дня назад
Ka yar Hadal koban oo micno leh Bu kaga dhacaya
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc 4 дня назад
Caqliga. Alle. Hakuu barakeeyo
@nimcohusen1793
@nimcohusen1793 4 дня назад
Wllo hadal badanida waxwalab way Cadiyihiihne ee Labadiina Gaar uudooda oo isofahama kadibana noo imada Sharlaawe
@bahjaali5413
@bahjaali5413 4 дня назад
Wow sharlaawe 👏
@ishmaelmohamed1115
@ishmaelmohamed1115 4 дня назад
Maxa Somalida udiiday iney dawadan Channel kan because this wa mustaqalbal isku kenida Somalia 🇸🇴 ninkan dadbadan oo mala yacni iskaga hadlo 100% kawangsan yahy wadani wadani dhalay keep going my brother
@cayushcrisaq9348
@cayushcrisaq9348 7 часов назад
Masha allh ninkan waa caaqil walhi
@farhiyo-ro9gt
@farhiyo-ro9gt 4 дня назад
Waaaw ninweyn hadalkiiis🎉🎉🎉
@sakiniza880
@sakiniza880 4 дня назад
Caadifadii qabyaalada ayaa kufurantay 😂😂
@MohamedDayib-j8h
@MohamedDayib-j8h 4 дня назад
20 daqiiqo oo 4 daqiiqo lagu burburiyay
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 2 дня назад
Abwaan sii wad reerka wacyigelin bay u baahan yihiin 😂😂😂😂
@najiibarka7171
@najiibarka7171 3 дня назад
Dodadu Waa Ijiid AnkuJiide Ustaaad HadaladaNna Sicilmiyy San bu ugajawabay Zhp ka (sahaN) arimaha Dhexdisa kajirana kumuqariN .😊
@abdidhuux252
@abdidhuux252 4 дня назад
Mashallah guuuuuul
@MumtazMuuze
@MumtazMuuze 4 дня назад
Aadan dood Bila caadifad ayuu ku dooday adan waxaad ku doodaysa dood cadifaysan lkn waxaan rajaynaya inaanu ku soo jawaabina aadan
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 2 дня назад
Abwaan anigaa reer Awdal ah oo midnimada aaminsan imana qancinkaro
@shalimohamed
@shalimohamed 4 дня назад
Legend 😊 sharlaawe
@ahmedjoseph5131
@ahmedjoseph5131 4 дня назад
Doodiiba waxaad U Bedeshen Xasan iyo Musse.😂
@user-ve3fy9cq7m
@user-ve3fy9cq7m 4 дня назад
Aadan sahan dood uu muuse leyahay maqabo, fikir wacan oo labada dhinac rali gelinaya ayuu soo jeediyay wixiauna wax caadifad ka reban weyan oo ku dhisan mandiq iyo caqli.
@AyanHashi-pg4eb
@AyanHashi-pg4eb 4 дня назад
Geesi ❤Geesi❤
@warsamediiriye3743
@warsamediiriye3743 3 дня назад
3;33 ''Aadan, marka hadii midnima la yiraah aniguna ma mideysni adignua ma mideysnid waxaa doonayaana waxay tahay in aynu intaa wada mideyno''. Esh caleyk adeer mahadsanid. sidaa waa in loo wada hadlaa ee caay iyo aflagaado dadka ayay kala geysaa.
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf 4 дня назад
Maa shaaAllah abwaan sharlaawo ilaaahay sharta hakaa ilaaliyo❤❤
@user-dn5he6jx6w
@user-dn5he6jx6w 4 дня назад
Waqooyi idinka lafufuraya sowkii Kulaha wana run xamr baana laga furfuraya
@Usaame-zd1it
@Usaame-zd1it 2 дня назад
AAR WAX XUN AYAATEE NAGA AAMUS
@farduusismaciil4902
@farduusismaciil4902 4 дня назад
1:36 1:39 1:40 1:40 1:50 1:50 1:54 1:55 2:11 2:13 2:13
@abdihamidabdisamadyusuf5920
@abdihamidabdisamadyusuf5920 4 дня назад
Xamar imaaw dheh xibaan ku dhibenaa
@nimcoabdi8386
@nimcoabdi8386 4 дня назад
Facts!!!
@Ahmed-ut9bi
@Ahmed-ut9bi 4 дня назад
Abwaan waxaan rabby in aad mid ugu darto Tasso ah haddii aad xoog kuqabsatana xoog Ayaan kugu qabsanayaa
@kaaha1233
@kaaha1233 4 дня назад
Yaa xoog wax ku qabsanaya horta bal muqdisho xoog ku qabso oo cidamada shisheeye ka saar iyo gedo falastiinta somalia 😂
@bktechnology762
@bktechnology762 4 дня назад
Abwaan xassan sheikh gado maka taliya se hdu hargeisa ka taliyo oo uu xiniinyo leeyhy wax haka badalo heshiiskii somaliland iyo Ethiopia ma hdl uunbaynu wadi iyo walalaha waqooyi
@Bellingham22-hn5mt
@Bellingham22-hn5mt 4 дня назад
War aqli ku dar waxan laga hashiiyay waa maguuurto hashiisna majiro Ee olole biixi iyo olole abiy ahmed eee golaha lama keenin lama ogo wuxuu yahy hdaa
@liibaanfagadhe
@liibaanfagadhe 4 дня назад
Wallaahi abwaan baad thy😊👍
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 2 дня назад
Doodina Maxaa Soo Geliyaya Ssc-khaatumo Iyo Madaxwayneheda Firdhiye Anagu Somali baanu Nahay Maxaa kaloo Yaala
@Shaam-mc
@Shaam-mc 4 дня назад
Siduuu xasan qoslaaye uriyoodo ayaad adna awoowe uriyooneysa😂😂😂😂
@arraweellohasan3996
@arraweellohasan3996 4 дня назад
Aamin oo edeb yeello Ilaahay ka sokow Xasan iyo Xamar cadeey baa kaa masuul ah 💪🇸🇴🏇
@MohamedEk-se8oy
@MohamedEk-se8oy 4 дня назад
Masha Allah ❤❤❤❤
@saedaliadem7699
@saedaliadem7699 3 дня назад
Hadaba waan midaysanay oo waxaan ka midaysanahay afka dhaqanka diinta iyo waxkale oo badan laakiin wax kasta oo dhaca soomaaliland iyo somaliyi Kama midoobayaa siyaasad taa ku xakama ruug
@isaxaaqclrashiid7719
@isaxaaqclrashiid7719 4 дня назад
Abwaan xibin xeeb waaba indho beel caadiya aragti fadhida oo leh tiirar dooded maleh maalinwalba indhocadays😂
@MohamedDayib-j8h
@MohamedDayib-j8h 4 дня назад
Allahu akbar❤❤❤
@cawlfaraarecawlfaraare4190
@cawlfaraarecawlfaraare4190 4 дня назад
Waad cadaysatay arista koonfur ka midaysnayd ee ahayd anaga ayaa idin maamula markaa waa cadaysatay
@FarhatAbdi-ef4tw
@FarhatAbdi-ef4tw 3 дня назад
Xaqiqdii baa abaartey aadanow warkaa hagu dhaco i.a
@geediga.hayaanka
@geediga.hayaanka 4 дня назад
war nimankaan doodoodu waa waanala dilay iyo inay iska dhaadhiciyeen dadka waqooyi xoog ku heystaan iyo naceeb merk uu ka yimid aadan fahmeyn cadiifada dood kale ma hayaan marka waa in xoog lagu maquuniyaa dadka gobalada kale dagsn la hubeeyaa oo xoog looga fara maroojiyaa nabada ayey ku qooqeene kibir ayaa ka batay heer ay gaareen amxaaro ayaan dhulkii soomaali siineynaa si aan aqoonsi uga helno war lama raber awdal hala hubeeyo xoog heysaga saaraane sidii laascaanood nimankaan isaaq diin ma leh waxey fahmaan waa qoriga dhegta dhiig haloo daroo guul abwaan sharaawe
@user-bp2kk4kr2r
@user-bp2kk4kr2r 4 дня назад
Orod nio waad ciil hadasheee xataaa nagusoo dhuuusa hadaaad waxa naga qaadaysaaan
@user-il1cp6pt7h
@user-il1cp6pt7h 4 дня назад
Caqliga waa intaa sida jahiliinta ayaad u hadshay walalkayoow dad dhan bad leedahay hala hubeeyo dad has laayaa1960 caqligagu jooga dad wanaag ayaa wx lagu sheega ee xumaan wxba laguma helo hal midna ha ilaabin ayagu intan ka yar oo ka awood yar ayey dowladii somali wxba ka qadi wayday imkana ayagu 33 dhismayey wxba ka qadi meyso adigu is xoreen adigu marka hore somali soo dhis oo dowladu si fiican hawga wada shaqeeyso
@user-bp2kk4kr2r
@user-bp2kk4kr2r 3 дня назад
@@geediga.hayaanka dadka kle maxaad ugu yeedhaysaaa wax aad isla haysaa ba ma jirtee ma qarax baad ugu yeedhaysaaa
@Xirsishow
@Xirsishow 4 дня назад
Beryahan waad isudhantahay
@zumayainahmohamedzumayalak2269
Markalan ku so labtay kly wa laga cod karsanaday o hiitka ku gadhay dhib malahan wllkyaw waxan sugnaba wa jawpta u kusiyoh ❤
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 2 дня назад
😂😂😂😂😂 waa runtaa walaal xaqaad ku adantay
@MohahmedAhmadnuur
@MohahmedAhmadnuur 2 дня назад
39:00 daqiiqo sort 4:53 xikmada la is dheeryahay❤❤
Далее
Kaftanka Siyaasada 502 oo aad u xiisa badan
34:55
Просмотров 49 тыс.
Good dad 🥰 #demariki
00:17
Просмотров 2,1 млн
Si kale Ma u Taqaan Wiilo || Podcast season1 Episode 5
17:43
Abwaan Xasan Daahir Weedhsame - Waraysi Dhammeystiran.
1:13:17