Тёмный
Alfikir الفكر
Alfikir الفكر
Alfikir الفكر
Подписаться
Tan waa kontada rasmiga ah ee Sheikh mohamed jabarti oo lagu baahiyo arrimaha diinta iyo afkaarta madaahibta Islaamka ah sida Shiicada iyo Sunniga Muctazilada Wahabiyada iyo kuwo kale.
imaam Jacfar Saadiq iyo imam Shaafici.
9:23
3 месяца назад
Комментарии
@omarw5124
@omarw5124 3 минуты назад
khulaasa kadib waxaan ufahmay in aad caqiidada shiicada aamintay... allaahbaan ka megan galnay...
@mustafaabdilahi9498
@mustafaabdilahi9498 38 минут назад
ILAYN SHIICO WAA SHIICU UUN
@saidhoussein4856
@saidhoussein4856 Час назад
DOQOKAN BERI HORE INUU DHINTAY AYAAN MOODAAYAY, WALI WUU NOOL YAHAY. KALIYA WUU CIRAYAETAY...... TOLOW MUSHAHARKII MIYAA LAGU YAREEYAY , STRESS AYAA KU FURMAY.....
@somaliland6718
@somaliland6718 Час назад
Wahaabisim is evil ... Islam is peace and love
@MaxamedColoow-t4x
@MaxamedColoow-t4x Час назад
Waxaa tahay gaal nurtad ah
@MoussaADEN-w3n
@MoussaADEN-w3n Час назад
Xush Kir Lax Sac Nagatag Wlhi Wax ladilo aad kumacaantahay
@abdullahimohamud-t6u
@abdullahimohamud-t6u Час назад
أولا اعلمو أن هذا الرجل الشيعى وليس من الصوفية ولكنه يريد أن يلتبس أنه من القادرية
@abdullahimohamud-t6u
@abdullahimohamud-t6u Час назад
نعوذ بالله من الشيعة.
@abdullahimohamud-t6u
@abdullahimohamud-t6u Час назад
Sh shibile allaha xefdiyo
@abdullahimohamud-t6u
@abdullahimohamud-t6u Час назад
Shicii shicii somalia illahi hanagaqabto
@abdinasirmuse7912
@abdinasirmuse7912 Час назад
Idinkoon qofna cayn si fiican u dhagaysta KISHKI iyo wuxuu ka leeyahay SHIBILE Anigu waan dareensanahy inay weerar aan loo meel dayin Shibile iyo Umalba ay Shiicada ku qaadeen beryahaan iyadoo shiicadu difaacaysay Falastiin iyo Lubnaanba, waxaan iswaydiiyay maxaaa keenay waqtigaan inay Muslimiinta kala faquuqaan iyagoo ka hadli karay muxuu Caalamka islaamku uga aamusan yahay Xasuuqa Falastiin, Maxayse kuwii difaacayay u hiifayan oo wax ka sheegid, dhaliil iyo diin xumaba uga sheegayaan? Su'aalahaan jawaabtooda waxaan u fahmay dhankayga in ay dabaasheen nadaam siyaasi ah oy ku xiran yihiin waxkastana kala wayn. Si kale hadaan u fasiro waa In Dawladda Sucuudiga waxay rabto loo marsiiyo dadka diina looga dhigo iyadoon laga hadal xasuuqa Shacabka Falastiin iyo kuwa dibin daabaya. Hubka Maraykanku siiyo iyo kan reeer Galbeed may ka hadlaan, Maxay u haystaan har iyo habeen wadanka kaliya ee Falastiin af iyo adinba ku difaacaya? *Qofkii caqli iyo aqoon lihi wax wuu fahmi karaa kan shaqsi u marxabaysanse waa uun barti yaqaan bari uma kororto* *Caqligu ha shaqeeyo, inaad qof meel ugu xirnaato waxaa ka wacan inaad maankaaga kaashato*
@xamsekayse6
@xamsekayse6 Час назад
سلفي يقولون قال الله وقال رسول فقط منهج سلف. ما احسن هذا
@xamsekayse6
@xamsekayse6 Час назад
War waa shiici waa la fah may
@SaciidcabdullahiRooble
@SaciidcabdullahiRooble Час назад
War kani mashiicibaa war nadhaaf qashin ayaa rahay
@saadhussein5466
@saadhussein5466 2 часа назад
Waxan wadaagno malaha ilahey oo caasho bint Sadiiqah oo ilahey kubariyeeley aayaad quraan ah yaad nacaladeysaa abubakar iyo Cumar baad nacaladeysa maxey tahey diinta aan wadaagno
@saadhussein5466
@saadhussein5466 2 часа назад
Khabiifkan waxuu mudanyahey dil axmaq shiicada yahuuda iyo krishtanka ayey lamidyihiin
@issaibrahim8892
@issaibrahim8892 2 часа назад
اسمه 'كي شكّ' وقد شكّ من كلّ شيءٍ... مُسيلمة العصر.
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 2 часа назад
khaniisiintiina waxay ka hadleen diin sida kan waa kii lahaa waa banaan tahay in dumarka dabada laga fuulo
@issaibrahim8892
@issaibrahim8892 2 часа назад
كان شيخك, ولييم جيمس, وكنت من جنود إبليس, إذا لم تستح فاصنع ماسئت...............
@mohamedabdulle9031
@mohamedabdulle9031 2 часа назад
Arooy qofne ha ku sheegin doqon sheeco muslim maahan Adiga isa sheeg
@siyaadaadan7034
@siyaadaadan7034 3 часа назад
Cilmaani diin laawe ah hadalkiisa qiima malaha caamada aan diin aqoonin wax usheeg
@rskxa
@rskxa 3 часа назад
Joojya is cayrsiga, cilmi diin hadaa leedihiin ka hadla quraanka Alle, iska daaya wax nin waa hore yiri.
@rskxa
@rskxa 3 часа назад
Adigu qof in aad si gaara ah u ceebayso ma saxba?maad is guud uga warantid shiicadu waxa ay sunada uga duwantahay iyo in ay Muslim utahay.
@mohamednur1696
@mohamednur1696 4 часа назад
SHIICI MUKHARRIB ALLAAH WEYNE HAKU SOO HADEEYO OO HAKU BADBAADIYO TUQYA JANNA KU GELIMEYSID ,NIYAD SAAFI AH IYO QALBI FAYOOW AYAA JANNADA LAGU HELAA KOLBA ADIGU LUNTAYE CAAMMADA HA QALDIN OO JIDKA TOOSAN HAKA HABAABIN ,
@pipaz-wr2gz
@pipaz-wr2gz 8 часов назад
Shiici wayn baad tahee culumada nooga leexo
@fadhegutaale2300
@fadhegutaale2300 8 часов назад
Waxaanna ku tilmaami karaa fircownnada soomaaliya midkood
@fadhegutaale2300
@fadhegutaale2300 8 часов назад
Haah waa kaadib muftari ah waana jaajuus yuhuudda iyo Kirishtaanka oo waa caado Qaate biil siistay diinta dalka Iyo dadkaba
@fadhegutaale2300
@fadhegutaale2300 8 часов назад
Waa sax
@fadhegutaale2300
@fadhegutaale2300 8 часов назад
aa
@MuhudinAbdullahiMuhumed
@MuhudinAbdullahiMuhumed 8 часов назад
Cilmi ma lihid . ee wax soo baro saaxiib
@saidahmed7268
@saidahmed7268 9 часов назад
Mise waxbaa uqarsoon oo nimankaan waxay niyadda kala jiraan Zahyuuniyadda iyo wakiiladooda maamula boqortooyooyinka bari ee jaziiratal carab
@saidahmed7268
@saidahmed7268 9 часов назад
Warka ay shibili iyo umal noo sheegayaan iyo ficilada bariga dhexe kasocda way is diidanyihiin waxayna umuiqdaan niman boqorada carbeed quud ka qaata.....bal shibili inuu khaldanyahay waxaa caddayn u ah wakhtigaan ayada ah ok aynu ujeedno in xizbullah iyo xuuthigu ay reer Gaza uhiilinayaan ayuu naga dhaadhicinayaa inay yahuudda wax la wadaan....lkn yaa yahuid wax la wada ficil ahaan oo boqorada carbeed ka aamusan oo dadka masjid Al aqsa difaacaya neceb oo propagaandeynaya....marka bal wakhtigaan xasaasiga ah iyo warka uu sheegay shibili wakhtigaan Qaza dadka lagu xasuuqayo ma sax baa
@abdif1256
@abdif1256 9 часов назад
Sh cabdulqaadir jeylaani kitaabkiisa qunyah (غنية) isagoo tiriniya firqooyinka bidcooleyda(الفرق المبتدعة) wuxuu ku soo darayaa ashaacirada.
@husseinsheikh8269
@husseinsheikh8269 9 часов назад
@husseinsheikh8269
@husseinsheikh8269 9 часов назад
Masha allaah
@habibahashi2575
@habibahashi2575 7 часов назад
Maku soo noqotay fahamkaadi liitay
@CabdilahiCabdiqafar
@CabdilahiCabdiqafar 9 часов назад
shiicadu waa gaal
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h 9 часов назад
Fikirka xun ee shiicada dadka ma'apbli karaan markaa diinta yaan lagaa iibsan.
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h 9 часов назад
Beenaale wuxu faafiyaa meesha waxaan ool
@Axmed-h2h
@Axmed-h2h 9 часов назад
Nin caa'isha iyo camar caayayaa islaamka waxba uma tarayo lkn waa duminayaa islaamka.
@AliSamatar-ht9sm
@AliSamatar-ht9sm 10 часов назад
Qumayadda.ku.qaaday.mar.hore.ayeey.ku.qaaday.adigana.waxaa.lagu.qaadayafkaa.ur.markasta.been.ayuu.wadaa
@boolocadey4661
@boolocadey4661 11 часов назад
KISHKI ISKA KIBIR INTAAD ILAAHAAY LA KULMAYSID BINI'AADAM IS TUSKIISA HA KU ANFACO MAALINTAAS BAAD JEESJEESKA DIINTA ALLE AAD KU JEESJEESAYSID SHIICO HAKU ANFACDO JAAHILIINTANA U KHUDBEE. ILAAHAAY HAKUSOO HANUUNSHO HADII KALENA ILAAHAAY HANAKAA DHAAFIYO QOF CAQIIDADIISU SAXAN TAHAY KUMABA DHAGAYSAN KARO.
@ahlulxadiis8835
@ahlulxadiis8835 11 часов назад
يالها ما أكثر الزنادقة
@ahlulxadiis8835
@ahlulxadiis8835 11 часов назад
af sheydaan ayaad ku hadleysaa waxaatahy waa lagu ogaa من جن د إبليس عليه لعنة الله
@alihajiali9690
@alihajiali9690 12 часов назад
Si aan dadnimo,akhlaaq,iyo cilmi lahyn bad u hadlysaa,lkn wxd ddb socotaa fshilkii culumadu ku dhex fariisiyeen ,hada bl ddk u sheeg shiicda aad hada baratay
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 12 часов назад
Kan waa shiici, mulxid, ah oo diinlaawe. Balaayo buuweeso bogga ha kaa gasho ninyahow
@AbdiA-k9y
@AbdiA-k9y 13 часов назад
Cadawga soomaaliya waa Suufi-soomaali Iyo shiici-soomaali Waa lidiin toogan mardhow ishaAllh
@mascuudyusuf410
@mascuudyusuf410 8 часов назад
Suufi waa kuwa Somalia diinta barY ilaa gaaldii sodushy kari waydy suufi waa kan quraanka af somali kugu bilby suufi kotabdii ay qoreen azahr aya lagu bartaa shekh craxmn zaylac ayana qoray waydii masar Somalia suufi unba usoo halgantay diinta shekh xasan albasri matqaan wahaabisim qarax iyo masjid qarxin udaa
@shiinemoalin7650
@shiinemoalin7650 13 часов назад
Somaaliyeey cadaalada haka tagina shiikh shibili beentiisa mid laqarin karo maahan qof kasto waa arki karyaa oo RU-vid ka ayeey dhax taal cabdi xafiid M jamac ayaana soo bandhigay shiikhana gafkaas iyo beentaas meel ow uga towbad keenay ma arkin hadey jirtana waa jeclaan lahaay bulshada in taan arkin loo soo bandhigo ileen qofka waa gafi karyaa oo waa insaan daciif eh
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 12 часов назад
Sax wll, lakin somali bdan waa sheikh caabud iyagoo arkaya xumaantiisa iyo beenahaas uusan marna ka laaban😢😢 in Ilaahy loo siman yahy baa ka maqan, Sheikh iyo shariif toona Alle agtiis wax kuuma qaban karaan 😢😢 Sheikh ha raacine Ilaahaa raac weeye muhiimadu.
@luulmohamud
@luulmohamud 13 часов назад
Qof laguma gaaleeyo ilaa cadeyn dhab ah waafaqasan quraanka sunada N C S W Sh shiblu nin aqoon aqlaaq iyo iimaan nooga muuqdaan weeye Allah na uu jecleysiiyay dad tira badan taabacaan ku qanacsan mar kaliya eeg macnaha ku jira in Haduu Allah adoon kiisa jeclaado wuxuu u yeeraa malakul Jibriil dhahaa jeclow adoonkaa ban jeclaaday wuxu isagana o geysiiyaa malaaikta kadib jaceylkii adoonkaa waxa la soodhiga dhulka laga yaabee in aadan aqoonin inuu wax ku siiya dhaafee misana aad jelcaato mar qudha eeg bulshada sidaad ku tahay commentga yar ee laguu soo qiray un eeg hadan dan l Hadan Dan lagaa gelin wixii laguu sheegi karo laguu sheegay si toos iyo si dadba ba ma hareysid miyaa at least aduunkan ma eegeysid miyaa waxa ka socda gabagabada ah Allah yahdik
@Ahmed-i5s5r
@Ahmed-i5s5r 14 часов назад
Aadigu sodigii Christianityga amaani jiray
@hamdicabdi8535
@hamdicabdi8535 14 часов назад
YAAHUU ILEYN SHIICI BAAD AHAYD 'SHARKAAGA ALLAAH HA NAGA XIJAABO .
@rabile6352
@rabile6352 12 часов назад
War ninkaan wuu fashilmay shiico miyuu maanta amaanaya waa warey