Тёмный

Radinta Beenaha Xassaan xuseen|| 1aad By Sheikh Jabarti 

Alfikir الفكر
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 15 тыс.
50% 1

‪@ibnucumar1‬ ‪@imamshaficimedia‬ ‪@UNIVERSALSOMALITV‬ ‪@Salafmedia‬
Radinta beenta Xasaan Xuseen|| (1aad)
الرد على أكاذيب حسان حسين
: Sheikh Mohammed Ali Jabarti
Telegram:t.me/alfikir
RU-vid: / @alfikir1412

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 176   
@user-tj6wh7ud6j
@user-tj6wh7ud6j 4 месяца назад
Soomaaliyeey ninkan dilkiisa iyo dhiigiisa Alaah ha loogu dhawaado
@abdirahmankutuble5831
@abdirahmankutuble5831 4 месяца назад
beenta daa waryaa xasaan waa mujaahid geesi ah
@user-tj6wh7ud6j
@user-tj6wh7ud6j 4 месяца назад
و الدليل الذي قدمته أنت حتى تدافع الكفري. حسان حسين أبو سلمان أصاب في هذه المسألة وإن أخطأ في غيرها
@salahyare3384
@salahyare3384 4 месяца назад
ممتاز❤❤❤
@MohamedAbdi-bs1qz
@MohamedAbdi-bs1qz 4 месяца назад
Wajigada naga qaray mahad wax ugushegti saxabada Nabiga caleyhi salatu wasalam
@user-nb2uj3uj9q
@user-nb2uj3uj9q 4 месяца назад
Sh xasaan guuleyso
@NuuradiinXuseen-vl8lp
@NuuradiinXuseen-vl8lp 3 месяца назад
mucuu Ku gulaysanayaa mabaadil
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 3 месяца назад
Anaa ka dhageystey kuwa shiica ah oo culimo iiraaniyiin ah . Ayagoo dhahaayaan waa ahlu naar asxaabtii.
@DiiniShDiini
@DiiniShDiini 4 месяца назад
Shiici barakamaleh
@aaranherbal6526
@aaranherbal6526 4 месяца назад
.waxa lagugu sheegaayo iska beriyeel adigu haddii kale hawshaadu waa adagtahay
@khalifhillowle1772
@khalifhillowle1772 4 месяца назад
Gaal geesa wawen ayatahay, waanukudileyna
@NuuradiinXuseen-vl8lp
@NuuradiinXuseen-vl8lp 3 месяца назад
maxaad kudilaysaa
@MahatbusuuriMahat-mt4rh
@MahatbusuuriMahat-mt4rh 4 месяца назад
Waan kudileynaaa runtii😊😮
@user-nb5ou4gi2y
@user-nb5ou4gi2y 4 месяца назад
Adeer xasaan waalaan dheere
@user-ii2wz5qn9e
@user-ii2wz5qn9e 4 месяца назад
Xayawaan fawqal xayawaan ninka xaaisho iyo cumar cayey miyaa la deynayaaa gaal geesa waaween ayaa thy wana lagu dilaaa us
@NuuradiinXuseen-vl8lp
@NuuradiinXuseen-vl8lp 3 месяца назад
xasaan cuseen masaxsane isaga haladilo
@khalidmohamed8138
@khalidmohamed8138 18 дней назад
Cadayn miyaad u haysaa isagoo caayaya asxaabada soo hubi ka dib waa la dili balse adigoon hubin ha iska odhan waan dilaynaa
@abdullahisiasa7861
@abdullahisiasa7861 4 месяца назад
Sheikh duktur Al calamah mufti mufakir caalim aftahan sheikhul islam xasaan xuseen Adam abu salmaan xafidahulah
@mohacadeofficial5032
@mohacadeofficial5032 4 месяца назад
Sh hasaan wa runtis gaal mushrik oo geesa weyn ayaa tahay
@faridfarid6561
@faridfarid6561 4 месяца назад
Anniguba shiico ayaan ahay gaalkacyo ayaan joogaa
@NuuradiinXuseen-vl8lp
@NuuradiinXuseen-vl8lp 3 месяца назад
shiicada iyo wahaabiyada madness masaxna
@abuujamildaud4198
@abuujamildaud4198 2 месяца назад
sax weye hala dilo ❤
@suldansadaq8393
@suldansadaq8393 4 месяца назад
Shiico iyo xassan miyaa maanta war kadhexeyaa shiico waa gaalo wana layaqaanaa soomalida maha in ay shiico tageerto midka koofida cadne waa mujrim layaqaano mardhawne waa lakala bixidoonaa.waxana ashuun ku adimidoono 1.shiico. 2. Suufiyo. 3. Wahabiyada khawanada ah . Shiicooy soomaaliya imaada ee masaajid kafurta iyo meelo lamid ah markas in niila dilo iyo in niiladhaafo aya la arkidoonaa لعنةالله عليكم
@user-ee9we1bo3e
@user-ee9we1bo3e 4 месяца назад
Argagaxisa thy waxa wadunkuna ladagi la yahy wa idinko kle oo wax dila adder wadamada horry wa la isku dhexnoolyhy gaal iyo muslimbaba mana maqlysid aya is lynaya iskda wadamda galda bal wadamada carbahs by gaalo joogta wax baro yaan maskxda lgaa guumysane jaahilyahow
@Kulanestar
@Kulanestar 4 месяца назад
Shiicada miyaa muslimin ah.?? Dadka baneystay cayda saxaabada iyo hoyoyinka musliminta Caa’isha RC iyo Xafsa RC, waa gaalo aan shaki ku jirin, dadka qaar dinta islaamka ma fahansano shiico caqidadeda ayaa ah munaafaq iyo gaalnimo
@suldansadaq8393
@suldansadaq8393 4 месяца назад
​@@user-ee9we1bo3e argagaxi sotahay war ma ahee waa la iskulanolakaraa wadanka ma ahee nin caayaya asxaabta ma isla noolaheenee adiga madadka dibadaha kunool baa thy oo gaalada ladaris ah. Eyaga allaha kabadbaasho sxb shiico waa in ladilaa
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 4 месяца назад
​@@suldansadaq8393Oo cey ma cid baa lagu dilaa.... Dil iyo cey yaa weyn hadaad diin leedahy... Hda sheekhaani cid uu caayey ma aragno ee wxn aragnaa kuwo dhiig yacabo ah oo lunsan oo uu ka digaayo.
@user-xw2do9zo8g
@user-xw2do9zo8g 4 месяца назад
Gaaal sheekh ismooday sheekhna wax kasheegaya waa yaaab
@SakariyeAli-cy1mq
@SakariyeAli-cy1mq 4 месяца назад
runti aniga ninkan ma aqaan vediyowgiisaanna wan daawaday maantaana iigu horeysa hase ahaatee waa nin iska hadlay ama careysan buu iila muuqdaa wuxuu ku celcelinayaa shiiq xassaan daliil hakeeno isagana daliil iyo cadeyn hadalkiisa uma keenin mida kale waa la kala aragti duwanan karaa buu ku leyahay ma masalo cad oo banaanka taalloo cidkasta fahmeysa baa lagu kala aragti duwanan karaa oo abubakar iyo cumar iyo hoyaden caisha ninkii caayo inuu gaal yahoo dhiigiisa banaan yahay la dilayo subxanallah waxbaa isaga qaldan runti waxa uu ku hadlay markan dhageystay waa cantarabaqash mida kale wuxuu yiri isaga iyo midka uu soo qaatayba dhiig buu baneeyay xassaan fatwadiisaa dad lagu laayay dhiiga waa la banneyn waana la daadin hadduu xaq yahay hadduusan aheynna waa laga joogsanayaa mida kale wuxu yiri afsomali qalalan buu hayaa oo shiiqu ma iska hadlayaa daliil la aan mise wax uu soo baaray oo uu adillo ucuskanayo weye wuxu ku hadlayo nimanyahow rabbi halaga cabsado shiiq xassaan waa nin caalim ahoo geesi ah oo ilahay noo soo saaray xilligan aan xurmeyno oo ixtiraamno yeynaan wax ka sheegin waxyabahan aad ka hadleysaan cidkasta garan karta ineysan sax ahayn salna laheyn shiiqa iska daaya hadaad qabsaneysaanna wax cad oo xujo lehoo meel loo raaco ku qabsada mida kale wuxu yiri shiiq xassaan ha ila doodo umaleyn maayo se inuu la murmi karo maxa yelay shiiq xassaan waa nin alle cilmi, caqli, aftahmo, iyo xaqa oo lagu dhiiradoo cidna looga heebaysan ilahay isugu daray ee ha isku taagin nio yaaku dhaho
@user-pi8kw5ir2c
@user-pi8kw5ir2c 3 месяца назад
Walahi Cadiim Adiga Nin kaa Nahaabsan Majiro oo Alle iyo Rasuulkiisa SCW Aan Aqoonin
@mohamedabdi-nu5is
@mohamedabdi-nu5is 4 месяца назад
Subhanallah,sh Hassan waxuu yiri ninki caya Abubakar iyo Cumar waa gaal adiga maxaad kuhetsata mawaxaad aminsantahay in laccayo Abubakar iyo Cumar iney sax tahay ?
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 4 месяца назад
Ceyda dadku waa denbi, lakin dilka dadku waa ehul naarnimo... Tan kale qofkii Ilaahy iyo Aakhiro beeniya ayaa gaal ah, ee gaalku maaha qofka uu Xasaan neceb yahy😂
@mohamedabdi-nu5is
@mohamedabdi-nu5is 2 месяца назад
@@fouzianuura2327 dadka lacay maaha aniga Iyo adiga waa abubakar iyo cumar marka waxad barata qofki caya asxabtii rasulka xugunkiisa maxuu yayahay culimada islamka way kahadleen diinta rayi maaha ee waa daliil iyo cadeyn
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 месяца назад
@@mohamedabdi-nu5is oo xagee Qur , aanka kaga taal ceyda saaxabada baa lugu gaaloobaa ama qofbaa lagu dili karaa... Hdey culimo tiri wey ra, yi hadleen uun ee daliil ma hayaan wll... Tan kale Cumar iyo Abuubakar cadaab iyo janno midey mudan yihiin Alle mooyee cidna ma oga... Qofkii ku been abuurta dadkaas dhinteyna Allihiis baa ka xisaabin doona, anaga nalooma dirsan waayo wxn ka mus, uul nahy nafteena oo kaliya.
@ahlulxadiis8835
@ahlulxadiis8835 4 месяца назад
Jabarti allaah haku soo hanuuniyo
@NuuradiinXuseen-vl8lp
@NuuradiinXuseen-vl8lp 3 месяца назад
waarune shiicada iyo wahaabiyadavallh hahanuuniyi
@user-ri5qu7zl4f
@user-ri5qu7zl4f 4 месяца назад
Suufiyada iyo wahaabiyada culimo waan unagana lkn shiicda iyo cidii lafikir ah gaala baan u aaminsinahay
@user-ry3eo1rf1j
@user-ry3eo1rf1j 4 месяца назад
Jadidiyo iyo qaburiyo قبحهم الله ما ذا تعتقدون من سب أصحاب رسول الله صلى الله عليه وسلم؟؟؟؟؟؟
@cabdinasir8591
@cabdinasir8591 4 месяца назад
SADAQA SHEEKH XASAAN
@AxmedsheekhAxmedsheekh
@AxmedsheekhAxmedsheekh 4 месяца назад
Abibakar,Din.ma.aha.cumar,din ma aha umadi cumar manihin,waxan nunahay umadu,maxamad,banunahay
@user-tb9lq7nd3l
@user-tb9lq7nd3l 3 месяца назад
Waryaa shiicooy wax kale idinkuma heysano habaarka Abuubar binu sadiiq iyo cumar bin khidhaab iyo cusmaan bin cafaan in habaartaan ayaanu ognahay shiicoy.
@cabdinasir8591
@cabdinasir8591 4 месяца назад
WAAR SHEEKH XASAAN MA GAADHAYSIDE 1992DII BAA KA YAQAANEE, AD8GAA JAAHILA QABYAALAYSTE AH
@user-cp7mi7te3j
@user-cp7mi7te3j 3 месяца назад
SHEEKH JABARTI CID DILAYSAANA MA JIRTO WAA SAX KAN XASAAN WAA QALDAN YAHAY
@FasdumoMaxamuud-me3du
@FasdumoMaxamuud-me3du 4 месяца назад
Shiicado waa takfiir sobobtoo ah waxay gaalisiiyaan caysha iyo abiibakor labadaasina waa labaduu jeclaa waaye
@user-ct9dd8tb7e
@user-ct9dd8tb7e 4 месяца назад
Asc shèkh jabarti fadlan dadka noocaas ah . ha la fadwoon hana la doodin waayo anaka macalinbaad noo tahay waananu kaala hanweynahay inaad nin sawaaxili guriga u dhaqa aad la doodo mahadsanid
@XassanslxXassanslx
@XassanslxXassanslx 4 месяца назад
Alle ku wabay ma kanbaa kuu caalim ah😅😅😅
@mohamedalpha1644
@mohamedalpha1644 25 дней назад
Shiikh waad sxantahay wahaabiyada ayaa ah qofki ka argti iyo fikir duwan inay gaalsysiyaan una fatwoodan kuwo ay kushubrrn fikirka argagaxisnimada horta shiico iyo suufi wahaabi slafi jadiidi allahi ku aburtay noqon kumu dhihin waxaba indhahga hayska Soo ridina somaliyeey diintada baro yaan cid lagu nacsiin adigo Soo badhin diintada iyo caqiidada ay aminsayihin Waa sax qof walabo Muslim ah Inu firqa lugta laglo ileen maba jirto wado uu UGA badbaadi karo oo diinkeni Aya kooxa koxaysiga ah cidi u ku qanco saxnaanto ayuu racaya Marka inta KASO gudbo Kuwa dhaha iygo indho beelnimo kusugan shiicada ayaa azxabta aflagdayna inaad hadalkas aad xaqiijiso aflagadad azxbata akhiro cidii azxbata nacladay kuwii shuhadada diinka inaso gaadhisayey iyago iyo allh ayaa is og maalinka akhiro kala xisaab tamaya Mida kleh aan ku sheego Ma been baa in dulmi loo gaystay oo la quudhsaday munafiqiintu ilaa waqtigi nabiga ayey Jiri jirtay waana kuwo kooxo moxaysanya diinka allah AALU-BEYTKA. Xuseen bin Cali (RC) waa faricii xabiibkeenna (CSW), cid naga xigsan kartana ma jirto, waan sax in ln la sheego kuwii quudhsaday dulmiyey ila maalinka yomul qiyaame ee sida xaqdarada udilay u xasuqey iyago ka fata maroorsnaya xukunka islaamka Macaawiye kow kayahay caqliga isku yeela oo ka fogaada kamid ahaan shaha koox diimeed gaar ah. Aniga shiica miihi oo guri muslim, sunna, shaaficiya ah ayaan kusoo barbaaray, kamana tirsani koox gaar, salaf walaa suufi waxay rabaan ha noqdeen. Marka xuseen bin Cali (RC) waxad intaas umarysa been ah ma Inu Kaa xigsnayo Miya Maya saas maha . Anigaba waan ka murgooda dhibka loo geystay awlaaddii Rasuul Muxammad ( SCW) waana xusaa sanad walbo, waana lacnadaa kuwii dhibkaas geystay. 😢 Afeef Reebasho waa inad yelata wax nacayb ah ama xumaan gaar ah uma qabo shiicada, laakiin bari ayaan ka ahay feker diimeeyada kala duwan iyo kooxeysig kala duwan ee shiicada iyo sunnada la dagtay, keentayna in midnimadii muslimiinta meesha ka baxdo.
@abdulsuleiman4279
@abdulsuleiman4279 2 месяца назад
Asalamu Aleykum sheekh. Gormadqadatey shiicada? Ainga waxan kula kulmey shiicada Bohra dalka india. Imam ayay leeyhii. Dhamaatood wixii rag ahi garbay wada leyihiin rag oo dhan taasi o ah sunadi rasulka Haweenkoda oo dhan way xijaban yihiin waxan arkey iney shanti salodood toos u tuknayaan marka walaalayaalshiicadu wa firqoyin badan ee yan lagu halagsamin. Tusaale kale ni. N
@Aadan_ciise
@Aadan_ciise 24 дня назад
Ok hal ogsoonaaw qofkii saxaabi saxaabada kamid ah wax kasheego waa kaafir,dilkiisa wuu banaan yahay,arinkaan hadaan daliil ukeynin xitaa wn ku saxanahay in lagaaleysiiyo,sababto ah saxaabi in lacaayo wax loo dulqaadan karo ma aha, Saxaabada isnot easy,❤❤❤ Yaan lacaayin si guud ayaan uhadlayaaa,kadhaafa ceyda,❤❤❤
@dualeibrahim4033
@dualeibrahim4033 4 месяца назад
Hhhhhh maanta mawaxaad micin biday abdirahmaan dheere 😅 yaa majuusi
@SheikhMohamed.
@SheikhMohamed. 3 месяца назад
كذب الرافضي و صدق الشيخ حسان حفظه الله ورعاه.
@aaranherbal6526
@aaranherbal6526 4 месяца назад
Caaisha radiyallaahu canhaa haddaad wax kasheegtay qoff diin leh maahid is bariyeel hadalka habadine
@AmirAli-tt1zv
@AmirAli-tt1zv 4 месяца назад
Hadaan ku arkilahaa anaaba ku dili lahaa dulliyohow shiicayga ahi
@DaudhssenAli
@DaudhssenAli 3 месяца назад
Niclas haku dhacdo cidi Asxabadi RASulka SCW xuman kashegta xata adiga was running dhigodu was ubananyahay wabilahi Tofiq
@farxaanismaaciil2186
@farxaanismaaciil2186 4 месяца назад
qofkalaba yeelkiise sheeco waa dil
@dualeibrahim4033
@dualeibrahim4033 4 месяца назад
Shiici afqarmuun baad tahay
@Sacadmuusse
@Sacadmuusse 4 месяца назад
Adiga wax daliil ah maadan keenin afsoomli baad latimid soomaha
@abdiabdulahi4890
@abdiabdulahi4890 3 месяца назад
Allah moye Cid wax ka qadi Karta ma jirto shiico guul insha allh
@user-jo6dd2tp6s
@user-jo6dd2tp6s 4 месяца назад
Sh xasan xusen wakusaxanyahay arinta ukahadlay haday sidu ushagay adna suuufiyoow culimada kahar
@user-ui4wl2fs7g
@user-ui4wl2fs7g 4 месяца назад
Marna xasan madhihin shacabka Somali wa galo
@hassanomar-wr3gv
@hassanomar-wr3gv 4 месяца назад
xassan waan ka soo horjeedaa lkn kan waa shiici raafidi xun Alle umadda ha dhaafiyo
@user-zy1kz6wg4x
@user-zy1kz6wg4x 4 месяца назад
Tol la"aay ma nool yahay wali?
@user-yl3qc5bl3u
@user-yl3qc5bl3u 4 месяца назад
Dalimow ookiyaalaha ween dinta hakaben sheegin lkn shekh xssan walahi wukanaxiyey hayeey dooliga
@maxamudrobleh4353
@maxamudrobleh4353 3 месяца назад
حفطك الله شيخ محمد والله ما رأيت أجهل من خلق الله حسان
@Mohamedelmiabdoulah
@Mohamedelmiabdoulah 4 месяца назад
Sheekh adu mawaxad daliil uu donneysa shiico ineyna galo aheyn
@ciisaciisa4562
@ciisaciisa4562 4 месяца назад
😅😅😅😅😅😅😅 weligey sidan maanta u qoslay اتحداه هههههه kulaha
@abdihashi9863
@abdihashi9863 3 месяца назад
Waa shiici ee lasocda oo iska jira
@dualeibrahim4033
@dualeibrahim4033 4 месяца назад
Kadaab meqajeer buutqgay sanadkaan gudihiisa gaarisa?
@nuurmohamed5195
@nuurmohamed5195 3 месяца назад
Dadka mersha fadhiyo horey ayuu ugu sheegey way og yihiin sidaan umaleynaayo
@user-xf1gj9gf1t
@user-xf1gj9gf1t 3 месяца назад
Naniga kusali please
@user-ri5qu7zl4f
@user-ri5qu7zl4f 4 месяца назад
War gaalkan halla toogto
@asiaahmed5380
@asiaahmed5380 3 месяца назад
Idinka iyo yuhuudu walaalo ayaa tihiin
@user-cw6er6nm2q
@user-cw6er6nm2q 4 месяца назад
Wahaabiyo diitii wayka been sheegeen islaamkana wayka been sheegaan makaa waamunaafaqiin waana cadowgaislaamka iyo dinta marna wax sax ah masheegaan halayka ilaaliyo
@diktorzaki1076
@diktorzaki1076 4 месяца назад
Ma shiicaa tahay adiga?
@MuuminoKhaliif
@MuuminoKhaliif 4 месяца назад
Adiga waxan afsomali ahayn nooma aadan sheegin Yaa miskiin shiicaad tihiin Abu bakar iyo cumar rc waad caysaan maxad kaloo inoo sheegi
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 2 месяца назад
Waa gaalkii geesaweynaha ahaa Ee shiikh xasan noo sheegayey !!.
@zamzamsaeed4856
@zamzamsaeed4856 3 месяца назад
Waa runtiis shiikha cidii cayda umu caaisha iyo abuu bakar waa la dilayaaa adiga xataaa waa lagu dilayaaa hadaad beenta joojin waydo wadaad xumow yahayow
@KhairehElmi
@KhairehElmi 4 месяца назад
Mxaad ko hadlysaa?
@ayaanlecabdiraxman3568
@ayaanlecabdiraxman3568 21 день назад
3 sedexdan wadaad waxaa ugu gaalsan kan shiiciga ah oo meela kama soo gasho isllaamka shiico waa gaal shiicadu run buu sheegay shiicadu waa yahuud
@AxmedsheekhAxmedsheekh
@AxmedsheekhAxmedsheekh 4 месяца назад
noLow shekh,maxamad,ànigu shican ahay sidan,shkh farax iyo wahabigi dodayay sidan udhagaystayba sunimaihi
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 4 месяца назад
Tuug beenlow ah ayaad tahay, gaal ah, balaayo buuweeso bogga ha kaa gasho shiici majuusi ah baad tahay jabartiiyow.
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o 2 месяца назад
Waa huuhaa waxaad heysaan dhamaantiin. Muslimka waa mid wixii kala saarayo ama firqeeynayo iyagaa qaldan islaam aan aheyn
@muminhagar5038
@muminhagar5038 3 месяца назад
Hadaaad Ceysay Dil ayaa tahay Dalil Uma Rabno ninki caayo ascaabtii R C s w Ninkii Caaayo dalii lama. Sugeyno
@axmedeymaxamuud4694
@axmedeymaxamuud4694 4 месяца назад
Haa taasi waa dhab waa in adduunka lagu dhaafiyo marba hadii aad shiica tahay Gaalka ayaa ku dhaama
@ahlulxadiis8835
@ahlulxadiis8835 4 месяца назад
Muslim matihid
@Eeboh1
@Eeboh1 4 месяца назад
Asc. Walaalayaal. NAHAABIYO waxba hakala gurin. WAA indhoolayaal jahlul MUQADUS U NHANIINSAN WALAAL JABARTOW KUWANI WEY JABEEN ISKA SAMIR
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 4 месяца назад
Yaa jabiyey Ma shiicada Yuhuuda ah
@AbdurahmanAhmedMahat
@AbdurahmanAhmedMahat День назад
Sheikh xasan wuxuu yiri ninkii abubakar iyo caisho wax kasheego Waa gaal hala dilo waana runtii qofkii wax kasheego saxaabada waa gaal
@AbdikarimAbdi-xk5nc
@AbdikarimAbdi-xk5nc 4 месяца назад
Meshada joga
@user-cp7mi7te3j
@user-cp7mi7te3j 2 месяца назад
MUSLIMKA UGU SAXSANI WAA SHIICADA SUNIGU WAA GAALO RAACYO WELIGOOD TALO ISKU RAACI KARIN MID WALIBA AYUU GAALADA U BASAASAA ARAG KOLKUU DALIIL WAAYAY AYUU LEEYAHAY DILA WAA GAAL XITAA GAALKA DIINTEENU ISKA MA DISHO
@asiaahmed5380
@asiaahmed5380 3 месяца назад
Alla yaa ikaa tusa daalimyahaw
@suhaipabdi4481
@suhaipabdi4481 2 месяца назад
Oo kaaly tuqyadii bad isticmaalysaaye mrba mesha aad joogo isku eekaysiidi weyaan wanu fahanee iska daa
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 4 месяца назад
Shiicangan carabkiisa dhaxag alaha kadhigo
@Maxdheg
@Maxdheg 2 месяца назад
Aftahan ma tihid cabdiraxmaan dheere (dhiigooda lagu laayey)
@dr-muhyidinyakubabdullah1291
@dr-muhyidinyakubabdullah1291 4 месяца назад
😂😂😂😂😂😂😂😂 kuwaan shiicada ah umada halaga qabto
@FasdumoMaxamuud-me3du
@FasdumoMaxamuud-me3du 4 месяца назад
Waryee af macaanida iska dhaaf gaal shiiciya maxaa kuu geeyay abiibakor iyo caysha
@user-fq7qy1ir2d
@user-fq7qy1ir2d 4 месяца назад
Shekh adiguba afsoomaali unbaad wadaaye away daliilkii
@AmirAli-tt1zv
@AmirAli-tt1zv 4 месяца назад
Tag tuuugyohow 100 jeer baa xasaan ku dhaamaaa e xayawaaan fowqal xayawaaaaaan
@cabdiaskarbuulle4887
@cabdiaskarbuulle4887 4 месяца назад
Walee in la dhaafi doonin jabarti iyo shiico seefta islaamka ayaa jari doonta hadeey towbad keenin hadheeraata hadhawaatee
@CabdiraxmanMaxamed-se6py
@CabdiraxmanMaxamed-se6py 3 месяца назад
@alinormohamed8315
@alinormohamed8315 4 месяца назад
Adiga raafidiyoow diinkaagi meeqaad kugadatay?!
@Maxdheg
@Maxdheg 2 месяца назад
Ninka caa'isha ama abii bakar ama cumar ama saxaabadii kale caayo waa gaaal annagaaa ku leh
@cebloguuled6800
@cebloguuled6800 2 месяца назад
Xassan asagu so kenya majogow oo madax weynihiso iyo dadka rer kenya maa muslimiina waxa horfadhiiyo waxalo may dhahan war dadkan aan lanolnahay sow galo mahan oo hadan nahay anago dhuuso badaan somali waa laxaya waneyay
@shafi-aljafari
@shafi-aljafari 4 месяца назад
Waa jaahil xasaan majaajilayste ah dadka uu sheekha u yahay ayaa ba,ay.
@mohacadeofficial5032
@mohacadeofficial5032 4 месяца назад
Adiga gaal ayaa tahay nacaladyahey
@shafi-aljafari
@shafi-aljafari 4 месяца назад
@@mohacadeofficial5032 Kuwa juhalada ah ee uu xasaan jaahil soo tababaray inaad tahay way kaa muuqata.
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 4 месяца назад
ما رايك في كتاب الهالك النوري الطبرسي: فصل الخطاب في اثبات تحريف كتاب رب الارباب ؟ يا شيعي مجوسي جبرتي
@Salaam.media-1234_
@Salaam.media-1234_ 4 месяца назад
War isdiyaari ama meesha ka carar oo tahraan aad 😅
@Mohamedelmiabdoulah
@Mohamedelmiabdoulah 4 месяца назад
Mujirimbatahay
@dhurwaalechannel6137
@dhurwaalechannel6137 2 месяца назад
Sheekh xasan hay dambeeyo e warkaa lagaa sheegay majirtaa mise majiro
@abdallahassan4127
@abdallahassan4127 4 месяца назад
inlagu dilo waasax
@user-ui4wl2fs7g
@user-ui4wl2fs7g 4 месяца назад
Shicada galnimda fafineyso wa ina umada LGA qabto
@CabeyCade-nd2sf
@CabeyCade-nd2sf 3 месяца назад
Hassan gar iyo gardahob wa kufar taganahay Lasoco
@yussufabdi6774
@yussufabdi6774 4 месяца назад
Muxuyah
@bmohamed9169
@bmohamed9169 2 месяца назад
Gaal baa tahay waadna aaminsantahay in saxaabdii gaalo yihiin umunaa caaisho zaamiyad tahay shiico culimadeeda iyo manhajkeeda qaba adna waad is qarin oo ruqya ayasd is ticmaali banaanka maad is keentid shiico waa gaalo. Xasaan ma jecli mana taageero laakiin dilkaaga inuu amray waa ku saxanyahay.
@user-cp7mi7te3j
@user-cp7mi7te3j 2 месяца назад
Xasanoow daliil keen sh maxamed Cali Jabari waa saxan yahay wahaabiya waxaysan hubin ayay umadii ku dhameeyeen
@asagure7593
@asagure7593 4 месяца назад
SXB DAC WEEY
@cabdiaskarbuulle4887
@cabdiaskarbuulle4887 4 месяца назад
Cidii cumar iyo abubakar rc caaya waa munaafaq aan diin laheen
@user-xf1gj9gf1t
@user-xf1gj9gf1t 3 месяца назад
Shiico islaam maaha full stop
@Maxdheg
@Maxdheg 2 месяца назад
Shiicadu way caydaa wanna runtime sh xassaan
@qanaatuqurtubah
@qanaatuqurtubah 4 месяца назад
كذبت أيها الكاذب Dacaska Sh. Xassaan xitaa ma gaartid shaqsiyaddiisa & Diinkiisa iskaba dhaafe
@farahahmed9555
@farahahmed9555 4 месяца назад
Ninkaan hadaan hada la qaban diinta somalida meel fog baa laga dooni
@XassanslxXassanslx
@XassanslxXassanslx 4 месяца назад
​@abdiibrahim9175balan baanu ku qaadnay ninkaas inaad dadka ka qabano gooray noqotoba
Далее
Starman🫡
00:18
Просмотров 11 млн
Cabdulfataax Usuuli wuxuu qiray in uu Cabudo Awliyada!
36:53
Ma Ogtahay (8) by Sheikh mohamed Ali Al-Jabarti
25:07