Тёмный
Faysal Fifa
Faysal Fifa
Faysal Fifa
Подписаться
Комментарии
@saidamohamed8097
@saidamohamed8097 5 минут назад
Soomaali meel ay joogtaba cadaalad laga waa ee midnimo iyo diinteena macaan oo lagu dhaqmo aa loo baahanyahay
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 22 минуты назад
Beesha dhexe way Edeb daran tahay ,o way diideen in dheriga gacanta la wada geliyo.
@abdirahmanhussein6230
@abdirahmanhussein6230 30 минут назад
cabaad badanaa waar oradoo dadkaaga u tag
@Zakariya0070
@Zakariya0070 2 минуты назад
Haduu dadkiisa aado ma Somaliland ayaa jireyso 😆 aqli xumaa isaqu
@mahamoudfolcad6888
@mahamoudfolcad6888 30 минут назад
Mudane maydhane ❤✋
@kmk8633
@kmk8633 42 минуты назад
Waxwalba cashura xita oxygen ta aynu qadanyno 😮😮
@abdit8270
@abdit8270 44 минуты назад
Waa shaqo aad u wanaagsan oo ajar iyo xasanaadba leh. Good jobb.
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 54 минуты назад
Idoor waa uqdad socota oo 34 lafo sita e ma dadka uqdadda la ooyaya ayaad cadaalad ka sugaysaan? Marka xabad afka laga galiyo ayay wax gartaan kkkll E xabad afka ka galiya sidii Hartiga. Waxba lalama yeelankaro qof ciilan e Reer Awdaloow marka dariiqii xaqa ahaa.
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 Час назад
Cunsuuri cunsuuri dhalay oo cuqdadaaysan 😂
@hassanahmed6760
@hassanahmed6760 55 минут назад
Cunsuri wxu kunoqday inad Adiga kaliya noolato miya?
@jamaalxuseen4518
@jamaalxuseen4518 45 минут назад
@@hassanahmed6760 maxa kaa maqan bal noo sheeg adigu
@jiidhe1970
@jiidhe1970 15 минут назад
Ma muuse biixi?
@ahmedgurayport9736
@ahmedgurayport9736 Час назад
Idoor waa laangaab, here is the Proof, Waqooyi galbeed from Wajale to Berbera 35% waa Gadabursi iyo 15% oo somali kale ah, 15% kale Ethiopian iyo ajaanib kale, togdheer 30% waa Dhulmahante (buhodle). Laangaab hadal badni bay nagu qabsadeen. way dhamaatay
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw Час назад
Xildhibaanada SAMAROON war maanta SOMALIA 🇸🇴❤ uhiiliya oo haka qayb qaadanina Kala go'a iyo iibinta Bada.
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr Час назад
XIDHIBAN MAYDHANE WAA CUNSURI KALA FOGEEYA UMADA SOMALI LAND
@user-wx9ji2vr9c
@user-wx9ji2vr9c 28 минут назад
Hooyadaba cunsiriya qaracyhw wax somlilnd ladhohna majirto idinka cunsuriyiina o warabayala
@jiidhe1970
@jiidhe1970 12 минут назад
Isxaaq idinkaa cunsuriin ah
@MurtidaTv
@MurtidaTv Час назад
Sheekhii ku cadeeye wuxu noqday nin u adeega muuse acuudu bilaah
@user-fd3io4qr5j
@user-fd3io4qr5j Час назад
بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته وبعد Wada lahaanshuhu maaha meesha aan doono ayaan ku Xaarayaa…..Wax waliba edaab ayey u baahanyihiin لا أحد فوق القانون لتحقيق مبدأ "لا أحد فوق القانون" الذي هو من أركان دولة الحق والمواطنة، جاء رفع الحصانة كإجراء ضامن لإنفاذ العدالة وضمان المساواة، فالحصانة امتياز يتمتع به الشخص ليس لذاته وإنما للمهام المنوطة به، وبالتالي فهي لا تعني امتيازا مطلقا. ففي حال ارتكاب صاحب الحصانة جريمة أو جنحة تتعلق بالحق العام فإن العدالة تسري عليه ولكن وفق ضوابط معينة. وتتباين التشريعات المحلية بخصوص إجراءات رفع الحصانة، وإن كانت تتفق في جوهرها على تأكيد حرمة صاحب الحصانة من جهة، وتحقيق العدالة في إخضاع كل المواطنين لها من جهة ثانية. Waa Khayran katiiran
@OmarAhmed-fg7kc
@OmarAhmed-fg7kc Час назад
Runtu sabankan hada lajogo qadha dhaa xaq weye biyakama dhibcaana waxa kasobaxaya xildhiban
@user-gb5fo2jo5x
@user-gb5fo2jo5x Час назад
Xildhibaanka wuu cadifadaysanyahay
@siciiddauud
@siciiddauud 2 часа назад
habar awal jeegan la'aanted waxba gabooye ka badan kk
@ibra8409
@ibra8409 2 часа назад
hadii isaaq qaran tahay oromia waa dowlada ka mid ah ethiopia ❤
@user-yi2dx6yv3n
@user-yi2dx6yv3n 2 часа назад
Huuno waxan waa laysaga danbeyne nacasnimada jooji
@Innamadar
@Innamadar 2 часа назад
Ayda waa ina magalad laga saaraa, lama arag ey cid aanay lahayn oo malooyinka aduunka yaacay.
@Jibriil571
@Jibriil571 3 часа назад
Ruwaayada kulmiye dadka ku mashquuliyo, taarikh xumada kulmiye ayay ina tusaysaa !!
@IbrahimAhmed-kf3lv
@IbrahimAhmed-kf3lv 3 часа назад
Waa abu hureyerihi Hargeysa. ILLAHAY miisanka xassanaadka ha kuu saaro. iilan meysid if iyo sakhirin toona insha’Allah.
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 3 часа назад
Soomaalidu guud ahaan waa dad cawaan ah, uma naxariistaan xayawaanka. Bisad, shimbir ama noole kale hadduu arko Soomaaligu dhagax buu saarayaa. Maqaaxiyaha Hargaysa haddaad ka qadaynayso, ka fadhiyi kari maysid bisado beerka iyo boggu isku dhegay gaajo awgeed oo niiscda haya. Qofkay u soo dhowaadaanba afka ayuu ka laadayaa. Ka hudheelka lihi waxyar inuu siiyo qalbigiisa ku soo dhici mayso, ILLEEN WAA SOOMAALIYE!!!!
@AliHassan-gp3xk
@AliHassan-gp3xk 11 часов назад
Magaalada bilic xumo ayey ku haysan magaalada aydani aadna way ugu tarmeen magaalada
@muhammad_basbaasabib7568
@muhammad_basbaasabib7568 13 часов назад
That man is ehlu Janno 🙏
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 14 часов назад
Ninka Lebiska Blue gaa sitaweeye👍🏾✊🏾
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 14 часов назад
Warninyohow Ninkaas 🧢 ka Sitaa Somaliland Kaalinkastu Ugalaya . . Warninka Tubaxa Sita . Muwaadin Taariikhadad Kutaal waxqabadkaaguna Ismuuji ❤🤍💚
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 14 часов назад
Wow 👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 14 часов назад
Idan Alle Hore Usoco Somaliland ♥️🤍💚
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 14 часов назад
Thanks FIFA
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 15 часов назад
Somaliland Aduunkii Oodhanbay Iskuxidhay ..Qarbi to Qarbi
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el
@MahamudMohamedhagimuse-gv6el 15 часов назад
Xildh Guruuje laandheere banandegay libaax. ++xigmad
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 15 часов назад
Xarunta dhaqanka ciyaarta iyo dhaqanbiiska halagadaayo.
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h 15 часов назад
Waar xarunta dhaqanka beenta inooga fogeeya,
@abobasement346
@abobasement346 15 часов назад
Mah fusuq bah lagu fanah kkk ilahay idin dulay
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 14 часов назад
Habaarkajooji Inagu Kuweenaynu Uxijaabi lakin qoflaguma Raafi Karo
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 16 часов назад
Xninkan jamac muse wadanka dhaqan xumo ayuu ka wadaa naagahan qaawan xataa madaxa xidha kuma odhan kareee Maxaa wadan ka looga joojin waayay waxan dhaqan ka xun
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 14 часов назад
Walaal Muslimnimadeenay Inagu Sharfaane Kooda Anku Sharafno fadlan
@nuradinaahmed5292
@nuradinaahmed5292 16 часов назад
Weriye muxuu u sixi waayeyey markuu ninku martitada marooko ee bariga afrika wadanku Tunisia weriyaha leftist a ayaa tababar u baahan
@AyaanWaano
@AyaanWaano 16 часов назад
Guuuuuuul somaliland geeeeesi
@AliMANur-iw5kr
@AliMANur-iw5kr 18 часов назад
Book faayar?
@_faatax
@_faatax 18 часов назад
Warbaahinta wanaagsan faysal waan kuugu mahadnaqayaa barnaamijka wanaagsan ee aad adiga samatar iska waraysateen
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 19 часов назад
Allaha akbar ❤
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 19 часов назад
Mansha Allah tabarikalah Allah ha ka abalamayiyo miskine xasanadaka Allah ha ku saro shaqo fican ayad wada Allah ha ku barakeyo amina amina amina yaa rabi kuwa kula yabaye ciqile malaha hore usoco Allah ha ku barakeyo amina amina amina yaa rabi
@user-jv5ql8fk2l
@user-jv5ql8fk2l 22 часа назад
Soomaaliland GUUL 💚🤍❤️
@maxkamadasare2067
@maxkamadasare2067 День назад
inantan juweeriye mah kuwa kuwa wareega ka soo heesa jabuti iyo kenya xamar mah waa inan dhulkeeda ku ege ilaahey wax ku siyay maansha laah
@ConfusedCabin-st5fc
@ConfusedCabin-st5fc День назад
hayay qaran baankuu aqaanaa
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 День назад
MAYARKA MOOGE WAA IN UU WAX KA QABTAA
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 День назад
ILAAHAY JANADA HA KUUGU BADALO
@AlyAmyr-s1c
@AlyAmyr-s1c День назад
Hooyada was ina Dhilo, Maxamed Kaahin kabihiisa ma gadhaysid eh afka xidho ina dhilo talo ma hayside. Kalab ilma kalab
@CrAbukar-fc8yb
@CrAbukar-fc8yb День назад
M.a
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 День назад
Masha Allah shaqo fcn hy
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq День назад
ارحموا من فى الأرض يرحمكم من في السماء Waa lahubaa inaad ku badhaadhayso dad iyo duunaba