Тёмный

Maxaad ka taqaan Samafalaha Hargeysa 20 kii sanno ee ugu dambeeyay ku quudinayay Eyda iyo Bisadaha 

Faysal Fifa
Подписаться 77 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 45   
@Yaabkayaabkii
@Yaabkayaabkii Месяц назад
Ilaahay misaanka xasanaadka ha usaaro.
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 Месяц назад
❤😂🎉😢😅😮😊 fyi uuujk
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Месяц назад
Waa Ehlu janno ninkaasi
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 Месяц назад
ILAAHAY JANADA HA KUUGU BADALO
@_faatax
@_faatax Месяц назад
Warbaahinta wanaagsan faysal waan kuugu mahadnaqayaa barnaamijka wanaagsan ee aad adiga samatar iska waraysateen
@sulekhasaid2891
@sulekhasaid2891 Месяц назад
Mansha Allah tabarikalah Allah ha ka abalamayiyo miskine xasanadaka Allah ha ku saro shaqo fican ayad wada Allah ha ku barakeyo amina amina amina yaa rabi kuwa kula yabaye ciqile malaha hore usoco Allah ha ku barakeyo amina amina amina yaa rabi
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Месяц назад
Cajab Waa markii ugu horeyesey ee Dalka Hooyo Ama dalkaloo Islam ah Aanku Arko Amuurtanoo kale Samatar Allah Ajar iyo Xasanaad hakaa Siiyo War
@IbrahimAhmed-kf3lv
@IbrahimAhmed-kf3lv Месяц назад
Waa abu hureyerihi Hargeysa. ILLAHAY miisanka xassanaadka ha kuu saaro. iilan meysid if iyo sakhirin toona insha’Allah.
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Месяц назад
War Tolkay Duriyada Allah Ayaan idin ku Dhaarshee Igu Salaama Ninkaa Samatar Waxu Dahab ka helay meel Aan Cidika Deyedeyis Allah hakuu Barakeyo Tolow gaadhsiiya qoraalka Samatar Abwanad B Deeqa gabadh Sanaag oo ku nool Ingiriiska Samatar Waa Muwaadin Yaable Mawola hoow u gargaaro idiinka iyo Aakhiroba Masha Allah
@husseinaliabdillahi4279
@husseinaliabdillahi4279 Месяц назад
Masha allah samatar waxad tahay ehlu jano insha allah khayrbadanban n ku rajaynaya nin sharaf illahay ku ag leh ayad tahay bani aadam waxba ma sheegayane
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq Месяц назад
Maashaa Allaah war anigaa suuq u hayo. Chiniiska iyo Krteayanka ayaan ka iibineynaa. Wixii Hanti ka soo baxdana waxaa lagu quudanaya NAAFADII. MUUSE BIIXI DABKA KU SHUBAY iyo Duudkii iyo Duriyadii agoonta Hargeysa
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 Месяц назад
Wll Eeydu dadkay cunaysaa walhi 😢
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r Месяц назад
Siilkii hooyadaa ee Malaxdu gashay ee dheecaanku galay eed wasi jirtay adigu habeenkii intaad daroogo siiso ayaa lagu dawayna yaa ma muusaa cid dabsaaray faqash yahay faqshtu dhashay
@AbdiYare-ff7xw
@AbdiYare-ff7xw Месяц назад
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤illahay dadka klena sida naxaristo qalbiga haw geliyo
@musaali-dk8cq
@musaali-dk8cq Месяц назад
Ilaahay haku barkeeyo oo khayr hakuugu beddelo camalka wanaagsan.
@AbdirahmanAyanle-mf8yj
@AbdirahmanAyanle-mf8yj Месяц назад
Masha Allah shaqo banaan oo ajar-badani Ku jiro oo Insha qarsoonayd ayaa Allah waafajiyay.khayr baan idiin rajeyn
@abdit8270
@abdit8270 Месяц назад
Waa shaqo aad u wanaagsan oo ajar iyo xasanaadba leh. Good jobb.
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 Месяц назад
Allaha akbar ❤
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 Месяц назад
❤masha aallaah aalle miisaanka hakugudaro❤
@faizaibrahim4850
@faizaibrahim4850 Месяц назад
Mashallah may Allah bless him and reword him for the good work he is doing by taking care of those poor animal's 🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿❤❤❤❤❤👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq Месяц назад
ارحموا من فى الأرض يرحمكم من في السماء Waa lahubaa inaad ku badhaadhayso dad iyo duunaba
@BulloHassan-xg4xr
@BulloHassan-xg4xr Месяц назад
Duriyada Allah Yayedi Xifdiyo Qraalkaasu Waa idinku Amaano Waan Qiirooday Allah Mahadle
@user-bm8uy7ut4v
@user-bm8uy7ut4v Месяц назад
ILAAHAY WAXAAN KAGA BARYAYAA IN WUU KU FUDUDEEYO HOWSHA MUHHIMKA AH ILAAHAYHA KUGU NAXARIISTO AAKHIRO IYO IFKABA SHAQO FIICAN BAAD WADAA WALAAL HURUU SOCOO KU GUULAYSO INSH AAAALLLAAH in aay soo baxaaan dad sidadada oo kale ah oo u naxaa xayawaanka ilahay wuu inagu eegayaa in aaynu u naxariisano
@muhammad_basbaasabib7568
@muhammad_basbaasabib7568 Месяц назад
That man is ehlu Janno 🙏
@Yaabkayaabkii
@Yaabkayaabkii Месяц назад
Ninkani in NGO loo furo ayuu istaahilaa.
@CrAbukar-fc8yb
@CrAbukar-fc8yb Месяц назад
M.a
@libaanhassan8068
@libaanhassan8068 Месяц назад
Maasha Allah
@AliHassan-gp3xk
@AliHassan-gp3xk Месяц назад
Magaalada bilic xumo ayey ku haysan magaalada aydani aadna way ugu tarmeen magaalada
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Месяц назад
Masha Allah shaqo fcn hy
@Innamadar
@Innamadar Месяц назад
Ayda waa ina magalad laga saaraa, lama arag ey cid aanay lahayn oo malooyinka aduunka yaacay.
@alteso-offical4592
@alteso-offical4592 Месяц назад
Guleyso ❤❤
@husseinibrahim-y8h
@husseinibrahim-y8h Месяц назад
Waa ilbaxnimada iskoorka ah ee muuse miisaaniyada muukudaro.
@user-zi1ot6zy3r
@user-zi1ot6zy3r Месяц назад
Asalaamu calaykum inaadeer markaan arkay ficilada ay samaynayso ama aad samaysaba ku bushaarayso bushaaraysta janada waayo cidba kamay fikirin xayawaankaa waana waxa ilaahay inoogu naxariisanayo dhinac walba
@hagarman5370
@hagarman5370 Месяц назад
Ma hadaad.ey na dhaqataan
@AswanAswaneossob
@AswanAswaneossob Месяц назад
Abal kada Allah bad ka heli
@abdullahhassan2940
@abdullahhassan2940 Месяц назад
MAYARKA MOOGE WAA IN UU WAX KA QABTAA
@nourismail4114
@nourismail4114 Месяц назад
Chinese delicacies, bring in 1 Chinese company or Taiwanese would appreciate, may Allah reward you, wadani ba no baalan Gul iyo Gobonimo JSL
@qqaran9846
@qqaran9846 Месяц назад
Eyahan waa kuwi laga kenay galada waxa læraba in lgu xananeysto guryaha dadka la marin hababiyo dintoda bål labatansano eyda waxa u sinayay xagu ka kenay dadkiba gajo iyo cudur ladala dhacay waa mashruc galo uso dhibtay ninkan bål ega eyada nocoda waa eyo laga kenay dibada ladaweyo xanadi ey galada ku haysten bey haystan dadki iyo jilki yaryaraba lagu ababin in eyga lala nolado barina waxa ku xigta eyban gursaday Åbo hooyo alow nabadi
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of Месяц назад
Waar. Aamu. Doofaar. Yahaw Bilaah. Akhlaaqda. Ahi Ibna. Xaaraan. Fataal
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Месяц назад
Waar eyda sida xoolaha noqdin halaga saaro magalda ama hala eebiyo dalal iibsda jira eyda
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Месяц назад
Hunguri aabaha iimaanta la'aanta ka was ma xayawaanka la quudinayo baad ka xuntahay
@MaaslaxMaxamed31
@MaaslaxMaxamed31 Месяц назад
❤masha aallaah aalle miisaanka hakugudaro❤
Далее
БЕЛКА РОЖАЕТ?#cat
00:22
Просмотров 320 тыс.
YURUB GEENYO WARAYSI XIISO BADAN
20:11
Просмотров 220 тыс.