Тёмный
Ayub Yusuf Sakiin
Ayub Yusuf Sakiin
Ayub Yusuf Sakiin
Подписаться
Noloshu way gaabantahay qofkastana waxaa lahaboon in uu hadda fursada kafaa'ideysto, Ummadaha horumarey waxay kuhormareen qaanuuno nolosha kusaabsan oo ay si dhab ah u barteen..sidaas darteeda meeshaan waxaan kubaran doonaa wax walba oo NOLOSHEENA HORUMARIN KARA...Aynu isqabsano gacmaha si aynu GUUSHA u wadda gaarno kadibna u badbaadino ummadeena iyo dalkeena.
HILIMO!
7:56
3 года назад
BILOOW GUUSHAADA MAANTA!
0:45
4 года назад
WADADA GUUSHA: #1: DHABAR ADAYG!
13:56
4 года назад
Комментарии
@ramlaabdullahi5665
@ramlaabdullahi5665 7 часов назад
Hadaana rabin inaan miizankeyga dhimo , lkn aan ubaahanhy inaan caloosha iska jaro madama miizankeygu badneen 54 ayaan ahay, jir ahaanna sidaan ayaa iiqurxan Lkn calool iyo xulus yar ayaa igu taal inaan jaro ayaana go'aansaday Ma sameyn karaa cabitaankas ookliya inan cabo siduu macalinka sheegay oo ma iga jarmaysa Please jawaab ayaan ubaahanhy
@Leomessifuns143
@Leomessifuns143 13 часов назад
Wllhi vediogan wuhii kamid yhy video ya shoo ugu muhiim Sana nolosheyda somaro oo aan dabto wllka waha kuleyhy mahadsanid❤❤
@asmacismaan5586
@asmacismaan5586 21 час назад
Oo wllo cadadu waa mxyna
@Mohamed_Bile
@Mohamed_Bile День назад
Caawa ayaan go'aan saday inaa diet sameyo.......my wight 123 kg.... 27 jul 2024. 01:22 am .. week walba wixii update ah isla comments kan ayan reply usoo gali doona insha allah..goal kaygu waa 90 kg
@RaxmaCawil-gs3ht
@RaxmaCawil-gs3ht День назад
Mahadsanid walal
@SacdiiyoCabdiNuur
@SacdiiyoCabdiNuur День назад
Wax aya ka faide
@SacdiiyoCabdiNuur
@SacdiiyoCabdiNuur День назад
M,a
@mulkimuhammed9385
@mulkimuhammed9385 День назад
Salallahu caleyhi wasallam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@user-xg7le2im5u
@user-xg7le2im5u День назад
Maanta iigu danbaysaa i.a
@SahalDugsiiye
@SahalDugsiiye 2 дня назад
Allah aqliga ku barakeeyo
@dubaddeeqdhegacarmo1760
@dubaddeeqdhegacarmo1760 2 дня назад
Good advice 👍
@LuullAbdi
@LuullAbdi 2 дня назад
Thanks teacher
@FaadumoSaciid-yx2ji
@FaadumoSaciid-yx2ji 2 дня назад
Waan ku jeclaaday marka videogaaga arkay aalla ha ku barakeeyo
@cilmiyouz5971
@cilmiyouz5971 3 дня назад
Goan ayaan qaday caawa oo khamiista ah isha alh25/7/2024✍️
@Nasrudinise671
@Nasrudinise671 3 дня назад
Mahadsnid ustaad.
@MarwaKhadar-sf5tj
@MarwaKhadar-sf5tj 3 дня назад
Walhyi thankz
@NimcoOmar-k6c
@NimcoOmar-k6c 3 дня назад
Mahasanid naag burana ahay 😂😂😂58kilo ahay wllkeyga
@NimcoOmar-k6c
@NimcoOmar-k6c 3 дня назад
Haa wlhi 😢
@kr5995
@kr5995 4 дня назад
Kubad cagta kuyeh war dhulka halista ah bn rabnaaye kalkaaz kwrn
@umalkhayrmahdi5550
@umalkhayrmahdi5550 5 дней назад
Illahy janada haku geyO ❤😢 wll
@RahmoAshar
@RahmoAshar 5 дней назад
Liin dhanaanta fat ka weyba jartaye haku darsanin xay thy
@ShuceybcabdiCali
@ShuceybcabdiCali 5 дней назад
22 July 2024 wana balan aan qaday inan sameeyo
@IqroAbdalla-bm7wc
@IqroAbdalla-bm7wc 6 дней назад
2024 dawonya
@fartuun5586
@fartuun5586 6 дней назад
Masha allaah
@NimcoSiciid-c6w
@NimcoSiciid-c6w 6 дней назад
Mahadsanid
@user-tz5uj8vz1n
@user-tz5uj8vz1n 6 дней назад
Mahadsanid wll
@SawdaAlibile
@SawdaAlibile 6 дней назад
156k waa daawadeen 8.8k lake usaartay?
@HaniCarab-km2ez
@HaniCarab-km2ez 7 дней назад
Dadaal ka so badi❤❤
@SacdiiyoCabdiNuur
@SacdiiyoCabdiNuur 7 дней назад
M,a
@user-dl5kv2em4r
@user-dl5kv2em4r 7 дней назад
20/07/2024 malinta igu dambeyso i.a
@axmednuurcilmi4315
@axmednuurcilmi4315 7 дней назад
MACALIN WHATS,APPKAGA ISII
@Anzal222
@Anzal222 7 дней назад
Manta oo ah 20/7/2024 goaan ayaan gaaray ilaahay garab ha igu siiyo mahadsanid ustaad
@marwaanjowhar3572
@marwaanjowhar3572 7 дней назад
Thanks
@IbraahimXasancumar-i4z
@IbraahimXasancumar-i4z 8 дней назад
Hadaan soo galay caloosha inaa iskajaro Ayaan rabaa
@user-ih1qm7zy2y
@user-ih1qm7zy2y 8 дней назад
Ustaad ayuub allah haku xafido waan ku farxay aragtidaada waxaad tahay qof aan wax badan ka bartay oo aan ka faaiidey runtii Alle haka abaal mariyo wllkey qaali
@queenqaali6318
@queenqaali6318 9 дней назад
Manta o ay tariiqda tahy 18/7/2024 waxan go , aan ku garay ina aan badalo habdhaqankeyga io waxyalaha waqtiga iga dhumin jiray allah waxan ka baryaa inu igula garab galayo🤲🤲🙏
@MaxamuudSulub-f5b
@MaxamuudSulub-f5b 9 дней назад
ماشاءاللہ
@user-cabdulaahi
@user-cabdulaahi 9 дней назад
Ugu danbees wan ka istagay ❤hadana kaso kacy lakn wan ka istagay
@ubahali2846
@ubahali2846 9 дней назад
Asc, allaahummustacaan, waxaa la yiri meelaan rabay roob may igu helay, waa Arin aan raadinaayey wax badan , jazaakallaahu kheyran my brother, inshaa’allaah allaah waan ku dhaqaaqayaa natiijadana waan kula soo wadaagi doonaa inshaa’allaah.Allaha ku barakeeyo maantay waa July/19/2024. Sonkorta wiil ayaa maantay ii sheegayey siduu miisaanka isaga dhimay markuu hoojiyey.
@salmanmaxamud1128
@salmanmaxamud1128 10 дней назад
kusali nabiga scw
@ISSARASHID-s7n
@ISSARASHID-s7n 10 дней назад
Best teacher❤️
@CabdiraxmanXasn
@CabdiraxmanXasn 10 дней назад
insha allah go aan adag inaad qaadhato ku horseedayo
@ISSARASHID-s7n
@ISSARASHID-s7n 11 дней назад
Jazakalah🦻
@ISSARASHID-s7n
@ISSARASHID-s7n 11 дней назад
M,a wanjeclahay Inan noqda macalin
@ClqaadirOmar
@ClqaadirOmar 12 дней назад
Macalin ayuub meel waliba aad joogto alle ha kugu amaansado i like you thank you so much❤❤❤❤❤❤
@NuurJaamac-p5r
@NuurJaamac-p5r 12 дней назад
Macallin ayaan rabaa inan noqdo maxaa layga baahanyahay?
@BushroXasan
@BushroXasan 13 дней назад
Alxm welcome back ustaad
@user-hj7kj4wp3f
@user-hj7kj4wp3f 13 дней назад
Masha allah walaalkay ❤
@Mohas602
@Mohas602 13 дней назад
2024
@Mohas602
@Mohas602 13 дней назад
2025...