Тёмный

CAADOOYINKA MILYOON DOOLARKA AH! l FIKRAD: #27 

Ayub Yusuf Sakiin
Подписаться 309 тыс.
Просмотров 40 тыс.
50% 1

#Ayub_Sakiin
CAADOOYIN BEDELI DOONA GEBI AHAANBA NOLOSHAADA OO DHAN.
NALA SAAXIIB HALKAN KU QABO SUBSCRIBE:
/ @ayubyusufsakiin
NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
/ ayubsakiin

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 209   
@AyubYusufSakiin
@AyubYusufSakiin 4 года назад
Asalamu Alaykum Xidigaha Channelka. Caadooyinkeena waxay Xadidayaan Nolosheena oo dhan. Dooro Caadooyin Wanaagsan Waxaad Samaysanaysaa Nolol Wanaagsan. Nagula wadaaga ra'yigiina hoos, hana hilmaamin in aad LIKE saartid oona la WADAAGTID walaalahaaga kale. Sidoo kale nagala soco Page-keena Facebook:facebook.com/ayubsakiin/ Instagram-ka: instagram.com/ayubyusufsakiin/ Halkan ku dhufo si aad Channelka RU-vid-keena ugu xirnaatid Marwalba: ru-vid.com/show-UCKTUcebdt2hyIDnsOr6qfvg Mahadsanidiin!
@maankaabchannel6364
@maankaabchannel6364 4 года назад
Wacalaykum wasalaam macalim.
@gureydheere5689
@gureydheere5689 4 года назад
Asc ayuub yuusuf sakiin Waxan u baahnayn inaan helno mawduuc kusaab san Habkii dadku kumidoobi lahaa Ustaad noo tixgali codsigayag Waxaad tahay Saaxiibka guusha Fikadaadu waxay saamaysaa Qalbigeena Mahadadsanid ayuub yuusuf sakiin 👍👍
@marwamustafemustafe8143
@marwamustafemustafe8143 4 года назад
Wsc wllo
@farduuslakiofficialchannel9537
@farduuslakiofficialchannel9537 4 года назад
Asc ayub wllo waad mahadsanid lkn waxan rabaa inaad igu dhiiri galiso maalin walba go'aanban qaataa lkn markaan maalmo Ku dhaqmo waan iskaga tagaa markaa saan Ku noqonkaraa qofku dhaqma go 'aanka aan qaato
@amranaxmed8235
@amranaxmed8235 4 года назад
masha allh ustadka nolsha ayub yusuf sakiin wlhi kama dala inan dawdo video shada allh ku xafiida walalo 💞💞💞💓
@nastehohassan2490
@nastehohassan2490 4 года назад
Caadooyinka subuxii ee hormarka kuu hor seedeyso . 1: taleefankaaga iska fogeee 2: in aad maskaxdaada u deysid iney fikirto ugu yaraan 30 daqiiqo 3: inaad qorsheysid maalintaada 4:dooro hal shey oo muhiim ah hadne samee halkaas shey maalintaas . Anne waxaan kugu darayaa Insha allaah markaad subixii kacdid ku bilaaw ducada subixii الحمدلله الذي احيانا بعدما اماتنا واليه النشور Alxmdulilaah Aladii axyaanaa bacdamaa amaatanaa wa, ileyhi annushuur Rabine talo saaro Ilaahey hainaga yeeelo kuwii gaaro hadafyadooda
@ahmedabdirahman2
@ahmedabdirahman2 4 года назад
Aamiin yaa Allah
@nastehohassan2490
@nastehohassan2490 4 года назад
iiduceey waan kuuducayne thnks
@afraxxd5011
@afraxxd5011 4 года назад
Mahadsanid abyo
@amatullah1332
@amatullah1332 4 года назад
Aamiin
@sayidjaamac2409
@sayidjaamac2409 4 года назад
1: ducayso subixii markaad soo toosto alle swt xus oo u mahadnaq inuu ku siiyay maalin kale 2 : masaajidka aad intaan la aqiimin subixii tuko labadda rakcadood ee ka horeeya salaada subax sunnaha ah 3: dib haw seexan akhriso quraanka masaajidkana joog inta qoraxdu ka soo baxayso. 4 : wixii ahdaaf kuu qorshaysnayd ka dib ku xigsii , tusaale inaad buug akhrido ama casharo . Siddaa waxaad maalinta ku haysataa waxa aduunka guudkiisa saaran acmaal ka khayr badan .
@markocadey1288
@markocadey1288 4 года назад
Nabiga hadii aad jeceshahay lika isaar
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 4 года назад
Ilhay danbigaaga hadhaafee iisaar subscriber Wall Qli
@umuxanaan9612
@umuxanaan9612 4 года назад
Wlhi markasta oo caajiso ama aan kadalo hadafkayga adaaan ku dhagaysta ustad ayuub alle hamu sharfo
@alibulle7612
@alibulle7612 4 года назад
Himilooyinkeyga qaar oo aan gaaray adigaa sabab u aheyd waan kaaga mahadcelinayaa runtii sida dad badan u dhiirogelisay Alle garabkaada ha ahaado Yuusuf Sakiin.
@user-xk9po8sb2p
@user-xk9po8sb2p 4 года назад
Macalin keena ayuub yuusuf sakiin zaaxiib kayga dhabtaa hore u soco markasta aad baad u mahadsan tahay abaalkaaga ma gudi karo alle ha ku xifdiyo pro 😍😍😍😍😍
@badranuur9256
@badranuur9256 4 года назад
Maansha allah allah yaxfadak walaahi waa macalinka ugu fiican macaliminta
@xafsoigalle331
@xafsoigalle331 4 года назад
Macalin ayuub waxa thy qofka nolosha na tusay ruuntii muqaaladada wax bdn ayan ka faaiday markan racay waxan noqday qof nolosheyda ka atkaata kuna guulesata alx ustaad alle haku sharfo
@maxamedmuxumadmakaraan1802
@maxamedmuxumadmakaraan1802 4 года назад
Masha allaah waxaatahay qofkii ugu horeeyey ee ladhiiri galiyey oo soomaali ahaa
@fadumohersi2681
@fadumohersi2681 4 года назад
Aad bad umahadsantahay abdirahaman walle ayuub .guulo badan bankagaray dhiragalintada wadnakumahadsantahay
@engineernasrudiinal-khalaf4610
@engineernasrudiinal-khalaf4610 4 года назад
Ayuub walaal Like iisaaR👍💜
@cabdinasirxassan8215
@cabdinasirxassan8215 4 года назад
Ilhay danbigaaga hadhaafee iisaar subscribers Wall Qli
@hiboisman2587
@hiboisman2587 4 года назад
Waxa tahay shaqsiga kaliaya ee youtuper ee si dacada no jecel waxna nogu sheego mana nagu dhahdid like iskraub no saar hungri uma so gashid aan eheen caawi walalkaa allaha ku caawiyo hana ku xafdiyo aboowe🙏🙏🙏🙌🙌❤❤❤❤❤💐💐💐💞💕💕💕👑👑🇸🇴
@shucaybinhoo9581
@shucaybinhoo9581 4 года назад
Mansha Allah alle haku sharfo ustaad✌💓
@naciimosheikhhassan9925
@naciimosheikhhassan9925 4 года назад
Guul ku gaar wado wanaagsan, farxad iyo u dhimrinta Naftaada❤
@cabdulahijamc5769
@cabdulahijamc5769 4 года назад
Mahadsanid in badan guulayso macalin
@abdinasirahmedabdi4689
@abdinasirahmedabdi4689 4 года назад
Ustaad Waad la soo daahday. mahadsanid.
@bashiirhassanmohamed1357
@bashiirhassanmohamed1357 4 года назад
Sorry ustaad maanta waan soo daahay barnamijka wali ma fiirsan lkn inuu qaali yahay darensanhy sidaan kaaga baranay sakiin yare allaha ku xifdiyo 👍👍👍cafimad taam ah iyo guul
@sahraonline
@sahraonline 4 года назад
Mahadsanid walaalo liketa igu qabo and subscribe
@betramustaphe3571
@betramustaphe3571 Год назад
Macalin mahadzanid wxaa nagaarsiisay meeel aanan gaadhin adiga hortaaa thanks teacher
@quruxleydamuhumad287
@quruxleydamuhumad287 4 года назад
Sheikh ayub Manshaallah alo kuxifdi barakalah
@ducaysaneabdirahmaanabdila4812
@ducaysaneabdirahmaanabdila4812 4 года назад
Mahadsanid ayub jasakalaahu khayran
@sadiyowarsame3837
@sadiyowarsame3837 4 года назад
Masha Allah macalin ayuuub ilaahay hanoo kaadaayo.
@faraxcali1312
@faraxcali1312 4 года назад
ayub Yusuf sakiin meelwalba oon ubahanahayb runtii waad kahadasha alleh ha ku xiftiyo wll
@aashozz7630
@aashozz7630 4 года назад
Masha allah mhdsanid sxbka guusha
@amruunmohed739
@amruunmohed739 4 года назад
Kheyr allaha kusiyo nafteyda dhiirigaliyaha ay haysato wa adi heerkan taganahay adaa igaarsiyey alle kasakow markaste an fikrad rabo adaan kudawada waxan aminsanhy haga nafteyda in aatahay bro cimri dheer alle hakusiyo wan kugu fana runtii
@farduuslakiofficialchannel9537
@farduuslakiofficialchannel9537 4 года назад
Ayuub sakiin huuno mahadsanid fakaradaadu wax wayn bay IGA badalaan lkn markaan maalmo Ku dhaqmo waan iska ilaBAA BADAnkooda markaa waxaan kaga fadhiya sidiii aan uga guul gaari laha go 'aankayga una dhabayn lahaa ugun dhaqmi lah
@Hoodaalle
@Hoodaalle 4 года назад
Thank you Ustaad you helped us a lot of things waxan aad ula socda barnaamijtada in badana aan ka faaiiday kadina waxan furtay youtube channel si aan aniguna ugu faaiideeyo bulshadayda wadada aad martayna aan maro fadlan hadii aad wakhti yar hesho booqo channel kayga subscribe na igu garab istaag. mahadsanid.
@nabadoonqasim1631
@nabadoonqasim1631 4 года назад
Mnsha allah ustaad tan iyo malintii aan kaa daawaday youtub waxan kaa dhaxalay caadoyin iyo balwada dhaxal galaha muuqal walba oo aad soo galiso waxan kaga qanimaystaa fawaaid aan caadi ahay mnsha allaha ku xafido mcn
@baylebodhariofficial4143
@baylebodhariofficial4143 4 года назад
Wad mahadsantahay Ayuub YUSUF sakin Dhiiri galiye🤚
@hafsaahmed4184
@hafsaahmed4184 4 года назад
Masha Allah ad an uga helay Fikrada taleefanka wan barobeeyay mudo bil iyo bar ah nolasheyda ad ey isku badashay wexey kamid eheed talooyin macalimada ischoolka ey isiisay waana hubaa qof walbo oobarobeeyo inuu guul gaari doono
@siciidyamni6723
@siciidyamni6723 4 года назад
Hadaa jeceshy Nabiga Scw SCW Like Igu Kasbeee 👊👊👊👍 Ayub Yusuf Sakin mahdsn tahy Allah Haku Xifdiyo Wllll 😎😎😁
@hanaaccofficial3137
@hanaaccofficial3137 4 года назад
masha alllh. N01 si dabiici ah ayaa ugu dhaqmaa taleefanka waa balaayo loo baahan yhy
@hayatmohamud3572
@hayatmohamud3572 4 года назад
mansha Allah thanks ayuub
@xaliyechennel2868
@xaliyechennel2868 4 года назад
Ayuub Wad yarsay sanadadan Muqladii Dhiiri galinta inoo so kordhi Wad mahadsantahay
@xiiscumar2145
@xiiscumar2145 4 года назад
mash.allah..alle.ha ku.barakeyo
@abdiqanimusa8955
@abdiqanimusa8955 4 года назад
maansha allah ayuub yuusf mawduucyada aan ka faa'iiday waxa ka mida sideen isu cayilin karaa amaa isu naaxin karaa
@hamidmuhammadali104
@hamidmuhammadali104 4 года назад
My Fav Teacher
@drazizasweetheart3359
@drazizasweetheart3359 4 года назад
Mashaa'allaah Alle haku xifdiyo.
@zeynaaahmed6077
@zeynaaahmed6077 4 года назад
Mahadsanid
@hackerboy4498
@hackerboy4498 4 года назад
Wlhi fikradaha ugu fiican waxay igu soo dhici jireen xliiyada aan suuliga ku jiro waliba habeenki
@ustadhsalahdin5619
@ustadhsalahdin5619 4 года назад
Mashalah
@c.salaamsuldaan2100
@c.salaamsuldaan2100 4 года назад
Allh ku xafido sakiin
@yoonishassan9774
@yoonishassan9774 3 года назад
Thanks my teacher
@SomaliTopMedias
@SomaliTopMedias 4 года назад
Masha allah yuusuf
@xabiibomohomed7531
@xabiibomohomed7531 4 года назад
Mash allh walkey ayuub maclinkeyga nolosha inbadan nolow
@secretdiamond1745
@secretdiamond1745 4 года назад
Mahadsanid ustaad😍
@abdikadiromer1324
@abdikadiromer1324 4 года назад
Macalinkayga aan anan arag Een hadana talooyinkiisa Marwalba wax ka qabta 📿📿🤲allah haku sharfo
@ayaanahmedayaanahmed2327
@ayaanahmedayaanahmed2327 4 года назад
Asc wllly ayuub y sakiin si sharafle ayan kuusalamay Wanad ku mahadsantay video gn qiimaha badan leh Wll jazaakallahu khayr wan rajynayaa taladadana wan qadan shukran wll
@abdullahiali2714
@abdullahiali2714 4 года назад
Waad ku mahadsantahy ayuub dhirgalinta aad dadka dhiirgalineyso
@quruxleydamuhumad287
@quruxleydamuhumad287 4 года назад
Sheikh ayub yusuf sakiin MashaAla macalinkayda MashaAla aniga arordi marka sogaco talefonka wanqadi jira oh wanisdicimalijira laken waniskadafa InshaAlah mahad sanid
@ubaidofficial4196
@ubaidofficial4196 4 года назад
Mahadsanid walaalkee
@fmmohamoud5482
@fmmohamoud5482 4 года назад
Masha Allah ilahay ha ku barakeeyo Cadooyinka malion dollar 1 mobilka iska fogeee 2 udaaa inay maskaxdada fikirto 3 qorsheee malintada oo 4 dooro halshay Mahasanid waan ku soo xiriiridoona wllkeena wanag San
@waxtarkawalaalkamedia1400
@waxtarkawalaalkamedia1400 4 года назад
Jizakalahu kheeyr bro
@amranaxmed8235
@amranaxmed8235 4 года назад
masha allh allg ku xafiida teacherka nolsha👌👌👌
@anisoabdifatah9163
@anisoabdifatah9163 4 года назад
Thank you brother be happy🌸
@somaligalbedsomaliyaleh8853
@somaligalbedsomaliyaleh8853 4 года назад
Yusuf walale noolow wanaag wanaagsan baad bulshadeena somaliyeed uhaysaa🦁🦁🦁👍💪
@sadiiqnuurciise355
@sadiiqnuurciise355 4 года назад
Masha Allah mclnkyka guusha waxaad ika dhigtay qof guuldarada ka dhigta wadada guusha allaha Ku xifdiyo I.a
@farduuscilmi7723
@farduuscilmi7723 4 года назад
shukran ustaad laga bilaabo bari insha allah waa bilaaba talaaniiyinkaan waana ku dabaqa insha allah
@kikialemu7
@kikialemu7 4 года назад
💚بسم الله الرحمن الرحيم 🌙 BARI Waa ( ISNIIN )kamida Naqo Dadka Nooleenayo Sunadii Nabiga c.s.w 🌙 Pls Don't Forget 👉 Sheyga manta Cibaadada Ka Mashquuuuuulinayo Biri Qabriga Makugu Wahlinaayo Uadeegso Qalinkaag 📝 fidinta Diinta iyo Islaaxa umada muslimiinta 👇 👇 🌙 Hadi Cazawajal ogaldo ⛅️ Ka Mid Noqo Dadka Nooleenayo Sunadii Nabi Muxamad ﷺ Rabina loo Bandhigayo Camalkooda Ayaga oo Sooman!.. Abu Hurayra Waxaa laga Warinayaa in uu Nabiga ﷺ uu yiri: Acmaasha Waxaa la Soo Bandhigaa 👉 Maalinta Isniinta & Khamiista♦️ Waxaana Jeclaaday Camalkayga in la Soo Bandhigo Aniga oo Sooman..Waxaa Saxiixiyay Albaani Boga 2959 👇👇👇 Hadaba Walaalaha Xusuusi Waxaa Jira Dad Badan oo Jecel in Dadkaas ay Ka Mid Noqodaan 👉🏽 Wlalfilh ixasuusi aan ku xasusiisay allaa drtis 】✔ Baarakallaahu fiiikum
@safiyoxasan1350
@safiyoxasan1350 4 года назад
Walhi waaa ilowsana qeer aallah ku siiyo wll qali
@sucaadomar6108
@sucaadomar6108 4 года назад
Masha allah shukran wll
@diintawaanasteexo7971
@diintawaanasteexo7971 4 года назад
Mamadsanid sxb
@mahdilove7736
@mahdilove7736 4 года назад
Mahadsanid macalin ayuun ku tagera❤
@raxmamaxamed329
@raxmamaxamed329 4 года назад
masha Allah wllo Ayuup hore Usoco
@cismangurey5733
@cismangurey5733 4 года назад
Guulayso walaal masoo koobi karo sharafta iyo xushmada iyo qadarinta aan kuu hayo
@ruwaydaabdi9518
@ruwaydaabdi9518 4 года назад
Thanks a lot ustaada
@sakiyohassan1661
@sakiyohassan1661 4 года назад
masha alaah yusuf sakiin waa fikrad qaliyaa ilaah jazadada qeer alaha ka dhigo mahadsanid ❤❤
@axmedfarxaan4693
@axmedfarxaan4693 4 года назад
wlhi wax badan ayaan ka faiiday horey isoco ustaad
@xulkaxogaha5810
@xulkaxogaha5810 4 года назад
Wixii filimaan rabo halkaan haka dawadan please subscribe ha iga iloobin tnx
@Abdirahmanossman2215
@Abdirahmanossman2215 4 года назад
Mahadsanid my teacher
@mohamedmohamoud4886
@mohamedmohamoud4886 4 года назад
Mash Allah macalin ayub yuusuf sakiin mahadsanatahay
@idirizaaden4477
@idirizaaden4477 4 года назад
I supported you so much
@neamaahmed1882
@neamaahmed1882 4 года назад
MaashaAllaah
@xafsacllaahi9352
@xafsacllaahi9352 4 года назад
Teacher ayuub yuusuf sakiin wxd tahy tababare caalami ah wxd na barty fikrado caajiiba illahy hakaa abaal mariyo malinta aakhiro
@user-gp3dk1yi8d
@user-gp3dk1yi8d 4 года назад
Mansha'alah tawabarahena ayub ilahy haku xifdiyo melkasto aad jogto wax badan yan kaa Faidaystay hor usoco I live in Kenya
@nimofarah8193
@nimofarah8193 4 года назад
Wacaleykuma salaam wllky ayuub mahadsanid jisaakallaahu khayran
@abdirahman1096
@abdirahman1096 4 года назад
thanks
@bellaali8724
@bellaali8724 4 года назад
Insha allah waxaa noo. Balan ah anigoo ka dhabeeye ahdaafteyda nolosha
@maimunsharif165
@maimunsharif165 4 года назад
Wali comments kama bixin ee se wan la socda video daada aad ka uqiimaha badan dhiira galinta leh aad ba kaga mahadcelinyaa wll Jazakallahu khayr
@nasriinmohamed8232
@nasriinmohamed8232 4 года назад
Alxm Macalin Ayuup runtii markaan arko xalado Adag oola soo darasto waxaan imadaa halkaan oon ka hello xalkeydii 🥰🥰🥰 allh noo kaa daayo cimrigaagana hanoo dheereyo ❤️
@aliyaqueen3503
@aliyaqueen3503 4 года назад
Ayuup manzh allaH 👌❤❤❤
@kowtharbotaan919
@kowtharbotaan919 4 года назад
Mhdsnid ustaad ayub
@Ummada21
@Ummada21 4 года назад
Ustaad Waad mahadsantahay
@cabdiraxmaangaas1301
@cabdiraxmaangaas1301 4 года назад
Masha Allah thnks macink guuusha
@sawdaabdimahamud7201
@sawdaabdimahamud7201 4 года назад
Ayub Yusuf sakiin Qof aad u wanagsan.
@abdicade1549
@abdicade1549 4 года назад
Vidoyadada si gara ayan uxiiiseyah sxpkeyga nolasha ayuub yuusuf sakiin alle kuma cadabo
@bahjomursal3677
@bahjomursal3677 4 года назад
Shukrn wll
@mohamedmuhidinsheikh3242
@mohamedmuhidinsheikh3242 4 года назад
m.a teacher ayyub ilaahay haku xafido intii aad kaa faaidnayna waad Ku mahadsantahy lkn ayuubow waxan kaa codsan lahaa inaad nambarkan igala soo xiriirto waayo waxan.rabaa inaan kula saaxibo saaxib lillahi iyo kala faaidaysi
@maxamedxuseen4354
@maxamedxuseen4354 4 года назад
Mash Alh
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 4 года назад
Waa talo muhiim ah wnku soo shegi donaa markan ku guuleysto insha allaah
@mohahonest1208
@mohahonest1208 4 года назад
Alle haku dhoooro pro
@istaahilismail5117
@istaahilismail5117 4 года назад
Asc walaal Ayuub mahadsanid laakiin aan ku yara saxo. ANAGA Maxaynu NAHAY? ma ahan waa Inaga waxaynu nahay. Mahadsanid jizaakillaahu khayran
@kingsubeer7398
@kingsubeer7398 4 года назад
Mzh Allh my teacher
@blackgrial491
@blackgrial491 4 года назад
Masha allaha ustaad allaha kuxafido
@xuseencali621
@xuseencali621 2 года назад
M a ayuub
@fowziayusuf6760
@fowziayusuf6760 4 года назад
Walalow aad ayd umahadsantahay
@munamohamed4410
@munamohamed4410 4 года назад
Waa mahadsantahay walal jazakallah qayr
@Qadaro223
@Qadaro223 4 года назад
Ayuub wll mhdsnid dhiiri galiyehayga
@fartunabdi347
@fartunabdi347 4 года назад
Mahasanid wll
@fardowsoxasan6482
@fardowsoxasan6482 4 года назад
Asc wallkey wad mahad san tahay alle hagu dhowro
@kfykyf3697
@kfykyf3697 4 года назад
Ayuub wll lmbrkaga siden ku heli karnaa taloyin guusha ku saabsan oo dheerad ah ayan kaga bahanahe
Далее
Fixing Plastic with Staples
00:18
Просмотров 1,3 млн
Baro sida Nafta loo Hogaamiyo
5:32
Просмотров 515
NOLOL CUSUB: #7: GABADHA UU NINKASTA JECELYAHAY!!
16:45
Fixing Plastic with Staples
00:18
Просмотров 1,3 млн