Тёмный
Warsame Bade
Warsame Bade
Warsame Bade
Подписаться
Dhamaanteen waxaan u baahanahay qof ina dhiiri galiya qof ina challenge gareeya qof inagu taageera waxa aan rabno hadii aadan adigu qofka helin adigu qof u noqo hadii aadan adigu qofka helin adigu naftaada u noqo.

Sidee Ayaad Ganacsade Ku Noqon Kartaa?
20:10
Месяц назад
Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?
18:47
Месяц назад
Sidee Ayaan Uga Soo Guurey Europe?
22:42
Месяц назад
4tan Qaab Oo Lacagtu Ku Soo Gali Karto.
13:12
2 месяца назад
Sidee Ayaa Online Lacag Looga Sameeyaa?
24:48
2 месяца назад
Ganacsi Aad Ku Bilaabi Kartid Zero.
13:36
2 месяца назад
Sidee Ayaa Social Media Looga Fa’ideysta?
34:00
3 месяца назад
Sideen Ku Helay Shaqo Aan Jecelahay?
14:25
3 месяца назад
Sidee Ayaa Personal Brand Loo Sameystaa?
9:18
3 месяца назад
Koorso Xirfadaha Ugu Lacagta Badan.
44:56
4 месяца назад
7 Cashar Oo Ay Noloshu I Bartey.
18:03
4 месяца назад
Sababta Aan U imid London.
10:17
4 месяца назад
Ka Bax Xayn Daabka Jiirka.
21:47
4 месяца назад
Sidee Ayaa Loo Sameeyaa Digital Marketing?
10:39
5 месяцев назад
Noloshaadu Halis ayey ku jirta, Sabab?
10:04
5 месяцев назад
Hosow Pro $1 Ayaan Waayay.
56:57
6 месяцев назад
Sidee Ayaan Shaqaalenimo Kaga Baxay.
13:13
6 месяцев назад
Комментарии
@NasteexoNalka-lh6je
@NasteexoNalka-lh6je 4 часа назад
Thankis❤😊
@user-ln4yn9cr6z
@user-ln4yn9cr6z 20 часов назад
Walal linkiga uu idaya lanbar nosheg😢
@shaqalemaxamud426
@shaqalemaxamud426 День назад
Asc course kii digital marketing ka diwaangalintu ma socota mahadsanid
@shukrimohamed1999
@shukrimohamed1999 День назад
Masha allah
@Waryaa-ml2ov
@Waryaa-ml2ov День назад
Waad fiican tahay laakiin luuqadan qalaad ee wasayso iska dhaaf oo afkaaga hooyo ee macaan ku hadal. Anoo fahmaya waxa aad isleedahay dheh ee hadana ka sinaysanayso waa qosol. Ano si fiican u aqaana English hadana waan ka xishoodaa haddii aanan la hadlayn qof aan Soomaali ahayn.
@Hataaban3
@Hataaban3 2 дня назад
horay u soco saxib
@AbdiKhaireh
@AbdiKhaireh 2 дня назад
Thanks for your advise brother
@HamzeMohomed-r5v
@HamzeMohomed-r5v 3 дня назад
Mshalah
@zamadoonshucayb1616
@zamadoonshucayb1616 4 дня назад
Xagee kaala soo xidhiidha shaqo doon baan ahe
@SaciidALPHA-f8n
@SaciidALPHA-f8n 4 дня назад
Ustaad waxaan rabaa numberkaaga whatsapp
@sahalvlogs2
@sahalvlogs2 4 дня назад
back in this video after one year in sha Allah.
@cabdicasiis6
@cabdicasiis6 4 дня назад
My favourite RU-vidr
@farhans__pey6584
@farhans__pey6584 5 дней назад
Macalin codka wax bdn baa ka qaldan sidkke waxaan rabaa in aan ku shaqeyo vidoe editinka si profisinal ah
@Cadaymoge
@Cadaymoge 5 дней назад
Ustaad 2024
@user-um1dh2tc6f
@user-um1dh2tc6f 5 дней назад
Awy linked
@bigmoha-oj7zu
@bigmoha-oj7zu 5 дней назад
Thanks ustaad waxbadan ayaa igu sookordhisay
@marshalitalia
@marshalitalia 5 дней назад
dadka indhaha ka fikira ama dadka dhagaha ka fikira ama dadka hunguriga ka fikira ninkan markay arkan ama maqlan ama dhageysta way rumaysanaayan waayo wuxu sheegaayo ama wuxu samaynaayo wa Manipulation wa maxay manipulation wa sual fiican . somaliyeey Manipulation waxa weeyan wa 10% run ay dadka ogyihin u sheeg waliba waxaad sheegaysiida isku eekaysi un wa waxa Manipulation marka warsane wuxu sheegayo wu isku eekaysiiyay un ee lakin maha wuxu sheegaayo takaale wuxu sheegaayo 10% un ba ka run ah lakin 90% wa been marka dadka sida warsame manipulation isticmaale waxa fahmi kara dadka aqliga ka fikira un. somaliyeey qof aad social media ka aragtay ama ma maqashay ha rumaysan ee iska ilaali
@UsamaMax-gq7hb
@UsamaMax-gq7hb 6 дней назад
Asc ustad email ayaa kusodiray oo ah codsi waxbarasho iyo xogteda waxaa lagajoga waqti aa dhawayn labo bil melahas wax jawaab ah kamahayo waxaa kacodsanaa inaa isojawabto
@ZakiApDiRaxman
@ZakiApDiRaxman 6 дней назад
Ustaaad waxad soo sheegta sida cccTV loooogu shaqaysato🎉🎉🎉🎉❤❤
@mubashirabdilahi3160
@mubashirabdilahi3160 6 дней назад
M’A
@ahmedgurayport9736
@ahmedgurayport9736 6 дней назад
bro, life is F**king tough, its needs patience, Prayers and consistence. you will fail fail fail fail and then win, then you will need to sustaining level of winning......and grow more....more and more then die.
@MaariyaSead
@MaariyaSead 6 дней назад
Wllo ma ka shaqysan karaa online anigoon english aqoon
@HOYGANolosha-xu2mb
@HOYGANolosha-xu2mb 6 дней назад
Nin tagay pro keep on
@Ayoupyuukey
@Ayoupyuukey 6 дней назад
ALLAH HAKU BARAKEEYO MACALIN KALIYA IIMA TIHID WAXAAD II TAHAY ANAA OG
@hamse_saciid_gaariye
@hamse_saciid_gaariye 6 дней назад
Ustaad Warsame badde ❤💛
@Yusuf11Online
@Yusuf11Online 6 дней назад
Wcs ustaad
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 6 дней назад
Salaam Alaykuma first one thanks my dear teacher masha allaha 🎉🎉🎉🎉🎉😊
@hawowarsamekhaliif1650
@hawowarsamekhaliif1650 6 дней назад
Bal noosharax saan ubilaabi laheyn
@R-stories-m2f
@R-stories-m2f 7 дней назад
Editorkaaga maaf badashay mise xirfadiisi hormaryay
@BroAziz7
@BroAziz7 7 дней назад
Warsame bade Masha allaha thanks macalin
@asmaamustafa7265
@asmaamustafa7265 7 дней назад
Waad ku mahasantahy wall dhiiri galintataada ilaahay abaalsan hakaasiiyo
@waligeymailoobo8651
@waligeymailoobo8651 8 дней назад
Wll Kalmadaha adeegsanayso English ba ka buuxa e afsomali saafi ah isticmaal si dadku 100% kuugu fahmaan Mahadsanid
@najmacabdiraxmaan1182
@najmacabdiraxmaan1182 8 дней назад
Wow halkan wan kaso ragay in mar hore ku so biira ahayd wax badan o fa idoleh ayan kala kulmay sidaas ayanan inshllh kula socondana tarikhdana wan qoran 21 July 2024 Waxanan halkan kuso garay o an ku imid ano radinaya sharaxad ku saabsan digital marketing
@ANTAAY_GEMAR
@ANTAAY_GEMAR 8 дней назад
Pubg ayan waxaa la cayaaraa kuwo English aqaano then ayaga ayaan ku practice gareeyaa😂
@abdifatahbaaz7427
@abdifatahbaaz7427 8 дней назад
Ustaad away linku ma hayneee😊😊
@moha_wisdom_27
@moha_wisdom_27 7 дней назад
Description ka sxp
@abdifatahbaaz7427
@abdifatahbaaz7427 8 дней назад
Asc ustaad. Numbrlaga noo soo dira please aan kula soo xidhidhneee😊😊😊
@raxmocrisaaq7480
@raxmocrisaaq7480 9 дней назад
Wll sidewn ugu samaysan karaa WordPress mah
@user-ri7zg8wz1k
@user-ri7zg8wz1k 9 дней назад
ustad hada somalia walaga ogolyahybeh
@nuraldin2656
@nuraldin2656 9 дней назад
Asc *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal
@nuraldin2656
@nuraldin2656 9 дней назад
Asc *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal *premier payment gateway* kaso hdaal