Тёмный

Ka Faa’iideyso Fursadahan Technology Keentay - Digital Renaissance 

Warsame Bade
Подписаться 145 тыс.
Просмотров 20 тыс.
50% 1

Halkan Iska Diiwaan Gali: facacusub.com/
wa.me/25290561...
🍿 WATCH NEXT:
7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
⚙️ All LINKS:
🎵
✍️

📚
👨‍💻
MY COURSES:
👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
MY OTHER SOCIALS:
📱 TikTok - / warsame_bade
📸 Instagram - / warsamebade
🎥 Facebook - / warsamebade101
GET FREE MONTHS:
Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
Canva 1-month FREE Link: partner.canva....

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 71   
@haredhamze
@haredhamze 7 месяцев назад
Thanks ustaadi 🎉you change my life in short time ❤
@ahmedsade9314
@ahmedsade9314 7 месяцев назад
Mansha Allah ustad sharaf iyo karamo
@ayuutoboss2602
@ayuutoboss2602 6 месяцев назад
Keep educating the youth bro thanks keep going ❤🎉
@macalincigaal
@macalincigaal 6 месяцев назад
Aad baad u mahadsantahay Mudane Warsame! Runtii dhalinteenu maanta waxay waqtigoodu ku baxaa meel aan u qalmin in waqti lagu bixiyo. Muuqaaladaada iyo kuwa lamid ah haday ku bixin lahaayeen waqtiga ay ku bixiyaan waxyaabaha aan faaidada u lahayn runtii hormar ayaan gaari lahayn. Dalkastaana halka uu ka koro maanka dhalinyarada.
@user-ps5qb1xn3s
@user-ps5qb1xn3s 6 месяцев назад
THANKS MR WARSAME
@qaasim_erizh80
@qaasim_erizh80 7 месяцев назад
alle haku xifdiyo ustaad
@faaruuqtech..7609
@faaruuqtech..7609 7 месяцев назад
Masha-Allah Ustaad tanks ❤
@AbdillahiCamiir
@AbdillahiCamiir 7 месяцев назад
Ustaad mahadsanid ❤
@ujeedoofficial8748
@ujeedoofficial8748 6 месяцев назад
dunidaan waxaa loo abuuray aniga iyo adiga kii didaala uun baa leh maalmaha wacan 😊😊 3:07 😊😊
@im7somali
@im7somali 5 месяцев назад
Be the best 👍
@rRdwanmaxamud
@rRdwanmaxamud 6 месяцев назад
Masha Allah ustaad warsame bade
@faz1X16
@faz1X16 6 месяцев назад
Mahadsanid
@user-px9gw1ku4t
@user-px9gw1ku4t 6 месяцев назад
Hambalyo heerka isgaadhsiisay, anana waxban kaa baranaynaa ustaadii🎉.
@Ibrahimie
@Ibrahimie 6 месяцев назад
Legend wan ku wataa indr keep going 🎉
@ruunmaxamud6724
@ruunmaxamud6724 6 месяцев назад
mahadsanid walaal
@ridwaanaadan9379
@ridwaanaadan9379 6 месяцев назад
thank you brother
@saedqozta5386
@saedqozta5386 6 месяцев назад
thankx ustaad waxbadan ka faiday intaan channelkaga ku xidhnaa,taas wan kaga mahadcelinaya
@Clrahmaan___12
@Clrahmaan___12 7 месяцев назад
ustaad ku aminsanhyy keep going 🙌
@mguhad
@mguhad 6 месяцев назад
THANKS WALAAL
@hoygatalooyinka6641
@hoygatalooyinka6641 7 месяцев назад
Sharaf korkaaga ustaad 😊
@AbdikaniIdle-xc5dz
@AbdikaniIdle-xc5dz 6 месяцев назад
The world technology use as advantages
@TijaaboChannel-cx4fw
@TijaaboChannel-cx4fw 7 месяцев назад
My teacher thanks you
@Maax.production
@Maax.production 7 месяцев назад
Ustadi mhadsantahay ❤
@alimahamed2717
@alimahamed2717 7 месяцев назад
You are best fratello
@abdisalaam4077
@abdisalaam4077 7 месяцев назад
Mahadsanid wallky. ❤❤❤
@SakaiFaarax
@SakaiFaarax 6 месяцев назад
Ustaad 🎉
@Youdoneedtoknowbuddy
@Youdoneedtoknowbuddy 6 месяцев назад
Mnshaa Allah walal sidee uga mid noqonkaraa ardaydaada ama dadka ad uga faidaynayso qabka technology
@hanifarah6370
@hanifarah6370 6 месяцев назад
Ma cours buu baxsha e-commerce
@XafsaMaxamuud-pd3dk
@XafsaMaxamuud-pd3dk 7 месяцев назад
Caruur wllhey ah baan korinayey o bila aabe ah dugsi sare ma dhamaysan lama jaan qaadi karo dadka wax bartey
@hassandj133
@hassandj133 6 месяцев назад
The diary of CEO. Fill your 5 buckets. Waa buuugaan hadda wado Mahadsanid ustaad
@ayaanabdirahman4802
@ayaanabdirahman4802 6 месяцев назад
Meqo sano kuku qadane ina excellent noqoto
@Indhozz_music
@Indhozz_music 6 месяцев назад
Waxaan ku weydiiyey mclinka dropshipping inaan wadnaha dul dhigo rabaayee ma waxaa jira xirfado ka horeeya oo aan la aantood dhaqaajineyn😊
@reallyofislamchannel1990
@reallyofislamchannel1990 6 месяцев назад
😂😂😂wadnaha duldhig 😂
@asmaaxmed1911
@asmaaxmed1911 6 месяцев назад
Ninki dhirigalintiisu maskaxdeyda dhaqajisey abaal kaga haya❤
@MOHA6668
@MOHA6668 6 месяцев назад
Ustadoo xirfadee nuucee barta ani jamacada wax kabata business administration xirfad nuuce ubahanthy ee isla xariiraan faculty an baranyo
@libanbile9818
@libanbile9818 6 месяцев назад
maanta wax ka fursad badan hadayna jirin then you have to be a millionaire by now masuul 😉
@mabdulahiabdi1039
@mabdulahiabdi1039 7 месяцев назад
frist one comnat🎉
@Yahye132
@Yahye132 7 месяцев назад
اللهم المستعان
@2011BARO
@2011BARO 7 месяцев назад
Hi Teacher, How can I discover my passion ?. Is there a roadmap?
@Nabiilofficial2021
@Nabiilofficial2021 6 месяцев назад
Asadow cafimaad degdeg ah ku rajeyna I.a❤😅🦵🦽
@user-oc4eo2sm5z
@user-oc4eo2sm5z 6 месяцев назад
Asc
@Codllibaax
@Codllibaax 6 месяцев назад
Fursado iyo tusaalooyin wax ku ool ay ayaad nala wadaagtay; aad baad u mahadsan tahay. Inaan wada guuleysano waa muhim!
@user-oc4eo2sm5z
@user-oc4eo2sm5z 6 месяцев назад
Ustaad mahaysaa koris lagubaranayo Sida logashaqaysto online ka khaasatan Sida lomalgashado cyriptocurrince
@Sheekoyinka_nolosha
@Sheekoyinka_nolosha 7 месяцев назад
M.allah
@abwaanqorsheeye8043
@abwaanqorsheeye8043 7 месяцев назад
Waan ku daawada zxp waxaana jeclahay inan noqdo ganacsade xaqiiqa waan kaa dhiira gelin qaata waad mahadadsantahay hada waxaan ahay qof ku shaqeeya texs
@user-oc4eo2sm5z
@user-oc4eo2sm5z 6 месяцев назад
Asc ustaad mahaysaa koris lagubaranayo Sida logashaqaysto online ka khaasatan Sida lomalgashado suuqa cyriptocurrince
@mrabdu1805
@mrabdu1805 6 месяцев назад
Lakiin hadii aan civil engineering baranayo 100% waa inaan jamacad kabarto
@AhmedAbdirizack
@AhmedAbdirizack 6 месяцев назад
Sax
@im7somali
@im7somali 5 месяцев назад
Online-ka maxaa diiday wll? Haa dabcan waad ka baran kartaa
@fikradwaahankeena
@fikradwaahankeena 6 месяцев назад
Editing ka sida aan ku baran lahaa igu caawi
@user-hq5mc5zi9y
@user-hq5mc5zi9y 7 месяцев назад
Gemini waa lasoodayey cidii ka faa ideysanaysa
@cabdinaasircabdulqaadir8218
@cabdinaasircabdulqaadir8218 6 месяцев назад
Wax aan kufiicnahay magaranay See ku ogaan karaa waxa aan kufiicnahay⁉️
@mohazpoi-nq2dg
@mohazpoi-nq2dg 7 месяцев назад
Ustd mobile~kaygi maku shaqeyn karaa qaab online ah
@abdikheir1152
@abdikheir1152 6 месяцев назад
Can I get book keeping course?
@yusufmohamed3216
@yusufmohamed3216 7 месяцев назад
WAD MAHADSANT ALLAHUMA MUSTACAAN😅
@cabdiyuusuf5090
@cabdiyuusuf5090 7 месяцев назад
Warsame waa kura farxaa markaa dhahdo fursado cajiiba aa jiro ee xirfad baro lkn milyanis ayaa sameen kartaa xoogo taas waxaan is iri amee ka badbadis tahay😂 yacni dhanka daroob shiibinka markaa ka hadlee yacni dunida hormartay waa shaqo ka furan dabcan lkn Somalia anigu xoogo ka badbadis inee tahay ayaa is iri sikasteba waa jaclahay runtii ka dhalin yaro ahaan duruufo ayaa iska jiro dadkiina runtii xaasidkii ayaa iskaaga badan dadka qaar ayaa kaa kala daadaa hadii aad istiraa waaya aragnimadooda ka korso oo uun kuugu soo gaabaa waxba ma noqon kartid yacni dad wada niyad jabsan iyo kuwo xaasida ayaa maantoo dhan dhexjibaaxee qof marka dadka farxad galiyo runtii aniga ahaan hadaana taager saneen maclaa waan dhageystaa
@gurey_muzeh
@gurey_muzeh 7 месяцев назад
Hamigaygu forex buu ahaa alx Hada Faiido bn ka keenaY mudo 3bilood ah awal hore bilaa mawqif bn ahaa maalinba wxbaan samayn jirey
@AhmedAk-uy5jj
@AhmedAk-uy5jj 7 месяцев назад
Sxb halkeed ka baratay se 8misa bilod bad ku baratay
@asadorg881
@asadorg881 6 месяцев назад
Ustadow copyright saan aya loQoraa maAha sad uQorty 😊 3:55
@Xasanshariif12
@Xasanshariif12 7 месяцев назад
Wll korisku mobile 📱 muu kubaxayaa anagu koonbiitar ma haysanao
@zaynikadir6762
@zaynikadir6762 6 месяцев назад
Haa Mobilka Ka dhigan karta Faca cusu Ku qor waaka Website koodu
@Furnfuture_yt
@Furnfuture_yt 6 месяцев назад
Walale course maalin dhaawaydi soo gaalisay dhaaxe ka heela
@yaxyecali5232
@yaxyecali5232 6 месяцев назад
Nio kuma arag adoo dadka kula talinaya programinka
@user-nl9ke1hx7z
@user-nl9ke1hx7z 7 месяцев назад
Senhadaf usamayta😢
@HAMZADEHEYEH
@HAMZADEHEYEH 7 месяцев назад
ASC ustaad warsame bade waxaan rajeenayaa inaad fiicantahay Waxaa rabaa su'aashan ika jawaabto "Wax barashadii nidaamika ah amba offline ka wan jooji yay sobabto ah waxaan u badilay wax barashada online ka Waxaan uka door biday inaan Barto xirfado iyo luuqado Ee maxaad ika talin la heed"
@warsamebade
@warsamebade 7 месяцев назад
Waa Go’aan fiican Hamze
@HAMZADEHEYEH
@HAMZADEHEYEH 7 месяцев назад
Ustaad maan heli karaa meel Aan kalaxiriiro sababto ah wax badan ayaan rabaa in Aan kuu waydiiyo nefteeda
@warsamebade
@warsamebade 6 месяцев назад
call.whatsapp.com/video/9ujIOGMbHniJwVtILsnW8z@@HAMZADEHEYEH
@HAMZADEHEYEH
@HAMZADEHEYEH 6 месяцев назад
Ustaad mahadsanid Waxaa uu isoosaaraya apple Whatsapp ka EE Maa apple baa misa waa labarka
@user-oc4eo2sm5z
@user-oc4eo2sm5z 6 месяцев назад
Ustaad mahaysaa koris lagubaranayo Sida logashaqaysto online ka khaasatan Sida lomalgashado cyriptocurrince
Далее
15-kan Talo Waxay Ku Dhaafin Doonan Qofkasta
13:34
Просмотров 47 тыс.
Sidey U Noolyihiin Dadka Indonesia 🇸🇴🇮🇩?
13:20
Bike Challenge
00:20
Просмотров 20 млн
Sideen Ku Helay Shaqo Aan Jecelahay?
14:25
Просмотров 12 тыс.
Memorise the Whole Qur'an - STEP-BY-STEP Hifdh Guide
16:09
How To 10X Your Memory & Learning [New speech]
29:09
Просмотров 1,4 млн
Koorso Xirfadaha Ugu Lacagta Badan.
44:56
Просмотров 46 тыс.
Sidee Wax Loo Iibiyaa?
13:39
Просмотров 18 тыс.