Тёмный
Manaal Media
Manaal Media
Manaal Media
Подписаться 16 тыс.
Комментарии
@user-lt5xd6zv5n
@user-lt5xd6zv5n 14 минут назад
Boos ugada ilmaha
@user-lt5xd6zv5n
@user-lt5xd6zv5n 15 минут назад
Yaarabi noo gargar
@macaantocismaan289
@macaantocismaan289 50 минут назад
Rer comenti wlhi bilhi shid mel lafanina waa fufuyn lgac laan mel lafadhiyo
@abdullahimohamud2897
@abdullahimohamud2897 54 минуты назад
Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun war naagtaan ilaahbee ilaawday iimaankana waa katagay
@hassanMohamed-do6nl
@hassanMohamed-do6nl Час назад
Yahuuu ,,, maxaa kaqldaan ilahi maa ilowdi
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d 2 часа назад
Cadaaladu kudishay inuu sowado wan ogaa yaab dheh
@guleit89
@guleit89 2 часа назад
Ninkan wilki habargidir marqatiga kufuray Miya Dahir tuugsanayo walee jarer maxishodo bainakalah
@guleit89
@guleit89 2 часа назад
Aabo dahiir xabsiga makaso daysay
@hafsaharbi3817
@hafsaharbi3817 3 часа назад
Odaygu mee waa maqanyahee
@abdisalaan5024
@abdisalaan5024 3 часа назад
Scwscw
@Abdi-uy2jj
@Abdi-uy2jj 3 часа назад
cadalad dara wiilkena ku sameysa aa dahir calasoow wa munafaq uf
@saiidabdi4199
@saiidabdi4199 3 часа назад
Sorry mum ilaahayoow hanagaarsiin inaa bini aadan tuugno ilaahay tuug
@geeleciirale6990
@geeleciirale6990 5 часов назад
Kkk dhiiga ninka saleeban qaali buu kugu. Yahay lkn mar xuumadii lagubay dhiigeedu agtaada qiima kama leh
@Yunis114
@Yunis114 5 часов назад
Idiris waa nin Suldaan. Mas'uuliyad baa ka muuqato
@user-en9jk8ui7z
@user-en9jk8ui7z 6 часов назад
Subxanalaah war ilaah u gacma taagta oo rapi tuuga rapibaa wax nii haayo salaada kudadaala rapi niima mooge
@faiselaraye
@faiselaraye 6 часов назад
Daahir calasoow king 👑 of the kings
@faiselaraye
@faiselaraye 6 часов назад
King of the kings
@faiselaraye
@faiselaraye 6 часов назад
He looks like a crackhead
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 6 часов назад
Islaanta baa ka daran bacbac miyaa iyadana
@cabdiosman3035
@cabdiosman3035 6 часов назад
Ninkaan muxuu soo liqay kkk waa caag caadi ah, fiiri indhihiisa Kk Banzin muu soo dhuuqay mise kolo kkkkk
@Geedichanaltv
@Geedichanaltv 6 часов назад
Daahir colosoow nin wanaagsan oo dadka caawiya ayaa lagu modaa lakiin ma tihid waayo waxad tahay nin qabiil ninkii naagta gubay ayaad u hadlaysaa in aad isku qabiil tihiin awgeed
@Geedichanaltv
@Geedichanaltv 6 часов назад
🙉
@mohamedmohamoud4653
@mohamedmohamoud4653 7 часов назад
Iyaga ka xidhay tiktik somaali hadii password adiga iyo ilaahey baa leh
@CabaassharifMaxamud
@CabaassharifMaxamud 7 часов назад
Iiman la aan waaye
@mohamedAbdillahiElmi-ni7md
@mohamedAbdillahiElmi-ni7md 7 часов назад
Wa jidh xun dadka caawinÀYA hadhow qàrka ka mida wuu cèbaynaya
@mohamedAbdillahiElmi-ni7md
@mohamedAbdillahiElmi-ni7md 7 часов назад
Shamuuru waxa uu odhanayaa daahir lacag iga cunay
@BileAxmed-q2n
@BileAxmed-q2n 7 часов назад
Dahir calasow islaamka iyo illahay agtiisa sharable baa ku leedahay
@MaariaShariif-vv8xg
@MaariaShariif-vv8xg 7 часов назад
Lajan idiris wax garad
@amalquule84
@amalquule84 8 часов назад
daahira calasowa hadalaka godobata haku odhana carani inakArine
@sacdioaliwehlie3541
@sacdioaliwehlie3541 8 часов назад
War daahir kuwaan waligood ayey buush degenayeen
@sacdioaliwehlie3541
@sacdioaliwehlie3541 8 часов назад
War ninkaan ha shaqaysto
@cabdulaahimahamedcali2186
@cabdulaahimahamedcali2186 8 часов назад
Nacalaa maxkamadaada kutaal mooryaan yahow adaamaxkamada shuuto lagu saari ubaahan
@deqawarsame-ml7fm
@deqawarsame-ml7fm 8 часов назад
Shamuuri beenti u sayid cali kashegay wa inu yirahda bahi.baigeysey way muqata inu benshegayey
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 8 часов назад
12:18 2 Email buu u baahanyahay. Iyo password Aad u dheer, Oo Adag. 1Email haduu kuugu furan yahay, Waa lagu dhici karaa.
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 8 часов назад
10:29 Cadowgii adinkaa ba u jabiyee. Maxaa Umada ula wadaageey. Ar8n Family, Qol kaligiin gala kawada hadla. Wixaad u Qaban kartit na u Qabta. Lakiin Caawiyaan iska dhigaa, Reer Arintoodana Social media baan la wadaagaa. Waa Jaahil-nimo. Iyo Caawinaad aan Barako laheen. Gacantaada Bidix ka qarri, Waxa aad Maskiinta u qabatit. Lakiin Qol 👍saar iyo Lacag iyo, Caan nimo laga raadinaayo. La hir imoow. Waan sidaan u arko 🙏.
@falastiinahmed7313
@falastiinahmed7313 8 часов назад
Maxee tahay naag ta ninka hor ordeeso dahiiroow ha iga tagiin kulaa ninkeeda ma xishmeeneedo iditiis masha allaah wad ku sugtay huguti aya meel cuun ku hrnaayo na xishoow
@Abdimohamed2795
@Abdimohamed2795 7 часов назад
Ma jarerba xishood yaqaano😁
@Hasnktal
@Hasnktal 8 часов назад
Ilaahay baahida haka QAADO haysa
@gudcuuromedia180
@gudcuuromedia180 8 часов назад
Ninka dhulka ha jiidin Wakhtiga halka dhigaye
@fatimaelmi1038
@fatimaelmi1038 8 часов назад
Calasow wa u iLoobay akhiro. Maxa Runta u sheeg tay lagu haysta Shamuuri
@NajmoJamac-ni4wx
@NajmoJamac-ni4wx 8 часов назад
War Waxan islaanta hoos muxu ugu dilaya inkar helaha iney gadasho uma ogolo
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 8 часов назад
😂😂😂HAWIYE😂MAXKAMAD😂GACAN KURIMIS😂FURTAY😂!!!
@user-bw5ok5ub7o
@user-bw5ok5ub7o 9 часов назад
Dahir.dalim.ma.waxad.rabtay.inu.marqati.benafuro.wa.nin.ilahay.yaqana.ma.aha.qabilayate.adokale.ah
@RahmaBanooda
@RahmaBanooda 9 часов назад
Hadduu suud soo gatay ma ka maseersan tahay
@RahmaBanooda
@RahmaBanooda 9 часов назад
Heey daahir calasow runta marqaati ah maa diideysa dhiig xaaraan ah maa xalaashaneysa
@Beingme541
@Beingme541 9 часов назад
Bisinka ilaha saan lotugaa dhulke is dhigen
@caaishaibraahim3247
@caaishaibraahim3247 9 часов назад
Naagta shamuuri si gooni ah ganacsi haloogu sameeyo , shamuuri nin balwadi dilatay ayuu u eg yahaye
@leed.duulaa3794
@leed.duulaa3794 9 часов назад
Waxaan mar dhow ka baqaya in Daahir calas ku yiraahdo Ragga maalintaas kaliya ayaa xaaskiina ka muraadsan kadhaan ama anaa xaaskaaga kaa furaya ee waa furayaa dhe 😂😂
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 9 часов назад
500 bobol mey cunaan hada naagta baahi i heyso ku ooyeyso
@SahalOzil-j5j
@SahalOzil-j5j 9 часов назад
Ilaah barya😂
@SahalOzil-j5j
@SahalOzil-j5j 9 часов назад
Ilaah barya
@SahalOzil-j5j
@SahalOzil-j5j 9 часов назад
Wari yaa qab yaalada kaday umda