Тёмный
No video :(

Maxamed Buskut iyo Xaaskiisa oo Live isku Cafiyeen Way Heshiiyeen 

Manaal Media
Подписаться 18 тыс.
Просмотров 23 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

5 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 80   
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 Месяц назад
Maasha Allaah 👏👏👏👏🌹🌹🌹😍😍😍😍❤️❤️❤️💯💯✅✅✅✅walaca ama uurka ayaa yeelaayo dumarka emotional ka due to hormonal changes ilmaha Alle uu ku dhex sameeynaayo. Caruurtuna wey kala duwan yihiin qaar walacooda iyo fooshooda waa sahal kuwana waa waali camal kooda kala duwan ina Ragoow nagu qaata ee inta mudada yar samir muujiya.🎉🎉🎉🎉🎉
@JaakkoKikila
@JaakkoKikila Месяц назад
Maashaa alah iswiidhan kasoohadal maxamad aktiisa iyowiilkaaga ❤❤❤❤❤❤
@Ifraah_yusuf
@Ifraah_yusuf Месяц назад
Masha allah tabarakallah ilahay dhexdiina wanaag ha dhigo 🤲🤲🤲
@FartunAli-bf3yk
@FartunAli-bf3yk Месяц назад
Maashaa alaah Maashaa alaah habrihii waalnaa Haku taagnaato
@sasen4594
@sasen4594 Месяц назад
alxamdullah Alxamdullah Alxamdullah maasha allah allahumma baarik mabruuk alf mabruuk abayo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@fadumonuur7264
@fadumonuur7264 Месяц назад
Uurka 2 carur ah waakaas waalay hadad kasoo noqotay waa masha allaah
@Alxamdulillaahi
@Alxamdulillaahi Месяц назад
Maxamed buskut baa sabab u ahaa inay cafis latimaado waa wiil wanaagsan bilaa jawaab ahaa
@faizaabdi9962
@faizaabdi9962 Месяц назад
Waa gabar qalbi wanaagsan illaahay sabirkaaga faraj qayr qaba ha,kusiiyo laakiin nin kawayn buu ahaa iyaduna daacad bay u ahayd
@higmatsahal5835
@higmatsahal5835 Месяц назад
Ma Shaa Allaah Xbbti Caafis wax kawangsan majiraan Adiga Allaah haku Cafiyo iyo dhamanteemba Ameen
@AhmedAbuamjad-of1zx
@AhmedAbuamjad-of1zx Месяц назад
Machaallah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
@sabrinaborrows1728
@sabrinaborrows1728 Месяц назад
Walahi marakia laadhoho afaka gaa kaa ilali waxa kaso baxayo maraka horaye hadna dhiiba malaha ❤❤❤
@Beingme541
@Beingme541 Месяц назад
Hormone qalqal baa Ku dhacay dadba uurka xamilokarin walal
@meymunaali7850
@meymunaali7850 Месяц назад
Am happy for you.
@kittygirlarmy2651
@kittygirlarmy2651 Месяц назад
Daqalka prank ayo ahay 😂😂😂😂
@CayniCrishiid
@CayniCrishiid Месяц назад
Maasha Allah
@maryamhassan8093
@maryamhassan8093 Месяц назад
Bravo caleek
@Subeyra
@Subeyra Месяц назад
Muniira waan kufarxay
@alyasfarah9816
@alyasfarah9816 Месяц назад
Maaha allag guul waaye waaw
@saynabali3832
@saynabali3832 Месяц назад
Masha Allah masha😅 Allaah munira
@Subeyra
@Subeyra Месяц назад
Wallo khaayr alhsku siiyo wanaagaa hakanoqon
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Месяц назад
Mshaaalh
@Caliya7
@Caliya7 Месяц назад
Gabdhaha markey uur yeshaan ama umuliyo caadada xiligeeda waxey kuhadasho maba laqoro xitaa marmar weyba waashaan marka Allaah heysku kiin maslaxo.
@Beingme541
@Beingme541 Месяц назад
Hada ano kale wan washayba kii wax igaqoraa asaga lohestaa nafsiyan baanu udawaqay
@fatmahmohamed5068
@fatmahmohamed5068 Месяц назад
​@@Beingme541 haday ru kaa tahay Alle haku caafiyo walaale ,istiqfaarka badi .
@Beingme541
@Beingme541 Месяц назад
@@fatmahmohamed5068 ameen ya Allah wll shukran
@Beingme541
@Beingme541 Месяц назад
@@fatmahmohamed5068 intasaba kusocdaa wan Isla hadlay ilmihina mentally issues Ku dhashen Uma nafsin San rabay cidna Daryl kaman helin Alxamdulilah
@meymunaali7850
@meymunaali7850 Месяц назад
Ma sha Allah.
@Subeyra
@Subeyra Месяц назад
Maan shaa alah macaan
@umusu9328
@umusu9328 Месяц назад
Allah wuxu jecelyahay ninka wax cafiya abayo rerkaga alah haki celiyo
@samirasahra1747
@samirasahra1747 Месяц назад
MaashaALaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shukriomar309
@shukriomar309 Месяц назад
Maanshaaalaah
@somalistar8261
@somalistar8261 Месяц назад
Aawaay ni kii hore icafi dheh
@Subeyra
@Subeyra Месяц назад
Waalashay hakunoqon mardaanbe
@FarrxioMohamed
@FarrxioMohamed Месяц назад
Mashaalaah macaan to gurigaga kulabo
@deeqawaeys2376
@deeqawaeys2376 Месяц назад
Edo ❤
@mulkiali8797
@mulkiali8797 Месяц назад
Wll cafiska waa wax wanaagsan laakiin wax wngsan maad sameyn waxa adiga iyo ninkaaga idinka dhexeya sidaa doonto uga hadal waalidka qalad weeye inaad keento aad baan uga xumaadey hadalkaana kama baxaaya social media ilaah ceeb ha asturo dumaarkaa isaaqad wngsan ha siiyo yurub shaqo ayaa taal shaqeysta social media waa ceeb subhanalah 😐
@luulmaxamed2257
@luulmaxamed2257 Месяц назад
Cafiska waa wax weyn reerkada dhaqo
@user-ow1sj5nk9x
@user-ow1sj5nk9x Месяц назад
Muniro waa wangsatahay waxfican aya sameysa
@higmatsahal5835
@higmatsahal5835 Месяц назад
❤❤❤
@lulmohamed4076
@lulmohamed4076 Месяц назад
Maanshaallah But one piece of advice, Brother. Mohamed buskud Be very careful. Trust NO ONE.
@user-lz3dd2rd8j
@user-lz3dd2rd8j Месяц назад
Kkkhhhhh😂😂😂😂😂
@saynabali3832
@saynabali3832 Месяц назад
❤❤❤❤❤❤ munira
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 Месяц назад
Hawenka namiimiye badanaa waxay iska dhigayaan dad daacad ah lakin
@fathiafara9156
@fathiafara9156 Месяц назад
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@Ayyaan1986
@Ayyaan1986 Месяц назад
Back to the biiriiq
@MohamedNoormohamed-lc4rg
@MohamedNoormohamed-lc4rg Месяц назад
Biriq naag qurux badan aya mataano udhaleysaa adigu mxa heysaa huno stop jealousy Ur society reject gumeysyhy candhada weyn
@Ayyaan1986
@Ayyaan1986 Месяц назад
@@MohamedNoormohamed-lc4rg jealous 😂😂😂😂😂😂 I am far from that sweetheart! She is the one who told us on tiktok about his manhood okaaaaaay, so get your facts straight or are you another biriiiiiq? Sorry walal ilahey guus ha ku siiiyo
@nasramohamed4972
@nasramohamed4972 Месяц назад
Yaa ku aaminayah birinah soo fariiso
@user-jb5ce6nm7j
@user-jb5ce6nm7j Месяц назад
Af daboolan waa Dahab. Aamusi lahaydaa. Ceebtaadii uunbaa wali wareegaysa.
@somalistar8261
@somalistar8261 Месяц назад
Mar kasta saan ahaa ma qaranaay markaaa gurigiisa tagay saay waxaa tiri saan ahaa magaranaayo markasta saan ahaa ma garanaayo
@Idil1986
@Idil1986 Месяц назад
Hhh
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Месяц назад
Sheekadaan awalba in aysan run ahayn soo uma muuqato? 🤔 mase wax kalaa jira?
@Subeyra
@Subeyra Месяц назад
Wallo hakunoqon
@UgbadAhmed-p3i
@UgbadAhmed-p3i Месяц назад
Wllo ma noloshi madobayd bad ku noqonaysa
@user-ny8gj9cv8n
@user-ny8gj9cv8n Месяц назад
Saacadaan yaab
@hamdokhadarosman173
@hamdokhadarosman173 Месяц назад
Waa waxas darmo😅😅
@saidmussa6461
@saidmussa6461 Месяц назад
Midani waa sixrantahey oo kama hareyso waa u fhuujiyey habrtani 60sano jirka ah oo ilmaha jareerka ka dhaley
@umusu9328
@umusu9328 Месяц назад
Abayo wax ficanayad samayso
@qajo9403
@qajo9403 Месяц назад
Gabadhan wa gabaryar oo quruxbdan lakiin naago cadow ku ah beey gacantada u gasha oo ka waalayo iyda wa qof iska daacadsan Allaha naagaha ka qabto oo ka waalayo mida gala wiilkaga afka aad dadka dhaxdooda ku so hadal qaadayso magaciisa iska dhaaf walalo ill yeey kaga dhacina
@maryan3892
@maryan3892 Месяц назад
Qooq is not easy cafis 😂😂😂😂
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 Месяц назад
Adiga qooq daran so kuma haayo 😅😅😅
@BintiAbdi-en7hj
@BintiAbdi-en7hj Месяц назад
Hhhhhhh​@@wdwscommittee1915
@Subeyra
@Subeyra Месяц назад
Wuu kujecel yahay
@sahraabdi3975
@sahraabdi3975 Месяц назад
Aniga mxan laha dadki marki hurabo is cebeye o ninka aflagadeynaye cib caleyka nag miyad maleyneysin enay qusaneyso ninka marko furu waybo si jiclata wad iscebese ninkagana wad cebese malagu aqanin walago barti tinta un qaraso mamo aya tahe
@Fadumo-nx4gy
@Fadumo-nx4gy Месяц назад
Ruwayadi maa dhamatey
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 Месяц назад
Mashallaah ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@YasiinDheere
@YasiinDheere Месяц назад
Doqon ilko weyn caruurtadii hore mee,ninkagii hore waxa tidhi gaal bu aha. Been bad lacag ku guratay.
@barni5847
@barni5847 Месяц назад
Nago doqma oo hadal bada n
@Aymo72
@Aymo72 Месяц назад
Markey dhulka dhigtay xumaantooda iyo ceebahooda banaanka keenly ey cafis leedahy
@Marshalwarso
@Marshalwarso Месяц назад
doqon iyo jaahil waxba kama rumaysto doqon walac baratay yaabka adunka
@somalistar8261
@somalistar8261 Месяц назад
Naayaaa wasaqad been in aad sheegaaysay sheeg doqon kuma soonoqonaaysid
@user-mc4yi8qs3j
@user-mc4yi8qs3j Месяц назад
Dooqon
@somalistar8261
@somalistar8261 Месяц назад
Kkkkkk naayaaa wasaqad kuma rabo doqon beenleey maxamed gabar baan ku darsanaaysaa
@user-is6xk9sh5f
@user-is6xk9sh5f Месяц назад
Markey iscebeysay oo lagu shaqaystay naago xun ayey gacan ugashey oo ujibinayey iyaduna waa bilaa calling xita ninka hada isdagashan ama kaka tagtan maxa meshan uso gashay maa danahaga raacato
@Beingme541
@Beingme541 Месяц назад
Xaladas okale wali Madan arkin dadbaa uurka an xamilokarin hormones koda
@WhwwhEbehe
@WhwwhEbehe Месяц назад
♥️♥️♥️♥️
Далее
Timings hated him #standoff #timing #meme
00:14
Просмотров 445 тыс.
A Minecraft Movie | Teaser
01:20
Просмотров 19 млн
MUSASALKA ILMADII QARSOONAYD S2 � XALQADDA 10 AAD
23:04
DEG DEG DOWLADA KENYA RAADINESA TEAM KAZOW
8:01
Просмотров 75 тыс.
Aruush oo wax ka Sheegay qurux Ku dhiigle ragni madiisa
16:38
Hodan Online oo Ka Waashay Gabar Caan Ah
27:59
Просмотров 1,1 тыс.