Тёмный
SAHAN MEDIA
SAHAN MEDIA
SAHAN MEDIA
Подписаться
We update all somali News and somali entertainment
Комментарии
@farhiyaabdidahirfarhiyaabd3088
12/7/2024🥺
@Kamas123
@Kamas123 2 дня назад
Jigjigadii qaboobeyd
@FathiApdynazir
@FathiApdynazir 3 дня назад
Ogadeenow idinkaba bare hiraale itoobiyan kusoo weerarten wiilashi marexan ku layseen marka maxaa diiday inaa ana idinka cad goosto farmaajo haduu qalbi dhagax dhiibay yaa xoriyadisa dib usoo celiyay soo farmaajo ma aha ee farmaaje ka dhaca ma meshu ku dhiba ogaydeen
@AyanMohmud
@AyanMohmud 4 дня назад
Wan ilmeeyay wlhi ilahow soomaali midee 😭
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 4 дня назад
1 sano kadib waxaa ii qorsheysan inaan ku biiro ciidanka xooga ilaahow ii fududee 😢🤲🇸🇴❤
@mohamed.dawaco4072
@mohamed.dawaco4072 4 дня назад
Waxaan jognaa manta inuucodkaas macan uu quraan ku aqrinayo alle ayey mahad usugnaatay lagend abdifitax tacabir ❤
@abdiqadircumar1294
@abdiqadircumar1294 4 дня назад
Manta wan nolnahy birina waxan kasi hoseena dhulki aan shaly kusoconeynay wlhi so layab ma ahn waxa macquul ah wlhi dad nagaso horeyey iney hestan soo dhagesten hadana aysan nolen 😢
@Ayuub567
@Ayuub567 4 дня назад
2024ya hlkn joga 😢
@mohamedsheik5522
@mohamedsheik5522 5 дней назад
🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
@IBNU_MOHAMMED77
@IBNU_MOHAMMED77 5 дней назад
7july 2024 Waayo waayo 😢
@user-lf6dr6cn1p
@user-lf6dr6cn1p 5 дней назад
2024 ❤
@nasricabdulahimahamed3594
@nasricabdulahimahamed3594 5 дней назад
❤❤❤❤guul gobanimo
@AbdiraxamanCadow
@AbdiraxamanCadow 5 дней назад
Heestaan waxaan dhageysanaa 2024 bisha 7 July maalin ay tay sunday saacaduna tahy10:30 maliñnimo anigoo joogaa xeryaha qaxootiga ee kenya waliba waxaan kujiraa nolol aan kufarx.saneyni waxaan rawaa inaa utahriibo south Africa hadaad iga dambeyso isoo ducey walaal like isaar😢😢
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 5 дней назад
Halgama abwan indhacade😢
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 5 дней назад
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 5 дней назад
❤❤❤❤❤
@Dalmar-wj2rc
@Dalmar-wj2rc 5 дней назад
❤❤❤❤❤
@Guuyo-eh1wz
@Guuyo-eh1wz 7 дней назад
Mid kamida heesaha aan u jeclahay mid kamida heesaha dhagaysigooda aana ka daalin Mid ka mida fanaaniinta aan u jeclahay hobalada soomaalida Heestan waa hees cajiiba Erayo murti wayn xambaarsan Laxan iyo music cajiiba tani way hees dhaaftay. 5-7-2024
@mohatoni8668
@mohatoni8668 8 дней назад
Heeska qiimaha badan ee aadka u macaan hadad 2024 dhageysaneyso. Wanaag iyo nolol wanaagsan baan kuu rajeyn.❤
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 8 дней назад
Erayada iyo laxanka abwaan cabdi bashiir indha buur heesaha wadaniga kuwa ugu badan asaa sameyy alla yarxam 😢
@Bisharmowlidabdi
@Bisharmowlidabdi 8 дней назад
Waxan dhagaysanyaa 2013 oon bartay heestan ila hadda waxan isla dhagaysan jirnay Asxab an hadda kasoo fogaaday ❤
@yahyemohamed882
@yahyemohamed882 9 дней назад
Aaway dadki 2010 dhegysn jiray
@asmomohamed4779
@asmomohamed4779 9 дней назад
Waxa dhageesanoya 3/7/2024 waligey wax jaceyl ah ma daremin mana i galin comment yasha iska aqrista dadka dhan jaceyl ayey kawada sheeke nayan ani bini adam mahi miya 😂21 years old ahy jamacada wada xata xarir malihi i think am not human being😂
@abdikafi5322
@abdikafi5322 10 дней назад
Calanka cagdheerta maxa heestan ukeenay kaqaada wxa wasakhda badan heesta qiimaha badan ee calanka soomaliyed loo qaaday
@ahmedshariifsomali8569
@ahmedshariifsomali8569 4 дня назад
Iyagoo somalinimo u diriraa ayaa la saaray calanak buluugana qeyb ayey kaeeyihiin
@laabtakasoco3723
@laabtakasoco3723 11 дней назад
Ilahow dhulkayago amxaarku ka kacayo xor ah natus 😢
@KhadraAbdirahmanMiyir
@KhadraAbdirahmanMiyir 11 дней назад
M.a❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 11 дней назад
viking❤*(Wcb)2 bullring ppe24/25(eagle-eyed)vstv.
@Xuseengaboosegaboose
@Xuseengaboosegaboose 12 дней назад
Haa
@NastehoIsmail-co8gx
@NastehoIsmail-co8gx 14 дней назад
28 June .2024😢
@husaynmohomat6637
@husaynmohomat6637 14 дней назад
Jacaylkii miyuu kuhelay Hirtanya miyuu kubaday Huq io ciil io dhip io MahawlBu kgu furfuray 28/6/2024 Waxan rajaynya inan comment kuzo laaptO aNo wax padaN qapzaDaY insha allaH✊
@ugaasoahmet
@ugaasoahmet 14 дней назад
28/6/2024😢 mar ay somalidi dib rabto inan u noqono
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 14 дней назад
Bilaa maamul inti bah wadaag xaro xabashi
@bashiircabdirisaaq-hm1hr
@bashiircabdirisaaq-hm1hr 14 дней назад
Erayada yaa leh Laxankana yaa leh Cidii taqaano ha ii faaideyso
@badrigass4135
@badrigass4135 15 дней назад
Waar maxaad tidhi,? Haku saarto heeryada Anna kaama rogayee Waley ka tahey 2024, yaa jooga meeshan like Aan isku salaano legendnow
@libaax6091
@libaax6091 15 дней назад
Patrolki mantu so baxay balantenu na wuxu aha madax banan😢
@BacSaliid
@BacSaliid 15 дней назад
Sanad ke la jilay neh ruwayadan ano yar ka dawan jiray shiines😢
@cadnandehonesty
@cadnandehonesty 15 дней назад
Allow somlia nabad noga dhig
@nadiyacadey
@nadiyacadey 16 дней назад
Heestan waxan dhageysana 27 june 24 mar aan wayey jacylkii qofkii aaniga i jeclaana anan niyad u haynin anuu🥹
@mubashirmuhammad4440
@mubashirmuhammad4440 15 дней назад
Cajiib
@user-cn5pq7lc7v
@user-cn5pq7lc7v 16 дней назад
Waxan dhagesanaya 26/june/2024 walibo anigo xalada aad igu xuntahay an haysana qof xitaa icawiya like isar hada iga danbeso 😢nafsiku wa ged harwen malin ban harsan dona 😢😢
@MaxamedMaxamuud-oe5bh
@MaxamedMaxamuud-oe5bh 16 дней назад
2024❤🎉
@user-eg1bx1fp9x
@user-eg1bx1fp9x 16 дней назад
26 /6 /2024 ❤❤❤ jacayl aan waligey iga dhamaanayn ayaan u il darnahay oo calacal ku daweeya waxaan naafo u ahay ilaa 2008 ilaahada meelaan u raadshana waayay sorry 😢😢😢
@sharmarkejama3882
@sharmarkejama3882 16 дней назад
Bk😢😢😢Heesta the pageka kobaad markuu bk celiyilo wlhi waan ilmeeyay😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@MaymuunmahamudHassan
@MaymuunmahamudHassan 17 дней назад
Wey geeriyoden side badan
@SiyaadBare-uj2vr
@SiyaadBare-uj2vr 17 дней назад
Waka wadani soomalinimo
@amiirakhadar6722
@amiirakhadar6722 18 дней назад
San kuu ilaliyay wad ii ilalin wayday san ku ceeb asturay ee ubadkena iyo gurigena uu ilaliyay wad ii ilalin wayday sad cadawga igu jabisayna maa ilawayo inad gajo iyo xanuun igu dawatay maa ilawayo in aan walidkay kaga soo goay maa ilawayo in aan qayrkay oo aan ka sareyay iga hosisay maa ilawayo inad been isheegto maa ilawayo in aan fakhri kugu samray maa ilawayo in aan kaligay ubadka kooriay maa ilawayo illahay ban kugu dayay hadan hooyo iyo abo haysto kuman jabeen miyad higag beenta .........😢😢😢😢25june /2024 1:49am
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
@CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh 17 дней назад
Sorry Abaayo😢
@cabdiraxmaancabdullaahi8070
@cabdiraxmaancabdullaahi8070 18 дней назад
24jun 2024 mon
@mustafejozez8447
@mustafejozez8447 18 дней назад
Gabar jaceyl ii qadeyyy ban fahmi wayey lkn jceylkiina aniguu igu dambeyey hda wn kala tagneyy mudo markan kala maqneyn bee habeen habeenada ka mida Ila so hadashy oo heesta isoo dir Tey ilaa hda wn xasuuusta heestan hadaan meel ku maqlo waaan so raadiya heestan nafsi I Haley lkn Wali qlpigeyga kama saaarin 😢
@ShaaficiShafinho-eg9tm
@ShaaficiShafinho-eg9tm 19 дней назад
23/7/2024 waa habeen isniin so gelayso saacadu waa 10:53 still listening wllhi aad ban idin salamaya cidii iga danbeeysa❤
@abdirashidmohamed1992
@abdirashidmohamed1992 19 дней назад
Waad ku mahadsan tahay sida saxa ah aad midhaha heesta oo sax ah u qorteen
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 20 дней назад
😂😂Dadkii riwaayadan Chines kuso daawadey walee Legends weeye soo jabey
@BacSaliid
@BacSaliid 15 дней назад
Wa ikana wllhi meqo mar ina firzaday a film ahan u jilay😂