Тёмный
No video :(

BAAQ AY DIRAYAAN | BEESHA REER CABDILE MN | OO KU WAJAHAN DDS 2021 

SAHAN MEDIA
Подписаться 70 тыс.
Просмотров 1,1 тыс.
50% 1

WAA BAAQ AMA WAR MURTIYEED AY DIRAYAAN BEESHA REER CABDILE EE GOBOLKA MINNESOTA OO KU WAJAHAN DOWLAD DEEGAANKA SOOMAALIDA.

Опубликовано:

 

25 дек 2020

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 16   
@Maxamedmarayare
@Maxamedmarayare 3 года назад
Waasax wixii tabasho aha ee lakala qabo in laysaga ergeeyo si walaaltinimo | lkn waxaa fool xumo aha in mulxidka abiye loo dacwoodo siduu wllkaygan soo bandhigaya sheegayo waana inagu ceeb walaalayaal inaan gaalada isku dacwayno iyagoo cadaw inoo wada aha.wasalaamu calaykum.
@Muhumed800
@Muhumed800 3 года назад
Asc walaalayal waa wax laga xumado in malin kasta oo layno keeno qof madax ah in aan inagu is qab qabsano oo aynu kala shirno oo aynu isu shirno wana waxa gumaysigu ka faa iidaysto mara waxan odhon lahaa dhab aynu u fiirsano hadii kale waxaynu ku dhacayna wixii laynogu talagalay and
@Light-q3r
@Light-q3r 3 года назад
waa dagmada dhisan mise dawalda????
@Light-q3r
@Light-q3r 3 года назад
qabridahre goosta ma cabdiley oo dadka duuleyey baad ku farxsanaatahay
@Light-q3r
@Light-q3r 3 года назад
10 sano Mustafa buu heyn ka dibna ogaden ka kale iyo somalida kale imaanka baad lahin ,hadii kale nin walba gobolkisa ha goosto !
@Light-q3r
@Light-q3r 3 года назад
@Cumar Farahinsha allah 12 sano mustafa markuu u dhamaado ogaden kale baa iyagana qaban kursigu waaa isku dhiib balse wadanka ilaaliya dad aan u dhalan baaa dhalashada qaatey waaa nisib xumo
@Light-q3r
@Light-q3r 3 года назад
@Cumar Farah yep
@abdirahmanabdi7306
@abdirahmanabdi7306 3 года назад
@@Light-q3r Ogadhen ya ka tahay?
@Light-q3r
@Light-q3r 3 года назад
@@abdirahmanabdi7306 🤣🤣🤣 Ogden land ha adiga yaa tahay
@Light-q3r
@Light-q3r 3 года назад
lacagta baaa idinka gooyey sowkii ina shucaac uuu cabdiley majaajilda ku hayey war alle ka baqa hadanaln cuneyn ciidetey miyaaaa mashaal ku halya dadka xukuna ha qabtaaan meeshan waa qori isku dhiib
@hodanmuse7746
@hodanmuse7746 3 года назад
Doqomiinyohow ma eeggaad keenteen maxamad subeyr kala saara 😡😡 Uff maxaa xoolahan iga beeray. Mustafe ma ree Isahaaq oo dhan buu matalaa. Waryaadheheen intaad shacbiga isku kala keenilahaydeen baad isku sii diraysiin.
@suleqaahmed4423
@suleqaahmed4423 3 года назад
Guul iyo gobanimo besheyda 💪💪
@maxamedwaliofficial3553
@maxamedwaliofficial3553 3 года назад
Guul iyo gobonimo
Далее
Разоблачение ушные свечи
00:28
Просмотров 644 тыс.
How to win a argument
9:28
Просмотров 430 тыс.