Fadna huno. Gabdh an Jaar ahen abn. Xasuusty marak umshy Malin ka dip. Hadalka bay jojisay. Waxn May cuni jirin Shock Ba ku dhacy. Ilmha xita may xasuusen. Waxy ahed. Qori meel la dhigy cml. Gandhi o Sidii ah bu hadan ninki. Guursady maraki danbe. Meel cilaaj lagu xidhy Moji imka meel ku danbeysa Malin 😢
abyo taado kala ihaysato ur yar ayaa le yahay thyroid keyga sare ayu ukacaya sidado kale bris aya lay mrsiyay wax walbo laga shaki qabay walayga wayay dhunta dhinac aya iburan iso jwb qalin le me noqon
Abayo aniga bil kahorban ispital tagay xanunban la dhibana calosha ah kadibne baritano aya la ii diray kumbupetar baa la isaray midka calosha ee kore iyo midka gudaha alxmdu lilah waxba la igama helin buroyin iyo xanuno kalabo wa negativ kaliya bursela oo dhiciska ilmaha la iga helay dawada isocoto
1901-Maanta oo kale Dr Karl Landsteiner oo ku takhasusay cilmiga bayoolajiga Austria ayaa daaha ka qaaday kooxaha dhiiga ee ABO waxa uuna sii waday in uu sameeyo cilmi baaris dheer oo ku saabsan qorista dhiiga taasi oo ku mutaystay abaalmarinta Nobel Prize sanadkii 1930-kii. WAXA AAD KA HADLEESAAN WAA WAX MARDHOW LA SAMEEYAY WADAN WALBA DHIIK LAGA QAADAY GABACDINA DHIIGA WADANKAA DADKA KU NOOL LOO BADIYAY NOOCA EY YIHIIN. CARABTII SHALAY IYO KUWA MAANTA FARQI BADAN BAA U DHAXEEYO YAA NILA WAALIN WAX SOO BARTA
Dadku hadii ey yihiin Jaahil wax walba run bey modaan. Dadkan waxey sameeyeen 45 sano ugu danbeesay falaqeenta dhiig yada wadamada. Gabacdi waxey ku saleeyeen 45 sano wadamadi ey ka aruuriyeen dhiiga. Taas macnaheedu maaha qofka somaaliya ku noola 100 sano ka hor in uu la mid yahay qofka maanta ku nool Somaaliya. Tusaale hadaa ku siiyo waxaa hubaal ah dadka ku noolaan jiray wadamada loo yaqaan carabta maanta in ey ahaayeen dad aad u mad madoow iyo dad midabka hindida lahaa balse maanta waa Yurubyian.