Тёмный

khalid naag kale ayuu guursaday! 

Подписаться
Просмотров 48 тыс.
% 2 802

ru-vid.com
Kusoo dhawoow channalka @aj&fadna oo ku soo biir channelkan hadii aad xiisayso qisoyinka aduunka kadhaca ama true crimes stories. Fadna waxay soo gudbisaa qisooyin kusaabsan dilka iyo dadka gacan kudhiigla ah. Sheekoyiin naxdin iyo murugo leh baad ka daawankartaa channelkan. Subscribe - like and share insh'allah. Mahadsanid
Subscribe to our family channel:
AJ & FADNA FAMILY VLOGS
ru-vid.com/show-UCJE_V-M8sId2WmsEoNvXxDg
Camerada aan isticmaalo
amzn.to/2XY4ieZ
Lighting aan isticmaalo
amzn.to/2DuP87q
Microphone aan isticmaalo
amzn.to/2R3wZpb
Follow me on Instagram: fadna_1
Snapchat: Add me www.snapchat.com/add/fadna11
joinhoney.com/ref/sm2xs7k
Camerada aan isticmaalo
amzn.to/2XY4ieZ
Lighting aan isticmaalo
amzn.to/2DuP87q
Microphone aan isticmaalo
amzn.to/2R3wZpb
DISCLAIMER: Links included in this description might be affiliate links. If you purchase a product or service with the links that I provide I may receive a small commission. There is no additional charge to you! Thank you for supporting our channel so we can continue to provide you with free content each week!
Contact: aj.fadna@gmail.com

Развлечения

Опубликовано:

 

4 июл 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 126   
@queenkaaba1547
@queenkaaba1547 16 дней назад
I was really shocked wallhi that’s why u can’t believe what u see on social media nothings is perfect in real life
@user-fg6eh4gq1y
@user-fg6eh4gq1y 4 дня назад
@queenkaaba1547 yeh, you are write what we see in the social media is not the write life
@amalismail7772
@amalismail7772 16 дней назад
Salama waa gabadh strong ah,iyadana ninka iska furtay markay aragtay inayna u qalmin qiimaheeda ayay garatay
@feriihadalmar2900
@feriihadalmar2900 16 дней назад
@@amalismail7772 xtaa wxn is idhi noloshan ba marky ka sheekeny iyadoo u ahayd hormuud oo u rumeysay riyooyinkiisa ma dhicinkarta
@Hashipodcast
@Hashipodcast 15 дней назад
Qiimaha ay ledahay maxey tahay? faqiirada hada ayey ciida cuneysa
@queenhijaaby3625
@queenhijaaby3625 13 дней назад
@@Hashipodcastfaqir nimadhaa maaa ceybaa marka wayaay
@dheemaniyoluul1691
@dheemaniyoluul1691 12 дней назад
@@Hashipodcast faqiirnimo gabadhan ka dheer waxay ka dhalatey reer dubai maamula waana rich ee google garee
@aishaomar4667
@aishaomar4667 10 дней назад
@@Hashipodcast horta qof imarati ah hadanu shaqaysan xita wa tajir, teda kale gabadhan waba milyadheer oo ninka iyada ba so gacan qabatay asago xayraan ah 😂 hadana cirkas bay ba calammo udirsanaysa intay ka raysato, haiska waalin 😂
@bushraali6447
@bushraali6447 15 дней назад
abayo ana sanboor xun qabi jiray wxan kaga reeste subaxdii marka tukaneesid hiyaha qabowga ku sandaarso wad karesan donta insha allah
@user-ii7og4jt6b
@user-ii7og4jt6b 5 дней назад
Abayo Allah ka cafiyo sanborka ilakin waaa il sanborka Aniga qabi jiray ee waxa samesa suratul fatixa iyo suratul kursi iyo suratul iqlas iyo suratul falaq iyo suratul naas Aqriso oo jiyo ku tuf oo cab wad ka bogsani 7jer Aqri inshallah
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 16 дней назад
Dadkaan mar hore ay kala tageen mayna shaacin .Salama iyaduna Fashion iyo Skincare business bay sameeysatay.Isna wuu guursaday.
@fcy-jo7pn
@fcy-jo7pn 16 дней назад
Wlhi marba is dhahay ninkan naag hindia guursan dona 😂😂😂reer badhibadhi dhaxda ka gale
@roobiyorays8398
@roobiyorays8398 10 дней назад
I believe in ay is jeclaayeeen, laakiin marka noloshii oo dhan banaanka la keeno Il baa jirta qofkastaa jeclaa noloshooda, markaa qofwalba wixiisa ha qarsado, dadbaan weligood guursan, caruur dhalin , il iyp kin baa jira
@SurprisedBluebonnetFlowe-sj8or
@SurprisedBluebonnetFlowe-sj8or 8 дней назад
Alle hakaa dulqaado saboorka 😍
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 9 дней назад
She was Somali women role model 😂😂😂😂 I was shocked they divorced kulaha as if it started with them. People grow apart and that’s perfectly normal so live and let live. Learn to love yourselves 😊
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 16 дней назад
Fadna maxaan ku xiisay ❤❤❤❤❤ Soo laabasha wanaagsan siste❤
@CoffeandTea1
@CoffeandTea1 16 дней назад
Asc Fadna That’s life ma ogin sidey ku dhamaneyso Allah ha noo wada naxariisto❤
@SAREEDO46
@SAREEDO46 16 дней назад
Welcome fadna boqorada codka qisooyinka ❤😍🥰🤩
@shukrifarah2852
@shukrifarah2852 13 дней назад
Allah ku cafiiyo xabiibti
@sadiaadam3922
@sadiaadam3922 14 дней назад
Allaah yashfik xabibti ❤ so laabasho wanagsan
@haboon6195
@haboon6195 12 дней назад
Mashallah fadna welcome back hbbti ilhay ha ku caafiyo ❤ shekadan wan sugayay❤
@nedafiqi7720
@nedafiqi7720 16 дней назад
Welcome back fadna quruxey waa farxey markan arkey inaad soo niqtey🥰🥰♥️
@munaaadan9035
@munaaadan9035 10 дней назад
Alle Haku caafiyo I miss you so mach qaali ❤❤❤❤
@naftadaahir
@naftadaahir 15 дней назад
Wlhi inaaa kasooo hadle niyadeyda kujirtay xita waasofiirshay RU-vid kaga inasoodhigtay Allah ku cafiyo fatima
@bazmaziyaaj308
@bazmaziyaaj308 16 дней назад
Welcome back fadna ❤
@aswanahmed9524
@aswanahmed9524 16 дней назад
Welcome back my dear sister ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
@2009noor1
@2009noor1 9 дней назад
Asc, sister if you want to be cured from allergies use a cup of water add cloves take the flower of the clove and add to water. After several hours when you see discoloration drink it.
@hodoadam1672
@hodoadam1672 7 дней назад
❤we miss you cadey welcome back sanboorkana allah haka cafiyo qali
@aaminaibraahim1678
@aaminaibraahim1678 16 дней назад
Mashallah fadna
@lullahabdy5795
@lullahabdy5795 11 дней назад
Love you fadna &aj family and fartuunfamily love you too
@LuggooyoAwoow
@LuggooyoAwoow 7 дней назад
Ayada ku kibirty markasa xabad qurux badan la gursaday 😂😂
@missjano8249
@missjano8249 16 дней назад
Khalid ka iney wax ka si yahin ba u fahmay salama uma bahna khalid waa nin fudud
@zainababdi781
@zainababdi781 16 дней назад
Waa hiduu baa layiri waana actress of bollywood waa xaaram nika islaamka ah inuu guursado mushrik
@norajabril7955
@norajabril7955 9 дней назад
Welcome back xabibty ❤
@hibaaqmohammad2254
@hibaaqmohammad2254 16 дней назад
Welcome back ❤
@qalanjoluul5034
@qalanjoluul5034 16 дней назад
welcome fadna.we.love yoi🎉🎉🎉🎉
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 15 дней назад
Alle haku caafiyo🤲
@kifaahhussein6823
@kifaahhussein6823 11 дней назад
welcom habbti❤❤❤
@raxmacraxman9735
@raxmacraxman9735 8 дней назад
Sanpoor 🤧 anuu nafta iikeney😢
@hodanhussin792
@hodanhussin792 16 дней назад
Yes in hore loo kala socdaa wey ficanthhy lkn inuu that quick u guursado markiiba it shows that he’s the cheater
@Deeqoadann
@Deeqoadann 12 дней назад
Walal sacabada maxaad Uguu hindisee uuf use your elbow Somali
@Unusulthan
@Unusulthan 16 дней назад
Welcome back fadna qurux badaneeey❤❤
@monamohamed2392
@monamohamed2392 13 дней назад
Walaasgay fadna u come back
@beautiful1423
@beautiful1423 7 дней назад
Omg i cannot believe what Khalid did.
@Deeqo-71
@Deeqo-71 11 дней назад
Welcome back
@steven1200
@steven1200 16 дней назад
M.a welcome bacj
@Cadar49
@Cadar49 16 дней назад
Wax walba oo dhalaala dahab maaha
@Gracias2024
@Gracias2024 15 дней назад
يرحمك الله ❤
@umunaddaofficial579
@umunaddaofficial579 16 дней назад
❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedibrahim-wd1hj
@mohamedibrahim-wd1hj 13 дней назад
Haduu guursadey ma dhibaa
@naimoabdirizak8244
@naimoabdirizak8244 15 дней назад
Waxan xasusta xili ninkeygi i dhihi jiray wa inan ku dayana jacaylka salama iyo khalid iyo sidey saxibo u yihiin
@nimcomaxamedhaashi
@nimcomaxamedhaashi 14 дней назад
@@naimoabdirizak8244 hhh sorry
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 10 дней назад
idinkaa walan markaadtusaale ka dhigateen dad views ku raadsanaya jacaylka beenta ah Nabi Muxaxme SCW iyo Caaisha RC , Tusaale ka dhigta walal
@ayannitta
@ayannitta 13 дней назад
❤❤❤
@user-op1xp5xg1o
@user-op1xp5xg1o 15 дней назад
Anigu waxan necbahay naag kale
@hafsaharbi3817
@hafsaharbi3817 16 дней назад
Waxaan ka baranay in hore loo kala socdo hadii la is fahmi waayo ,si kasta oo marka la wada joogo la af yaqaano .
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 9 дней назад
I agree with you Fadna, there should be mutual respect between the two parties after the divorce. They’re even attacking the other poor woman just to defend another. Disgusting
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 16 дней назад
We are miss you sister ❤
@maryanosman4076
@maryanosman4076 14 дней назад
😢😢😢
@mounatiti8446
@mounatiti8446 13 дней назад
Wlc back
@leylaahmed8967
@leylaahmed8967 16 дней назад
Familkas ani ahaan gabadha naag karti leh oo so jabtay ila eked ninka iyada ka ad ad ked koley calafkoodi dhamaday waxaa ugu daran shaqaalihi la shaqeynayay inu gursaday hindina sixirkey ku dhereyaan xaalka ilaah unba og sidu yahay
@AhmedDaariq
@AhmedDaariq 11 дней назад
ninka ragaa afar ayaa loo banaeyey kkkkkkkkkkkkkkkkk ninku siday diintu tidhi waxaan ahayn ma samayn
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 9 дней назад
hhhh shaqaale ma guursane naag aktarad hindi ah buu gursday balse sidii naag u dhaqanta oo dumarnimo ka muuqato walal .
@saammu8231
@saammu8231 14 дней назад
Fadna vedio kiaat shalay naga bln qaatay aaway sis❤
@cabbaasmaxamuud5270
@cabbaasmaxamuud5270 16 дней назад
Where are indhawayd?
@cabdiqanifanka529
@cabdiqanifanka529 14 дней назад
Wellcome back wwanba ku hilmaamnay french girl
@ummyusufsadiiq7828
@ummyusufsadiiq7828 13 дней назад
The reality is we hear about these things long after they’ve happened. Lakiin khalid waa nacas ma naag hindi we will wait and see.
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 10 дней назад
dumarka hindudu waa baariyiin , ragii aduunka dhan haad waxay guursdaan naagah eeshiyaanka ah bal soo firiiri wll
@munaomar4764
@munaomar4764 16 дней назад
Asc
@abdifatahereg4480
@abdifatahereg4480 16 дней назад
Asc fadna xppty sanborka waxa ufican xabadsowdo sanka mari gudaha ama dhibic kusii gadal ujeed nefta Ila isbuuc wad Hal mar aniga Hal haben aya ku shubtay wanka bogsaday
@habibokhalid9679
@habibokhalid9679 16 дней назад
Xabasowdo sanka haku shuban wll Dadba paralyse kunoqdaye intay sanka iyo dhagaha kushubteen
@asmaanaxariisbdn2105
@asmaanaxariisbdn2105 15 дней назад
@@abdifatahereg4480 wll dad xabasodo maskaxda ka dhawacdey ayaa jirta wey tan weynthy gudaha maskaxda wu dhawici kara
@doone9873
@doone9873 3 часа назад
Qof Muslim markuu akhiro tago waxa ugu horeya ale waydinayo wa salada labo waxa ku xiga cimrigii mesha ku soo bixiyey marka walal waxa ku fican ina ina busy ku noqoto wixii akhiro waxa ku taraya walahi waxa ku jirto wa waqti lumis waqtigana wa lagu waydin akhiro mida kale hada ogen lehed waxa akhiro naga horeya waxa yar wad qosli lehed waxa badana was ilmen lehed
@AnimaSaida
@AnimaSaida 14 дней назад
That's y I don't trust social media couples 😂😂😂😂
@AhmedJigga
@AhmedJigga 15 дней назад
Ninka Ka Tagay Qof Dumar Ah Oo Leh أشهد أن لا إله إلا الله وأشهد أن محمدا رسول الله صلى الله عليه وسلم Oo Tawxiidka Lagu Soo Koriyay Ee Ka Doortay Hindiyad Todoba Ilaah Miiska Ay U Saaran Yihiin Ooy SHIVA Ku Jirto Oo Ilaah Dumara Ah ..... Muwaadin Ninkaasi Waa Duloobay Cadho Allah Ayaa U Sugnaatay Salkiina Waa Hoog ................Jumca Mubaaraka ...............Wa Laahu Aclam.
@queen22-r7p
@queen22-r7p 16 дней назад
apyo shekoyinka.nosp celi
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 16 дней назад
Who trieste social media
@chailatecookies7341
@chailatecookies7341 9 дней назад
His new woman is from Kerala, South Indian
@caamirroobleofficial9097
@caamirroobleofficial9097 15 дней назад
Walal hindhisada na jar dee
@adoontiialle5520
@adoontiialle5520 15 дней назад
Fadna shactaroley 😂 waku xisnay wlhi
@khadrahassan624
@khadrahassan624 12 дней назад
Abaayo kaniin fiican oo xajiinta wax laga helaa dukaanka ALDI please tijaabi Samrka kaliya ayaa lakeenaa
@ifoonghauri4046
@ifoonghauri4046 16 дней назад
Anigu Khalid in badan ayaa follow u ahaa ilaa iminka. Laakiin gabadhan si bay dhagax u ahayd ama u qalifsanayd.Horumar bay doonaysay iyo in ay tahay Imarati! Khalid wuxuu jecel yahay daliiska aduunka lagu wareego. Laakiis Salama inan xanuusanaya ayay haystaan.
@missjano8249
@missjano8249 16 дней назад
Isaga dhalan ilmaha
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 16 дней назад
Salaama waa Emaaratiyad iyaduba.
@warss11
@warss11 5 дней назад
So what
@fatoum4388
@fatoum4388 15 дней назад
Hada podcast kale bay ka tiri waxan kala tagney 4 sanadkan2024 single baan ahay bay tiri
@sucadahmed9987
@sucadahmed9987 16 дней назад
Inadeer naagtu filima jisha lkn sida can uma aha
@farhan_taffo
@farhan_taffo 16 дней назад
Cod ka iska hagaaji fadna
@haldoortvchannel9320
@haldoortvchannel9320 16 дней назад
Salama waa indi waa kuwa madow karalaha ah
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 15 дней назад
@@haldoortvchannel9320 salama ma aha hindi khalid abihii ba madow iska dhalay carabta mado
@sahroabdi
@sahroabdi 13 дней назад
Fadna fransiiskii ma soo ncday.
@aminaa7909
@aminaa7909 15 дней назад
Marriage is not suppose to last forever! I heard she requested divorce maybe also he fell in love and she knew he is not with her! Who knows salamah have some mental health issues , but both are rich and famous
@user-hs2mf8un8t
@user-hs2mf8un8t 12 дней назад
Yeah that’s what i said like she Even keep talking about him i think she should move on
@alkhansaatumadir8632
@alkhansaatumadir8632 16 дней назад
Way dhacdaa huuno laakiin maalmihii danbe Daacad maysan isku aheyn waa la dareemayay in shekada qasantahay
@user-hs2mf8un8t
@user-hs2mf8un8t 12 дней назад
I think she must move on fr she keep talking about him
@ashaoali8020
@ashaoali8020 13 дней назад
Naagkaroon sidaas ayaa lagaarabaa naakaroon
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e 16 дней назад
Salama she is also from Aisha,but grow up in Emirates
@sunshineseaandvitamind8620
@sunshineseaandvitamind8620 16 дней назад
No she is Emirati dhalad.
@yasmeenatata
@yasmeenatata 15 дней назад
@@user-ks7oc1bz1e what do you mean she is from Aisha?
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 15 дней назад
Wll plz wanku baryeyna noosoo celi barnaamij yadii dilka 🥹🥹🙏
@suhurdiamond7319
@suhurdiamond7319 10 дней назад
Maxaad ku fali dil wll bisinkee😢
@KeinanJunior4233
@KeinanJunior4233 10 дней назад
@@suhurdiamond7319 caafimaad ayn kaqaadaa dilalka wll 😁🍎❤️
@Luul_Ally
@Luul_Ally 15 дней назад
Gabadhani wax badan waxy ku sheegtey podcast NourAldin. Waxay sheegtey iney dhakhtarka cilmi nafsiga la kulmeysey ilaa 2015kii ayna xanuusneysey waxyaabo yaranteedi iyo weynideediba Qof xanuusnya siduu u matali karaa qof markasta faraxsan 🤦🏾‍♀️ Takle dadku wey kala tagaan balse 4 bilood furniinkeda ka dib inuu guursado waa wax ina rag laga fisho uf 🤦🏾‍♀️
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 9 дней назад
walal waxaa fiican in naagtuna tahay u dhaqanto sidii Naagnimo iyo Hooyanimo ninkuna sidii Nin Raga ahan sidii nin raga u dhaqmo oo hogaamin iyo masuuliyad ugu horeeeso , balse marka gabdhii aay raacdo dhaqnak guryaha burbruiya e dida reer galbeedka markaasaa qalalaase bilawdaa
@maryammohamud1464
@maryammohamud1464 16 дней назад
Abaayo waxa loogu dhagan yahay naagtu guursanaya wa hindu taasna wa xaaraan
@samiiramuuse6076
@samiiramuuse6076 13 дней назад
Waa Hindu qoftu guursadey Subxaana laahi very sad to to divorce your Muslim wife and marry Hindu women 😢
@ummusafwan2477
@ummusafwan2477 8 дней назад
@@samiiramuuse6076 gal miya nh hhh nagtu
@Nina55870
@Nina55870 16 дней назад
I predicted second wife markii uu hilibka iska riday
@fathi9609
@fathi9609 16 дней назад
😂
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 9 дней назад
wuu is diyaarinayay miyaa hhhhhhhhhhhh ileen dumarow waaxad subaga noogu badisaan in aad na dhishaan baad rabtaan nacalayeey
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 15 дней назад
Yaa lagula guursan adiga
@sagalahmed9046
@sagalahmed9046 11 дней назад
Cid masaarna ninka ee naag sanab cabudo ayuu guur saday. Nin muslim ah maag sanab cabid ah ma guursan karo
@digitalworld1haarin905
@digitalworld1haarin905 15 дней назад
Wlley Hada maxaad nooga sheekaysay xigmad daro baa ku haysa. Qof wayn oo maran baa tahaye ma wax aad ka sheekaysid baa wayday
@AminaAhmed-dw9on
@AminaAhmed-dw9on 13 дней назад
Shot app
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 10 дней назад
sababtu waa naagihii khaliijka wxaa saamen ku yeeshey dhaqankii reer galbeedka ee feminism ka taasoo keentay in aay ragii ku qanci waayaan dumar nimadii asalka ahayd ee lagu yaqaany qoayska islaamka ah , aduunkii o dhan ayaa hada guursdaa naagah eeshiyank ah sbbtoo ah waa wife material ama naagnimo dabiici ah ayay leeyiiin naaghaasi... sbbtu waa taas khaalid uu uga tagay Salaam..
@rahmaosble8514
@rahmaosble8514 16 дней назад
Wcs abaayo hadee iskamaqnato xataa uxiiso
@YaminaMe
@YaminaMe 13 дней назад
People need to mind their own business!! Would you like others to talk about YOUR marriage? You will face Allah for this gossip video.
@queen22-r7p
@queen22-r7p 16 дней назад
wu washy ninkan 😂 hindi ku washy
@warsan11
@warsan11 16 дней назад
Noo soo geli Fadna waa kaa sugeynaa dadkii qiso ba na baray baad ka mid ahayd e
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 16 дней назад
Naagtas qawan ayuu karacey gabadhii xijzbneyd
@user-yx2np1pe6j
@user-yx2np1pe6j 11 дней назад
Maxaa kagalay? War badna nagtu😂😂
@queenfardowzaofficial4444
@queenfardowzaofficial4444 16 дней назад
Asxabey iisoo booqda chnlka ❤
@faadumozahra94
@faadumozahra94 16 дней назад
She said i got divorced 14.2.2024 in this Podcast ru-vid.com/video/%D0%B2%D0%B8%D0%B4%D0%B5%D0%BE-zaCA8nIZIL0.htmlsi=WJJ0s7aIFNaBmzbH
@user-fb1lo1yu3p
@user-fb1lo1yu3p 16 дней назад
Salaama malaha naagtaas ayey ku aragtay😂