Тёмный
Fartun Happy
Fartun Happy
Fartun Happy
Подписаться
Welcome to our family

Together we stand strong 💪

Facebook:: ina abuukar
Instagram:: fartun_happy_family
Snapchat::: Nahla ina abuukar

Thank you for joining our family
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 6
13:11
2 часа назад
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 5
12:17
7 часов назад
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 5
12:29
9 часов назад
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 4
10:34
14 часов назад
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 3
14:36
16 часов назад
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 2
14:30
19 часов назад
SIMPLE LIFE ROUTINE BY FARTUN HAPPY
9:18
21 день назад
AFTERNOON ROUTINE BY FARTUN HAPPY
12:13
28 дней назад
SIMPLE LIFE BY SINGLE MOTHER
8:05
Месяц назад
DAILY LIFE ROUTINE BY MOM AND KIDS
8:25
Месяц назад
AFTERNOON ROUTINE SINGLE MOTHER
13:45
Месяц назад
SIMPLE LIFE ROUTINE BY FARTUN HAPPY
14:11
Месяц назад
Комментарии
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 4 минуты назад
Naag diric ah.
@geenyoegal1635
@geenyoegal1635 8 минут назад
Fariid guulayso abyo❤❤❤❤
@ladanmuhumed1367
@ladanmuhumed1367 9 минут назад
Ax hooyaa I garan wayday waa Masuuliyada Aad qaaday ax Qalbigaa I jabatay wlhi sorry 😢😢❤❤
@SabiirinJamac
@SabiirinJamac 14 минут назад
Ninka laga hadlaayo ma sankaa😂
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 20 минут назад
In aad shaqaalo qabsato baay ahayd
@user-wk2os6he1j
@user-wk2os6he1j 23 минуты назад
Amiira qurux cml😢😢😢
@monacaali9148
@monacaali9148 27 минут назад
❤❤❤😢😢😢
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 31 минуту назад
Gabdhaha ooyaya waa bilaa garab abayo. Kuwa afrika jooga
@samiratahamohamed3950
@samiratahamohamed3950 37 минут назад
Fartuun walashee macaan hore u soco waad kuu leesanee hada sidan waad ku kuu leesatay in yar ayaa kuu haray
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 38 минут назад
" waan ooyey walahi
@samiratahamohamed3950
@samiratahamohamed3950 38 минут назад
Please 1 million gaarsiiya si ilmaheeda u korsato nolol raaxo inshallah 1 million gaarsiiya gabadhan ilmaha yar heesato
@HamdimuqtatarXasan
@HamdimuqtatarXasan 39 минут назад
Masha allh abayo horay usoco
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 42 минуты назад
😢😢😢😢😢
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 43 минуты назад
😢😢😢😢
@user-pi6yn9wj6x
@user-pi6yn9wj6x 43 минуты назад
Wan kuwadana abayo dumarland nimo illahay caruurta hakukriyo
@user-fz6lm9yu4w
@user-fz6lm9yu4w 47 минут назад
fariid gabdh goan leh ilen mel ayd usocoty wd gulaysaty xppt hory usoco nolal qurux badan ayn ku rajynaya ❤❤🎉
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 50 минут назад
" maxaa igu dartey sawirka😂😂😂
@MulkiHassan-fm9xl
@MulkiHassan-fm9xl 51 минуту назад
Abyo Alla hakulakoruyo caruurta ❤❤
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 53 минуты назад
Fartuun mid maaha waa caqlilay maa shaallah.
@filisbintuulusow3288
@filisbintuulusow3288 55 минут назад
Insha allah nolasha inta dhiman kuma xumeyso abaayo wlhi qisadad wn la qiroday waye hooyo ban ahay
@user-pi6yn9wj6x
@user-pi6yn9wj6x 56 минут назад
Nin faqira iyo nin masha qaysta sana udanbayda
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 56 минут назад
Waa ilmo ilmo dhaley
@nastexociisemohammed
@nastexociisemohammed 56 минут назад
M.a Abaayo mcneyyyyy ❤❤
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 59 минут назад
Maa shaallah fartuun waxaa markasta kusoo cel celiyaa waa wlashay hooyaday iyo aabahay dhaleen oo kale .my sister hooyo adag baa tahay ilmahaaga korso wixii kusoo maray kamayro iska ilaw hooyo kasta oo nin xun gacanta ugasha nolosha waa marta anagoo dhan waxaa nahay intayada badan agoon aabe leh.marka waxba saa haugu fogaan wixii aad soo martay.
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli 59 минут назад
Gabdhow ilmaha uurka iska ilaaliya inta aad ninka isbaraneesaan..
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 Час назад
Sheekadanba inaad hada ka sheekeyso mahan waayo waa noloshaadii aad had ka hor ku faraxsaneyd caro baa kaa muuqata isagoo ku qaba oo yiri hooyaday oo xanuunsan baan soo wadaa baad iska baxsat gurigii gaday saaana ma fiicna isagaba kaama soo hadlee ceeb waaye saan waa ilmahaaga aabahood🤔🤔🤔🤔
@QUEENHawa-u6p
@QUEENHawa-u6p Час назад
😢😢😢😢
@curadareercisman7002
@curadareercisman7002 Час назад
fartun abayo iska joji waxas ado rali ah dadka jabka ha oga shekeynin ilmaha abahod waye bes iska dheh qali fadlan garyad ba tahe hada aqano mela kala so xariro wa kula so xariri laha abayo calosha xero wixi ku somaray iska tuf ado rali ah ilamaha utur biri facod se ula kaftaman abayo
@hamsahassan5788
@hamsahassan5788 Час назад
Asc fartuun habo hada maxaa ka faaiidee ?Habo mcn waxaan ma fiicna ,Waayo hadaadan ku raadineyn .Views. Taasbaan uarkaa .Waa kala tagteen waa ilmahaaga aabahood nolol soo wadaagteen.Wallaahi waa aduun sii socdo .War illaaheey baa quraanka noogu sheegay ,Waxaad isku tihiin dhar .Marka habo hade meeshaan suuq laga xamaashuu noqday .Waa .No face "Laakiin aayahaaga dambuu wax udhimi .
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 Час назад
Geesiyad go,aan leh guuleso gacalo ❤❤❤🎉🎉🎉🎉waxaad aheen inta noqon laheed halagu naco runta xaqiiq qofka tahay keep going nolosha hore uwado role model tahay gabdhaha somaliyed ine qof ku tiirsanaan shaqestan mel iska so saaran urajena ❤❤❤🎉🎉🎉
@SagalHassan-l9c
@SagalHassan-l9c Час назад
manshaallah 🥰
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli Час назад
Caqli aad ninkaas kusoo afjartay .Waxaan rajeyn innaad horumar gaarto oo aadan guur danbe ku dag dagin . Gabar yar baatahay
@user-ph8ol9ut6h
@user-ph8ol9ut6h Час назад
Strong mather
@user-ue7mz3yr1j
@user-ue7mz3yr1j Час назад
Masha allh ❤❤❤ fartun qof adag baa thy wan ku fahmayaa Masha allh. Waxn aaminsanahy inaa meel dheer oo qurux badan nolasha ka garaysid insha allh illhy caafimad iyo caqliga ha ku siyaadsho ❤❤ we love you abaayo
@fatuuabuukar4661
@fatuuabuukar4661 Час назад
Sax ha oynin abayo ❤
@mustaqbalabdiweli
@mustaqbalabdiweli Час назад
Guurku waa saas gabdho
@ifrahalisahar7254
@ifrahalisahar7254 Час назад
Hooyo adak in ad thy malinta kaliga ilmahaga safar dher la soh gashy ayan ku qiray kuna duceyo hooyo ku dayasho mudan ani sida ayan qaba noloshyda qofna Ha udulen Qofka. Ku naxen aso boqola ah adna noloshad qimahed io Mesha ku Habon dhik alleh nah isku xir wabilahi towfiiq fartuun happy fartun fariid mash Allah waliga hoos Ha egin dhirisadena masha allah Abyo from Nairobo hooyo ayan ahy Iso Duce Abyo walshy iga yar thy
@aminaaden5046
@aminaaden5046 Час назад
Mash nool iga deh💯
@ilhanahmed7828
@ilhanahmed7828 Час назад
Qofta kaliye oo isku dawecad nahay
@ifrahalisahar7254
@ifrahalisahar7254 Час назад
Scw scw scw scw scw
@YusufMaxamed-gp9tv
@YusufMaxamed-gp9tv Час назад
Family away iyo tolkina
@user-tv8do3fd2g
@user-tv8do3fd2g Час назад
Xornimo maxay ku taree xabsi xitaa wala gali lahaaq
@user-kw4gv2rf8q
@user-kw4gv2rf8q Час назад
Sorry
@MahadBuyal-ek7bb
@MahadBuyal-ek7bb Час назад
Apayoha aayaantaasa qooqoolee Ku hye waxakalee kuumaheene markuu qooqakaajabaaye caadi aaanoqootaye ninkaane waa iska furaataye xariifadA aatahye adiga
@user-pd8gk7qv7d
@user-pd8gk7qv7d Час назад
Gabar adag tahay hore usoco
@user-bg9np4ry8g
@user-bg9np4ry8g Час назад
❤❤❤❤❤
@AbshiroJaaf
@AbshiroJaaf Час назад
Fartuney wiilkaga iyo wiilkeyga waa isku fac kadib gabdheyda iyo gabdhada waa isku fac urkeda buuq iyo dagal aan la igu dulqadanen baa igu dhacay kadib wan kala tagnay wan ka reystay runti lkn illmaheyga ayaan u baqa ciil abe iney arkan 6:10
@dekasabriye9158
@dekasabriye9158 Час назад
Aaaay sory abyo mcn Wlhi qalbiga iga tabaty fartuneey don’t worry waa helesa qofkaga
@faadumoclahi715
@faadumoclahi715 2 часа назад
Manshallah hor usoco
@ifraahdagan2897
@ifraahdagan2897 2 часа назад
Omg wlhi waxan karti lama dhihi karo Masha allh ❤🎉🥰