Тёмный

WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 2 

Fartun Happy
Подписаться 313 тыс.
Просмотров 104 тыс.
50% 1

Опубликовано:

 

7 сен 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 280   
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Месяц назад
صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤
@faizaabdulla3604
@faizaabdulla3604 Месяц назад
Asc ml mashaallaah walalo IPO sjecel at saw tihiin waxa tihiin laba mamo aadufican aqlaqdina ayan kahelay mashaallaah
@aminaali5297
@aminaali5297 Месяц назад
Scw scw scw scw scw
@Fatmachannel-kf8
@Fatmachannel-kf8 Месяц назад
صل الله عليه وسلم ❤
@CaliCaraale-kn6ri
@CaliCaraale-kn6ri Месяц назад
صلى الله عليه وسلم ❤❤❤❤😊😊😊😊😊
@aishakhafane9913
@aishakhafane9913 Месяц назад
Wan jeclhy my rajo wlh gabar qalbi wangasan waye 😢
@ZainabAbdi-yo2eo
@ZainabAbdi-yo2eo Месяц назад
Fartuun plss baro sida dadka hadalka looga sugo hadalka qofka lagama dhax galo
@khadradioman8843
@khadradioman8843 Месяц назад
Waa sax wlhi waa ixtiram daro wiliba qofka kaa weyn walal iyo waalid ku ah😢
@farhiyaomar3115
@farhiyaomar3115 Месяц назад
allhu akbar naa maxaa idinka galay idinka shaqo aan nilii dirsen baad galaysaan gabarta afkiina ka leexiya
@ZainabAbdi-yo2eo
@ZainabAbdi-yo2eo Месяц назад
@@farhiyaomar3115 wax ceeb maan dhihin qofka waa in hadalka laga sugaa oo hadalka laga dhex kalin qisa aaba laga sheykeynaaye meey dhageysado Marka la soo kaaro hadasho qof inaa dulmiyo ma jeceli dadka dhageysa ceeb ma ahan
@mushtaaqmaxamed2921
@mushtaaqmaxamed2921 Месяц назад
@@ZainabAbdi-yo2eowaa runtaa qofka hadalka waa laga sugaa
@ZainabAbdi-yo2eo
@ZainabAbdi-yo2eo Месяц назад
@@mushtaaqmaxamed2921 waxeey soo ku binaayeen ayadaaba bilaa micno ka dhigtay qisa waa iney nuxur leetahay qofka laga dhageesto
@ayannur4800
@ayannur4800 Месяц назад
Muniira qof respect badan inee tahay waxaa ka garanesaa qaabkee hadalka kaga sugeeso xitaa markaa hadalka dhameesato sax ee ku dhaheesaa hadalkaga ayee si xushmad leh uga jwbeesa masha allah abayo jcylka walaalnimada aad buu u macaanyahy allaha idin xafido fartuun and muriira ❤❤❤❤
@Cusmaanxaamud-mn3xy
@Cusmaanxaamud-mn3xy Месяц назад
Waa hablaha kaliya aan daawado anoo rag eh yaab. ree my rajo slmn
@dekaliosman5333
@dekaliosman5333 Месяц назад
Wey mudan yhn😢
@SacdiyoAbdullahi-du3pc
@SacdiyoAbdullahi-du3pc Месяц назад
Masha Allah muniro waqof qalbi wanagsan waxatihin walalo is jecel masha Allah waxa mudantihin kudayasho muniro iyo fartuun walalaheyga Wan idin jeclahay ilahey haikinxafido ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@sacdushinacumar3356
@sacdushinacumar3356 Месяц назад
M.awaalo is jecel isku duub naada waligiin farxad jogta idin rajenaa hooyo cafimad iyo cimriga Allah ubarakeeyo❤
@Hana..sheeko
@Hana..sheeko Месяц назад
RU-vidr aan daawado ayaan wye markas ban shekadina dhageystay waan kahelay walahi soobadiya 😢❤😊😊 ilaa qeeybo badan kasoo sameeya
@shankaroonwrsme4787
@shankaroonwrsme4787 Месяц назад
Masha allah wlle is jecel weye aniga na iso duceya inu illahay wallhay qalbi goda iso jediyo
@hony5804
@hony5804 Месяц назад
Walid nimada ciyaarmaha bal eeg ilmo aan qangarin shaqalo lageynayo lamayabine allow haitusin aamin waa dad sojabay lkn iyagu waa hoyooyin fcn oo ilmahoda ilashanayo mshallh
@nimciishnalka279
@nimciishnalka279 Месяц назад
12 iyo 15jir shaqaalo lagaynayo waa xanuun Se wadankeena iyo dadkeenu waxkasta waa soomareen
@user-vg2tl8rg8b
@user-vg2tl8rg8b Месяц назад
Fartun markey walasha hadleyso dhageeso haka so dhax kalin warka badan jooji
@nasriincabdi2720
@nasriincabdi2720 Месяц назад
Walaalaheyga mcn waxaan idin leeyahay qisadiina wlhi aad ayeey ii taabatay sisters fartuuney abaayo mcn maleyshiya inaan Soo dago ayaan rabay adigoo mahadsan meel aan kaala Soo xeriiro ii sheeg reer Nairobi ayaan ahaanjiray balse hada somalia baan joogaa
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
اللهمّ باريك في أولادي وأحفظهم من كلّي شر🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@bilan1674
@bilan1674 Месяц назад
Qofkasta wuu dareemi karaa' in dhib badan ku soo martey sucudi lk Alhamdulilah❤ nolosho wa casharo
@Kiki_afcad-m7c
@Kiki_afcad-m7c Месяц назад
Part 3 inta sugeyso like 😂😂
@MaaidoAadan-ki3yh
@MaaidoAadan-ki3yh Месяц назад
Abaayo farurta hoobiye inu iga dhacay cml Markey tiri wlhi wn qoslay musasal cml bey igu socotaaaa ❤❤❤❤❤
@user-du3km8bz2y
@user-du3km8bz2y Месяц назад
Wa malin qeyr badan walalayalow iso duceya culeysyo badan aa iheystee inti murad lehna murad koda alaha usahlo
@user-gd4gi7hr8i
@user-gd4gi7hr8i Месяц назад
Aamin Alle hkaa dul qaado
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
Walall waxaa jeceshahay Allaha ku siiyo 🤲 Oo Kheyr Kaada Ku Juro 🤲 Dhamaanteen Bi"idnillaahi Kariim 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@user-du3km8bz2y
@user-du3km8bz2y Месяц назад
@@lavieestbelle-neutre3431 aamiin walal adna alaha ka farxiyo aduun iyo aqiraba
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 Месяц назад
Amin ya rabi wll mcn allah haka dulqado culeska o farxad ha kugu badalo mar dhow insha Allah
@SAli-db7dw
@SAli-db7dw Месяц назад
Alaha kaa qaado culeeyska walaal🤲
@ifraaxMaxamed-yz6vi
@ifraaxMaxamed-yz6vi Месяц назад
fartuun ma sugto shekada wa naga bob bobtay wah😂 saxip muniira u daay inta nala jogto an shekadeda ka dharagne🎉❤❤❤❤
@Umucaisha935
@Umucaisha935 Месяц назад
Ila waagi csalan qabay saan ee ehed dadka hadalka maka sugeso we hor boode
@Umuanzal-tl6fo
@Umuanzal-tl6fo Месяц назад
Kkkkk
@ifraaxMaxamed-yz6vi
@ifraaxMaxamed-yz6vi Месяц назад
@@Umucaisha935 haku fogan wa boqorad fartuun🫀
@Haboncudoon1437
@Haboncudoon1437 Месяц назад
Can't wait part 3 nosoo boobsiiya aay muniiro❤😊
@KhalidAhmed-mz1yj
@KhalidAhmed-mz1yj Месяц назад
اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا وشفيعنا وقائدنا وقدوتنا محمد صلى الله عليه وعلى اله وأصحابه وسلم تسليما كثيرا
@aishaabdi2397
@aishaabdi2397 Месяц назад
Fartun abyo maadama aabe dhinty hooyo iyo ilmaha ma so wadato malysiya mise ma rabto hooyo
@TheReal_Man
@TheReal_Man 17 дней назад
Muniira baa sharci leh oo Netherlands ama Holland🇳🇱 sidaa u taqaan joogto lknse fartuun waxay jogta maleysia Maleysiana waxaa lagu joogaa dhoof
@Saabo607
@Saabo607 Месяц назад
Fartuun io muniiro waa nii jeclahay wllo qalbi wanaagsan m.a keep going ❤❤❤
@AsmaAli-un2zh
@AsmaAli-un2zh Месяц назад
Abyo horto fartun happy wa tagera videogeyda walbna wa firsata anoo modinen si aan ugarab istago wlhi iyo sabriin allah idinwada xafido wllo isjecel ba tihiin cadowga allah idinka qabto hormar fcn oo midan kasiwangsn gaar insha allah 🙏🤲♥️ Sual
@SafaAli-je5yq
@SafaAli-je5yq Месяц назад
Jaceylkaad işku qabtiin alle haydin siyadiyo❤❤
@user-kc5ey1mh7q
@user-kc5ey1mh7q Месяц назад
Anaa u hooreyo like ii saara plz 😢😢
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
❤Anagane Ku Xigeen Aan ❤Nahay ❤😢
@azizkahin9034
@azizkahin9034 Месяц назад
Masha Allah fartun happy iyo my rajo waa idin jeclay xabibatii ❤❤🎉
@MsFatimaMahmoud
@MsFatimaMahmoud Месяц назад
Alle Khair ha idin siyo gabadh qurbo lo diray wa dhibato Alle aya Risaqada bixiyo Munro wa qof wanaagsan.
@zahrayonis6553
@zahrayonis6553 Месяц назад
Fartun happy wa farid MashaAllah ❤️
@ramlomuuse-mj1zg
@ramlomuuse-mj1zg Месяц назад
Masha allah abyoyal ilahy ha idin barakeyo❤
@user-mw8fo2vi8s
@user-mw8fo2vi8s Месяц назад
Masha Allah xbbti Saud nolashèda waa adagatahay waa runta abaayo muniiro Saudi aniga Ayaakunool
@hodanmohamed8046
@hodanmohamed8046 Месяц назад
Plz plz plz shukri abshir nooga soo warama iyana plz
@FadumoCabdiraxmaan-n6o
@FadumoCabdiraxmaan-n6o Месяц назад
Ale qalbiga ha kuu ilaaliyo qaali dumar isoo duceeya asxaabta fartuun habi
@nimcocabdulqaadir56
@nimcocabdulqaadir56 Месяц назад
Masha Alaah tabarakalaah ilaaheey haida xafido
@umacabdirisaq6399
@umacabdirisaq6399 Месяц назад
Amiin
@ayanahmednur5773
@ayanahmednur5773 Месяц назад
abayo muriro aniga isku qiso nahay hoyo mcn wey shaqen jirtay 7 sano ano jiro ilmo iga yar leyga tagi jiray wan so koriye ano xanbarsan hosha qaban jiray kilida aad i xanuni jirtay 15 marka garay asxabteydi sacudi aden hoyo aniga wan baxaa dhahay ugu danben dubai ley diray hal sano ugu horeysay oyin ku jiray hoyo aad u jeclaa 6 iyo bar aan jogo dubai abayo muniro aad u jeclahay ilaa isku qiso nahay in badan ugu xiranahay fartun wa jeclahay xafidulah dhamantin ❤❤
@HamkizMohamed
@HamkizMohamed Месяц назад
❤❤❤❤ Alhamdulilah though aniga abayo malihi, mansha'Allah tabarak'Allah guyz.
@RaaxoYuusuf-w6x
@RaaxoYuusuf-w6x Месяц назад
M.a samirka waa laguliibaanaa. dhiiri galin bay nootahay qaali🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-hj2nq5di3h
@user-hj2nq5di3h Месяц назад
Fartun sheekad dhageeste ka ahow dee😂😂😂
@leylacabdulahi390
@leylacabdulahi390 Месяц назад
Masha allah wan ki farxay sabiskarabka ku so biray xalay tuuksi galay gabadhahaan iigu sara kabixi waye illahy daryiis ayan idin jeclhy abayoyaal
@hibanuura4233
@hibanuura4233 Месяц назад
Bis waye intee my rajo joogto routine marabno fadhigas iyo qiso rabnaa 😊
@KalsonSiyad
@KalsonSiyad Месяц назад
Gabdahaa wa naxariis miraan wana very strong Alow gabar walbo ad adag nolol quruxbdn sii🥹🤲🏻🥰🥰
@aaminasiidcalimacallin6243
@aaminasiidcalimacallin6243 Месяц назад
Masha allha aabayo my rajo❤❤❤❤
@ayishaabdhullah6585
@ayishaabdhullah6585 Месяц назад
Mom nadiifo wlhi waa u xiisy qafka kaliya aan adag ugu jeclaa waaye abaayo igu salan
@user-qj2kv5fr5d
@user-qj2kv5fr5d Месяц назад
Haaaa Ali wa u xiisay wllhi shactiradiisa gorme ku so noqona you Tube ka 😂😂😂hadalkiisa iyo qosol kiisa u xiisay wllhi🥺🥺🥺 so fariisi marka noqoto Holland 🇳🇱 Aqwan❤🥰😍
@Ilhaan1234
@Ilhaan1234 Месяц назад
Ana manaboliyo kudhashe still kunolahe
@user-cx9zo1lg2n
@user-cx9zo1lg2n Месяц назад
Gabdho wanagsan aya tihin Allah Idin xifdiyo
@Safiyo-ue4fj
@Safiyo-ue4fj Месяц назад
Mashaallah tabaraka laah wan idìn wata abayo samiyo iyo fartun hire u socda no so badiya part 3❤❤❤❤
@afnanalta8100
@afnanalta8100 Месяц назад
Ax wllhi ilinteyda waan celin waaaye😢😢😢😢
@hibaqali8116
@hibaqali8116 Месяц назад
Masha Allah fartuun isku xaafad aan ku dhalanay 😂❤
@dhayiba5423
@dhayiba5423 Месяц назад
Masha Allah hbibatii Allaha swt haydin xifdiyo Part 3
@Salmacabdi-we3yo
@Salmacabdi-we3yo Месяц назад
Qiso xanuun.badan waye wlllHi😭❤
@SulekhaismailMuusexasan-mv3tf
@SulekhaismailMuusexasan-mv3tf Месяц назад
Dadkan so qor qoraya warka sug hal qof haw sheego lkn dhamantinba xagad mesha uga buxisen warka sug qofka dareenkisa fahma
@user-ty4tk8rl3k
@user-ty4tk8rl3k Месяц назад
Aby dadka waa iska maseeraan qofka ugu horeeeya comment guu sooqoro beeey kasoo daba qoraaan
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Месяц назад
ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظكم ❤
@hony5804
@hony5804 Месяц назад
Wllee anaa somaray kilideyda madobatay san uxanbarayey crurta hoyaday dhashay lkn iskadhafe iney hooyo idhahane walidkeybo igudiraan laqad yasha
@user-rv3er7rx1s
@user-rv3er7rx1s Месяц назад
Im sorry kaliga ma tihid Ajarkaaga Allah jano hakaga dhigo abaayo😢
@fartunabdi4076
@fartunabdi4076 Месяц назад
Kaligaa maaha abayo me to
@abdullaiadan4042
@abdullaiadan4042 Месяц назад
mashallh🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤
@bushratimcade1087
@bushratimcade1087 Месяц назад
Fartuun war ma sugto gabdhan ayada qisada dhamesnes fuduida walaly sida dadka warka loga sugto ma lugu so barbarin
@lathan-e6r
@lathan-e6r Месяц назад
😂😂😂
@gamer5Real
@gamer5Real Месяц назад
Masha Allah ❤❤❤queen qurux fartuun cadeey iyo abayo muniira abayo
@aishakhafane9913
@aishakhafane9913 Месяц назад
Masha Allah so badiya 😢
@StarlightMoon-xq1br
@StarlightMoon-xq1br Месяц назад
Sida jaceshay alana kuuyeelo aamiin yarabi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@NadiifoShuceyb-jw8wk
@NadiifoShuceyb-jw8wk Месяц назад
Masha alah alaha idiin xafido aamiin
@yusroaxmad
@yusroaxmad Месяц назад
Waan ideen jiclahy lawadiina❤❤ m.a
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 Месяц назад
Alla shaqada carabta ma sahlana aniga yemen ayaan soo arkay
@SaaraHaji
@SaaraHaji Месяц назад
Aby Muniir Quf Qalbi wanagsan Tahay Allaha Kuxafido
@asmaxasan7803
@asmaxasan7803 Месяц назад
mansha allah walaalo isjacel allhu ma baarik ❤❤❤❤❤
@KhadroCabdinuur-c1t
@KhadroCabdinuur-c1t Месяц назад
Mashaa allah alle ha iskugiindaayo
@user-ci9ye8pw1h
@user-ci9ye8pw1h Месяц назад
Qofkasta.oomurugaysan.ilaahy.murogada.hakaqaado.hna.ugubadalo.farxad.uukuwaaro.yaarabi
@filsanmohamed4670
@filsanmohamed4670 Месяц назад
Amin ya rabi insha Allah
@SumayoCumar-80
@SumayoCumar-80 Месяц назад
M.asha allh nosobadhi abayo fartuun abayo muniiro love ❤️
@abdiqani-u6i
@abdiqani-u6i Месяц назад
Abaayo muniiro Alle ha idin xafido dhamaantiin
@nurtoalasow7862
@nurtoalasow7862 Месяц назад
Masha Alaha naga nol iga dheh
@user-uc4ot3qn3w
@user-uc4ot3qn3w Месяц назад
I like it Wlh inkastoo aan qiroodeey wlh waxaa tihiin strong women’s keep going ❤
@hibaaqali5083
@hibaaqali5083 Месяц назад
Shukri away hada
@Xantiikudhaaftay
@Xantiikudhaaftay Месяц назад
😢😢😢😢 Family walbaa qiso xanuun badan ayuu leyahay iyo mid farxadeedba Alle heydin xafido cimrigeeni hanoo raago maamiyaal Qisada adi iyo abdirisaq nooga soo sheekey maami❤
@user-ek6fo6pr4c
@user-ek6fo6pr4c Месяц назад
Abaayo waankula dareemaa sacuudi carabiya aan joogaa abaayo muniro weligey shaqo jiif ma raaciin
@zeinabcabdullahimaxamed3881
@zeinabcabdullahimaxamed3881 Месяц назад
Fartuun maa u yar familyga
@ugasoamah5200
@ugasoamah5200 Месяц назад
Haa
@hodandahir8111
@hodandahir8111 Месяц назад
Masha Allah
@hamdibulhan8009
@hamdibulhan8009 Месяц назад
Adinkoo caruur ah sidee la idinku ogalaaday inaad reero carbeed u shaqeysaan subxaana laah
@khadiijohassan8454
@khadiijohassan8454 19 дней назад
Somalia wagii hore durufo badan soo mareen walhi
@afnaanmohamed9765
@afnaanmohamed9765 Месяц назад
Allhu akbar abayo munira waxaad tahay hooyo karti badan walaal qaaliya taad fartun ka soo martay ayaan hora ula socday lkn safarkaaga sucuudiga manta igu horayso❤❤
@dahaboosman1228
@dahaboosman1228 Месяц назад
Manshaallah sisters and friends hooyo mcn ❤❤
@the_asfaahss7121
@the_asfaahss7121 Месяц назад
Fartuun warka sug hasii qarxin sheekada war jeceel kudileee
@axlaancadeey5345
@axlaancadeey5345 Месяц назад
Mash Allha fartuun abaayo abaal ey kugo leedahay
@HayattQueen-wv3zm
@HayattQueen-wv3zm Месяц назад
M.a wllo isjecl allh idnxfido
@QueenMuniiza
@QueenMuniiza Месяц назад
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤
@ikranabdulahi2758
@ikranabdulahi2758 Месяц назад
masha allah abyo
@RodoAli-rx6no
@RodoAli-rx6no Месяц назад
Mansh alh abyo mcnto ale hainbarakeyo walalo is jecel ❤❤wan idin jeclahay kuweygii ❤❤
@sahramohamedabshir
@sahramohamedabshir Месяц назад
My rajo msh alh
@sucdisiman2925
@sucdisiman2925 Месяц назад
Masha allha abaayo allha nii xafido dhamantiin
@RiimaAadan-uf4jv
@RiimaAadan-uf4jv Месяц назад
Mid hala ii sheego Waxbarasho Ma jirin miyaa
@CaaishoCabdulaahi-bv8ct
@CaaishoCabdulaahi-bv8ct Месяц назад
Waaaa qof karti bdn m.a allah xifdiyo
@hanicabdiibrahim4543
@hanicabdiibrahim4543 Месяц назад
M.a Allah idina jeclado ❤❤❤
@user-kw4gv2rf8q
@user-kw4gv2rf8q Месяц назад
My rajo waxaa noogu soo sheekaysaa saa holan kutaktay odaygaaga ma isla socoteen mise wuu kaa horeeyay
@userimanibrahim
@userimanibrahim Месяц назад
Ma am proud of my umah let's be like allukbar
@shiffaabdi392
@shiffaabdi392 Месяц назад
Fartuun happy sibey u maqan tahy maskin 😢
@OmarBodaye
@OmarBodaye Месяц назад
Mashaalaah
@ilhaanyariisey6168
@ilhaanyariisey6168 Месяц назад
Haa wlhi
@monabeautychannel2931
@monabeautychannel2931 Месяц назад
Abaayo markaad leeday 14 jir ayaa saudi laygu geeyey ta kaa yar eee ka horaysay 13 jir miyey khadaamo ku bilowday??
@ubahabdisaid2222
@ubahabdisaid2222 Месяц назад
😂😂😂😂 maya 12 jir ay eheed ilmaha 2 sano ay kala weynaan karan lkn ilma yar sidey ku shaneyn karaan carabta cadow sana
@mushtaaqmaxamed2921
@mushtaaqmaxamed2921 Месяц назад
@@ubahabdisaid222218 ama 17 waa jireen 😂😂
@Umucaisha935
@Umucaisha935 Месяц назад
@@ubahabdisaid2222fahan adi da sax laguma shegayo
@sumayosalad6946
@sumayosalad6946 Месяц назад
Somalidaba 10 jir ee shaqalo kadhigtaan ​@@ubahabdisaid2222
@sucdiali-
@sucdiali- Месяц назад
Fartun naga aamus dhegeysto fcn noqo kkkkk
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад
🤲ما شاء الله تبارك الله🤲😢
@nimcoabdi8810
@nimcoabdi8810 Месяц назад
Muniiro abayoy waxaan umalaleyaa inaa tarxiilka isku la jirnay 2005 aheyd sax
@user-rr4vz9hq2w
@user-rr4vz9hq2w Месяц назад
Qisada gadaalaaa u noqonaaa ma maqlin waa war jecelahay😂
@zahradahir2811
@zahradahir2811 Месяц назад
Mashallah tabarkallah
@user-lz8ht7oy5c
@user-lz8ht7oy5c Месяц назад
2 doqon nuur hadii shegaysaan ninki hore oo ku fursy kama hadlaysan. Cabdidalan kadabiin shuuboyiin
@aishamohamed8282
@aishamohamed8282 Месяц назад
Walaashaa kaayaraaba joogtaye maxaa adiga u yareed sister
@chirehadawehmane7718
@chirehadawehmane7718 Месяц назад
Mashallah mes deux chéries ❤❤
Далее
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 3
14:36
Просмотров 106 тыс.
DAILY LIFE ROUTINE BY FARTUN HAPPY
9:27
Просмотров 16 тыс.
Sidee wax u dhaceen?? Sidee nahay hada?
7:24
Просмотров 71 тыс.
Hablaha hargeysa iyo Nasiiba sh. Aadan Siri
5:27
Просмотров 34 тыс.
WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY IYO MY RAJO
15:01
Просмотров 162 тыс.