Тёмный
Ahmed Osman
Ahmed Osman
Ahmed Osman
Подписаться
Waxa ka cod sanena ina naguso biirto oo aad ka mid noqoto My Team Ahmed Osman waxa ku balan qadeena ina naga Fa'idi doonto waxan qorsheenena dhawanahan safaro aduunka oo dhan marka nala soco si aad adna u dalxiis tagto
Calais France Wa magalo cunsuri ah
9:27
7 часов назад
Ano visa wadan Yurub ma tagi kara .......?
11:41
3 месяца назад
STREET FOOD CAMDEN MARKET LONDON
9:46
3 месяца назад
Hoo hadiyada Ramadanka (Part 5) #subscribe
13:41
4 месяца назад
Hoo hadiyada Ramadanka (Part4)
12:08
4 месяца назад
Hoo hadiyada Ramadanka (Part 2) Qeybtii 2
12:54
4 месяца назад
Hoo Hadiyada Ramadanka (Qeybta 1)( Part 1)
8:51
4 месяца назад
Комментарии
@user-vt4qq5ld8g
@user-vt4qq5ld8g 19 минут назад
Waxan raba visa dalxiis Uk 🇬🇧 inan samayto ka dib erland iska dhiibo sidaasi sax ma taahay talaw?!!!!!!❤❤❤❤
@user-cs7im5zh8u
@user-cs7im5zh8u 8 часов назад
Passport qaleel ii yaalo lacag lee la'ahay mhnee cagtaa furi lahaa afrikadaanba allah ka dhigeee nolosha socod uun bey ku leedahay
@cumarxuseenchannel4732
@cumarxuseenchannel4732 14 часов назад
France sida lagu imaado warbaxin buuxda naga sii taa ayanu doneyna tusale marka laga sobaxayo kenya sxp plz and plz taa aya muhiim ino ah br
@cumarxuseenchannel4732
@cumarxuseenchannel4732 14 часов назад
😂😂😂there is not boat for twelve kilometres 😂😂😂😂 twelve meters reasonable 😂😂😂😂
@fathiabdi2204
@fathiabdi2204 15 часов назад
TALIYE MAXAAD UGA SOO WARBIIXIN WAYDAY MUKHALASADA SOMAALIDA SIDA CABDIFATAX IBRAHIM OO KU MAQAC DHEER KAYNAAN OO 15 QOF LACAG KA DHACAY 25000€
@Mo_____Shibiine
@Mo_____Shibiine 16 часов назад
2018 ba tagay wa I sura gali waysay waqtiga Doon lama raci jiran gawarida lagu dhax dhuman jiray
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 17 часов назад
WANAAGN ASXAABTA AALLAH AAMIIN
@cawilosman-me9rz
@cawilosman-me9rz 18 часов назад
Asc wllo germanka jooga waxaan doonaya inaan yimaado ee cid aan la soo xidhiidh oo aan xogta ka hello ayaan uu baahanay uk ayaan ku socda pro
@ismailyoung1639
@ismailyoung1639 18 часов назад
UK 🇬🇧 soo la isma celinaayo mise waa la cancel ❌ gareeyay barnaamijkii dib u dajinta Rwanda
@NuuraOmar-bx8ip
@NuuraOmar-bx8ip 19 часов назад
Subxaanalah yurub noocaan miyaa I laahay ima geeyo
@AbdirizakAden-ge1lm
@AbdirizakAden-ge1lm 19 часов назад
ilahow riyadisa u rumee somaliya meel dib logu laaban karo ma ehee qarax iyo rafaad 😢
@maxamedosman3610
@maxamedosman3610 20 часов назад
Insha Allah way gudbayaan Marka ay galaan ingiriska sooqabo
@FatmaMohamed-ym1rc
@FatmaMohamed-ym1rc 21 час назад
Allaha idin badbaadiyo wl laakin wa wax laga xumaado ina naftiina u hurtaan oo u weysan irland iwm.
@AbdirahmanAden-oz4ci
@AbdirahmanAden-oz4ci 21 час назад
Xagee aadna marka
@amuulachannel
@amuulachannel 23 часа назад
Go back home
@SubaydaSiciid
@SubaydaSiciid 23 часа назад
Uk 🇬🇧 riyadayda🎉
@wiilwaal4786
@wiilwaal4786 23 часа назад
Waaw mahadsanid wallkey
@AbdallaJoo7
@AbdallaJoo7 День назад
Uk 🇬🇧 noo baalan ah ❤
@asadyare1344
@asadyare1344 День назад
Thanks shp ahmed libax nolasha Tunisia 🇹🇳 ma wax kaso dubtid
@Abz65
@Abz65 17 часов назад
Ka waran Tunisia? Tahribka ? Wa sidee?
@akdiinichannel3335
@akdiinichannel3335 День назад
Legend waa Wlhi nolasha radiis ayay rabtaaa sxb sare keep going waaan ku soo xigaa inshallah ❤
@Vibes799
@Vibes799 День назад
Sxb illahy ha idin fududeeyo dadka kala nasiib badan jabkaad soo marteen tina u arkaa jano man horey usoco told man
@mohamednur1696
@mohamednur1696 День назад
AXMED CISMAANOW BAL INTA WAAYE HAKAA SAARTO UMADDAN AAD LUGOYNEYSANA QIYAAMAHA WAA LAGU WEYDDIINAYAA
@mohamednur1696
@mohamednur1696 День назад
ADEER XAGGEED UMADDA UGU SOO DHIIRRINEYSAA HALAGGA EUROPE KA SOCDA IYO MUDAAHARAADDADA GARABKA MIDIG MIYAANAD ARKAYN DADKII DEGGANNA EUROPE MUDDADA 30 KA SANO KA BADAN AYAA BAQAYA MIYAANEY KUU MUUQAN,MIDDA KALE MIYAANAD OGAYN DADKANI INEY DHULKOODA ILAASHANAYAAN OO AANEY AHAYN SIDA AJAANIBTA DHULKOODA SOO GUBAYA OO DHULKA KALE U SOO HANQAL TAAGAYA,ADEER DADKA CALAI JOOGA U SHEEG KU NOQDA DHULKIINNII BANII'AADAMINNIMO DHIMATAY INTAAN LAYDINKU LAYN KAYMAHAN AAD MOODEYSAAN INAAD KU NABADGELEYSAAN
@azad2pac881
@azad2pac881 День назад
Ahmed osmanow kalay tunisia 🇹🇳
@abdinour
@abdinour День назад
Asc zxb tunusia inaa war iga siisaa rabaa xagee kasoo qabtaa
@guuldoon1
@guuldoon1 День назад
Dhalinyarada mala socdaan waxa ka socdo UK 🇬🇧 isbuucaan waxa la wwearary 3 hotel oo ay daganayen dadka qaxootiga ee kuso galay doonta waxaa socdo rabshado iyo banaabaxyo loga so horjeedo soo galootiga walalyaal UK 🇬🇧 xaladeeda faraha ayay kaso baxaysa waxa labgubay gawaaridii booliska wadooyinka way xiranyihiin waxaana la ugaarsanaya so galootiga iyo muslimiinta Meeshiina iska jooga illaahay ayaa irzaaqada bixiyeee
@Vibes799
@Vibes799 День назад
Tacsiyada meesha kala tag qof kasto meeshuu rabo ha tago calaf lee la cunaaa wataas liido dadkii jawiga iska qadanaayey la xasuuqiyo sxb noolaha xad celiye malahn
@guuldoon1
@guuldoon1 День назад
@@Vibes799 dadka caqligooda fooraro ee adigoo kalaa uguma talagalin comment geyga ee adu reply iiga bax dad buu anfaci doonaa Sababta xaalada ka jirta dalkaan ayaan usheegay madama aysan newska English ka aqrisan dhalinteena 😇
@abdinour
@abdinour День назад
Xagee joogtaa adigu wll
@guuldoon1
@guuldoon1 23 часа назад
@@abdinour UK sxp
@abdinour
@abdinour 23 часа назад
@@guuldoon1 ma halkaan baa martay zxv
@OmerIsmeal
@OmerIsmeal День назад
ilahy ha u fudedeyo
@user-ck4le9et6x
@user-ck4le9et6x День назад
Armuu jerman idin dheemaa mesha u socotaan
@PaulJenner-xr4ks
@PaulJenner-xr4ks День назад
Meeshaad ka timi iska joog oo wadankeena ha iman
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 День назад
Waar ma Caqliga Ayaad Laadihiin , waxa Uk. Ka socdo Miyay daan Ogayn Waa La.laynayaa Soo galootiga Uk Oo gala, ee iska jooga.
@hasanmohamed1840
@hasanmohamed1840 День назад
Usheeg 😂😂
@hassanjunior
@hassanjunior День назад
qeebtaan aad baan u sugayey mahad sanid sxb
@Abdiwaduudchannel
@Abdiwaduudchannel День назад
wlll wadooyinka la maraayo tahriibka mareekanka
@dacwadaislaamka4873
@dacwadaislaamka4873 День назад
Noso badi wll
@AhmedOsmanWorld
@AhmedOsmanWorld День назад
Fadlan share like 5k na garsiiya idiinko mahad san
@asmamahed5176
@asmamahed5176 День назад
Camerada iska hagaaji ma ital bad ku duubaysa zxb
@osmanjama8876
@osmanjama8876 День назад
Qaxoontigii oo la nacey KeymovCidla ah laguo horjoogsadey Subxaan Allaah
@user-ul3si4fk2n
@user-ul3si4fk2n День назад
cunsuri miyaa marka France waa cadi hadii lagu dhaho borsada fur mid kale dadko dhan ayaa la dhahaa dadka ajanabiga ah ayaa bursada dukanka la gala dadka wadanka u dhashay buurso dukanka lama so galan waa in aad wadanka sharcigiisa qadataa somalida waad dad madax adag hadii lagu dhaho fur maxaa ku jaban mid kale dee boorso hala galin dee
@samiramohamed6357
@samiramohamed6357 22 часа назад
Aad iyo aad waa sax dadkena waa hajihiloon kulaha cunsuri horta sharciga wadanka waxka ogow 😌😉
@MohaXasansheq
@MohaXasansheq 2 дня назад
Boos idiyaariya nacalaa edadin😂
@user-jo2is9nn8b
@user-jo2is9nn8b 2 дня назад
Merci for djbouti🎉
@DrsRooya-ul5yr
@DrsRooya-ul5yr 2 дня назад
Wll Dijon vedio Naga so duub plz
@user-oy1iv6gz6q
@user-oy1iv6gz6q 2 дня назад
I don't know what to say but i wish u guys to best 🙏🙏🙏
@adenharedomar9310
@adenharedomar9310 2 дня назад
Illahay safarka ha u fududeeyo dadka musaafurka ah
@guuldoon1
@guuldoon1 2 дня назад
Sababta ay cunsuri uyihiin wxa wye dadka tahriibayo ayaa mesha dadka wax ka xadaan oo dhibeen Waxa arkaysa xitaa dad guryo la daganyahay jabsanayo oo cunto ka xadaayo sababtaas aya keentay in la naco muhaajiriinta
@ruqiyooffice3664
@ruqiyooffice3664 2 дня назад
🎉🎉🎉🎉🎉
@MAHAD_OMAR1
@MAHAD_OMAR1 2 дня назад
Thnxz waqtigaaga zxp
@FINN-is6kl
@FINN-is6kl 2 дня назад
10 yrs ayn bila.sharci ahy Calais wxn maray 2021 uk xta kama hyo wali wxba i wish i get my time back wadanki hoyo 10 sano wx badanba noloshayda isbedelila . wan necbahy nolosha yurub. Xata hadan helo no more than 9 yrs masi jogayo . dhulkayga hoyo ayn raba dibudhiskisa inan qaybqato nin qayrkaye sidu wadankisa iyo sharci yar igu silciya . Wakhti aya u qalisan wxa qof binadam hysto . Yrub hamiga iyo goalka ad leday ayaa ka lumaya . Cimrigaga ado wadankagu ku qata o sharaf ugu nolada dhanta nolosha yurub .
@AhmedOsmanWorld
@AhmedOsmanWorld 2 дня назад
asc bro aad baan ugu xumahay dhibka aad martey waa daremi kara qoralkada aad buu iso jiitey hada xagee baa ku sugan tahay hada Uk jogtit ma iga ogalanesa ina waresii an ka qaado si dadka kale aad ula hadasho adoo mahad san ?
@user-uc5mn5oh1w
@user-uc5mn5oh1w 3 дня назад
Dadka wajiyadooda waa laqari jiray lkn adiga life ayaad u soo saartay wajigiisa
@Falanqeynta_musalsalada_Somali
Xogo aad u fcn ayad noosoo gudbisay thanks in badan ❤❤❤❤
@amalmuhudin4059
@amalmuhudin4059 3 дня назад
Allaah wlh wiilasherna meelwalba weey kudayacan yihiin kuwana somalia qarax lagudilaayaa kuwo sod Africa lagudilaayaa kuwo liibita lagudilaayaa kuwo bada yurub kudhamaanayaan illaahoow doowlad caadila nasii yaarabi illaahoow qabiilka qurunkiisa nagadaa🤲🤲🤲
@user-zj8sp6rh1j
@user-zj8sp6rh1j 3 дня назад
Magaalooyinka France kuli kasoo hadal
@AliAdan-c6n
@AliAdan-c6n 3 дня назад
Maha cunsuri wa dad fcn
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 3 дня назад
Dhalinyada waxad waydiisaa sababta ay rafaadkan iyo dhibtan ay u marayan oo ay naftooda u halaagayaan waayo soomaaliya gaajo ma taalo nabad galyo darana ma taalo dhalinyaradana waxay u noqonayaan tusaale xun lacagta Ka baxdayna way kaga shaqaysan karaan soomaaliya hadii laga hadlayo runta yurubna wakhtigeedii wuu dhamaaday .
@ayubmohamedhassan
@ayubmohamedhassan 3 дня назад
Soomaaliya kale maad ka hadlesa xagee nabada taalaa sxbow
@samiramohamed6357
@samiramohamed6357 22 часа назад
Walhi wanba kayabay hada iyo bad kale bal france may iska dhiiban waa dad xanuunsan kuwan iga tag dheh 😣
@qarnicusub5339
@qarnicusub5339 18 часов назад
@@samiramohamed6357 walaal soomaaliya gaajo ma taalo nabad galyo darana ma jirro Shaqana waytaalaa laakiin dadkan waxa Ku dhacay xanuun Europe la yidhaa lacagta Ka baxday dadkan wadanka ayey kaga shaqaysan lahaayeen Europe na qaxooti way neceen marka allaha u gargaaro