Тёмный

IRELAND 🇮🇪 WAA WADANKA UGU FIICAN YURUBTA MANTA AH MACLUMAD MUHIIM AH(Part1) 

Ahmed Osman
Подписаться 9 тыс.
Просмотров 12 тыс.
50% 1

#subscribe #somalia fadlan share like mahad sanidin

Опубликовано:

 

6 авг 2024

Поделиться:

Ссылка:

Скачать:

Готовим ссылку...

Добавить в:

Мой плейлист
Посмотреть позже
Комментарии : 87   
@sacdiyoxaaji1271
@sacdiyoxaaji1271 9 дней назад
Dhib malaha wll wey nu kaga mahad celinayaa dadal ka aad ku bixisay si aan wax uga ogaano wadan ka iyo qab ka ay dad ku ugu nool yihiin masha allh
@Yuusuf6467
@Yuusuf6467 Месяц назад
Wll xogta ireland noso badi tanks❤
@BarkhadleSaleeban
@BarkhadleSaleeban Месяц назад
WaxaN Tahriib soo galaY bisHi 12-2023 waxaNan donaYay ina Yurub ka tago daLka Ireland 🇮🇪 lkn waxaN aad iigu dhagay kuna dhibaatoday dalka Tunisia 🇹🇳 allH ha iso dhaafiyo iso diceya 2 mar baa badda Tunisia la iga so QabtaY Lacagihi o dhamina walhi wa iga qasaaren lkn iso duceya dhalinYaro gaar ahaan SaxibkaY Ahmed osman
@abdisalanalfaalfa9064
@abdisalanalfaalfa9064 19 дней назад
Amiin bro
@sacdiyoxaaji1271
@sacdiyoxaaji1271 9 дней назад
Wll allaha kuu fudu deeyo wll adigana duceeyso aad ilaheey ubari isaga uun baa kaa bixin karee
@AHMEDMOHAMED-wh5ib
@AHMEDMOHAMED-wh5ib Месяц назад
Very good information waiting second part our mentor
@AhmedOsmanWorld
@AhmedOsmanWorld Месяц назад
Very soon
@neymarjr8516
@neymarjr8516 Месяц назад
Noso badi please 🙏🥺 and keep going my ustad 🎉❤
@akawaale838
@akawaale838 Месяц назад
Keep going 🎉
@MahdiHagi
@MahdiHagi Месяц назад
Maqalka unba muhiima iyo dad warlaga qateen ah, runsheeg ah. Well done bro
@G3N3R4L--H4N4D
@G3N3R4L--H4N4D Месяц назад
Ahmed osman Lipaax inbadan waan sugayay thanks ❤❤❤
@AHMEDMOHAMED-wh5ib
@AHMEDMOHAMED-wh5ib Месяц назад
Thanks brother for the good information
@AhmedOsmanWorld
@AhmedOsmanWorld Месяц назад
🎉Always welcome
@Mohamed_M1999
@Mohamed_M1999 Месяц назад
War legend aya tahay updates so badi
@maxamedyuusuf7774
@maxamedyuusuf7774 Месяц назад
Mahad sinid masuul sare walal Axmed Osman.
@user-yg8pw9go4v
@user-yg8pw9go4v Месяц назад
Marka soo gaasho youtube ka walhi luuqa dad badan aytan u diraa ❤
@ibrahimmatkermohamed
@ibrahimmatkermohamed Месяц назад
Thanks, Hoping for there soon i.a
@AhmedOsmanWorld
@AhmedOsmanWorld Месяц назад
Best of luck!
@digaalerooble4296
@digaalerooble4296 Месяц назад
Dadkaan aad u tilmaamaysid meel daran iyo reero muskood gafka ay ku geystaan, aakhiro waa lagaa weydiin.
@xamaaliboy
@xamaaliboy Месяц назад
muhiimada codka waaye codkana fasiix waye zxp thanks
@user-rn7lj8ho6m
@user-rn7lj8ho6m Месяц назад
asc wallo ahmed waxaan rabaa inaan ku waydiiyo waxaan joogaa wadanka jarmalka waxaanaan haysanaa sharci sadex sanoah waxaanaan haystaa 5 caruura ma ku imaan karnaa sharcigayaga mana nala qaabilayaa faro ayaan leyahay anigu faraha jarmalka bal ii soo jawaab wallo mahad sanid ❤❤❤
@aliabdullah1457
@aliabdullah1457 Месяц назад
2500euro per month but after rent (1200) for 1 little studio,food..other bills you will have no money left. Never trust 1 mans words..he needs to interview other people to get a better picture..many somalis go to Ireland because they have falied asylum in other eu countries..many somalis go to ireland from places like sweden but they run back to sweden..biggest problem in ireland is there is no homes and if you get a place it will cost you so.much money plus the weather is not good..always raining..i see this interview for views and its not the full story..hope he will interview more people and get both sides of the story
@sandrascully3562
@sandrascully3562 Месяц назад
Greetings from an Irish woman living in Dublin. Ireland has a serious problem with housing. We have officially 14,000 people homeless. A studio apartment in Dublin & surrounding counties are 1,200 to 1,600 euros to rent per month houses are in short supply expect to stand in a queue with over 100 other people to view a house to rent. Electricity, gas & Wi-Fi is very expensive we pay higher rates than our European partners. Schools are full many parents have to travel to other areas to their children’s schools. Health services are strained. 7 to 10 days wait to see a local doctor if you can’t wait you will have to travel to another area to seek treatment. Hospitals have waiting lists for months sometimes even years. The cost of living has skyrocketed. Climate in Ireland ia damp & cold country you will need heating from October to end of May & that cost has doubled in the last couple of years. Car Insurance / Tax & the regulation NCT is expensive as is public transport. Many of our hotels are closed to the tourist industry to accommodate foreign nationals. The country in all honesty is full there are no houses or apartments . It’s got so bad that anyone coming into the county now are being bused off down into small hamlets miles away from proper facilities it’s a nightmare. If you are thinking of coming to this country please make sure you have some place to stay it’s not easy living in a tent in a not so sunny Island. Have a great day 👍
@aliabdullah1457
@aliabdullah1457 Месяц назад
@@sandrascully3562 I agree with your words but to be honest you can tell the its hell but they will not listen because they have been told otherwise plus the live they are coming from is way more worst than what u have said
@dhaashane1
@dhaashane1 Месяц назад
Masha Allah ❤ great man🎉
@user-vt4qq5ld8g
@user-vt4qq5ld8g 5 часов назад
Waxan raba visa dalxiis Uk 🇬🇧 inan samayto ka dib erland iska dhiibo sidaasi sax ma taahay talaw?!!!!!!❤❤❤❤
@mustaphekaraama6206
@mustaphekaraama6206 Месяц назад
Dadkan baahi iyo gaajay soo mareen somalia na macaliishi ka dhacday ayay la dareen yihin wayn aixtiraaman somalida wadankana way ufureen dhan walbana way kasaacidan
@aaminamuuse6996
@aaminamuuse6996 Месяц назад
Mhadsanid wllkey sida aad nogu so gudbisy Alle haka abal siiyo
@BashirAhmed-zb1zq
@BashirAhmed-zb1zq Месяц назад
Camerada ok mahan
@iimanfx1533
@iimanfx1533 Месяц назад
Ustad anaga wx inoo mu hiima xokta aat ino soo gudbiso🙏🏻
@RaniAbdi
@RaniAbdi 17 дней назад
Heedhe ani leen aan rabaa Ireland ah lakiin lacagta dhex baan rabaa in ay taalo waayo aamin male dadku waxaanan ku raba qiimo macquul ah
@fahadcaliahmed8692
@fahadcaliahmed8692 Месяц назад
Sxp nosoo badi maclumaad badan
@Bashka-Add
@Bashka-Add Месяц назад
Mhdsnd sxb qaali ah
@abdisalanalfaalfa9064
@abdisalanalfaalfa9064 19 дней назад
Aad baad u mahad santahay dadaalga aad uheyso dhalinta soomaaliyed ilahey kuma tuso wax cadow ah axmed osman garabkaga allah galo🙏🙏
@MohamedZugulle
@MohamedZugulle Месяц назад
Sxb waan ku salaamay. Spain 🇪🇸 ayaan joogaa oo sharciga yar ayaan haystaa ee 5 Sanaa Markaa sxb Ireland am UK sidee ku iman karaa
@user-hl7wl7pk2q
@user-hl7wl7pk2q Месяц назад
Wll ilaso xiriir
@kingzerka1668
@kingzerka1668 Месяц назад
Intee lagaala Soo xiriira​@@user-hl7wl7pk2q
@NasteHoAbshir973
@NasteHoAbshir973 Месяц назад
Aad bad umahadsan thy wll🎉
@user-nw1kt9tx4y
@user-nw1kt9tx4y Месяц назад
Sidee loo xarysta viisah dalka Ireland my brother 😊
@abdifatahhassan1426
@abdifatahhassan1426 Месяц назад
Asc bro. If I come to Ireland with my Kenyan passport, can I seek an asylum? Do they allow
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 Месяц назад
Waa wadan Fiican Allow i gee
@khadijodahir9219
@khadijodahir9219 Месяц назад
Macluumad fcn❤
@DiiqXade
@DiiqXade Месяц назад
LEGEND RESPECT❤
@nashaadqurux6122
@nashaadqurux6122 Месяц назад
Kabaha kaso cararay 🩴🏃🏽😂 🇮🇪🥰😢
@xaragoshow3878
@xaragoshow3878 Месяц назад
Maxaa usoo carartey wll
@user-yj2oz6fb1i
@user-yj2oz6fb1i Месяц назад
Hakufin is ilaali heee 😂😂😂
@nashaadqurux6122
@nashaadqurux6122 Месяц назад
@@user-yj2oz6fb1i😂
@fatimavlogs1234
@fatimavlogs1234 Месяц назад
Paspoort ka kenya maku imaan karaa ireland visa dalxiis?
@user-my4gl8bi9b
@user-my4gl8bi9b Месяц назад
Kamarad si kahaji
@user-yg8pw9go4v
@user-yg8pw9go4v Месяц назад
Marka gaasho RU-vidrka noo aaadi video magaalada dhamaadkeeda na tus marka awoodo insha Allah
@abdipio6491
@abdipio6491 Месяц назад
Part 2 so dadaji sxb 😄🫡
@Abdikadir2m4
@Abdikadir2m4 Месяц назад
Qaabkeee loo iman. Karaaa asch air land❤
@khaalidmahdimmmmaxamuud
@khaalidmahdimmmmaxamuud Месяц назад
Oo sidee lagu tagaa iga cawiya
@SakiMo1233
@SakiMo1233 Месяц назад
Guryo ma jiraan lkn
@JamaAhmedHussein
@JamaAhmedHussein Месяц назад
Gally wall tijabo scotland shaqada
@fatimayassin7419
@fatimayassin7419 Месяц назад
North Ireland kasoo hadal walal
@user-cs7im5zh8u
@user-cs7im5zh8u Месяц назад
Ireland usa Canada UK germany iyo norway intaaz ii calaaameysan chance ku raadinooyaaa😅
@khadarMohamed-zi9rg
@khadarMohamed-zi9rg Месяц назад
Vissa kenya dalxiis ahn ma ku imani kara ugas
@FaraxXuseen-rs7ue
@FaraxXuseen-rs7ue Месяц назад
Waydii: Xaggee 21:19 Soomaalidu ka soo gali karaan, iyada oo aan farana lagaa qaadin? Mahadsanid, walaal.
@khalidosman5708
@khalidosman5708 Месяц назад
Italy
@DEQAARABHUSSEIN
@DEQAARABHUSSEIN 11 дней назад
@@khalidosman5708wll italia marka jogo se u galaya erlan
@Ziizow10
@Ziizow10 Месяц назад
Sidee lagu tagi karaa kasoo hadal ugaas
@user-vd4id6um4f
@user-vd4id6um4f Месяц назад
Passport kenya kawrm Ireland 🇮🇪
@abdishaafi6229
@abdishaafi6229 29 дней назад
Sxb xage lagala soo xadhiidha
@abdiaziizok8421
@abdiaziizok8421 5 дней назад
Hadi italy joga ma imn kara ireland
@samiroquruxhuzein4299
@samiroquruxhuzein4299 Месяц назад
Ninki ugu horey o somali e run shegi
@faadumaabdulle5876
@faadumaabdulle5876 Месяц назад
Siciid jogsade 2 sano ayu joga maqano inu helay sharciga iyo inu sugayo
@shukrisaid8870
@shukrisaid8870 Месяц назад
Masha Allah wll wad ku wadmahsntay information wll please islmik shool ku yala eh carurta tayadisa ama akhbartisa no raadi thanks
@umamiinmuqtar811
@umamiinmuqtar811 Месяц назад
Abayo koleey yurub baad jogtaa baan filaa ,waxaad ogaata maanta Eu meel ciyaal lagu barbariyo weey adagtahay wadnkaga imoow asigaa nicmabadan talaa hadad isledahay wadnkii kama bixinna ...hada 2sanaa joogaa waana kusoo laabtay nimcadana lama soo kobikaro koeey waa iga talo
@Caashacuud-tr3ow
@Caashacuud-tr3ow 16 дней назад
Noosobadi huuno
@abdipio6491
@abdipio6491 Месяц назад
Mel xun ayad nagu Kala jartay axmadow wllhi sida ugu fudud ee lagu iman karo ....?
@maougaaz
@maougaaz Месяц назад
IRELAND 🇮🇪 MY FAV COUNTRY 😍
@somlinimowaxdhamalawaa6617
@somlinimowaxdhamalawaa6617 Месяц назад
Walhalla Waad mahadsantahay Videogaga wow Marshall Allah Walal waxad so dubta Familiy yurub sitzen ah ay u soodegan
@thomasshelby9292
@thomasshelby9292 Месяц назад
Sidee lagu soo gali karaa wadanka marka intee laga soo galaa marka laga reebo. Wadada UK
@AbdullahiNajka
@AbdullahiNajka Месяц назад
Ani Finland joga wa rajeyna i.a ina tago Ireland
@Razmah____twin
@Razmah____twin Месяц назад
Wllo waxan raba ireland ayaan usoo soconaa oo dacwaa ku imaan rabnaa waxa ladhahay guryaha ayaa kuyar marka famillyga guri malasiinayaa wllo plz ila soo wadaag😢
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 Месяц назад
Intay kugu qaadatay dacwadu wakhti intee leeg
@user-fg8uj6qc8e
@user-fg8uj6qc8e 23 дня назад
Scholarship ka ay bixiso Ireland waa eligible somalia
@bashedahir4186
@bashedahir4186 Месяц назад
War sxb ninkaad wareysanayso ma saciid joogsade baa reer kismayo ayan wada ahayn sxb soo ma aha
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717 Месяц назад
Ireland qaxooti maqaadanesaa zhp
@digaalerooble4296
@digaalerooble4296 Месяц назад
Yurub wxaa ka talin doona xisbiyada midigta shishe oo cunsuriga ah , kolkaa waxey soo rog doonaan xeerar adag ooku lid ah qaxootiga ,kolkaa waxaa iga talo ah dhibaato logooyo yaa la soo raadsanin.
@user-yg8pw9go4v
@user-yg8pw9go4v Месяц назад
Wallo walhi warkaga wan firisanaa please 🙏 noo badi si aan u ogaano nolasha Ireland 🇮🇪 wan jacelahay ❤
@saidmo8154
@saidmo8154 11 дней назад
Been badanaa 3.000 iyo wax u dhow malaga qaayto ee been ha sheegin dadka ne buufis haku ridin.... ereland hadii aad arabto..waxaaba loo nool yahay dadka greece joogo...qolkii jiifka ayaaba lagu dagan yahay 10 qof ha isoo marin
@chirehwaiswarsama1868
@chirehwaiswarsama1868 Месяц назад
Meganisin imisogate mony
@Sahrohussein-zv6oz
@Sahrohussein-zv6oz Месяц назад
Sharciga intu sugaayo shaqo mahela qufka walal ijawaab isii plz
@user-oz1ym9jx2i
@user-oz1ym9jx2i Месяц назад
Su'aal muhiim ah ayaad ka ilooday sxbow dadka wadamada yurub ee passportkooda wata qaabka qoyskoda ku keeni karaan maka duwantahay kuwa qaxootiga
@AhmedOsmanWorld
@AhmedOsmanWorld Месяц назад
su,al nocee ah bro
Далее
Maxaa Somalida loogu sheegay Ireland
17:58
Просмотров 94 тыс.
Sidee lagu yimaadaa Dalka Ireland | Warbixin
5:20
Просмотров 4,9 тыс.
Somalida iyo Irish-ku maxay iskaga mid yihiin.
22:40
Просмотров 80 тыс.