Тёмный
Suldaan Media
Suldaan Media
Suldaan Media
Подписаться

Asc. Waa Siyaad oo indinku soo dhawaynaayaa Suldaan media oo ah channel idiin soo gudbiya mawduucyo wacyigalin iyo baraarujin u badan. Waxanu mar walba ku dedaalynaa inanu soo gudbino muuqaalo xul ah oo aad looga soo shaqeeyey wakhtina lagu bixiyey in muhiimada lagu soo koobo.

Saacadaha aanu soo gudbino muuqalada waxay kala yihiin 8.00PM/01.30pm/05.30pm waa saacada bariga africa inta badan muuqalada waxanu soo galinaa usbuucii 2 ilaa 3 jeer.


Hadafka anu leenahay waa inanu kor u qaadno wacyiga bulshada nagu xidhan anagoo mar walba ku dedaali doona inaanu soo gudbnimo mawduucyo lasoo xulay oo ku aadan xaalada taagan sidoo kale aad looga shaqeeyey farsamo ahaan. Mustaqbalka waxan rajo ka qabna inanu soo kordhin doono barnaamijyo kale oo xiiso badan oo dadka anfaci doona.


Ugu Danbayn Waxan u naqaynaa bulsho waynta nagu xidhan meel walbo oo ay caalmaka ka joogaan.

Ciwaanka aad nagala soo xidhiidhi kartaan: alhaajiahmet@yahoo.com
Комментарии
@DJIB-CAPITALE
@DJIB-CAPITALE 13 часов назад
@AhmedCoomey
@AhmedCoomey 14 часов назад
Jazzaka Allah khayre . Sh abdi raxman
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue 15 часов назад
ALLAHU AKBAR ☝️
@user-nr7pi3bj9h
@user-nr7pi3bj9h 18 часов назад
Yaa alaah ilahayow nodambidhaaf😢
@MohamedMohamoud-xd1lk
@MohamedMohamoud-xd1lk 18 часов назад
Alahuakbar abdirahman nin réer djibouti iyaa soobooday xaawa iyo fadouma
@PoppieRooi
@PoppieRooi 21 час назад
Allah AK bar ❤❤😂😂
@yasinsahal4703
@yasinsahal4703 21 час назад
Asc. YAA SHIIKUNAA. RAALI ADIGOO AH. Mashaa allah CILIMIFA ISLAAMIGA, AAD U WANAAGSAN YAHAY. WAAXAAN KAA CODSAN IN AAD IN AAD CODKAAGA FASIIS KU DHIGTID. SI LOO WADA FAHMO. AQOONTAADA ISLAAMIGA, INSAA AH, AAD U QAYMO BADAN YAHAY ALLE HA KUU SIYAADIYO FADLAN FASIIS INOOGA DHIG CODKAAGA.. LUQADA MUTAWASAD AH U ABUUR SI AAN U WADA FAHNO. RAALI INOO NOQO. CILMI WANAAGSAN OI DIINI AH, CAQLI BASAN XAMBAARSAN. FADLAN CODKA IYO LUQADA INOO JILCI SI DAD FARABADAN U FAHMAAN. 1000 JEER RAALI I NOO NOQO., SI DADA FARABADAN OO SOOMALUGA KU ADAG YAHAY SI AY U FAHMAA. 1000 JEER RAALI II NOQO, WAA MAADO CILMI IYO AQALI FARADAN XAMBAARSA. KHYR ALL KA WAASICIYO ADIUN IYO AAKHIRO. WAA DHIF IYO KHALIIL SI ADIGA OO KALE SI CILMIGA LAGAAGA VARTO IYO XIKMADDA CABIRKA NOLOSHA IYO TA ALLE. KHYR BADAN
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 23 часа назад
Lacnad ilaahay kuwaas ha ku dhacdo ayaga iyo wixii dulmiga kula shaqeystaba aaamiin yaa rabii
@gouledmoussa3133
@gouledmoussa3133 День назад
Scw scw scw scw scw scw scw
@macthanaftae8305
@macthanaftae8305 День назад
Jazzaka ALLAH kheyr al-jazza’a.
@wacaysjibril3595
@wacaysjibril3595 День назад
جزاك الله خيرا
@AjWiilqaran
@AjWiilqaran День назад
ما شاءالله الله يسعدك ويوفقك ويحفظك يارب العالمين
@HamdiMusemuumin
@HamdiMusemuumin День назад
scw scw scw scw scw scw scw scw
@hodanitanajmanita6664
@hodanitanajmanita6664 День назад
💝 ماشاء الله تبارك الرحمن عليك شيخنا الفاضل💝 💝🌴 اللهم يعزك و يحفظك ويسعدك و يبارك فيك عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 شكراً جزيلاً لمحاضرة و الموضوع مفيدة جداً و جزاكم الله ❤ الجنة الفردوس الأعلى❤ 💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكره الغافلون 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝
@munahussein-rv3zs
@munahussein-rv3zs День назад
Wllayaal iso duceeya please muraad baan leyahy in.ilahy ii sahlo😢shugran
@HonIsaaqManourProfessorIse
@HonIsaaqManourProfessorIse День назад
Masha Allah
@HonIsaaqManourProfessorIse
@HonIsaaqManourProfessorIse День назад
Masha Allah ❤❤
@cabdiraxmaanaxmed1625
@cabdiraxmaanaxmed1625 День назад
Sheekhoow qur.aanka siduu yahay noogu fasir dadka qalin kaliya ma barin allah ee xitaa matoorada baabuurta iyo wixii la halmaala isagga baray sida loo sameeyo waxaana daliil u,ah aayadaha kala ah, alladii calama bilqalam, calamal insaana maa lam yaclam, ciduu doonuuna baraa
@Abdulkga
@Abdulkga День назад
Sheekhow, waxa tusaale kuu nooqday oo aynu ku dayana , nin Carbeed oo dib u socad ah, oo shaqo iyo Diin ay u noqotay in qof dumar ah la ilaaliyo timaheeda, dharkeeda iyo siilkeeda . Dadka aad sheegtay ee horumarka gaadhay, dumarka iyo rago warshadaha wax soo saarka ayay ka wada shaqeeyaan. Inta aynu sidaas nahay horumar iyo dawlad wanaag weligeen gaadhi meyno!
@Kheyr_show
@Kheyr_show День назад
Side igu baxna wax qab la. Anta? xalka intu ku jira? sida loga baxa jiifka dhalinyarada somaliyed?
@nafisamursal8318
@nafisamursal8318 День назад
Jazakalah
@Abdulkhaadirahmed
@Abdulkhaadirahmed День назад
Mareykan ayaa hada wax is mooday insha ALLAH markii adana nimada lagu soo cili doona madheera
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 День назад
Sh. Cabdiraxmaan suaalaha uu ku dulwareego oo muhiim u ah, Soomalida iyo muslimiinta. Maxaa ugu wacan in ay dib u dhancaan? waa suáal wayn. Diinta ma aha, qayb ka mid ah waa sida ay bulshada isku maamusho ( waxaa soo galaya cilmiga,xornimada shaqsiga,daacad in bulshada loo falo, in deegaanka la dhawro, in lala heshiiyo wadamada deriska oo bizziness lala sameeyo) in dumarka la xushmeeyo oo la siiyo power ay nolosheeda ku maareeyaan... In dastuurka uu la ambi qaadi karo hadba sidii bulshada ku habboon iyadoon loo eegin sida ay diinta qabto. In diinta ay noqoto wax shaqsiga u gaar ah oo ka madax banaan MAAMULKA dawladda. In qabiil laga mamnuuco Soomaaliya ( Sidii Siyaad Barre... mamnuuc qabiil 2.0) In Soomaaliya ka baxdo Jaamacadda Carabta ( waa waali in Soomaali la iibsado oo la dhallan rogo)
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 День назад
Adigu maxa amin san tahay mise kuwa magaca muslimka sita oo anan fahamsaneyn bad tahay mise diinta islamka maba haysatid oo dadka af somaliga bartey oo anan waxba aminsaneyn bad tahay,haddii aad muslim afka ka tahay towbad ken madama ad tiri diinta halaga dhigo mid an waxba ku fadhin oo anan qiimo ku lahayn shacabka mesha dadka diinta islamka aminsan ay waajib ku tahay in ay ku dhaqmaan diinta islamka kuma dhaqman, ugu dmabyn somalia ururo badan bey ku jirta oo ururka jaamacada carabtu waa qeyb ka mid ah ururada ay qeybta ka tahay wax dhib ah oo la shego kuma qabno walow ururka mamaul xumo ka jirto hadana somalidu wadamadas xurmo bey ku haystan aysan ku lahayn qarbigan sida dad ban ku leefaya oo siyasad siloon lagula dhaqmayo, marka wan kugu cl3in ee haddii aad muslim ku magacowneyd tiwbad la imow, haddii an muslim ahayn somalia 99% waa muslim wana ku dhammeysay insha llah
@Hassanlive2050
@Hassanlive2050 День назад
karoonihii xitaa dadka waxbaa la tusay.
@janomusic4783
@janomusic4783 День назад
Waalhi waa runtaa wax aan yarayn
@abdurahmanabdullahi9619
@abdurahmanabdullahi9619 2 дня назад
Masha’allah caadi maaha sheikh Jazakallahu khayr❤
@AhmendyJully-tx5xe
@AhmendyJully-tx5xe 2 дня назад
Qofkii Adi kudhageysta iimaankiisa dhaawac daran ayaa Gaara
@AhmendyJully-tx5xe
@AhmendyJully-tx5xe 2 дня назад
Nikii yiri shiicadu waa walalaheen ayad thy
@mahadabdikani8087
@mahadabdikani8087 2 дня назад
Mansha allah sh caalim baa tahay lakinse sh bidix buu wax kucabaye 😢
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 2 дня назад
scwscwscw❤❤❤❤🎉🎉🎉
@XakiimoCali-so7ve
@XakiimoCali-so7ve 2 дня назад
scwscw❤❤❤scw🎉🎉🎉🎉🎉
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 2 дня назад
بارك الله فيك يا أخي الكريم شيخ مصطفى هارون وجزاك الله خير الجزاء
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 2 дня назад
أللهم إني أعوذ بك من ألهم والحزن والعجز والكسل
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 2 дня назад
أللهم اجعلنا من الصابرين 🤲😢
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 2 дня назад
حسبي الله ونعم الوكيل
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 2 дня назад
لأاله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد يحيي ويميت وهو على كل شيء قدير ❤
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 2 дня назад
لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 2 дня назад
الحمدلله على نعمة الإيمان ونعود بالله من حال أهل النار
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 2 дня назад
أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا ❤❤
@FatimaAli-hc2zy
@FatimaAli-hc2zy 2 дня назад
أللهم لا تجعل الدنيا أكبر همنا ولا مبلغ علمنا برحمتك يا أرحم الراحمين 😢
@maxamudsalsabiilapro8536
@maxamudsalsabiilapro8536 2 дня назад
WALALAHA INOO SOO GUDBINAYO KHEYRKA FADLAN SHEEKHA MUUQALKISA WAXA AAD SOO DHEXGELINEYSAN NAGADAAYA
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 дня назад
Nin baa igu yiri koob shaaha cab wuxuuna ahaa nin aanan ka helin markaasaan ku iri naag tahriibtay ayuu iga yahay shaahaaga.
@ZahraFeedar-bm1tv
@ZahraFeedar-bm1tv 2 дня назад
Yaatarhiibiyay naagta adookalaa tarhiibiyay markaasaad cay ugadhigaysaa uun hanaga soo dabatarhiibin ee joog meeshaan kaaga soo tarhiibnay
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 дня назад
Isaaqoo kale haddaad ka guursato Allaha kuu naxariisto waayo dulmi waxaan ahayn kama helaysid waayo naagta waan kula leenahay ayaa la oran weligaana nasanmaysid dhulbahantaha iyo warsangeli waa lamid.
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 2 дня назад
😂😂😂😂😂😂 omg
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 дня назад
Diin iyo maaddi midna kamajiraan Soomaaliya. Waa cawaan sida duurjoogta unool.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 дня назад
Sharciga nolosha oo loo hoggaansamo seefna lagu ilaaliyo ayaa horumar keenikara. Sharci la'aan cidina majirikarto.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 дня назад
Rasuulka ayaa la masabitaa xitaa qofku markuu doqonimadiisa xal uwaayo.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 дня назад
Qaar baa doqonimadooda ilaahay dusha kasaara oo dhaha ilaahay baa sidaa iga dhigay ama ilaahay baa horumarka ii diidan.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 дня назад
Xasidka diidan in horumar lagaaro kahadal oo qofkii waxqabanlahaa laxasdayo.
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 дня назад
Dadka waxba lama baro ee waa labootiyaa si uu iskoolka deg-deg u dhameeyo horumarna ugaaro. Hhhhhhhhh
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 дня назад
Maxaad cishadii isla waalaysay anoo kugu iraada oo kale weeye. Meelna uma socotid.
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 дня назад
Jazakala khayr shekh
@kalisocodkali4469
@kalisocodkali4469 2 дня назад
Maxaa la isku guursadaa?, jacayl ma aha.. ..Guurka badiya in uu Nabigu umadiisa badnaan awgeed uu aakhiro ku faano...Faanka aakhiro xitaa wuu jiraa.....